Ogeysiis/Xayeysiis

xaflad balaadhan oo ka dhici doonta london 16 june 2012 (Ogaden Night)

xaflad balaadhan oo ka dhici doonta london 16 june 2012 (Ogaden Night)

Jaaliyada somalida Ogadeniya ayaa ku howlan qabanqaabadii xaflada Ogaden Night oo ah xaflad ururka dhalinta iyo ardeyda Ogadeniya ee wadanka Ingiriisku ay kusoo bandhigi donaan […]

 
 

Gumaysiga Hadhaco – Ogadenya way Xoroobi

Gumaysiga Hadhaco – Ogadenya way Xoroobi

Waxaa lagu horqaban doonaa banaanbax balaadhan xarunta barlamaanka Yurub ee Brusles/Belgium horteeda maalinta 21ka June 2012 saacada markay tahay 11:00 – 15:00 xilliga Brussels. Waxaa […]

 
 

Q4aad –Ayaamahaan diblomaasiga ahaa aqontii iiga korodhay Ethiopia

Q4aad –Ayaamahaan diblomaasiga ahaa aqontii iiga korodhay Ethiopia

Qaybta sirdoonka Qoraalkii 3aad waxaan ugu talagalnay in aan ku soo gunaanadno taxanahan hasa ahaatee markay akhiristayaashii ku taxnaa sheekada codsadeen in aan soo bandhigno malafaad noo […]

 
 

Nairobi iyo Ruwayad Cusub bishan 05/05/2012

Nairobi iyo Ruwayad Cusub bishan 05/05/2012

Waa Riwaayadii Lamagac baxday –Wadani Dhaarsan iyo ONLF lama Weecinkaro– ee hamoogaanin in aad ka qeebqaadato. Waxaa laga dhigi doonaa taariikhda markay tahay 5-5-2012 iyo […]

 
 

Dibadbax ka dhacay Wadanka Sweden:: Sawiro iyo Warbixin

Dibadbax ka dhacay Wadanka Sweden:: Sawiro iyo Warbixin

1- da May 2012 oo ah maalinka shaqaalaha ayaa waxaa dibad bax aad u balaadhan la isugu soo baxay badh tamaha magalaada Stockholm ee wadanka […]

 
 

Q3aad – Ayaamahaan diblomaasiga ahaa aqontii iiga korodhay Ethiopia

Q3aad – Ayaamahaan diblomaasiga ahaa aqontii iiga korodhay Ethiopia

Waxaa soo dhawaanaysay ujeedadii aanu kalahayn lahadalka cadawga waxaa kale oo soo dhawaanaysay halistii hore mid ka badan maadaama aanu sifuran ula kulmayno jawaasiis wadan […]

 
 

Q2aad – Ayaamahaan diblomaasiga ahaa aqontii iiga korodhay Ethiopia

Q2aad – Ayaamahaan diblomaasiga ahaa aqontii iiga korodhay Ethiopia

Wadada-hadalka qaybtiisii hore waxay igu ahayd kadis mana aana u diyaargaroobin. Balse qaybta danbe waxaan haystay fursad aan kudiyaarsado xoogaa fikirado, suaalo iyo dood dhismeed […]

 
 

Xidigaha Minneapolis/Minnesota oo idiinku baaqaya (Ogaden Night)

Xidigaha Minneapolis/Minnesota oo idiinku baaqaya (Ogaden Night)

Dhalinyarada Minneapolis/Minnesota ee isku bahaysatay hal-abuurka halganka iyo taageerada shacabkooda dulman ayaa waxay idiin soo diyaariyeen habeen qiima badan oy ugu magac-dareen (Ogaden Night). Waxaa […]

 
 

Ayaamahaan diblomaasiga ahaa aqontii iiga korodhay Ethiopia

Ayaamahaan diblomaasiga ahaa aqontii iiga korodhay Ethiopia

14 maalmood oon wadahadal been iyo khayamo ah lagalay Ethiopia  Markaad joogto Geeska Africa wax iska-caadi ah maaha inaad lahadasho qof ajnabi ah, mana badna inaad […]

 
 

Ogaysiis – Habeenka Germany iyo abwaanadda qaranka Somaliyeed Marwo Saada Cali

Ogaysiis – Habeenka Germany iyo abwaanadda qaranka Somaliyeed Marwo Saada Cali

Waxaa loogu bishaaraynayaa dadweynaha Somaliyeed ee xoriyadda iyo midnimada jecel in 28ka Bisha April lagu qaban doono dalka Germany bandhig-faneed ay u soo wado abwaanadda […]

 
 

Jaaliyada Ogadeniya ee South Afrika oo ugu baaqaysa shirweynihii sanadka taariikhda 15/03/2012

Jaaliyada Ogadeniya ee South Afrika oo ugu baaqaysa shirweynihii sanadka taariikhda 15/03/2012

 OGAYSIIS – JAALIYADA OGADENIYA EE  KONFUR AFRIKA JOKA Xafiiska  jaaliyada Ogadeniya (JOKA) wuxuu ogaysiinayaa dhamaan xubnaha jaaliyada ee  guud ahaan wadanka Koonfur Afrika in uu fooda inagu soo […]

 
 

OGEYSIIS: Banaanbax looga soo horjeedo gumeysiga iyo Adeegihiisa Cabdi Ilay-

OGEYSIIS: Banaanbax looga soo horjeedo gumeysiga iyo Adeegihiisa Cabdi Ilay-

OGAYSIIS – MUDAAHARAAD.  Waxaa la ogeysiinaya dhamaan Shacabka Somalida Ogadeenya inay kasoo qeyb galaan banaanbax xoog badan oo ka dhici doona wadanka UK magaalada London. […]

 
 

OYSU Holland oo ugu baaqaysa kulan lagu xusayo Febraayo inaykasoo qeybgalaan xubnaha ururka iyo jaaliyada Holland 18/02/2012

OYSU Holland oo ugu baaqaysa kulan lagu xusayo Febraayo inaykasoo qeybgalaan xubnaha ururka iyo jaaliyada Holland 18/02/2012

Waxaa Dhamaan la ogaysiinayaa Shacabka, Xubnaha Jaaliyadda, Iyo ururka OYSU ee ku dhaqan wadanka Nederland in 18.02.2012 In uu Kadhici ka doono Magaalada Breda shir […]

 
 

Hambalyo Meher: Cabdiraxman Sicid iyo Fartuun Daahir Cabdi

Hambalyo Meher: Cabdiraxman Sicid iyo Fartuun Daahir Cabdi

Waxaan  habalyo  udireynaa Halgame    Cabdi  rahamaan  siciid  iyo Halganto  marwo fartuun daahir cabdi oo meherkoodu kadhacay wadanka koonfur afrika. Dhamaan dadwaynaha soomaalida ogaadeeniya ee […]

 
 

OGEYSIIS! Ree Sweden: Silent CRY 2 oo Lagu Soo Bandhigi Doono Stolkhlom 25 February 2012.

OGEYSIIS! Ree Sweden: Silent CRY 2 oo Lagu Soo Bandhigi Doono Stolkhlom 25 February 2012.

  Waxaa lagu soo bandhigi doonaa wadanka Sweden caasimadiisa Stockholm Film-kii Silent Cry part 2 taariikhda marka ay tahay 25/1-2012. Sidaa darteed waxaan ku war galinaynaa […]

 
 

Maamulka Jaaliyadda Finland oo idiinku baaqaysa shir muhiim ah

Maamulka Jaaliyadda Finland oo idiinku baaqaysa shir muhiim ah

  Waxaa dhamaan jaaliyadda S.Ogadenya ee ku nool waddanka Finland la ogeysiinayaa in maalinta ay taariikhdu ay tahay 24.12 oo ah maalin Sabti ah uu ka […]

 
 

Use of Aid for suppression and starve the Opposition in to submission”

Use of Aid for suppression and starve the Opposition in to submission”

                      To know The Truth and nothing but the TRUTH  Date and time: 15 October […]

 
 

Arji ku socda Aqalka Cad –White House- iyo habkaad u buuxin lahayd

Arji ku socda Aqalka Cad –White House- iyo habkaad u buuxin lahayd

Waxaa horyaala jaaliyadaha Arji ku socda Aqalka Cadee laga xukumo Dawladda Mareykanka ” Petition to White House “. arjiga wuxuu ku saabsan yahay sida ay […]

 
 

Riwaayadii QABKII BEENTA AHAA HAKU QUUSTO GUMAYSTE oo ku sii jeeda Colorado iyo San Diego

Riwaayadii QABKII BEENTA AHAA HAKU QUUSTO GUMAYSTE oo ku sii jeeda Colorado iyo San Diego

Riwaadii xiisaha laheyd ee murtida iyo majaajilada ay ku dhaaneyd ayaa ku sii jeeda Colorado iyo San Diego. Waxaa 8da October lagu daawan doonaa riwaaydda […]

 
 

Offenbach, Germany – Xadagudubyada uu Gumeysiga Itoobiya ka wado Geeska Afrika

Offenbach, Germany – Xadagudubyada uu Gumeysiga Itoobiya ka wado Geeska Afrika

Waxaa lagu wargalinayaa dadwaynaha S.Ogaadeeniya iyo guuda ahaan Jaaliyadda Somaliweyn ee ku nool dalka Germanyb gaar ahaan gobolka Hessen iyo agagaarka Frankfurt in 15.10.2011 lagu […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay