Warar

Kulankii Gaarka Ahaa Ee Golaha Dhexe oo Maalintii 3 aad Galay.

Kulankii Gaarka Ahaa Ee Golaha Dhexe oo Maalintii 3 aad Galay.

Waxaa maalintii 3aad galay Kulankii gaarka ahaa ee Xunbaha Golaha Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) kaas oo Todobaadkan kasocday Magaalada Qabridahare ee Xarunta […]

 
 

Kulankii Gaarka Ahaa ee Xubnaha Golaha Dhexe oo Maalintii 2 aad Galay.

Kulankii Gaarka Ahaa ee Xubnaha Golaha Dhexe oo Maalintii 2 aad Galay.

Waxaa maalintii 2aad galay Kulankii gaarka ahaa ee xubnaha Golaha Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) kaas oo kasocday magaalada Qabridahare ee Xarunta Gobolka […]

 
 

Ogaysiis: Shirwayhii 4 aad ee Ururka Dhalinyarada OYSU ee Heer Aduun oo Jig Jiga Lagu Qaban doono.

Ogaysiis: Shirwayhii 4 aad ee Ururka Dhalinyarada OYSU ee Heer Aduun oo Jig Jiga Lagu Qaban doono.

waxa Magaalada Jig Jiga ee Xarunta gobolka Faafan lagu qaban doonaa shirwaynihii 4 aad ee Ururka dhalinyarada iyo ardayda Soomaalida Ogaadeniya (OYSU) wuxuuna socon doonaa […]

 
 

Golaha Dhexe Ee JWXO oo Galay Shir Albaabadu uxidhan Yihiin oo Golaha Dhexe u Gaar ah.

Golaha Dhexe Ee JWXO oo Galay Shir Albaabadu uxidhan Yihiin oo Golaha Dhexe u Gaar ah.

Waxaa saaka Dagmada Qabridahare ee Xarunta Gobolka Qoraxay kafurmay Shir gaar ah oo qayb ka ahaa kalfadhigii Golaha Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO). […]

 
 

Shirkii Golaha Dhexe Ee Galabta oo Guul kusoo Dhamaaday.

Shirkii Golaha Dhexe Ee Galabta oo Guul kusoo Dhamaaday.

Waxaa si nabad ah kudhamaaday Shirkii Kalfadhiga Golaha Dhexe ee JWXO ee kasocday hoolka shirarka ee magaalada Qabridahare. Shirka maanta oo uu kasoo qayb galay […]

 
 

Madax waynaha Deegaanka oo Kasoo Qayb Galay Kalfadhigii Golaha Dhexe JWXO Ee Qabri Dahare Ka Socday.

Madax waynaha Deegaanka oo Kasoo Qayb Galay Kalfadhigii Golaha Dhexe JWXO Ee Qabri Dahare Ka Socday.

Waxaa hada hoolka Shirarka ee magaalada Qabridahare kafurmay Shir muhiim ah oo uu kasoo qayb galay madaxwaynaha Dowlada Deegaanka Soomaalida Mudane Mustafe Muxumed Cumar. Madaxwayne […]

 
 

Shirkii Hawul Wadeenka JWXO & Madaxda ONLF oo Guul kusoo Dhamaaday.

Shirkii Hawul Wadeenka JWXO & Madaxda ONLF oo Guul kusoo Dhamaaday.

Waxaa si nabad ah kusoo dhamaaday shirkii howl-wadeenka iyo Madaxda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) oo maanta ka qabsoomay guriga Martida ee Magaalada Qabridahare. Kulankan […]

 
 

Kaadirka JWXO iyo Madaxda Jabhada ayuu Maanta ubilawday Kulan Muhiima.

Kaadirka JWXO iyo Madaxda Jabhada ayuu Maanta ubilawday Kulan Muhiima.

Waxaa hada Dagmada Qabridahare ee xarunta Gobolka Qoraxay ka furmay Shir balaadhan oo ay isugu yimaadeen Howl-wadeenka JWXO iyo Madaxda JWXO kaasoo hada ka furmay […]

 
 

Shirkii Kalfadhigii Golaha Dhexe Ee JWXO oo Si Guul Ah Ku dhamaaday Maalintii Labaad.

Shirkii Kalfadhigii Golaha Dhexe Ee JWXO oo Si Guul Ah Ku dhamaaday Maalintii Labaad.

Waxaa si nabad ah kusoo dhamaaday qaybtii 4aad ee Shirkii Kalfadhiga Golaha Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO). Shirka oo ahaa mid ay isku […]

 
 

Qaybtii 4aad Ee Shirkii Golaha Dhexee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) Oo Hada Dib Ufurmay.

Qaybtii 4aad Ee Shirkii Golaha Dhexee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) Oo Hada Dib Ufurmay.

Waxaa hada dib ufurmay qaybtii 4aad ee Shirkii Kalfadhiga Golaha Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ee kasocday magaalada Qabridahare ee xarunta Gobolka Qoraxay. […]

 
 

Kal Fadhigii Golaha Dhexe Ee JWXO Maalinti 2 aad Qaybtii Hore oo Hada Soo Dhamaatay.

Kal Fadhigii Golaha Dhexe Ee JWXO Maalinti 2 aad Qaybtii Hore oo Hada Soo Dhamaatay.

Waxaa si guul ah kudhamaaday qaybtii 1aad ee Shirkii Kalfadhiga Golaha Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ee kasocday hoolka Shirarka ee magaalada Qabridahare. […]

 
 

Waxaa Wali Lagu Jiraa Qaybihii Dhexe Ee Shirkii Golaha Dhexe oo Maalintiisii Labaad Galay.

Waxaa Wali Lagu Jiraa Qaybihii Dhexe Ee Shirkii Golaha Dhexe oo Maalintiisii Labaad Galay.

Waxaa lasii dhex musheexayaa qaybihii dhexe ee Shirkii Kalfadhiga Golaha Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) kaas oo galay maalintii labaad ee shirka. Waxaa […]

 
 

Deg Deg: Waxaa Hada Furmay Kalfadhiga Golaha Dhexe ONLF ee Qabridahare Kasocday.

Deg Deg: Waxaa Hada Furmay Kalfadhiga Golaha Dhexe ONLF ee Qabridahare Kasocday.

Waxaa hada furmay Shirkii Kalfadhiga Golaha Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) kaas oo ay kasoo qayb galeen inta badan xubnaha Golaha Dhexe ee […]

 
 

Shirkii Golaha Dhexe Ee JWXO oo Galabta Si Guul Ah Kusoo Dhamaaday Maalintii Koobaad.

Shirkii Golaha Dhexe Ee JWXO oo Galabta Si Guul Ah Kusoo Dhamaaday Maalintii Koobaad.

Waxaa goor dambe oo galabta ah guul kusoo dhamaaday Shirkii Kalfadhiga Golaha Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) oo saaka kafurmay Magaalada Qabridahare ee […]

 
 

Qaybtii Labaad ee Shirkii Kalfadhiga Golaha Dhexe Ee JWXO oo Dib Loofuray.

Qaybtii Labaad ee Shirkii Kalfadhiga Golaha Dhexe Ee JWXO oo Dib Loofuray.

Waxaa hada hoolka shirarka ee Magaalada Qabridahare kasocda qaybtii 2aad ee Shirkii Kalfadhiga Golaha Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) kaas oo saaka kafurmay […]

 
 

Maalintii Koobaad Ee Kalfadhigii Golaha Dhexe Ee JWXO oo Guul Kusoo Dhamaaday.

Maalintii Koobaad Ee Kalfadhigii Golaha Dhexe Ee JWXO oo Guul Kusoo Dhamaaday.

Waxaa si guul ah ku dhamaaday qaybtii 1aad ee Shirkii Kalfadhiga Golaha Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) kaas oo saaka kafurmay hoolka Shirarka […]

 
 

Deg-Deg: Kalfadhigii Golaha Dhexe ee JWXO oo si rasmi ah uga furmay Magalada Qabri-Dahar.

Deg-Deg: Kalfadhigii Golaha Dhexe ee JWXO oo si rasmi ah uga furmay Magalada Qabri-Dahar.

Waxaa hada hoolka Shirarka ee magaalada Qabridahare si habsami leh uga socda shirkii balaadhnaa ee ay kasoo qayb galeen wufuuda kala duwan ee dalka iyo […]

 
 

Dag-Dag: Kalfadhigii Golaha Dhexe ee JWXO oo dhawaan Furmaya.

Dag-Dag: Kalfadhigii Golaha Dhexe ee JWXO oo dhawaan Furmaya.

Waxaa goor dhaw Magaalada Qabridahare si rasmi ah uga furmi doona Kalfadhiga Golaha Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO, kaas oo loo balan sanaa […]

 
 

Bahda Warfaafinta JWXO oo Makarafoonka La Dhex Qaaday Shacabka Qabri Dahare.

Bahda Warfaafinta JWXO oo Makarafoonka La Dhex Qaaday Shacabka Qabri Dahare.

Bahda Warfaafinta JWXO ee kusugan magaalada Qabridahare ayaa makarafoonka la dhex qaaday qaar kamid ah wufuuda kaqayb galaysa Kalfadhiga Golaha Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta […]

 
 

Qaban-Qaabada Qabsoomida Kal Fadhigii Golaha dhexe ee JWXO oo si wayn looga dareemayo Qabridahar.

Qaban-Qaabada Qabsoomida Kal Fadhigii Golaha dhexe ee JWXO oo si wayn looga dareemayo Qabridahar.

Waxaa magaalada Qabridahare ee xarunta Gobolka Qoraxay siwayn uga socota qabanqaabada kalfadhiga Golaha Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ee lagu wado in uu […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay