Warar

Gudoomiyaha Xafiiska Siyaasada & Xidhiidhka Heer Faderal Ee ONLF oo Waraysi Siyay Esat Tv.

Gudoomiyaha Xafiiska Siyaasada & Xidhiidhka Heer Faderal Ee ONLF oo Waraysi Siyay Esat Tv.

Gudoomiyaha xafiiska siyaasada iyo xidhiidhka heer Faderal ee JWXO Mudane Hassan Muhumed aw Macalin ayaa waraysi siiyay Tvga Esat wuxuuna uga waramay Xafiiska ONLF ee […]

 
 

Xafiiska ONLF ee Magaalada Fiiq oo Maamul cusub doortay.

Xafiiska ONLF ee Magaalada Fiiq oo Maamul cusub doortay.

Xafiiska ONLF ee Magaalada Fiiq oo Maamul cusub doortay. Xaflad dootosho oo si wayn loosoo agaasimay oo ka dhacday magaalada FIIQ ee Xarunta Gobalka erer […]

 
 

Tababarkii Xubnaha Cusub Ee Hawul wadeenka Warfaafinta JWXO oo Maalintii Labaad Galay

Tababarkii Xubnaha Cusub Ee Hawul wadeenka Warfaafinta JWXO oo Maalintii Labaad Galay

Waxaa maalintii labaad galay Tababarkii ay mas’uuliyiinta Hogaanka Warfaafintu siinayeen qaar kamid ah howlwadeenka Hogaanka Warfaafinta JWXO. Tababarkan oo ah mid dhalinta saxaafada Jabhada kashaqaysa […]

 
 

Tababar Lagu Kobcinayo Tayada Warfaafinta JWXO oo ka Bilawday Magaalada Jig Jiga.

Tababar Lagu Kobcinayo Tayada Warfaafinta JWXO oo ka Bilawday Magaalada Jig Jiga.

Waxaa hada magaalada Jigjiga ee xarunta Gobolka Faafan kafurmay tababar lagu kobcinayo tayada howlwadeenka Hogaanka Warfaafinta JWXO. Tababarkan oo ah mid wax wayn kabadali doona […]

 
 

Press Release: Conference on Transition and Transformation in the Horn of Africa_Ethiopia and the Ogaden Region

Press Release: Conference on Transition and Transformation in the Horn of Africa_Ethiopia and the Ogaden Region

Conference on Transition and Transformation in the Horn of Africa:  Ethiopia and the Ogaden Region Hyatt Regency Hotel Denver, Colorado USA Conference Press Release July […]

 
 

Kal Fadhigii Baar lamaanka Itoobiya oo Qabsoomay & JWXO oo Lagu Casuumay.

Kal Fadhigii Baar lamaanka Itoobiya oo Qabsoomay & JWXO oo Lagu Casuumay.

Waxaa goordhaw oo maanta ah soo gabagaboobay fadhigii Baarlamaanka Itoobiya oo maanta ahmiyad gaar ah lahaa. Fadhiga maanta oo uu fadhiyay Raysal-wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed […]

 
 

JWXO oo Bayaan Kasoo Saartay Colaadaha Soo Kordhaya Ee Beelaha Deegaanka Somalida udhaxeeya.

JWXO oo Bayaan Kasoo Saartay Colaadaha Soo Kordhaya Ee Beelaha Deegaanka Somalida udhaxeeya.

Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya(JWXO) Taariikh: July 06, 2019 Bayaan ku saabsan colaadaha soo kordhaya ee beelaha u dhexeeya Tan iyo markii ay isbedallada siyaasadeed ka […]

 
 

Daawo: Khudbadii Aqoon Yahan Faysal Roble Ka jeediyay shirkii Denver.

Daawo: Khudbadii Aqoon Yahan Faysal Roble Ka jeediyay shirkii Denver.
 
 

Daawo: Khudbadii Shirkii Denver ay ka Jeedisay Aqoon yahanad Dr’s Safiya.

Daawo: Khudbadii Shirkii Denver ay ka Jeedisay Aqoon yahanad Dr’s Safiya.
 
 

Jaaliyada Ogaadeniya ee Waqooyi Bari Kenya oo Kulankoodii Caadiga Ahaa isugu Timid.

Jaaliyada Ogaadeniya ee Waqooyi Bari Kenya oo Kulankoodii Caadiga Ahaa isugu Timid.

Waxaa magalada Garissa Ee xarunta Gobolka Waqooyi bari ee dalka kenya shir kuyeeshay Faraca  jaaliyada Soomaalida Ogaadeniya ee Magaalada Gaarisa. Shirka oo ahaa mid sifiican […]

 
 

Ururka Culumada Ogadeniya Ee UCSO oo kulankoodii Caadiga Ahaa isugu Yimid Dhadhaab.

Ururka Culumada Ogadeniya Ee UCSO oo kulankoodii Caadiga Ahaa isugu Yimid Dhadhaab.

Waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee Deegaanka Dhadhaab kaqabsoomay kulankii caadiga ahaa ee Ururka Culimada Soomaalida Ogadenia (UCSO). Kulankan oo ahaa mid muhiimad gaar ah lahaa […]

 
 

Sanad Guuradii 9 aad Ee OYSU oo Lagu Qabtay Ifo.

Sanad Guuradii 9 aad Ee OYSU oo Lagu Qabtay Ifo.

Waxaa shaley oy tarikhdu kubeegnayd 30-06-2019 kaqabsoomey Deeganka Dadaab Kenya gaar ahan xerada qaxotiga Ifo Sanadguuradii 9aad ee ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Somalida Ogadenia oo […]

 
 

Dufcad Cusub oo Ka Qalin Jabisay Koorsada Alifle Magaalada Qabri Dahare.

Dufcad Cusub oo Ka Qalin Jabisay Koorsada Alifle Magaalada Qabri Dahare.

Waxaa Magaalada Qabridahare ee Xarunta Gobolka Qoraxay kaqabsoontay xaflad aad ubalaadhan oo looqabtay arday kaqalin jabisay koorsada Allifle. Xafladan oo ahayd mid heer sare ah […]

 
 

Hambalyo 1 Luulyo Dhamaan umada soomaaliyeed Meel Kasta oo Ay Joogaan.

Hambalyo 1 Luulyo Dhamaan umada soomaaliyeed Meel Kasta oo Ay Joogaan.

Waxaan marka hore ugu hambaleyeynaa dhammaan ummada Soomaaliyeed munaasibadaan qaaliga ah ee 1-da Luulyo.Waxaan leeyahay farxad ku ciida isla markaana dib ha loo eego taxanaha […]

 
 

Xoghayaha guud ee JWXO oo dhinaca khadka taleefanka shirkii jaaliyada Edmonton kaga qayb galay.

Xoghayaha guud ee JWXO oo dhinaca khadka taleefanka shirkii jaaliyada Edmonton kaga qayb galay.

Xoghayaha guud ee Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogaadeeniya mudane C/raxmaan sheekh Mahadi ayaa maanta shirkii bilaha ahaa ee jaaliyada magaalada Edmonton Alberta ,Canada kaga qayb galay […]

 
 

Jaaliyada Soomalida Ogadenya Ee Dalka Qadar Oo Shir Muhiim Ah isoogu timid.

Jaaliyada Soomalida Ogadenya Ee Dalka Qadar Oo Shir Muhiim Ah isoogu timid.

Waxaa magalada Dooxa ee dalka Qadar kadhacay shir balaadhan oo ay isugu yimaadeen Jaaliyada ogadenya ee Wadanka Qadar shirka Ayaa waxaa kasoo qaybgalay Masuuliyiin katirsan […]

 
 

Xoghayaha Guud Ee JWXO oo Si Wayn Loogusoo Dhaweeyay Wadanka Maraykanka.

Xoghayaha Guud Ee JWXO oo Si Wayn Loogusoo Dhaweeyay Wadanka Maraykanka.

Waxaa siwayn Magaalada Minneapolis ee cariga Maraykanka loogu soodhaweeyay Xoghayah guud ee jabhada wadaniga xoraynta Ogadenya (JWXO) halgame Cabdiraxmaan sheekh mahdi maadeey. Xoghayaha ayaa waxaa garoonka […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeniya ee Dhobley oo shir Heer sare ah Isugu Timaaday.

Jaaliyada Ogaadeniya ee Dhobley oo shir Heer sare ah Isugu Timaaday.

Waxaa shir heer sare ah isugu yimaaday jaaliyada Ogaadeniya ee ku dhaqan magaalada Dhobley ee dalka somaliya shirkan ayaa waxaa kasoo qayb galay dhamaanba qaybaha […]

 
 

Munaasabad Lagu Xusayay Aas aaskii ururka Dhalinyarada OYSU oo Jig Jiga Lagu Qabtay.

Munaasabad Lagu Xusayay Aas aaskii ururka Dhalinyarada OYSU oo Jig Jiga Lagu Qabtay.

Xaflad siwayn loosoo agaasimay islamarkaasna lagu xusayay Sanad guuradii 9aad ee aas-aaskii ururka Midawga ardayda & dhalinyarada Ogaadeina ( OYSU ) ayaa lagu Qabyay Xarunta […]

 
 

Abiye Ahmed oo u Magacaabay Taliyaha Ciidamada Qalabka sida Ee Itoobiya Gen. Adem.

Abiye Ahmed oo u Magacaabay Taliyaha Ciidamada Qalabka sida Ee Itoobiya Gen. Adem.

Raysal wasaaraha Itoobiya PM Abiye Ahmed ayaa u magacaabay taliyaha ciidamada Qalabka sida ee Itoobiya Gen Adem Mohamed. Taliyahan la magaacaabay ayaa wuxuu horay u […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay