Ogeysiis/Xayeysiis

Aan Habee Hooyo Miyaan Odhan Karaa Ilmahayga? Waa ruwaayad Cusub oo ka dhici doonta magaalada London waa Goorma?

Aan Habee Hooyo Miyaan Odhan Karaa Ilmahayga? Waa ruwaayad Cusub oo ka dhici doonta magaalada London waa Goorma?
 
 

Ogeysiis: OYSU Greater Manchester oo qabanaysa Xaflad Hiddo iyo Dhaqan

Ogeysiis: OYSU Greater Manchester oo qabanaysa Xaflad Hiddo iyo Dhaqan

Waxaa la ogeysiinaya dhamaan bulsha weynta Somaliyeed ee ku nool wadanka UK gaar ahaan Gobolka Greater Manchester inay kasoo qeyb galaan xaflad balaadhan oo ururuku […]

 
 

OGEYSIIS: Bandhiga Carwada Hiddaha Iyo Dhaqanka Ogadeniya OYSU Norwey

OGEYSIIS: Bandhiga Carwada Hiddaha Iyo Dhaqanka Ogadeniya OYSU Norwey

ururka OYSU Norwey oo looga bartay in sanad walba ay sameeyaan Carwo aad u weyn oo ay kusoo bandhigaan hiddaha iyo dhaqanka Somalida Ogadeniya, ayaa […]

 
 

Ogaysiis muhiim ah oo kusocda Jaaliyadda Soomaalida Ogadeenya ee Holland

Ogaysiis muhiim ah oo kusocda Jaaliyadda Soomaalida Ogadeenya ee Holland

Waxaa dhamaan shacabka Soomaalida Ogadeenya &  walaalaha soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka Holland iyo nawaaxigiisa, la ogaysiinayaa inuu dhici doono shirwaynihii guud ee Jaaliyadda soomaalida […]

 
 

Dawlad Horumartay Dadkeedu Ma Qashinkay Cunaan? – By Hassan Moalin

Dawlad Horumartay Dadkeedu Ma Qashinkay Cunaan? – By Hassan Moalin

”Everything in the world now is so delicate, which is merely another way of saying that nobody seems to have any real understanding of how […]

 
 

Ogeysiis; Taageer Ururka OYSU oo ka qeyb qaadanaya Orodka lagu takoorayo Xasuuqa 7 April 2013 Minneapolis

Ogeysiis; Taageer Ururka OYSU oo ka qeyb qaadanaya Orodka lagu takoorayo Xasuuqa 7 April 2013 Minneapolis

Ururka dhalinyarada OYSU Minneapolis ee wadanka mareykanka ayaa ku jira dadaal dheer oo caalamka lagu ogeysiinayo Xasuuqa kasocda Ogadeniya. Ururka oo ka faa ideysanaya maalinta […]

 
 

Ogeysiis Shirweynaha Ogadeniya ee Pacific-ga oo lagu qabanayo Melbourn Australia 31 March 2013

Ogeysiis Shirweynaha Ogadeniya ee Pacific-ga oo lagu qabanayo Melbourn Australia 31 March 2013
 
 

Ogeysiis kusocda Finland: Xusid loo qabanayo Xasuuqi Ogadeniya ee 1994 oo ay qabanayaan ururka OYSU Finland

Ogeysiis kusocda Finland: Xusid loo qabanayo Xasuuqi Ogadeniya ee 1994 oo ay qabanayaan ururka OYSU Finland

Ogeysiis: Jaaliyada Finland Dhamaan Bulshada Somaliyeed ee ku nool wadanka Finaland gaar ahaan Somalida Ogadeniya waxaa lalasocodsiinaya innuu dhaci doono kulan aad u weyn oo […]

 
 

Ogeysiis Shirka Ururka OYSU oo ka dhacaya Mineapolis 16 march 2013

Ogeysiis Shirka Ururka OYSU oo ka dhacaya Mineapolis 16 march 2013

OGAYSIIS OGAYSIIS!!! Waxaa dhamaan bulsha waynta iyo dhalinyarada ku dhaqan gobalka Minneapolis sida ururada OYSU Rochester, OYSU Willmar, OYSU Stcloud iyo OYSU Faribult la ogaysiinayaa […]

 
 

Ogeysiis Shirkii Jaaliyadaha Scandenevianka- 9/03/2013 Sweden Goteborg

Ogeysiis Shirkii Jaaliyadaha Scandenevianka- 9/03/2013 Sweden Goteborg

Ogaysiis: Waxaa  dhamaan la ogaysiinayaa jaaliyadaha rer Ogadenia ee Skandenevianka in 9/3-2013 dhici doono shirkii jaaliyadaha Skandanevianka abaaraha 1:00pm duhurnimo, Shirku waxuu ka dhici doonaa […]

 
 

Ogeysiis: Shirki Xubnaha Jaaliyada Ogadeniya ee Gobalka Minneapolis oo dhacaya 02/March 2013 1PM

