Warar

AMISOM oo Shacab Xasuuqday & Dawlada Soomaaliya oo Ka Hadashay.

AMISOM oo Shacab Xasuuqday & Dawlada Soomaaliya oo Ka Hadashay.

Wasaarada Warfaafinta ,dhaqanka iyo dalxiiska xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay dhacdadii ay ciidamada AMISOM shalay dad ku laayeen magaalada Muqdisho . Wasaaradda ayaa sheegtay […]

 
 

Bankiga Aduunka & Gudiga Dhaqaalaha ee Soomaaliya oo Muqdisho Ku Kulmay.

Bankiga Aduunka & Gudiga Dhaqaalaha ee Soomaaliya oo Muqdisho Ku Kulmay.

Guddiga maaliyadda, miisaaniyadda iyo qorsheynta ee golaha shacabka ayaa shalay la kulmay xubno ka socday Bankiga aduunka (World Bank). Xubnihii ka socday World Bank ayaa […]

 
 

Doorashada Xilliga Dhexe ee Maraykayka oo Shalay Dhacday.

Doorashada Xilliga Dhexe ee Maraykayka oo Shalay Dhacday.

Shacabka Mareykanka oo aad u kala qeybsan ayaa shalay codeyay si ay u doortaan xubno cusub oo aqalka congress-ka ah. Natiijada doorashada ayaa beddeli doonta […]

 
 

Deg Deg: Xiisad ka Taagan Magaalada Matama ee Gobolka Amxaarada.

Deg Deg: Xiisad ka Taagan Magaalada Matama ee Gobolka Amxaarada.

Magaalada Matama oo ka tirsan Gobolka Amxaarada ayaa waxaa guud ahaan la boobay hantidii ganacsatada Tigreega ay ku lahaayeen magaalada. Magaaladan waxay kamid tahay goobaha muranka […]

 
 

Mudaharaado Waawayn oo Kadhacay Gobolka Wollega.

Mudaharaado Waawayn oo Kadhacay Gobolka Wollega.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Niqimt ee xarunta Gobolka Walaga ee dhulka Oromia ayaa sheegaya dibad baxyo waawayn oo rabshado wata oo dadka shacabka ah […]

 
 

Qoyskii Jamal Khashoggi uu Ka Geeriyooday oo Codsaday Maydkiisii.

Qoyskii Jamal Khashoggi uu Ka Geeriyooday oo Codsaday Maydkiisii.

Qaar kamid ah caruurta uu dhalay suxufigii la dilay ee Jamal Khashoggi ayaa codsaday in lagu soo wareejiyo meydka aabahood si ay u aastaan, suxufigaasi […]

 
 

Maraykanka oo Dhaqan Galiyay Cunaqabataynta Dalka Iiran.

Maraykanka oo Dhaqan Galiyay Cunaqabataynta Dalka Iiran.

Shalay oo ku beegnayd 5ta bisha November ayey dowlada Maraykanka bilowday dhaqan-gelinta cunaqabateynta dhaqaale oo ay kusoo rogeen wadanka Iran. Cunaqabateyntan oo daba-socota burburintii Maraykanka […]

 
 

Abiye Ahmed oo Shimelis Abdissa Umagacabay Agaasimaha Guud Ee Xafiiskiisa.

Abiye Ahmed oo Shimelis Abdissa Umagacabay Agaasimaha Guud Ee Xafiiskiisa.

Raysal-wasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed ayaa Shimelis Abdissa umagacaabay Agaasimaha guud ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya waxuuna Xilka Kaqaaday  Fitsum Arega oo ilaa bishii April xilkan […]

 
 

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya ilays Tv.

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya ilays Tv.

waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan wararkii xiisaha badnaa ee aad uga barateen tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv iyo qodobo xiiso badan. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Afhayeenka JWXO oo Maanta Lagusoo Dhaweeyay Magaalada Jig Jiga.

Afhayeenka JWXO oo Maanta Lagusoo Dhaweeyay Magaalada Jig Jiga.

waxaa maanta si heer sare ah loogusoo dhaweeyay garoonka Garaad wiil waal Afhayeenka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya (JWXO) halgame Cadaani Hirmooge. Garoonka ayaa waxaa kusoo […]

 
 

Xubnaha Faraca Iftin oo Xagardheere Kushiray.

Xubnaha Faraca Iftin oo Xagardheere Kushiray.

Waxaa xerada qoxootiga Xagardheere ee deegaanka Faafi si habsami leh uga qabsoomay shirkii caadiga ahaa ee faraca Iftin ee Jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee wadanka Kenya. […]

 
 

Qaar Kamid Ah Ardayda Tigrey oo Mustaqbal Mugdi Ah Dareemaya, Sababta.

Qaar Kamid Ah Ardayda Tigrey oo Mustaqbal Mugdi Ah Dareemaya, Sababta.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Tigrey ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya dhibaatooyin lasoo darsay ardayda Gobolkaas udalatay gaar ahaan kuwa Jaamacadaha dhigta. Sida xogta aan […]

 
 

Maraykanka oo Weerar Dhanka Cirka Ah Ka Fuliyay Soomaaliya.

Maraykanka oo Weerar Dhanka Cirka Ah Ka Fuliyay Soomaaliya.

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in iyaga oo kaashanaya dowladda Soomaaliya ay weerar diyaarado loo adeegsaday ay ka fuliyeen gudaha dalka Soomaaliya. War qoraal ah oo […]

 
 

Dagaal Ka Dhacay Magaalada Xudeydah ee Dalka Yamen.

Dagaal Ka Dhacay Magaalada Xudeydah ee Dalka Yamen.

Ila wareedyo dhanka caafimaadka ah oo ka imanaya magaalada Xudeydah ee dalka Yemen ayaa sheegaya in dad toboneeyo dhan oo ka tirsan Xuutiyiinta lagu dilay […]

 
 

Ciidanka Dalka Masar Ayaa Sheegay In Ay Dileen 19 Ka Tirsan Daacish.

Ciidanka Dalka Masar Ayaa Sheegay In Ay Dileen 19 Ka Tirsan Daacish.

Ciidamada dalka Masar ayaa sheegay in ay dileen 19 kamid ah islaamyiinta mayalka adag, kuwaas oo lagu tuhunsan yahay in ay dileen 7 qof oo […]

 
 

Deg Deg: Mid Kamid Ah Dadkii Dhiiga Shacabka Ogadenia Miirtay oo La Ogaaday.

Deg Deg: Mid Kamid Ah Dadkii Dhiiga Shacabka Ogadenia Miirtay oo La Ogaaday.

Xog rasmi ah oo ay heshay Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ayaa muujinaysa in lahelay cadaymo muujinaya in uu Malaayiin lacag ah lunsaday General Abraham Wolde. […]

 
 

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa ee ilays tv & Qodobo Xiiso Badan.

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa ee ilays tv & Qodobo Xiiso Badan.

waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan wararkii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeiya ilays tv iyo qodobo kale oo xiiso badan. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Toogasho Kadhacday Gobolka Amxaarada& Dad Badan oo Kudhintay.

Toogasho Kadhacday Gobolka Amxaarada& Dad Badan oo Kudhintay.

Wararka nagasoo gaadhaya wadanka Itoobiya gaar ahaan Gobolka Amxarada ayaa sheegaya in toogasho xalay kadhacday magaalo lagu magacaabo Lalibela oo katirsan Gobolka Wello. Wararka ayaa […]

 
 

Ururka Dhalinyarada OYSU Faraca Jig Jiga oo Kulan muhiima Isugu Yimaaday.

Ururka Dhalinyarada OYSU Faraca Jig Jiga oo Kulan muhiima Isugu Yimaaday.

waxaa kulan muhuuma isugu yimaaday ururka dhalinyarada iyo ardayda soomaalida Ogaadeniya (OYSU) faraciisa magaalada Jig Jiga Kulan oo ahaa midkii caadiga ahaa ee xubnaha ayaa […]

 
 

Khayre oo Hortagaya Aqalka Sare Baarlamaanka Soomaaliya.

Khayre oo Hortagaya Aqalka Sare Baarlamaanka Soomaaliya.

Kulan ay shalay magaalada Muqdisho ku yeesheen gudiga joogtada ah ee aqalka sare ee barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la qorsheynayaa in lagu go’aaminayo wakhtiga uu […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay