Africa News

Madaxda Wadamada Galbeedka Africa oo Taageeray Natiijada Doorashadii Gambia.

Madaxda Wadamada Galbeedka Africa oo Taageeray Natiijada Doorashadii Gambia.

Urur goboleedka ECOWAS ee ay ku midoobeen wadammada Galbeedka Afrika ayaa sheegay in ay qaadi doonaan dhammaan tallaabooyinka lagama maarmaanka ah si ay u taageeraan […]

 
 

Akufo-Addo oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtinimada ee Dalka Ghana.

Akufo-Addo oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtinimada ee Dalka Ghana.

Madaxweynaha dalka Gaana Mahama ayaa qirtey in doorashadii looga adkaadey oo ay guushu raacdey Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Akufo-Addo.  Hoggaamiyaha mucaaradka ee dalka Gaana […]

 
 

Dawlada Kenya oo Lagu Eedeeyay Dilal Aan Sharci Ahayn.

Dawlada Kenya oo Lagu Eedeeyay Dilal Aan Sharci Ahayn.

Urur aan dowli ahayn oo lagu magacaabo Haki Afrika ayaa ku eedeeyey ciidamada ammaanka Kenya inay fuliyeen tobaneeyo dilal aan sharci ahayn oo ay u […]

 
 

HRW oo Dalka Jabuuti Ku Cambaaraysay Qaxooti Itoobiyaan Ahaa oo Woyaanaha Loo Gacan Galiyay

HRW oo Dalka Jabuuti Ku Cambaaraysay Qaxooti Itoobiyaan Ahaa oo Woyaanaha Loo Gacan Galiyay

Hay’ada xuquuqda aadamaha udooda ee Human Rights Watch ayaa eedayn culus dusha usaartay xukuumada Jabuuti waxayna Hay’adu sheegtay in si ula kac ah ay xukuumada […]

 
 

Madaxwaynaha Gambia oo Sheegay In Doorashadii Lagaga Guulaystay.

Madaxwaynaha Gambia oo Sheegay In Doorashadii Lagaga Guulaystay.

Madaxa guddiga doorashooyinka ee dalka Gambia ayaa sheegay in Yahya Jammeh, Madaxwaynaha dalka Gambia uu qirtay in lagaga guulaystay doorashadii Khamiistii dalka ka dhacday.  Wuxuu Madaxa […]

 
 

Dayuurad Soomaaliya Ka Duushay oo Kenya Ku dhacday.

Dayuurad Soomaaliya Ka Duushay oo Kenya Ku dhacday.

Sida laga soo xigtay Masuuliyiinta garoonka diyaaradaha ee Joomo Kenyatta ee magaalada Nairobi ayaa sheegay in fiidnimaddii Axadda si ku meel gaadh ah u xidheen […]

 
 

Deg Deg: Itoobiya oo Xidhay Hoggaamiyihii Mucaaradka Koonfurta Sudan Riek Machar

Deg Deg: Itoobiya oo Xidhay Hoggaamiyihii Mucaaradka Koonfurta Sudan Riek Machar

Xukuumada gumaysiga Itoobiya ayaa sida uu sheegay sargaal sare oo ka tirsan jabhada mucaaradka ku ah xukuumada sudanta koonfureed waxay xirtay hoggaamiyahooda Riek Machar kadib intii […]

 
 

Shacabka Kenya oo Doonaya In Ciidankooda Soomaaliga Kala Soo Baxaan.

Shacabka Kenya oo Doonaya In Ciidankooda Soomaaliga Kala Soo Baxaan.

Sida ay shaacisay Hay’adda Twaweza East Africa, qiyaastii 70% shacabka Kenya ayaa doonaya in ciidamada dalkooda laga soo saaro dalka Soomaaliya, sida lagu ogaaday ra’yi […]

 
 

Qaramada Midoobay oo Ka Digtay Xasuuq Ka Dhaca Dalka Koonfurta Sudan.

Qaramada Midoobay oo Ka Digtay Xasuuq Ka Dhaca Dalka Koonfurta Sudan.

Sida laga soo xigtay la taliyaha gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan ka hortaga xasuuqa, Adama Dieng, ayaa shaaca ka qaaday in ay jirto khatar […]

 
 

Maxaad U Baahantahay Inaad Ka Ogaatid Xaalada Gumaysiga Itoobiya?

Maxaad U Baahantahay Inaad Ka Ogaatid Xaalada Gumaysiga Itoobiya?

Qoraal dheer oo uu soo diyaariyay wargayska caanka ah ee Daily Vox kana soo baxa wadanka Konfur Afrika, dad badani ay ku taxan yihiin ayaa […]

 
 

Shir Balaadhan oo Kaqabsoomay Port Elzabeth & Waftigii JWXO oo Kaqayb Galay.

Shir Balaadhan oo Kaqabsoomay Port Elzabeth & Waftigii JWXO oo Kaqayb Galay.

