Africa News

Maxkamada Sare ee Koonfur Africa oo Go’aan Ka Gaadhay Dacwad Kadhan Ahayd Madaxwaynaha Dalka.

Maxkamada Sare ee Koonfur Africa oo Go’aan Ka Gaadhay Dacwad Kadhan Ahayd Madaxwaynaha Dalka.

Maxkamada sare ee wadanka Koonfur Afrika ayaa go’aan ka gaadhay dacwad ka dhan ah Madaxweyne Jacob Zuma oo la xidhiidha lacagta dowladda oo lagu bixiyay […]

 
 

Ciidanka Wadanka Sudan & Jabhada SPLM oo Gobolka Kurdufan Ku Dagaalamay.

Ciidanka Wadanka Sudan & Jabhada SPLM oo Gobolka Kurdufan Ku Dagaalamay.

Ciidanka dowladda Sudan ayaa waxay isku dhaceen jabhada SPLM ee Kordufan. Dagaalkan ayaa warar iskhilaafsan ay ka soo baxayaan lamana hubo warar xaqiiqo ah. Dagaalka waxa uu […]

 
 

Masuuliinta Wadamada Ay Ciidamadu Ka Joogaan Somaliya oo Shiray.

Masuuliinta Wadamada Ay Ciidamadu Ka Joogaan Somaliya oo Shiray.

Masuuliinta dalalka ay ciidamadu ka joogaan wadanka Soomaaliya ayaa waxa uu shir uga furmayay dalka Jabuuti.  Shirkan waxaa diiradda lagu saarayaa arrimaha ammaanka ee dalka […]

 
 

Midawga Africa oo Kormeerayaal Udiraya Wadanka Burundi.

Midawga Africa oo Kormeerayaal Udiraya Wadanka Burundi.

Midowga Afrika ayaa shaaciyay in dalka Burundi ay u dirayaan boqol kormeerayaal xaquuqul insaanka ah iyo boqol askari oo dusha kala socda xaaladda dalkaasi. Waxa uu […]

 
 

Natiijada Doorashadii Uganda oo la Shaacinayo Maanta & Rabshado Ka Dhacay Kampala.

Natiijada Doorashadii Uganda oo la Shaacinayo Maanta & Rabshado Ka Dhacay Kampala.

Maanta oo Sabti ah ayaa la filayaa in si rasmi ah loogu dhawaaqo Natiijada Doorashada madaxnimo ee dalka Uganda ka dhacday Khamiistii lasoo dhaafay, iyadoo […]

 
 

Dawlada Kenya oo Sheegtay Inay Duqayn Kudishay Sarkaal Al-Shabaab Kamid Ah.

Dawlada Kenya oo Sheegtay Inay Duqayn Kudishay Sarkaal Al-Shabaab Kamid Ah.

Dawlada Kenya ayaa sheegtay inay ku dishay madaxii sirdoonka Al-Shabaab iyo toban qof oo kale weerar 8-dii bishan February ka dhacay Koonfurta wadanka Soomaaliya. Korneyl […]

 
 

Kenya oo Shaacisay Inay Dhisi Doonto Jeel Ugaar Ah Dadka Fikirka Xag-Jirnimada Ah Aaminsan.

Kenya oo Shaacisay Inay Dhisi Doonto Jeel Ugaar Ah Dadka Fikirka Xag-Jirnimada Ah Aaminsan.

ukuumada Kenya ayaa sheegtay inay  dhisi doonto xabsi gaar ah, oo loogu talo galay dadka-mayalka adag (Xag-jirka ah) iyo kuwa rabshadaha sameeya si aysan saamayn ugu […]

 
 

Warbixin Ay Amnesty International Kasoo Diyaarisay Burundi.

Warbixin Ay Amnesty International Kasoo Diyaarisay Burundi.

Ciidamada Nabad-sugida Burundi, ayaa si xeeladeysan u dilay tobaneeyo ruux intii ay socdeen cadaadiskii rabshadaha ee ka dhacay 11 desember magaalada xarunta ah ee Bujumbura, […]

 
 

Bangiga Aduunka oo Sheegay in Wadamo African Ah Ay Horumar Kagaadheen Nidaamka Ganacsiga

Bangiga Aduunka oo Sheegay in Wadamo African Ah Ay Horumar Kagaadheen Nidaamka Ganacsiga

Khubaro katirsan Bangiga Aduunka (The World Bank) ayaa sheegay in dhawr wadan oo kamid ah wadamada soo koraya ay horumar ka gaadheen fududaynta in ganacsi […]

 
 

Gudiga Dabagalka Dambiyada Dagaalka oo Warbixin Kasoo Saaray Dambiyadii Kadhacay Koonfurta Sudan.

Gudiga Dabagalka Dambiyada Dagaalka oo Warbixin Kasoo Saaray Dambiyadii Kadhacay Koonfurta Sudan.

Gudiga dabagalka dambiyada dagaalka ee Midawga Africa uqaabilsan baadhitaanka dambiyadii ka dhacay Koonfurta Sudan ayaa warbixin ay Talaadadii soo saartay ku sheegay in gabood fallo […]

 
 

Ethiopian soldiers carried out a mass arrest against 30 nomadic families in the Nulxan area of Gunagado.

Ethiopian soldiers carried out a mass arrest against 30 nomadic families in the Nulxan area of Gunagado.

On 18 July 2015 the Ethiopian military carried out a mass arrest imprisoning more than 30 nomadic families in the Nulxan area of Gunagado, Jarar. […]

 
 

President Obama’s Visit to Ethiopia is “unfathomable”!

President Obama’s Visit to Ethiopia is “unfathomable”!

As lame duck President,  Obama is free to do anything he likes including wining and dining with any brutal dictators. He is slated to be in Ethiopia […]

 
 

OBAMA oo Laga codsaday innuusan Booqan Dalka Ethiopia

OBAMA oo Laga codsaday innuusan Booqan Dalka Ethiopia

Kumanaan qof oo kusugan dalka USA ayaa warqad cabasho ah u diray Madaxweynaha Dalka Mareykanka iyaga oo ka codsanaya innuu joojiyo socdaalkiisii uu qorsheystay innuu […]

 
 

Burundi Parliament Head Leaves Country, Denounces President

Burundi Parliament Head Leaves Country, Denounces President

    The head of Burundi’s parliament on Sunday said he had left the nation due to the violence raging there and urged the president […]

 
 

Rwandan military general arrested in London in connection with war crimes

Rwandan military general arrested in London in connection with war crimes

  One of Rwanda’s top military figures has been arrested in London in relation to alleged war crimes against civilians, police have said. Karenzi Karake, […]

 
 

Obama’s plan to visit Ethiopia criticised as ‘gift’ for repressive government

Obama’s plan to visit Ethiopia criticised as ‘gift’ for repressive government

Activists express anger at US president’s trip to country widely criticised for human right abuses. Global Voices report Barack Obama during a to Wajir in […]

 
 

Briton ‘second in command’ during Kenya al-Shabab raid

Briton ‘second in command’ during Kenya al-Shabab raid

A British man killed while fighting with Islamist militant group al-Shabab in Kenya was second in command of his unit at the time, the BBC […]