Africa News

Madaxda Masar & South Sudan oo Kulmay & Itoobiya oo Walwal Lootuuray.

Madaxda Masar & South Sudan oo Kulmay & Itoobiya oo Walwal  Lootuuray.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Juba ee caasimada wadanka Koonfurta Sudanayaa sheegaya in guulo laga gaadhay kulan udhaxeeyay madaxda wadanka Masar iyo Koonfurta Sudan. Sida […]

 
 

40 Qof oo Ay Dooni Kula Degtay Xeebaha Dalka Tanzania.

40 Qof oo Ay Dooni Kula Degtay Xeebaha Dalka Tanzania.

Wakaaladaha Wararka ee dalka Tanzania ayaa sheegaya in Afartan qof ay ku dhimatay doon ku degtay xeebaha talka tanzania. Doontan ayaa ka baxday magaaladda Dekada […]

 
 

Madaxda Wadama Galbeedka Africa oo Ka Arinsanaya Xiisada Ka Taagan Gambia.

Madaxda Wadama Galbeedka Africa oo Ka Arinsanaya Xiisada Ka Taagan Gambia.

Madaxda Wadamada Galbeedka Afrika ayaa ku kulmaya magaalada Abuja ee caasimadda wadanka Nigeria iyaga oo kawada xaajoonaya siddii ay xal ugu heli lahaayeen siyaasada murugsan […]

 
 

Askar Gadooday oo Kamid Ah Ciidanka Ivory Coast oo Magaalada Abidjan Gaadhay.

Askar Gadooday oo Kamid Ah Ciidanka Ivory Coast oo Magaalada Abidjan Gaadhay.

Sida ay warbaahinta caalamku qorayso gadood ciidan oo ka bilaabmay dalka Ivory Coast ayaa ku fiday xarunta ganacsiga ee magaalada Abidjan. Dhawaaqa rasaas dhacaysa ayaa […]

 
 

Dalka Burundi oo Lagu Dilay Wasiirkii Deegaanka.

Dalka  Burundi oo Lagu Dilay Wasiirkii Deegaanka.

Sida ay tibaaxayaan warar laga helay Warbaahinta dalka Burundi, Wasiirka deegaanka oo lagu magacaabo Emmanuel Niyonkuru, ayaa lagu dilay magaalada caasimadda ah ee Bujumbura, xilli […]

 
 

Xiisadii Ka Taagnayd Kongo Kinshasa oo Xal Laga Gaadhey.

Xiisadii Ka Taagnayd Kongo Kinshasa oo Xal Laga Gaadhey.

Dhamaadka sanadka 2017 ayaa lagu heshiiyey in la qabto doorasho isla markaana uu xilka isaga dego Joseph Kabila dalka Kongo Kinshasa ee badhtamaha qaaradda Afrika. […]

 
 

Dawlada Mali oo Dib U Celisay Dad Laga Soo Masaafuriyay Wadanka Faransiiska.

Dawlada Mali oo Dib U Celisay Dad Laga Soo Masaafuriyay Wadanka Faransiiska.

Dawlada Mali ayaa dib ugu celisay laba qof oo laga soo musaafuriyey wadanka Faransiiska diyaaradii siday markii ay ka soo degeen, iyadoo su’aalo ka keentay […]

 
 

Dowlada Masar oo Kajawaabtay Eedayntii Xukuumada Wayaanaha.

Dowlada Masar oo Kajawaabtay Eedayntii Xukuumada Wayaanaha.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Qaahira ee xarunta wadanka Masar ayaa sheegaya in ay dowlada Masar sikulul iga jawaabtay eedayntii ay xukuumada wayaanuhu dusha usaartay. […]

 
 

Ciidamada Kenya oo Looga Digay In Ay Faro-Galiyaan Siyaasada Soomaaliya.

Ciidamada Kenya oo Looga Digay In Ay Faro-Galiyaan Siyaasada Soomaaliya.

Taliska ciidamada militariga Kenya ayaa uga digay ciidamada dowladda Kenya ee qeybta ka ah howlgalka midowga Africa AMISOM in ay saameyn ku yeeshaan siyaasada Soomaaliya. […]

 
 

Xubnaha Baarlamaanka Kenya oo Gacan-Kahadal uu Dhexmaray, Ogaw Sababta.

Kenya's Supreme Court judges file into the chamber during the opening of the 11th Parliament in the capital Nairobi April 16, 2013. REUTERS/Noor Khamis (KENYA - Tags: POLITICS)

Xil-Dhibaanada dalka Kenya ayaa mariyay isbaddelo lagu sameeyay sharciga doorashada Kenya, kaas oo u oggolaanaya guddiga doorashada inay aqoonsiga iyo tirinta codadka gacan loo adeegsado, […]

 
 

Cabsi Laga Qabo In Ay Rabshado Ka Dhacaan Dalka Congo-Kinshasa.

Cabsi Laga Qabo In Ay Rabshado Ka Dhacaan Dalka Congo-Kinshasa.

Ciidamo hubeysan oo iskugu jira Boolis iyo kuwa sida gaarka ah loo tababaray ayaa banaanka iyo wadooyinka lasoo dhoobay dalka Kongo-Kinsasa. Waxaa wakhtigu ka dhamadey […]

 
 

Madaxda Wadamada Galbeedka Africa oo Taageeray Natiijada Doorashadii Gambia.

Madaxda Wadamada Galbeedka Africa oo Taageeray Natiijada Doorashadii Gambia.

Urur goboleedka ECOWAS ee ay ku midoobeen wadammada Galbeedka Afrika ayaa sheegay in ay qaadi doonaan dhammaan tallaabooyinka lagama maarmaanka ah si ay u taageeraan […]

 
 

Akufo-Addo oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtinimada ee Dalka Ghana.

Akufo-Addo oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtinimada ee Dalka Ghana.

Madaxweynaha dalka Gaana Mahama ayaa qirtey in doorashadii looga adkaadey oo ay guushu raacdey Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Akufo-Addo.  Hoggaamiyaha mucaaradka ee dalka Gaana […]

 
 

Dawlada Kenya oo Lagu Eedeeyay Dilal Aan Sharci Ahayn.

Dawlada Kenya oo Lagu Eedeeyay Dilal Aan Sharci Ahayn.

Urur aan dowli ahayn oo lagu magacaabo Haki Afrika ayaa ku eedeeyey ciidamada ammaanka Kenya inay fuliyeen tobaneeyo dilal aan sharci ahayn oo ay u […]

 
 

HRW oo Dalka Jabuuti Ku Cambaaraysay Qaxooti Itoobiyaan Ahaa oo Woyaanaha Loo Gacan Galiyay

HRW oo Dalka Jabuuti Ku Cambaaraysay Qaxooti Itoobiyaan Ahaa oo Woyaanaha Loo Gacan Galiyay

Hay’ada xuquuqda aadamaha udooda ee Human Rights Watch ayaa eedayn culus dusha usaartay xukuumada Jabuuti waxayna Hay’adu sheegtay in si ula kac ah ay xukuumada […]

 
 

Madaxwaynaha Gambia oo Sheegay In Doorashadii Lagaga Guulaystay.

Madaxwaynaha Gambia oo Sheegay In Doorashadii Lagaga Guulaystay.

Madaxa guddiga doorashooyinka ee dalka Gambia ayaa sheegay in Yahya Jammeh, Madaxwaynaha dalka Gambia uu qirtay in lagaga guulaystay doorashadii Khamiistii dalka ka dhacday.  Wuxuu Madaxa […]

 
 

Dayuurad Soomaaliya Ka Duushay oo Kenya Ku dhacday.

Dayuurad Soomaaliya Ka Duushay oo Kenya Ku dhacday.

Sida laga soo xigtay Masuuliyiinta garoonka diyaaradaha ee Joomo Kenyatta ee magaalada Nairobi ayaa sheegay in fiidnimaddii Axadda si ku meel gaadh ah u xidheen […]

 
 

Deg Deg: Itoobiya oo Xidhay Hoggaamiyihii Mucaaradka Koonfurta Sudan Riek Machar

Deg Deg: Itoobiya oo Xidhay Hoggaamiyihii Mucaaradka Koonfurta Sudan Riek Machar

Xukuumada gumaysiga Itoobiya ayaa sida uu sheegay sargaal sare oo ka tirsan jabhada mucaaradka ku ah xukuumada sudanta koonfureed waxay xirtay hoggaamiyahooda Riek Machar kadib intii […]

 
 

Shacabka Kenya oo Doonaya In Ciidankooda Soomaaliga Kala Soo Baxaan.

Shacabka Kenya oo Doonaya In Ciidankooda Soomaaliga Kala Soo Baxaan.

Sida ay shaacisay Hay’adda Twaweza East Africa, qiyaastii 70% shacabka Kenya ayaa doonaya in ciidamada dalkooda laga soo saaro dalka Soomaaliya, sida lagu ogaaday ra’yi […]

 
 

Qaramada Midoobay oo Ka Digtay Xasuuq Ka Dhaca Dalka Koonfurta Sudan.

Qaramada Midoobay oo Ka Digtay Xasuuq Ka Dhaca Dalka Koonfurta Sudan.

Sida laga soo xigtay la taliyaha gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan ka hortaga xasuuqa, Adama Dieng, ayaa shaaca ka qaaday in ay jirto khatar […]