Shir Muhiim Ah oo Addis Ababa Kasocda.
Waxaa hada magaalada Addis Ababa ka socda shir muhiim ah oo ay soo diyaarisay Hay’ada International Idea oo saldhigeedu yahay magaalada Stockholm ee wadanka Swedan. […]
Waxaa hada magaalada Addis Ababa ka socda shir muhiim ah oo ay soo diyaarisay Hay’ada International Idea oo saldhigeedu yahay magaalada Stockholm ee wadanka Swedan. […]
/ Warar /
Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) Dr. Cabdiraxmaan Sh Mahdi (Maadey) ayaa galabta oo Jumce ah Xafiiskiisa magaalada Jigjiga Kuqabtay shir saxaafadeed uu ugu tala […]
/ Warar /
Waxaa galabta oo Khamiis ahayd Garoonka Dayuuradaha ee Garaad Wiil-waal kasoo dagay Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) Dr. Cabdiraxmaan Sh Mahdi (Maadey). Gudoomiye Maadey […]
/ Warar /
Waxaa maanta ka soo amba baxay magaalada Addis Ababa Guddoomiyaha JWXO/ONLF Mudane Cabdiraxmaan sheikh mahadi, Kuna sii jeeda magaalada Jigjiga waxaana si weyn guddoomiyaha u […]
/ Warar /
Waxaa magaalada Addis Ababa ee Xarunta Wadanka Itoobiya lagu doortay maamulkii Isbahaysiga Qoomiyadaha Badan Ee Fadaraalka iyo Dimuqraadiyada (AMDF) oo maanta lagu yagleelay Isla magaalada […]
/ Warar /
Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) Dr. Cabdiraxmaan Sh Mahdi (Maadey) ayaa daqiiqado kahor qalinka kuduugay kamid noqoshada Isbahaysiga wayn ee lamagac baxay Isbahaysiga Fadaraalka […]
/ Warar /
Waxaa maanta booqasho heer sare aha ku yimid Xafiiska JWXO ee Addis Ababa Wafti ka Socday Dawladda Ingiriiska Waftigaa oo ka koobnaa labo xubnood oo […]
/ Warar /
Maanta oo ay Taariikhdu ahayd 18.01.2020, waxaa Kuliyada Farsamooyinka ee Dagmada Dhagaxbuur ka bilawday, Shirwaynihii Labaad ee Ururka Culimada S/ogadeniya (UCSO) oo Markii ugu Horaysay […]
/ Warar /
Waxaa si guul ah Kudhamaaday qaybtii hore ee shirwaynihii Ururka Culimada Soomaalida Ogadenia (UCSO) oo maanta kafurmay hoolka kuliyada Farsamada ee Dagmada Dhagaxbuur. Shirkan oo […]
/ Warar /
Waxaa hoolka shirarka ee Dagmada Dhagaxbuur si habsami leh uga socda Shirwaynihii Ururka Culimada Soomaalida Ogadenia (UCSO) oo saaka halkaas kafurmay. Shirkan oo galay maalintii […]
/ Warar /
Waxaa hoolka Shirarka ee Dagmada Dhagaxbuur hada kafurmay shirwaynihii Ururka Culimada Soomaalida Ogadenia (UCSO) oo indhawaalaba ay qaban qaabadiisu socotay. Shirkan oo ay kasoo qayb […]
/ Warar /
Hanaanka maamul usamaynta Galmudug oo in muda ahba soo jiitamayay lana daalaa dhacayeen hawl-wadeeno xukuumada soomaaliya katirsan ayaad moodaa hada inay samaysay horu socod waxaana […]
/ Warar /
Waxaa si habsami leh usoo gabagabowday doorashadii Faraca Daryeel ee kadhisan Dagmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ee dalka Soomaaliya. Cod bixinta doorashadan oo ahayd […]
/ Warar /
Taniyo markii la furay Xafiiska ONLF ee Addis Ababa ayaa waxaa furmay Albaab cusub oo Soomaalida ka xidhnaa ilaa 1990 kii Waxaana wax laga qabtay […]
/ Warar /
Waxaa hada magaalada Dhooblay ee Gobolka Jubbada Hoose ee dalka Soomaaliya kafurmay shirwaynihii Faraca Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ee halkaas ka howl galayay. Shirkan […]
/ Warar /
Waxaa Tuulada Baahale-shir oo Dagmada Cadaadle (Bohol-xagare) oo Gobolka Shabeelle katirsan gaadhay Wafti balaadhan oo kasocda Xafiiska JWXO ee Gobolka Shabeelle. Waftigan oo uu hogaaminayay […]
/ Warar /
Waxaa Tuulada Gurmad-qaran oo Dagmada Cadaadle ee Gobolka Shabeelle gaadhay maamulka Xafiiska JWXO ee Gobolka Shabeelle. Waftigan oo uu hogaaminayay Gudoomiyaha Xafiiska JWXO ee Gobolka […]
/ Warar /
Waxaa magaalada Wardheer ee Xarunta Gobolka Doollo Kasocota qabanqaabada Shirwaynaha Ururka Dhalinyarada Iyo Ardayda Soomaalida Ogadenia ee Gobolka Doollo. Shirkan oo dhawaan qabsoomi doona hadii […]
/ Warar /
Waxaa galabta Xafiiska JWXO ee Gobolka Shabeelle kaqabsoomay Shir balaadhan oo ay isugu yimaadeen xubnaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ee kadhisan Dagmada Godey ee […]
/ Warar /
/ Warar /
Copyright © 2021 Ogaden News Agency (ONA). All rights reserved. Wakaaladda Wararka Ogadeniya (WWO)