Ogeysiis: Shirki Xubnaha Jaaliyada Ogadeniya ee Gobalka Minneapolis oo dhacaya 02/March 2013 1PM

OGAAYSIS OGAAYSIS MUHIIM AH!!! WAXA DHAMAAN XUBNAHA GOBOLKA MINNEAPOLIS SIDA TWIN CITIES , ROCHESTAR, STCLOUD ,WILLMAR, FARIBULT DHAMAANTOOD LA FARAYAA IN AAY KA SOO QAYB […]

 
 

Ogeysiis: Bandhig faneed weyn oo ka dhacaya Sweden taasoy kasoo qeyb gali doonaan Wariyaashi Ree Sweden 23/02/2013

Ogeysiis: Bandhig faneed weyn oo ka dhacaya Sweden taasoy kasoo qeyb gali doonaan Wariyaashi Ree Sweden 23/02/2013

OGAYSIIS: Waxaa  dhamaan  xubnaha  jaaliyada S/Ogadenia ee ku dhaqan dalka Sweden la ogaysiinayaa 23/2/2013 in ay ururka OYSU & Jaliyada Sweden ay qaban doonto bandhig […]

 
 

OGEYSIIS: Shirweynaha Jaaliyada Ogadeniya ee Ontario & Dr Maxamed Ismacil oo ka qeybgalaya shirkaas-

OGEYSIIS: Shirweynaha Jaaliyada Ogadeniya ee Ontario & Dr Maxamed Ismacil oo ka qeybgalaya shirkaas-

OGEYSIIS MUHIIM AH- Waxaa la ogeysinaya Dhamaan Jaaliyada Ogadeniya ee Gobolka Ontario Wadanka Kanada (CANADA) inay kaso qeyb galaan shirweynaha Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee Gobolkaas […]

 
 

Sooyaalka Taariikhda Dhulbalaadhsiga Xabashida/Ethiopia – W/Q Xarbi Aden

Sooyaalka Taariikhda Dhulbalaadhsiga Xabashida/Ethiopia – W/Q Xarbi Aden

   Hordhac. Ethiopia waxay dhacdaa bariga Africa. Waxay soohdimo dhaadheer la leedahay Sudan, Koonfur Sudan, kenya, Soomaalia, Jabuuti & Eritrea. Ethiopia waa wadan aan lahayn […]

 
 

Warbixinti waxqabadka OYSU ee Bishi November 2012 Kobtan ka aqriso.

Warbixinti waxqabadka OYSU ee Bishi November 2012 Kobtan ka aqriso.

November 2012 OYSU Newsletter (Sawirka hoose Guji si aad u aqrisato Journalka OYSU ee Warbixinti Bishii November 2012) November 2012 OYSU Newsletter  

 
 

Shirka Jigjiga: Miyir-daboolanka muquunsan – Bashiir Yusuf

Shirka Jigjiga:  Miyir-daboolanka muquunsan – Bashiir Yusuf

Mar baan Mudanta Ciida ah Cadowga iga Mahoogigayoo Murugadeeda Ooyaa. Baydkan gaaban waxaan ka soo ergistay Hees Wadani ah oo uu leeyahay fanaanka Xasan Aadan […]

 
 

Amin Arts oo soo saaray sawir gacmeed ku aadan Xasuuqi Qoriile (Miir Danbas)

Amin Arts oo soo saaray sawir gacmeed ku aadan Xasuuqi Qoriile (Miir Danbas)

Amiin caamir ayaa lagu yaqaana innu soo saaro sawir gacmeedyo muujinaya xaalada shacabka somaliyeed meelkasta oo ay geeska Afrika kaga noolyihiin. Waxuu si gaar ahaned […]

 
 

xaflad balaadhan oo ka dhici doonta london 16 june 2012 (Ogaden Night)

xaflad balaadhan oo ka dhici doonta london 16 june 2012 (Ogaden Night)

Jaaliyada somalida Ogadeniya ayaa ku howlan qabanqaabadii xaflada Ogaden Night oo ah xaflad ururka dhalinta iyo ardeyda Ogadeniya ee wadanka Ingiriisku ay kusoo bandhigi donaan […]

 
 

Gumaysiga Hadhaco – Ogadenya way Xoroobi

Gumaysiga Hadhaco – Ogadenya way Xoroobi

Waxaa lagu horqaban doonaa banaanbax balaadhan xarunta barlamaanka Yurub ee Brusles/Belgium horteeda maalinta 21ka June 2012 saacada markay tahay 11:00 – 15:00 xilliga Brussels. Waxaa […]

 
 

Q4aad –Ayaamahaan diblomaasiga ahaa aqontii iiga korodhay Ethiopia

Q4aad –Ayaamahaan diblomaasiga ahaa aqontii iiga korodhay Ethiopia

Qaybta sirdoonka Qoraalkii 3aad waxaan ugu talagalnay in aan ku soo gunaanadno taxanahan hasa ahaatee markay akhiristayaashii ku taxnaa sheekada codsadeen in aan soo bandhigno malafaad noo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay