Africa News

Wafdi kasocday Dawlada Swedish oo booqosho kuyimid Xafiiska JWXO ee Addis-Ababa.

Wafdi kasocday Dawlada Swedish oo booqosho kuyimid Xafiiska JWXO ee Addis-Ababa.

Waftigan oo kuyimid balan hore oo Xafiiska looga qabtay waxaa hogaaminayay Senior Country Analyst – ms. Johanna Strömberg, waxaana si wayn ugu soo dhaweeyay Xafiiskiisa […]

 
 

Caleema-Saarkii Axmad-Madoobe oo si layaableh uqabsoomay.

Caleema-Saarkii Axmad-Madoobe oo si layaableh uqabsoomay.

Xaflad lagu caleema saarayay Madaxweynaha dib loo doortay ee Jubba-Land Axmad Mucammad Islaam(Madoobe) ayaa maanta kaqabsoontay Magaala Xeebeedka Kismaayo ee Xarunta u ah Maamulka Jubba-land. […]

 
 

Shirkii madasha iskaashiga Soomaliya iyo Caalamka oo maanta lagu soo gabagabeeyay Magaalada Muqdisho.

Shirkii madasha iskaashiga Soomaliya iyo Caalamka oo maanta lagu soo gabagabeeyay Magaalada Muqdisho.

Shirkii madasha iskaashiga Soomaliya iyo Caalamka oo maanta lagu soo gabagabeeyay Magaalada Muqdisho. Shirkan oo ay Marti galisay Dawlada Soomaaliya kana soo qayb galeen kudhawaad […]

 
 

Madaxwayne Farmaajo oo Xadhiga kajaray Dhismaha cusub ee Safaarada Soomaaliya ee Washington D.C.

Madaxwayne Farmaajo oo Xadhiga kajaray Dhismaha cusub ee Safaarada Soomaaliya ee Washington D.C.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliyeed Mudane Muxammed Cabdullaahi Muxammad (Farmaajo) oo ay weheliyaan Wasiirrada Arrimaha Dibadda, Maaliyadda iyo diblumaasiyiinta Soomaaliyeed ee ka hawlgala dalka Maraykanka ayaa xadhiga […]

 
 

Hogaamiyihii Afgambigii Suudaan Cawad Ibnu Cowf oo Iscasilay

Hogaamiyihii Afgambigii Suudaan Cawad Ibnu Cowf oo Iscasilay

Madaxa Golaha Milateriga ee Suudan ayaa xilka banneeyay maalin uun kaddib markii uu hogaamiyay afgambi xilka loogaga tuuray madaxweynihii mudada dheer dalkaas maamuli jiray ee […]

 
 

Madaxwaynaha Sudan oo Xaalad Deg Deg Ku Dhawaaqay.

Madaxwaynaha Sudan oo Xaalad Deg Deg Ku Dhawaaqay.

Madaxweynaha waddanka Sudan, Cumar Xasan al-Bashiir, ayaa waxa uu ku dhawaaqay xukun deg deg ah, isagoo kala diray xukuumaddii federaalka sidoo kalana xilkii ka qaaday […]

 
 

Cabsi Laga Qabo Dagaalo Ka Bilawday Koonfurta Sudan.

Cabsi Laga Qabo Dagaalo Ka Bilawday Koonfurta Sudan.

Waxaa isa soo tarayaa walaaca ay dalalka caalamka ka muujinayaan dagaallada kooxaha hubeysan ay ka wadaan Suudaanta Koonfureed. Kumanaan qof oo reer South Sudan ah […]

 
 

Faransiiska oo Duqayn Dhanka Cirka Ah Ka Fuliyay Dalka Chad.

Faransiiska oo Duqayn Dhanka Cirka Ah Ka Fuliyay Dalka Chad.

Diyaaradaha dagaalka ee Faransiiska ayaa Isniintii shalay duqeyn ka geystay waqooyiga wadanka Chad, kadib markii ay halkaasi soo galeen kooxo hubeysan oo kasoo tilaabay xaduuda […]

 
 

Dabley Hubaysan oo Weerar ku Qaaday Burkina Faso.

Dabley Hubaysan oo Weerar ku Qaaday Burkina Faso.

Wararka ka imaanaya dalka Burkina Faso waxay sheegayaan in dabley hubeysan ay waqooyiga dalkaasi ku dileen ugu yaraan 10 qof tuulo ku taalla xadka Burkina […]

 
 

Kenya oo Dad Badan U Xidh Xidhay Weerarkii Nairobi.

Kenya oo Dad Badan U Xidh Xidhay Weerarkii Nairobi.

Mas’uuliyiinta dalka Kenya waxay sheegeen inay xabsiga dhigeen 9 qof oo lagu tuhunsan yahay inay ku lug lahaayeen weerarkii lagu qaaday huteelka DusitD2 ee ku […]

 
 

Afgambi Dhicisoobay oo Ka Dhacay Dalka Gabon.

Afgambi Dhicisoobay oo Ka Dhacay Dalka Gabon.

Militariga dalka Gabon ayaa shalay oo Isniin ahayd la wareegay qeybo kamid ah xarumaha dowlada iyo Telefshinkada & Raadiyaha Qaranka iyagoo ku dhawaaqay in Madaxweyne […]

 
 

Madaxwaynaha Sudan oo Sheegay In Doorasho Xor Ah uu Qaban Doono.

Madaxwaynaha Sudan oo Sheegay In Doorasho Xor Ah uu Qaban Doono.

Madaxweynaha dalka Suudaan Cumar Xasan Al Bashiir ayaa ballan qaaday inuu xalinayo dhibaatada dhaqaale ee ka taagan dalkiisa kaddib markii Suudaan labadii toddobaad ee lasoo […]

 
 

Dibad-Baxyo Ka Socda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo.

Dibad-Baxyo Ka Socda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo.

Ciidanka Amniga ee Bariga dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo ayaa sunta dadka ka ilimeeysiisa ku kala eryay dad dibadbaxyo dhigayay oo kasoo horjeeday go’aanka guddiga […]

 
 

Dableey Weerartay Wasaarada Arimaha Dibada ee Liibiya.

Dableey Weerartay Wasaarada Arimaha Dibada ee Liibiya.

Dabley hubeysan oo aan haybtooda la garanaynin ayaa weerar ku qaaday dhismaha wasaaradda arrimaha dibadda Libya ee ku taalla magaalada caasimadda ah ee Tripoli. Illo […]

 
 

AMISOM oo Iska Fogaysay Xadhiga Mukhtaar Roobow.

AMISOM oo Iska Fogaysay Xadhiga Mukhtaar Roobow.

Danjire Francisco Madiera wakiilka Midowga Afrika (AU) u qaabilsan Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadlay rabshadaha maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay magaalada baydhabo iyo […]

 
 

Madaxda Somalia & Eritrea oo Soo Gunaanaday Wadahadalkii u Socday.

Madaxda Somalia & Eritrea oo Soo Gunaanaday Wadahadalkii u Socday.

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki oo kulamo wadatashi ah ku yeeshay Villa Soomaaliya ayaa ku heshiiyey in la xoojiyo […]

 
 

Burundi oo Xidhaysa Xafiiska Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay.

Burundi oo Xidhaysa Xafiiska Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay.

Dawladda Burundi ayaa amartay in guddiga xuquuqda aadanaha ee Qaramadama Midoobay (QM) uu xafiisyadiisa albaabada isugu laabo muddo labo toddobaad ah, sida ilo ka tirsan […]

 
 

Weerar Shaqaale Gargaar Lagu Afduubay oo Dalka Kenya Ka Dhacay.

Weerar Shaqaale Gargaar Lagu Afduubay oo Dalka Kenya Ka Dhacay.

Booliiska dalka Kenya ayaa sheegay in habeen hore fiidkii ay koox ku hubaysan qoryaha daran-dooriga udhaca ee loo yaqaano AK 47 weerar ku qaadeen xarunta […]

 
 

Madaxda Midawga Africa oo Addis Ababa Shir Uga Furmay.

Madaxda Midawga Africa oo Addis Ababa Shir Uga Furmay.

Magaalada Addis Ababa ee caasimada Itoobiya waxaa ka furmay shir ay yeelanayaan madaxda wadamada Afrika kaas oo looga hadlayo arimo badan oo ku saabsan iskaashiga […]

 
 

Golaha Amaanka oo Eritrea Cunaqabatayntii Ka Qaaday.

Golaha Amaanka oo Eritrea Cunaqabatayntii Ka Qaaday.

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey (QM) ayaa isku raacay in cunaqabateynta laga qaado dalka Eritrea. Eritrea ayaa xayiraadahani lagu soo rogay sagaal sano ka hor, […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay