Ogeysiis/Xayeysiis

Ogaysiis: Dhamaan Bulsho Waynta Somaliyeed ee Ku Dhaqan Wadanka UK.

Ogaysiis: Dhamaan Bulsho Waynta Somaliyeed ee Ku Dhaqan Wadanka UK.

Waxaa dhamaan bulshada somaliyed ee kunool UK la ogaysiinayaa in ay kasoo qaybgalaan shir aad loosoo agaasimany looguna magac daray Xasuuqa Gumaysiga Ethiopia ay kawado […]

 
 

Shir xubno Kamida Baarlamaanka UK iyo Amnesty International Wada jir uqabanayaan oo looga hadlayo qadiyada Ogaden.

Shir xubno Kamida Baarlamaanka UK iyo Amnesty International Wada jir uqabanayaan oo looga hadlayo qadiyada Ogaden.

Shir wadajira u qabanayaan Baarlamaanka UK xubno kamida iyo Haayada Xuquuqul Insaanka Amnesty International ayaa laguwada innuu ka dhaco Xarunta Amnesty International ee Dalka UK […]

 
 

25 GUURADII KASOO WAREEGTAY XORNIMADII ERITEAREA OO PRETORIA LAGU QABTAY

25 GUURADII KASOO WAREEGTAY XORNIMADII ERITEAREA OO PRETORIA LAGU QABTAY

Maanta oo axad ah waxaa magaalada Pretoria ee caasimada wadanka Konfur Africa lagu qabtay xaflad aad u Balaadhan oo lagu masmuusayay 25 guuradii kasoo wareegtay […]

 
 

SHIRKA XUBNAHA XARUNTA IYO FARACA JOHANNESBURG OO SI WADA JIR AH UGA DHICI DOONA XAFIISKA JOKA-PRETORIA

SHIRKA XUBNAHA XARUNTA IYO FARACA JOHANNESBURG OO SI WADA JIR AH UGA DHICI DOONA XAFIISKA JOKA-PRETORIA

Waxaa maalinta Jimcaha oo taariikhda ku beegan tahay 20.05.2016 la qaban doonaa shirka xubnaha xarunta iyo kan faraca Johannesburg oo ka dhici doono xafiiska JOKA-Pretoria.Shirkan […]

 
 

Ogaysiis: Jaaliyadaha Ogadeniya & Oromiya ee Denmark oo Udiyaar Garoobaya Mudaharaad Balaadhan.

Ogaysiis: Jaaliyadaha Ogadeniya & Oromiya ee Denmark oo Udiyaar Garoobaya Mudaharaad Balaadhan.

Ogaysiis waxaa dhamaan Shacabka Soomaliyeed ee ku nool wadanka Denmark gaar ahaan jaaliyadaha Soomalida  Ogadenia ee Denmark lagu wargalinayaa in ay  kasoo qayb galaan mudaharaad […]

 
 

Shir Aad iyo aad u balaadhan oo maanta ka dhacay Guriga Umadda Ee Magaalada sanca – Yemen

Shir Aad iyo aad u balaadhan oo maanta ka dhacay Guriga Umadda Ee Magaalada sanca – Yemen

Jaaliyada Umadda reer Ogadeniya ee dalka Yemen ayaa maanta ku qabatay Shir aad u balaadhan guriga umadda shirkaasoo lagu abaabulayay shacabwaynaha ku sugan wadanka Yemen, […]

 
 

Ogaysiis:Shir Abaabul Ooy Qabanayaan Isabahaysiga PAFD, Edmonton–Canada.

Ogaysiis:Shir Abaabul Ooy Qabanayaan Isabahaysiga PAFD, Edmonton–Canada.

  Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan shacab waynaha Somalida Ogadenyia iyo taaageerayaasha isbahaysiga PAFD in shir  lagu taageerayo isbahaysiga PAFD lagu qaban doono magaalada Edmonton ee […]

 
 

Ogaysiis: Jaaliyada London oo Qabanaysa Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadenya.

Ogaysiis: Jaaliyada London oo Qabanaysa Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadenya.

Sida muuqaalkan hoose ku xusan Jaaliyada Somalida Ogadenya ee London ayaa waxay ku wargalinaysaa dhamaan shacabwaynaha Somaliyeed ee ku dhaqan wadanka Ingiriiska inay kasoo qaybgalaan […]

 
 

Ogaysiis: Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadenya oo Sweden Lagu Qaban Doono.

Ogaysiis: Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadenya oo Sweden Lagu Qaban Doono.

Waxaa lagu wargalinayaa dhamaan Jaaliyada  Somalida Ogadenya ee wadanka Sweden iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee gobanimada jecel in 27.02.2016  la qaban doono haduu ilaahay […]

 
 

Ogaysiis: Mudaaharaad Arbacada Ka Dhici Doona London.

Ogaysiis: Mudaaharaad Arbacada Ka Dhici Doona London.

