Ogaden News Agency (ONA)
Category archives for: videos/muuqaal

Daawo-Waa inoo Qori afkii!! Muqaalkii ugu danbeyay ee Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenya.

Ciidanka ONLF

Daawo shirkii Ururka Hooyoyinka Ogadenya ee lagu qabtay Minnesota Iyo Abwan Jaangoo oo ka qaybgalay.

Hoyoyinka

Daawo Sawirada Sanad Guuradi 28aad oo lagu qabtay melbourne Australia

ogaden=oromo6

Muqaladaas kore waa Xafladi Sanad Guuradi 28aad ee kaso wareegtay aasaaska JWXO oo lagu qabtay 16 September magaalada Melbourne ee wadanka Australiya. Warbixinta dib kala soco ONA

25 sawir oo kamid ah Kulanki weynaa ee ka dhacay Birmingham Sabtidi 15/09/2012

IMGA0136

Muuqaladan Waa qeyb kamid ah Kulankii Hore ee maanta ka dhacay Jaaliyada Birmingham..Halkaas oo Madaxda Sare ee Jabhadu ka qeyb gashay oo ay kamid ahaayen Hoggaanka Arrimaha Dibada iyo Hoggaanka Arrimaha Bulshada iyo masuliyiin kamid ah Jaaliyaadka Somalida Ogadniya sida Gudomiyaha Jaaliyada Manchester, Gudomiyaha Jaaliyada London iyo Isu duwaha Jaaliyadaha UK Mudane Caleen. Kulankan ayaa [...]

Amin Arts oo soo saaray sawir gacmeed ku aadan Xasuuqi Qoriile (Miir Danbas)

qoriile

Amiin caamir ayaa lagu yaqaana innu soo saaro sawir gacmeedyo muujinaya xaalada shacabka somaliyeed meelkasta oo ay geeska Afrika kaga noolyihiin. Waxuu si gaar ahaned marar badan u diirada ku saaray xasuuqa ka socda Ogadeniya isaga oo sawiradiisa kuwa ugu caansan ay yihiin muuqalada uu kasoo saaray xaalada Ogadeniya. Amiin caamir ayaa ah somalida tirada [...]

Indhahaga ku daawo wacdarihii ka dhacay xalay Minneapolis iyo sanadguradii 28 ee JWXO.

IMAG0469

Maxay Saxafada Calamku ka Tidhi Bayanada JWXO ee Kuadan Kambaniyada Qud,dareeya shidalka dhulka Ogadenia

onlf rebels

Waxaad halkan ka daawata saxaafada caalamka kuwooda ugu afka dheer oo soo qatay bayaanada ay JWXO ugu digaan shirkadaha uu gumaysigu beenta u sheegay ee jecel inay shidaal ka qodaan gudaha Ogadenya ayagoo aan ogolaansho ka haysanin dadka Somalida Ogadenya ee wadanka iska leh.

Baahida Agoonteena waa joogto, Yaboohii Ilaahayna waa joogto

HAOR

Kala xidhiidh halkan: Magaca: Horn of Africa Orphan Relief Organisation Gudoomiyaha (Chairman): Dr. Abdirahman Yusuf Farah – Tel:+16138625759 Canada Sanduuq-haye (Treasurer): Ahmed Hussein Ahmed  – Tel: +254723625215  Nairobi-Kenya Rugta: Nairobi-Kenya E-mail:  Agoonta1994@Gmail.com E-mail:  Haoro94@Gmail.com

Kooxda Bir-Jeex ee South Afrika oo Ruwayad Soo wada 25 June 2012.

bir-jeex

Kooxda Bir-Jeex ee Wadanka South Afrika ayaa waxay soo wadaan Ruwaayad aad u xiiso badan oo aad looga soo shaqeyaya iyaga oo wadanka South Afrika magaaloyin badan ka dhigi doona banadhigan. Magaloyinka la gaadhsiin doona ayaa waxa lashaciyay inay noqon doonaan Johannesburg, Preitoria iyo Cape Town, Waxaa ruwadan ay bilaaban doonta 25 bishan aynu ku [...]