Xalay oo taariikhdu ay ahayd 4-11-2016 waxaa shir aad loo soo agaasimay lagu Qabtay Magaalada Uitenhage. Shirka oo Xafiiska Jaaliyada Soomaalida Ogadenia Ee Koonfur Africa […]

 
 

Madaxa Ciidamada Nabad Ilaalinta Koonfurta Sudan oo Shaqada Laga Caydhiyay.

Madaxa Ciidamada Nabad Ilaalinta Koonfurta Sudan oo Shaqada Laga Caydhiyay.

 Ban Ki-moon Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ayaa shaqada ka caydhiyay taliyaha ciidamada nabad ilaalinta ee hawlgalka Qaramda Midoobey (QM) ee Koonfurta Sudan ee UNMISS. […]

 
 

Jaamacada Makerere ee Dalka Uganda oo Laxidhay, Ogaw Sababta.

Jaamacada Makerere ee Dalka Uganda oo Laxidhay, Ogaw Sababta.

Wararka naga soo gaadhaya dalka Uganka ayaa sheegaya in Jaamacadda ugu weyn dalka Uganda ee lagu magacaabo Makerere faraca ay ku leedahay caasimadda Kampala ayaa […]

 
 

Booliska Kenya oo Ku Dilay Nin Meel Aan Safaarada Maraykanka ee Nairobi Ka Fogayn.

Booliska Kenya oo Ku Dilay Nin Meel Aan Safaarada Maraykanka ee Nairobi Ka Fogayn.

Wararka ONA kasoo gaadhaya magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa tibaaxaya in booliska dalka Kenya ay nin ku toogteen meel u dhow safaaradda dalka […]

 
 

Ciidamada Amaanka ee Dalka Kenya oo Burburiyay Goobaha Wadhata ee Suuqa Islii.

Ciidamada Amaanka ee Dalka Kenya oo Burburiyay Goobaha Wadhata ee Suuqa Islii.

Sidii aad wararkaanagii hore kula socoteen waxaa muddo sadex maalmood ah xirnaa Suuqa Xaafadda ay Somalidu ku badantahay ee magaalada Nairobi ee lagu magacaabo Islii. […]

 
 

Rabshado Ka Dhashay Natiijada Doorashada Wadanka Gabon oo Khasaare Dhaliyay.

Rabshado Ka Dhashay Natiijada Doorashada Wadanka Gabon oo Khasaare Dhaliyay.

Wadanka Gabon ee Galbeedka Qaarada Afrika ayey weli ka taagan tahay xiisadii ka dhalatay Natiijadii Doorashadii Madaxweynaha ee Sabtidii lasoo dhaafay dhacday, taasi oo lasheegay […]

 
 

Natiijada Doorashada Madaxtinimada Dalka Gabon oo Muran Ka Taagan Yahay.

Natiijada Doorashada Madaxtinimada Dalka Gabon oo Muran Ka Taagan Yahay.

Murashaxiinta u tartamaya xilka Madaxweynaha dalka Gabon ayaa wada sheegtay inay ku guuleysteen doorashada, isla markaana ka dhawaajiyey in uu jiro musuq maasuq. Madaxweynaha xilka […]

 
 

Masuul Kamid Ah Islamiyiinta Ka Dagaalanta Waqooyiga Mali oo Qirtay Dambiyo Uu Gaystay.

Masuul Kamid Ah Islamiyiinta Ka Dagaalanta Waqooyiga Mali oo Qirtay Dambiyo Uu Gaystay.

Masuul kamid ahaan jiray kooxaha Islamiyiinta ah ee ka dagaalama dalka Mali ayaa qirtay inuu isagu lahaa amarada lagu burburiyay ilaa iyo 9 Qabri iyo […]

 
 

Saraakiil Kamid Ahaa AMISOM oo Lagu Helay Dambiyo Kala Duwan.

Saraakiil Kamid Ahaa AMISOM oo Lagu Helay Dambiyo Kala Duwan.

Saraakiil ka socda dalka Uganda oo kamid ahaa hawlgalka AMISOM ayaa lagu xukumey xabsi kadib markii lagu helay fal loogu yeedhay Dhaqan-xumo. Askarta ayaa lagu helay dambi ah […]

 
 

Dawlada Koonfurta Sudan oo Aqbashay In Ciidamo Nabad Ilaalin Ah Dalkaas Lageeyo.

South Sudan's President Salva Kiir attends a one-day summit on oil on September 3, 2013 in Khartoum. Sudan and South Sudan averted a shutdown of economically vital oil flows and again pledged to implement economic and security pacts that have twice failed to take effect.  AFP PHOTO / ASHRAF SHAZLY        (Photo credit should read ASHRAF SHAZLY/AFP/Getty Images)

Xukuumada Koonfurta Sudan ayaa aqbashay in dalkeeda lageeyo ciidan gobolka ka socda oo gacan ka geysta sidii lagu badbaadin lahaa heshiiska nabadeed ee colaadda dalkaasi laga […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay