Ogeysiis/Xayeysiis

Ogaysiis: Jaaliyada Manchester oo Qabanaysa Xuska Sanadguurada 31aad ee JWXO.

Ogaysiis: Jaaliyada Manchester oo Qabanaysa Xuska Sanadguurada 31aad ee JWXO.

Shacabwaynaha Somalida Ogadenya ee ku dhaqan Magaalada Manchester ee wadanka Boqortooyada Ingiriiska waxaa lagu wargalinayaa in Jaaliyada Somalida Ogadenya ee Manchester ay qabanqaabinayso Xaflad lagu maamuusayo sanadguurada […]

 
 

Ogaysiis..(LONDON) Xaflada sanadgurada 31aad ee JWXO oo si casri ah loo qaban doono

Ogaysiis..(LONDON) Xaflada sanadgurada 31aad ee JWXO oo si casri ah loo qaban doono

Jaaliyada Ogadenya ee U.K iyo nawaaxigeeda ayaa qabanqaabo weyn ugu jirta siday u qaban lahayd xaflad weyn qaab casri ah loo agaasimi doono,waxaana xafladaas lagu […]

 
 

Ogaysiis: Jaaliyada Somalida Ogadenya ee wadanka Finland oo Qabanaysa Sandaguradii 31 aad ee ONLF

Ogaysiis: Jaaliyada Somalida Ogadenya ee wadanka Finland oo Qabanaysa Sandaguradii 31 aad ee ONLF

Shacabwaynaha Somaliyeed ee ku dhaqan dalka Finland guud ahaan waxaa lagu wargalinayaa in Jaaliyada Somalida Ogadenya ee Finland ay qabanqaabinayso Xaflad lagu maamuusayo sanadguurada 31aad […]

 
 

Ogaysiis: Jaaliyada Somalida Ogadenya ee Albert Canada oo Qabanaysa Sandaguradii 31 aad ee ONLF

Ogaysiis: Jaaliyada Somalida Ogadenya ee Albert Canada oo Qabanaysa Sandaguradii 31 aad ee ONLF

Shacabwaynaha Somaliyeed ee ku dhaqan dalka Canada guud ahaan waxaa lagu wargalinayaa in Jaaliyada Somalida Ogadenya ee Albert ay qabanqaabinayso Xaflad lagu maamuusayo sanadguurada 31aad […]

 
 

Ogaysiis..Ogaysiis: Jaaliyada Minnesota oo siwayn isugu Diyarinaysa xuska sanadgurada 31aad ee aas-aaska JWXO /ONLF

Ogaysiis..Ogaysiis: Jaaliyada Minnesota oo siwayn isugu Diyarinaysa xuska sanadgurada 31aad ee aas-aaska JWXO /ONLF

Waxaa Malinta Sabtida ah, Augut 22, 2015 Sacadu marka ay tahay 6:00PM TO 2:0AM kadhici doona Magalada Bloomington ee gobolka Minnesota Xaflad ay siwayn usu […]

 
 

Ogaysiis Ogaysis-Jaliyada Ogadenya ee Ontaria Canada oo qabanaysa Sandaguradii 31 aad ee JWXO/ONLF

Ogaysiis Ogaysis-Jaliyada Ogadenya ee Ontaria Canada oo qabanaysa Sandaguradii 31 aad ee JWXO/ONLF

Jaliyada Ogadenya ee Ontaria Canada ayaa isu diyarinaysa agasinka munasabada lagu xusayo sanadguradii 31 aad ee kasoo wareeegtay asaskii JWXO/ONLF. Wixii Fahfahin ah, fadlan fiiri […]

 
 

Ogaysiis: Shir Balaadhan Oo Magaalada Helsinki ee Wadanka Finland Lagu Qaban Doono.

Ogaysiis: Shir Balaadhan Oo Magaalada Helsinki ee Wadanka Finland Lagu Qaban Doono.

Waxaa dhamaan Jaaliyada Somalida Ogaenya ee kudhaqan wadanka Finland la ogaysiinayaa inuu 13/6/2015 kadhici doono shir balaadhan magaalada Helsinki. Shirkan ayaa waxaa kasoo qaybgali doona […]

 
 

Ogaysiis: Shirwaynihii 20aad ee Jaaliyaadka Somalida Ogadenya oo Caasimada Norway ee Oslo Kadhici Doona.

Ogaysiis: Shirwaynihii 20aad ee Jaaliyaadka Somalida Ogadenya oo Caasimada Norway ee Oslo Kadhici Doona.

Waxaa dhamaan bulshada Somaaliyeed guud ahaan gaar ahaan shacabka Somalida Ogadenya ee kudhaqan wadanka Norway lagu wargalinayaa ineey kasoo qaybgalaan Shirwaynihii 20aad ee Jaaliyaadka Somalida […]

 
 

Ogaysiis: Xaflad Lagu soodhawaynayo Masuuliyiintii Laga Afduubay Kenya Ee Dib u Helay Xoriyadooda

Ogaysiis: Xaflad Lagu soodhawaynayo Masuuliyiintii Laga Afduubay Kenya Ee Dib u Helay Xoriyadooda

Magalaada Nairobi ee Caasimada dalka kenya waxaa maalinta beri ah lagu qaban doonaa xaflad siwayn loo soo agaasimay taasi oo lagu soo dhawaynayo masuuliyiintii ay […]

 
 

Riwayadii “Godob raagtay Geesi Kuu Dhalay” iyo Wacdarihi OYSU North America

Riwayadii “Godob raagtay Geesi Kuu Dhalay” iyo Wacdarihi OYSU North America

Waxaa fiidnimada Sabtida ah May 23, 2015, ka dhici dona gobolka Minnesota magalada Minneapolis Riwayadii faraha lagaga gubtay ee qarada Waqoyiga America ee la magac […]

 
 

Ogaysiis: Shirkii Ururwaynaha OYSU Qaarada Yurub.

Ogaysiis: Shirkii Ururwaynaha OYSU Qaarada Yurub.

Sida hoos kamuuqata waxaa kafurmi doona caasimada dalka Sweden ee Stockholm shirwaynihii Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Somalida Ogadenya ee OYSU ee qaarada Yurub. Shirkan oo […]

 
 

Jaaliyada Ogadeniya ee greater manchester oo Qabanaya Xuska Maalinta Xasuuqa Ogaden

Jaaliyada Ogadeniya ee greater manchester oo Qabanaya Xuska Maalinta Xasuuqa Ogaden
 
 

Ogeysiis: Xuska Xasuuqii Ogaden oo ka dhici Doona London, UK 14 February 2015

Ogeysiis: Xuska Xasuuqii Ogaden oo ka dhici Doona London, UK 14 February 2015
 
 

Banaanbax barito ka dhacaya Iridka Safaarada Chinaha ee London 11/12/2014 10 AM -2PM

Banaanbax barito ka dhacaya Iridka Safaarada Chinaha ee London 11/12/2014 10 AM -2PM

  Banaanbax looga so horjeedo Shirkadaha Shidaalka China ee wax ka baadha dhulka Ogaden kuwaas oo deegaanka u sababay Xasuuq ba’an oo bulshada ree guuraaga […]

 
 

Ogeysiis: Shirweynaha Jaaliyada Ogaden ee Norwey oo Dhacaya 20-21 December 2014

Ogeysiis: Shirweynaha Jaaliyada Ogaden ee Norwey oo Dhacaya 20-21 December 2014

Waxaa la Ogeysiinaya Dhamaan Jaaliyada Ogadeniya ee Wadanka Norwey inay kasoo qeyb galaan Shirweynaha Jaaliyada Ogaden ee Norwey oo qabsoomaya taariikhdu markay tahay 20-21 December […]

 
 

Shirweynaha Haweenka Somalida Ogaden- Copenhagan Denmark 26.12.2014

Shirweynaha Haweenka Somalida Ogaden- Copenhagan Denmark 26.12.2014
 
 

Ogaysiis!!! Ogaysiis!!! Xuska Munasabada Baroordiqda Malinta Xasuuqa Ogadenya oo lagu qabanayo Minneapolis.

Ogaysiis!!! Ogaysiis!!! Xuska Munasabada Baroordiqda Malinta Xasuuqa Ogadenya oo lagu qabanayo Minneapolis.

Xayaysintani waxa ay xanbarsanatahay maclumadka munasabada Xuska Baroordiiqda Malinta Xasuuqa Ogadenya (Ogaden Massacre Day) oo lagu qabanayo Minneapolis, Fadlan ka soo qayb gal si aad […]

 
 

Kormeerka Waftiga uu hogaaminayo Gudoomiyaha JWXO iyo Jaaliyada Denmark.

Kormeerka Waftiga uu hogaaminayo Gudoomiyaha JWXO iyo Jaaliyada Denmark.

Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeniya (JWXO) Adm. Mohd Cumar Cismaan iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo yaa booqasho kumaraya wadamada qaarada Yurub. Wuxuu Gudoomiyuhu kulamo iyo […]

 
 

Hamoogaanin Kormeerka Gudoomiyaha JWXO iyo Sweden.

Hamoogaanin Kormeerka Gudoomiyaha JWXO iyo Sweden.

Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeniya (JWXO) Adm. Mohd Cumar Cismaan, yaa booqasho kumaraya wadamada Yurub. Wuxuu Gudoomiyuhu kulamo iyo shirar laqaadan doonaa shacabka Soomaalida Ogadeniya […]

 
 

Aan Habee Hooyo Miyaan Odhan Karaa Ilmahayga? Waa ruwaayad Cusub oo ka dhici doonta magaalada London waa Goorma?

Aan Habee Hooyo Miyaan Odhan Karaa Ilmahayga? Waa ruwaayad Cusub oo ka dhici doonta magaalada London waa Goorma?
 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay