Warar

Oridin Bedri oo Loo Doortay Madaxweynaha Maamulka Herarida.

Oridin Bedri oo Loo Doortay Madaxweynaha Maamulka Herarida.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Itoobiya gaar ahaan Gobalka Harerida ayaa sheegaya in Oridin Bedri loo doortay Madaxwaynaha Kililka Herarida. Mr. Oridin Bedri ayaa waxa uu xilka […]

 
 

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa ee Tvga Qaranka Ogaadeniya ilays tv.

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa ee Tvga Qaranka Ogaadeniya ilays tv.

waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan wararkii xiisaha badnaa ee aad uga barateen ilays tv iyo qodobo xiiso badan oo lagusoo qaatay. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Baarlamaanka Soomaaliya oo Baadhaya Hawlgalka AMISOM.

Baarlamaanka Soomaaliya oo Baadhaya Hawlgalka AMISOM.

Xilbibaannada baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay hawlgalka AMISOM inay baaraan dil lagu eedeeyey inay ciidankoodu gaysteen oo shalay ka dhacay xaafadda Huriwaa ee magaalada […]

 
 

Shariif Xasan oo Is-casilay Kana Hadhay Tartanka Madaxweynaha.

Shariif Xasan oo Is-casilay Kana Hadhay Tartanka Madaxweynaha.

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa shalay sheegay inuu xilkaasi iska casilay. Qoraal kasoo baxay Sharifi Xasan oo saxaafada lasoo gaadhsiiyey […]

 
 

QM Oo Sheegtay In Daacish Ay Ka Tageen Xabaal Wadareedyo Badan.

QM Oo Sheegtay In Daacish Ay Ka Tageen Xabaal Wadareedyo Badan.

In kabadan 200 xabaal wadareedyo ah oo ay ku aasan yihiin kumanaan qof ayaa laga helay deeganno ay maamuli jireen kooxdii Daacish gudaha dalka Ciraaq. […]

 
 

Daawo: Xoghayaha Golaha Dhexe Ee JWXO oo Ka Warbixiyay Kulankii Gudaha Ee Golaha Dhexe.

Daawo: Xoghayaha Golaha Dhexe Ee JWXO oo Ka Warbixiyay Kulankii Gudaha Ee Golaha Dhexe.

waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan xoghayaha golaha dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya (JWXO) Halgame Mohamed Shariif oo  inooga war bixiyay kulankii golaha dhexe ee JWXO […]

 
 

Kulan Wadatashi ah oo ay Yeesheen Culumada Soomaaliyeed & Ururka ONLF e Gobolka Minnesota.

Kulan Wadatashi ah oo ay Yeesheen Culumada Soomaaliyeed & Ururka ONLF e Gobolka Minnesota.

Manta oo ay taariikhdu tahay 05/11/18 waxuu kulan dhax maray Ururka ONLF iyo imaamyada masaajidada magaalooyinka mataanaha ah (Minneapolis – St Paul) iyo nawaaxigooda. Kulankaan […]

 
 

Daawo: Wadada Isku Xidha Addis Ababa & Walayta oo Xidhan.

Daawo: Wadada Isku Xidha Addis Ababa & Walayta oo Xidhan.

Wararka naga soo gaadhaya deegaanka Walayta ee shucuubta koonfurta Itoobiya ayaa sheegaya isusoo bax wayn oo ay sameeyeen dadka shacabka ah ee deegaanka kudhaqan. Sida […]

 
 

Baarlamaanka Itoobiya oo Markii Ugu Horaysay Diiday Qorshe Loosoo Bandhigay.

Ethiopian Members of Parliament attend an emergency meeting to lift the state of emergency, in Addis Ababa, Ethiopia, August 4, 2017. REUTERS/Tiksa Negeri

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Itoobiya ayaa sheegaya arin ugub ku ah dhaqanka Itoobiya oo baarlamaanka wadanku ay todobaadkan sameeyeen. […]

 
 

AMISOM oo Shacab Xasuuqday & Dawlada Soomaaliya oo Ka Hadashay.

AMISOM oo Shacab Xasuuqday & Dawlada Soomaaliya oo Ka Hadashay.

Wasaarada Warfaafinta ,dhaqanka iyo dalxiiska xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay dhacdadii ay ciidamada AMISOM shalay dad ku laayeen magaalada Muqdisho . Wasaaradda ayaa sheegtay […]

 
 

Bankiga Aduunka & Gudiga Dhaqaalaha ee Soomaaliya oo Muqdisho Ku Kulmay.

Bankiga Aduunka & Gudiga Dhaqaalaha ee Soomaaliya oo Muqdisho Ku Kulmay.

Guddiga maaliyadda, miisaaniyadda iyo qorsheynta ee golaha shacabka ayaa shalay la kulmay xubno ka socday Bankiga aduunka (World Bank). Xubnihii ka socday World Bank ayaa […]

 
 

Doorashada Xilliga Dhexe ee Maraykayka oo Shalay Dhacday.

Doorashada Xilliga Dhexe ee Maraykayka oo Shalay Dhacday.

Shacabka Mareykanka oo aad u kala qeybsan ayaa shalay codeyay si ay u doortaan xubno cusub oo aqalka congress-ka ah. Natiijada doorashada ayaa beddeli doonta […]

 
 

Deg Deg: Xiisad ka Taagan Magaalada Matama ee Gobolka Amxaarada.

Deg Deg: Xiisad ka Taagan Magaalada Matama ee Gobolka Amxaarada.

Magaalada Matama oo ka tirsan Gobolka Amxaarada ayaa waxaa guud ahaan la boobay hantidii ganacsatada Tigreega ay ku lahaayeen magaalada. Magaaladan waxay kamid tahay goobaha muranka […]

 
 

Mudaharaado Waawayn oo Kadhacay Gobolka Wollega.

Mudaharaado Waawayn oo Kadhacay Gobolka Wollega.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Niqimt ee xarunta Gobolka Walaga ee dhulka Oromia ayaa sheegaya dibad baxyo waawayn oo rabshado wata oo dadka shacabka ah […]

 
 

Qoyskii Jamal Khashoggi uu Ka Geeriyooday oo Codsaday Maydkiisii.

Qoyskii Jamal Khashoggi uu Ka Geeriyooday oo Codsaday Maydkiisii.

Qaar kamid ah caruurta uu dhalay suxufigii la dilay ee Jamal Khashoggi ayaa codsaday in lagu soo wareejiyo meydka aabahood si ay u aastaan, suxufigaasi […]

 
 

Maraykanka oo Dhaqan Galiyay Cunaqabataynta Dalka Iiran.

Maraykanka oo Dhaqan Galiyay Cunaqabataynta Dalka Iiran.

Shalay oo ku beegnayd 5ta bisha November ayey dowlada Maraykanka bilowday dhaqan-gelinta cunaqabateynta dhaqaale oo ay kusoo rogeen wadanka Iran. Cunaqabateyntan oo daba-socota burburintii Maraykanka […]

 
 

Abiye Ahmed oo Shimelis Abdissa Umagacabay Agaasimaha Guud Ee Xafiiskiisa.

Abiye Ahmed oo Shimelis Abdissa Umagacabay Agaasimaha Guud Ee Xafiiskiisa.

Raysal-wasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed ayaa Shimelis Abdissa umagacaabay Agaasimaha guud ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya waxuuna Xilka Kaqaaday  Fitsum Arega oo ilaa bishii April xilkan […]

 
 

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya ilays Tv.

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya ilays Tv.

waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan wararkii xiisaha badnaa ee aad uga barateen tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv iyo qodobo xiiso badan. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Afhayeenka JWXO oo Maanta Lagusoo Dhaweeyay Magaalada Jig Jiga.

Afhayeenka JWXO oo Maanta Lagusoo Dhaweeyay Magaalada Jig Jiga.

waxaa maanta si heer sare ah loogusoo dhaweeyay garoonka Garaad wiil waal Afhayeenka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya (JWXO) halgame Cadaani Hirmooge. Garoonka ayaa waxaa kusoo […]

 
 

Xubnaha Faraca Iftin oo Xagardheere Kushiray.

Xubnaha Faraca Iftin oo Xagardheere Kushiray.

Waxaa xerada qoxootiga Xagardheere ee deegaanka Faafi si habsami leh uga qabsoomay shirkii caadiga ahaa ee faraca Iftin ee Jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee wadanka Kenya. […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay