Qaramada Midoobay oo Ka Digtay Xasuuq Ka Dhaca Dalka Koonfurta Sudan.
Sida laga soo xigtay la taliyaha gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan ka hortaga xasuuqa, Adama Dieng, ayaa shaaca ka qaaday in ay jirto khatar […]
Sida laga soo xigtay la taliyaha gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan ka hortaga xasuuqa, Adama Dieng, ayaa shaaca ka qaaday in ay jirto khatar […]
/ Africa News, Warar /
Qoraal dheer oo uu soo diyaariyay wargayska caanka ah ee Daily Vox kana soo baxa wadanka Konfur Afrika, dad badani ay ku taxan yihiin ayaa […]
/ Africa News, Warar /
Xalay oo taariikhdu ay ahayd 4-11-2016 waxaa shir aad loo soo agaasimay lagu Qabtay Magaalada Uitenhage. Shirka oo Xafiiska Jaaliyada Soomaalida Ogadenia Ee Koonfur Africa […]
/ Africa News, Warar /
Ban Ki-moon Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ayaa shaqada ka caydhiyay taliyaha ciidamada nabad ilaalinta ee hawlgalka Qaramda Midoobey (QM) ee Koonfurta Sudan ee UNMISS. […]
/ Africa News, Warar /
Wararka naga soo gaadhaya dalka Uganka ayaa sheegaya in Jaamacadda ugu weyn dalka Uganda ee lagu magacaabo Makerere faraca ay ku leedahay caasimadda Kampala ayaa […]
/ Africa News, Warar /
Wararka ONA kasoo gaadhaya magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa tibaaxaya in booliska dalka Kenya ay nin ku toogteen meel u dhow safaaradda dalka […]
/ Africa News, Warar /
Sidii aad wararkaanagii hore kula socoteen waxaa muddo sadex maalmood ah xirnaa Suuqa Xaafadda ay Somalidu ku badantahay ee magaalada Nairobi ee lagu magacaabo Islii. […]
/ Africa News, Warar /
Wadanka Gabon ee Galbeedka Qaarada Afrika ayey weli ka taagan tahay xiisadii ka dhalatay Natiijadii Doorashadii Madaxweynaha ee Sabtidii lasoo dhaafay dhacday, taasi oo lasheegay […]
/ Africa News, Warar /
Murashaxiinta u tartamaya xilka Madaxweynaha dalka Gabon ayaa wada sheegtay inay ku guuleysteen doorashada, isla markaana ka dhawaajiyey in uu jiro musuq maasuq. Madaxweynaha xilka […]
/ Africa News, Warar /
Masuul kamid ahaan jiray kooxaha Islamiyiinta ah ee ka dagaalama dalka Mali ayaa qirtay inuu isagu lahaa amarada lagu burburiyay ilaa iyo 9 Qabri iyo […]
/ Africa News, Warar /
Saraakiil ka socda dalka Uganda oo kamid ahaa hawlgalka AMISOM ayaa lagu xukumey xabsi kadib markii lagu helay fal loogu yeedhay Dhaqan-xumo. Askarta ayaa lagu helay dambi ah […]
/ Africa News, Warar /
Xukuumada Koonfurta Sudan ayaa aqbashay in dalkeeda lageeyo ciidan gobolka ka socda oo gacan ka geysta sidii lagu badbaadin lahaa heshiiska nabadeed ee colaadda dalkaasi laga […]
/ Africa News, Warar /
Dawlada Kenya ayaa warbaahinta u sheegtay in dagaal dhexmarey ciidanka Qaranka Kenya iyo kooxda Al-Shabaab maalintii Arbacada ahayd taariikhduna ay ku beegnayd 3/8/2016. Dagaalkan ayaa […]
/ Africa News, Warar /
Xildhibaan Riyaale xaamud ahmed ayaaa baaaq iyo cambaareyn isugu jira u diray shacabka soomaaliyeed iyo shacabka Somalida Ogadenia uguna baaqaya halgan iyo adkaysi buuxa. Dhanka […]
/ Africa News, Warar, Warar Aduunka, Wararka Yurub /
Waxaa maanta ooy taariikhdu tahay 23/7/2016, shir deg deg ah isugu yimid xubnaha jaaliyada sweden iyaga oo ka jawaabaya dhacdadii foosha xumayd ee ay kula […]
/ Africa News, Afrika, Warar, Warar Aduunka /
Qaarada Africa waxay bilowday baasaboor cusub oo qaaradda oo dhan ka dhexeeya, kaasoo lasiin doono dadka oo dhan kadib markuu si rasmi ah u dhaqan […]
/ Africa News, Warar /
Ugu yaraan shan askari ayaa dhimatay shalay kaddib markii ay isku dhaceen ciidammo daacad u kala ah madaxwaynaha Suudaanta Koonfureed, Salva Kiir iyo madaxwayne kuxigeenka […]
/ Africa News, Warar /
/ Africa News, Warar /
Hogaamiyaha Mucaaridka dalka Uganda Kizza Besigye ayaa lagu soo oogay dacwad ah khiyaano Qaran kadib markii uu beeniyay in Madaxweynaha xilka haya Yuweri Musefeni uu […]
/ Africa News, Warar /
Hogaamiyaha Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa qarka u saaran in dib loogu soo oogo eedeymo gaadhaya ku dhawaad 800 oo musuqmaasuq laxidhiidha, kuwaasi oo dacwad […]
/ Africa News, Warar /
Copyright © 2019 Ogaden News Agency (ONA). All rights reserved. Wakaaladda Wararka Ogadeniya (WWO)