Ogeysiis: Habeenka Ogadeniya Melbourne Australia 30 June -Free Addmission

melbourne oysu

Jaaliyada Ogadeniya ee Australiya iyo Bulshada Ku nool Magaalada Melbourne waxaa la ogeysinaya in Ururka Dhalinta Iyo Ardeyda Ogadeniya EE OYSU Magaalada Melbourne ay idiin soo bandhigi doonaan Xaflad heer sare ah oo ku aadan Habeenka Ogadeniya. Xafladan oo lagu soo bandhigi doono Hidaha iyo dhaqanka Somaliyeed iyo barnaamijyo kale oo la xidhiidha Fanka iyo [...]

Gudomiyaha Ururka OYSU Xoghaye Mujaahid Sh Ibrahim Iyo Marwo Luul oo aqal galay.

Tahniyad Arroos

Xoghaynta Guud ee Ururka Dhalinta iyo ardeyda Ogadeniya Halgame Mujaahid Sheekh Ibraahim iyo Marwo Luul Cabdi Macalin oo ah iyana Xoghaynta Qaarada Pacific ayaa meherkoodu ka dhacay Wadanka Australiya maanta oo taariikhdu tahay 09/06/2012. Labada muwaadin oo safka hore kaga jira kacdoonka halganka lagu raadinayo xoreynta dhulka Ogadeniya una qaabilsan qeybta dhalinta ayaa waxay u [...]

Kal-fadhigii Ururka Dhalinyarada & Ardayda – OYSU

OYSU 1

Waxaa loogu baaqayaa dhamaan Dhalinyarada iyo Ardayda OYSU inay ka soo qaybgalaan Kal-fadhigii sanadlaha ahaa ee ururka oo lagu qaban doono sanadkan Mineapolis/Minnesota. Waxaa kal-fadhiga sanadkan lagu falanqayn doonaa arima muhiim ah oo quseeya waxqabadka ururka iyo guud ahaan halganka shacabka S.Ogadenya. Goorta iyo Goobta halkan hoose kala soco. ONA.

xaflad balaadhan oo ka dhici doonta london 16 june 2012 (Ogaden Night)

oysu flyr

Jaaliyada somalida Ogadeniya ayaa ku howlan qabanqaabadii xaflada Ogaden Night oo ah xaflad ururka dhalinta iyo ardeyda Ogadeniya ee wadanka Ingiriisku ay kusoo bandhigi donaan habeenka Ogadeniya. xafladan oo ay fanaaniinta qaranka somaliyeed iyo Fanaaniinta Somalida Ogadeniyaba ay habeenkaas ka heesi donaan. ayaa waxa sidii lagu yiqiinay ururka dhalinta Ogadeniya ay wacdaro ka dhigi donaan [...]

Filim ka hadlaya Xasuuqa Ogadeniya 1994- 2012 hlakn ka daawo

filim

Filimkan oo ka hadlaya xasuuqa Ogadeniya ayaa waxa soo diyaariyay Ururka dhalinyarada iyo Ardeyda Ogadeniya OYSU Faraca Australiya gaar ahaan Melbourne, Waxana lagu soo bandhigay Maalinta Xasuuqa Ogadeniya February. Filimkan oo qiiro xog badan oo xaqiiq ah xanbaarsan ayaa waxa uu muujinaya dadaalka Ururka Dhalinyarada OYSU ay ugu jiraan soo bandhigida iyo u ololeynta dhulkooda [...]

Wareysiyo xiiso badan oo lagaso diyaariyay Shirweynihi JOKA hooskadaawo

caruur

Bahda warfaafinta ayaa wareysi Xiiso badan kasoo qaaday Xubnihi kasoo qeyb galay Shirka JOKA oo kawaramaya dhibaatada Ogadeniya. Sida Xasuuqa iyo Dilka iyo Kufsiga hoos ka daawo

Banaanbaxii London Filimkan ku daawo: Fadeexadi Gumeysiga iyo doorka Wadaniyiinta Ogadeniya ee UK

Wadani Vs Xaarwoyane

Fiilmki banaanbaxa Hoos Ka daawo: Fadeexadi ka raacday Gumeysiga Safaarada gumeysiga ee london. Waxaa lagu xasuusta qabow badan iyo roob iyada oo da’ayo in Wadaniyiinta jecel xoriyada dhulkooda Hooyo inay fashiliyeen shirki gumeysiga oo markii danbe isugu biyo shubtay in Xawaladaha Somaliyeed ee lacagta umada Somaliyeed ku dirsato in xoog lagu dhaco. Mase ogolaan doonaan [...]

Ogeysiis: Shirka Jaaliyaadka Scandinavianka oo ka dhacaya Sweden 10 March 2012 GOTEBORG.

ogaden europe1

Ogaysiis: Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan xubnaha S/Ogadenia ee ku dhaqan dalka Sweden, Inuu shirkii Jaaliyadaha Skandanevianka uu ka dhici doono Magaala madaxda 2-aad ee dalka Sweden Göteborg. Walaalayaal waa  muhiim in dhamaan xubnaha sharafta leh aad kasoo qayb gashaan shirka oo ahmiyad weyn xambaarsan, Wax yaala badana lagu lafa guri doono insha allaah. Taariikhdu waa: 10 [...]

OGEYSIIS: Banaanbax looga soo horjeedo gumeysiga iyo Adeegihiisa Cabdi Ilay-

UK BANAANBAX

OGAYSIIS – MUDAAHARAAD.  Waxaa la ogeysiinaya dhamaan Shacabka Somalida Ogadeenya inay kasoo qeyb galaan banaanbax xoog badan oo ka dhici doona wadanka UK magaalada London. Banaanbaxan oo looga soo horjeedo Dad Ka geystay Xasuuq dhulka Soomaalida Ogadeenya  oo uu kamid yahay Cabdi Ilay,iyaga oo u adeegaya gumeysiga Woyanaha. Waxaana Xasuuqi ugu danbeeyay uu ka dhacay [...]

Mashruuca Hogaaminta ee Xarunta Wilson oo diyaariyay daraasad cusub oo ku saabsan GA

New Picture

Geeska Afrika waa gobolada caalamka midka ugu dagaalada badan, iyadoo laga soo bilaabo 1990 ay ka dhaceen ugu yaraan 200 oo dagaal. Waxaa kaloo gobolka GA hadheeyay bilihii la soo dhaafay abaaro, macaluul, mawjado qaxooti iyo dagaalo ciidan. Arimahaasoo idil ayaa kor u qaadey ahmiyadii ay siinayeen gobolka dadka siyaasadda Mareykanka gacanta ku haya.   [...]

Maalinta Xasuuqa Ogadenya – Ogaden Massacre Day – Denmark

OgadenMassacreDayDK

Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya OYSU-DK ayaa munaasabad loogu magacdaray  Maalintii Xasuuqa Ogadenya (Ogaden Massacre Day), ku qaban doona dalka Denmark. Munaasabada waxaa lagu martiqaaday oo ka soo qaybgali doona Haya’do caalami ah oy ka mid yihiin Amnesty International, Youth for Human Rights Intern. In Denmark, ururka Unge2Unge iyo saxaafadda dalka Denmark. Dhamaan jaaliyadda Denmarka waxaa [...]

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google

Photo Gallery

ONA Traffic

Visitors

  • Last 24 hours: 9,651
  • Last 7 days: 58,951
  • Last 30 days: 245,495
  • Online now: 41
Traffic Counter
Log in | Copyright © 2009 - 2011 ogadennet.com