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan jaaliyadaha Somalida Ogadenia ee ku dhaqan wadanka UK inay kasoo qaybgalaan mudaharaad balaadhan ooy jaaliyada Somalida Ogadeniya iyo Jaaliyada OROMIA wada […]

 
 

Ogaysiis: OYSU-Norway oo Shir Balaadhan Qabanaysa.

Ogaysiis: OYSU-Norway oo Shir Balaadhan Qabanaysa.

Waxaa lagu wargalinayaa dhamaan shacabka Somaliyeed ee ku dhaqan magaalada Oslo iyo nawaaxigeeda in Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Somalida Ogadenya ee OYSU uu qaban doono […]

 
 

Ogaysiis: OYSU-SA oo Shirkii 6aad Ku Qabanaysa Magaalada Johannesberg.

Ogaysiis: OYSU-SA oo Shirkii 6aad Ku Qabanaysa Magaalada Johannesberg.

Dhamaan dhalinta Soomaaliyeed gaar ahaan tan Soomaalida Ogaadeeniya khaasatan Dhalinta OYSU-SA waxaa lagu wargalinyaa in la gaadhay xiligii uu dhici lahaa shirwaynihii 6aad ee ururka […]

 
 

Ogaysiis: Munaasabad Ay Wadajir Usoo Bandhi Doonaa OYSU San Diego & Oromo Youth

Ogaysiis: Munaasabad Ay Wadajir Usoo Bandhi Doonaa OYSU San Diego & Oromo Youth

   

 
 

Ogaysiis; seminaarka jaaliyada Ogaden ee Denmark 27.12.2015

Ogaysiis; seminaarka jaaliyada Ogaden ee Denmark 27.12.2015
 
 

Ogaysiis: Shirwaynihii Jaaliyaad Woqooyiga America oo Jumcaha Kafurmi Doona Minnesota.

Ogaysiis: Shirwaynihii Jaaliyaad Woqooyiga America oo Jumcaha Kafurmi Doona Minnesota.

Shirwaynihii Jaaliyaadka Waqooyiga America ayaa Ka dhicidoona gobolka Minnesota ee cariga Maraykanka. Shirkan oo ah mid ay isugu yimaadaan in kabadan 16 jaaliyadood, ayaa Ka […]

 
 

Ogaysiis: Banaanbax Balaadhan oo London-UK Lagu Qaban Doono.

Ogaysiis: Banaanbax Balaadhan oo London-UK Lagu Qaban Doono.

Waxaa shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan guud ahaan wadanka Ingiriiska gaar ahaan magaalo madaxda London lagu wargalinayaa ineey kasoo qaybgalaan banaanbax balaadhan ooy si wadajir […]

 
 

Ogeysiis: Shirweynaha Culumaa’u-diinka Ogadeniya 24-26 December

Ogeysiis: Shirweynaha Culumaa’u-diinka  Ogadeniya 24-26 December

Waxaa la ogeysiinaya Culumada Somalida Ogaden innuu qabsoomi doono Haduu Allaah Idmo Shirweynihii Culumaa’u-diinka Ogaden oo ka furmi doona Xagardheer 24 December 2015, Kulankan oo […]

 
 

Ogaysiis Muhiim Ah: Shirwaynihii Jaaliyaadka S.Ogadenya ee Waqooyiga America oo Minneapolis Kadhici Doona .

Ogaysiis Muhiim Ah: Shirwaynihii Jaaliyaadka S.Ogadenya ee Waqooyiga America oo Minneapolis Kadhici Doona .

Waxaa dhamaan Jaaliyaadka Somalida Ogadenya ee ku dhaqan Qaarada Waqooyiga America lagu wargalinayaa ineey kasoo qaybgalaan  Shirwaynihii Jaaliyaadka ee sanadlaha ahaa oo ka dhici doono […]

 
 

Ogaysiis: Banaanbax Lagaga Soo Horjeedo Dhibaatada uu Gumaysigu Kawado Oromiya.

Ogaysiis: Banaanbax Lagaga Soo Horjeedo Dhibaatada uu Gumaysigu Kawado Oromiya.

Jaaliyada Oromiya ee wadanka UK ayaa qabanaysa mudaaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo falalka waxshinimada leh ee Taliska Woyaanaha uu kuhayo Ardayda Oromiya ee sida […]

 
 

OGAYSIIS MUHIIM AH: ILAYS TV Satelitte OO HAWADA SOO GALAYA: NOV.2 2015

OGAYSIIS MUHIIM AH: ILAYS TV Satelitte OO HAWADA SOO GALAYA: NOV.2 2015

Dhamaan shacbiga Somalida Ogadeniya waxaa farxad iyo horumar u ah inuu soo gabagaboobay qorshihii aan ugu wada jirnay helitaanka Tv aan umada Soomaaliyeed siiba shacabka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay