Ogeysiis/Xayeysiis

OGAYSIIS: ururka Haweenka Ogadenia UHO oo London Xaflad Kuqaban Doona.

OGAYSIIS: ururka Haweenka Ogadenia UHO oo London Xaflad Kuqaban Doona.

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan xubnaha ururka haweenka Ogadeniya (UHO) ee wadanka UK gaar ahaan magaalada London in Ururka Haweenka Ogadenia UHO ay qaban doonaan xaflad […]

 
 

Ogaysiis: Jaaliyada Soomalida Ogadeniya Ee UK Magaalada London

Ogaysiis: Jaaliyada Soomalida Ogadeniya Ee UK Magaalada London

Waxaan Ogaysiinaynaa Dhamaan jaaliyada Somalida Ogadeniya ee wadanka Engiriiska gaar ahaana Magaalada London iyo Nawaaxigeeda in lagu qaban hayo shirwayn oo ay kasoo qayb galayaan […]

 
 

Ogaysiis: Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee Wadanka Canada Faraca Kitchener.

Ogaysiis: Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee Wadanka Canada Faraca Kitchener.

Waxaa la ogaysiinaya dhamaan Jaaliyada somaliyeed ee ku dhaqan magaalada Kitchener ee wadanka Canada in la qabanayo sanad-guuradii kasoo wareegtay aas aaskii Jabhada Wadaniga Ooraynta […]

 
 

Ogaysiis muhiim ah: Flim Cusub oo kawarama Xaaladda Ogaadeenya oo maanta la daawan doono London.

Ogaysiis muhiim ah: Flim Cusub oo kawarama Xaaladda Ogaadeenya oo maanta la daawan doono London.

Waxaa dhamaan Bulshada Somaaliyeed ee ku nool Magaalada London ee Waddanka Britain la Ogaysiinayaa in Carwada weyn ee Portobello Filim Festival oo lagu daawanayo Maanta […]

 
 

OGAYSIIS: Shirwaynihii Ururka Dhalinyarada Ogadeniya ee OYSU oo Dalka Germany Lagu Qaban Doono.

OGAYSIIS: Shirwaynihii Ururka Dhalinyarada Ogadeniya ee OYSU oo Dalka Germany Lagu Qaban Doono.

Shirwaynihii Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadeniya ee (OYSU) ayaa waxa lagu qaban doona haduu ilaahay yiraahdo wadanka Germany gaar ahaan Magaalada Fronkfor. Hadaba waxaa dhamaan faracyada […]

 
 

Ogaysiis: Jaaliyada Ogadeniya ee wadanka Koonfur Africa oo qabanaysa sanad guuradii 32aad ee JWXO.

Ogaysiis: Jaaliyada Ogadeniya ee  wadanka Koonfur Africa oo qabanaysa sanad guuradii 32aad ee JWXO.

OGAYSIIS MUHIIM AH Dhamaan bulshada Soomaaliyeed ee kudhaqan dalka Koonfur Afrika gaar ahaan gobolka Gauteng magaalooyinka Johannesburg, Pretoria iyo nawaaxigooda in ay jirto xalfad lagu […]

 
 

Ogaysiis: Jaaliyada Ogadeniya ee Sucuudi Arabia Faraca Al-Xassa

Ogaysiis: Jaaliyada Ogadeniya ee Sucuudi Arabia Faraca Al-Xassa

Jaaliyada Ogadeniya ee wadanka Sucuudi Arabia Faraca Alxasa iyo Nawaaxigeeda waxaa La ogaysiinayaa inay kasoo qayb galaan Xaflad balaadhan oo lagu xusi doono Sanad Guuradii […]

 
 

Daawo: Kulankii Umadeena iyo Kala Kicii Gumaysiga.

Daawo: Kulankii Umadeena iyo Kala Kicii Gumaysiga.

Kulankii Umadeena iyo kala kicii gumaysiga waa hordhaca Riwaayad Cusub oo lagu soo dhaweynayo sanadguurada 32-aad ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO),waxayna riwaayadan ka dhici […]

 
 

Ogaysiis: Sanad-guuridii 32-aad Ee JWXO oo Landon Lagu Qabanayo.

Ogaysiis: Sanad-guuridii 32-aad Ee JWXO oo Landon Lagu Qabanayo.

Jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee wadanka UK waxay qabanaysaa xaflad heer sare ah oo lagu maamuusayo sanad guuradii 32-aad ee kasoo wareegtay aas’aaskii Jabhada Wadaniga Xoraynta […]

 
 

Ogaysiis: Jaaliyada Nairobi oo Qabanaysa Xaflada Sanad-Guurada 32-aad ee JWXO.

Ogaysiis: Jaaliyada Nairobi oo Qabanaysa Xaflada Sanad-Guurada 32-aad ee JWXO.

Jaaliyada Somalida ogadeniya ee ku dhaqan wadanka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa waxay qabanaysaa Xaflad balaadhan oo lagu xusaayo sanad guuradii 32-aad ee kasoo […]

 
 

Ogeysiis. Filim looga hadlayo Qadiyada Ogaden oo lagu soo bandhigayo Carwada Southlondon Gallery.

Ogeysiis. Filim looga hadlayo Qadiyada Ogaden oo lagu soo bandhigayo Carwada Southlondon Gallery.

Filim looga hadlayo Qadiyada Ogaden ayaa lagu soo bandhigaya Carwada South London Gallery oo ah goobaha ugu waaweyn ee dalka UK lagu soo bandhigo muuqalada […]

 
 

Ogaysiis: Mudaaharaad Ka Dhici Doona Magaalada Johansburg ee Dalka Koonfur Afrixa.

Ogaysiis: Mudaaharaad Ka Dhici Doona Magaalada Johansburg ee Dalka Koonfur Afrixa.

Waxaa dhamaan shacabwaynaha Somaliyeed ee ku dhaqan wadanka Koonfur Africa gaar ahaana magaalada Johansburg iyo nawaaxigeeda la ogaysiinayaa inay kasoo qayb galaan mudaaharaad balaadhan oo […]

 
 

Ogaysiis: Xuska Sanad-Guuradii 32-Aad ee JWXO & Jaaliyada S.Ogadenya ee Denmark.

Ogaysiis: Xuska Sanad-Guuradii 32-Aad ee JWXO & Jaaliyada S.Ogadenya ee Denmark.

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan bulsho-waynta Soomaliyeed ee ku dhaqan wadanka Denmark, gaar ahaan magaalada Copenhagen & nawaaxigeeda in laqaban doono haduu ilaahay yiraahdo Sanad-guuradii 32-aad […]

 
 

Ogaysiis.. Jaaliyada Norway oo qabanaysa bandhig faneedkii sanadlaha ahaa

Ogaysiis.. Jaaliyada Norway oo qabanaysa bandhig faneedkii sanadlaha ahaa

Jaaliyada Ogadenya ee Norway ayaa qabanaysa bandhig faneedkii sanadlaha ahaa ee ay sanadkiiba mar qaban jirtay halkas oo ay kusoo bandhigaan cayaaraha hidaha iyo dhaqanka […]

 
 

Ogaysiis: Xafladii Sanaadguuradii 32-aad ee JWXO Scandinavia oo Lagu Qabanayo Wadanka Sweden.

Ogaysiis: Xafladii Sanaadguuradii 32-aad ee JWXO Scandinavia oo Lagu Qabanayo Wadanka Sweden.

Ogaysiis muhiim ah xafladii sanaadguuradii 32-aad ee aas aaska JWXO Scandinavia oo lagu qabanayo caasimada wadanka Sweden ee Stockholm. Waxaa shacabka Somalida Ogadenia iyo guud […]

 
 

Ogaysiis: Shirwaynaha Jaaliyadaha S. Ogadeniya ee Heer Aduun oo Minnesota Lagu Qabanayo.

Ogaysiis: Shirwaynaha Jaaliyadaha S. Ogadeniya ee Heer Aduun oo Minnesota Lagu Qabanayo.

Waxaa magaalada Minnesota ee carliga Maraykanka lagu qaban doonaa Shirwaynihii Jaaliyaadka Somalida Ogadenya ee sanadlaha ahaa. Shirkan ayaa waxaa sanadkan nasiib u yeeshay Jaaliyada magaca iyo […]

 
 

Annual Ogaden Diaspora Conference 26-28 August 2016-Minneapolis,U.S.A

Annual Ogaden Diaspora Conference 26-28 August 2016-Minneapolis,U.S.A

 

 
 

Ogaysiis…Ogaysiis- Shirweynihii 21aad ee Jaaliyadaha Ogadenya oo ka dhici doona America

Ogaysiis…Ogaysiis- Shirweynihii 21aad ee Jaaliyadaha Ogadenya oo ka dhici doona America

                   Shirweynaha 21aad ee Jaaliyadaha Ogadenya- Minnesota 26-28 August 2016 Shirweynaha Jaaliyadaha Ogadenya ee heer caalami oo […]

 
 

Ogaysiis: Jaaliyada Ogadenia ee Sucuudi oo Xaflad Balaadhan Qabanaysa Maalinta 3 aad ee Ciida.

Ogaysiis: Jaaliyada Ogadenia ee Sucuudi oo Xaflad Balaadhan Qabanaysa Maalinta 3 aad ee Ciida.

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan bulshada somliyeed ee wadanka sucuudi Arabia gaar ahaan magaalada Riyaad ee caasimada boqortooyada sucuudiga inay ka dhicidoon to xaflad balaadhan oo ay […]

 
 

Ogaysiis: Dhamaan Bulsho Waynta Somaliyeed ee Ku Dhaqan Wadanka UK.

Ogaysiis: Dhamaan Bulsho Waynta Somaliyeed ee Ku Dhaqan Wadanka UK.

Waxaa dhamaan bulshada somaliyed ee kunool UK la ogaysiinayaa in ay kasoo qaybgalaan shir aad loosoo agaasimany looguna magac daray Xasuuqa Gumaysiga Ethiopia ay kawado […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay