Warar

Wafdigii JWXO ayaa shir saxaafadeed ku qabtay Nairobi

Wafdigii JWXO ayaa shir saxaafadeed ku qabtay Nairobi

Magaalada Nairobi waxaa maanta saxaafada kula hadalay Mas’uuliyiintii JWXO ee halkaasi maalmahan u joogay wadda hadalada.Gudigii wadda hadalada JWXO ee Nairobi ku suganaa ayaa Hotelka […]

 
 

Dargigii (The Dergue) iyo EPRDF – Wadahadal siday u taqaano Itobiya ma’aha caalamka siduu u yaqaano

Dargigii (The Dergue) iyo EPRDF – Wadahadal siday u taqaano Itobiya ma’aha caalamka siduu u yaqaano

Itobiya lama wadahadlo, waxna laguma heshiiyo. Wuxuu dhaqanka Itobiya ku dhisan yahay in lakala adkaado oo xukuumadda markaa jirta iyo mucaaradka ka horyimaada aanay waxba […]

 
 

Ethiopia oo Burisay shuruudihi Wadahadlka ee u yaalay ONLF iyo Ethiopia

Ethiopia oo Burisay shuruudihi Wadahadlka ee u yaalay ONLF iyo Ethiopia

Waxaa maanta kusoo afjarmay wadahadlkii Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya (JWXO/ONLF) iyo gumeysiga Ethiopia uga socday wadanka Kenya. Wadahadlkaas oo la isku afgaran waayay halkaas oo […]

 
 

Wadahadalkii Nabadeed ee u dhexeeyay ONLF iyo xukuumadda Itobiya oo istaagay

Wadahadalkii Nabadeed ee u dhexeeyay ONLF iyo xukuumadda Itobiya oo istaagay

Oktobar 17, 2012 October 17, 2012 Wadahadalladii nabadeed ee u dhexeeyay ONLF iyo xukuumadda Itoobiya oo joogsaday Wareeggii labaad ee wadahadalladii u dhexeeyay Jabhadda Waddaniga […]

 
 

Maalinta Cuntada Aduunka (World Food Day) – Dr. Maxamuud Ugaas: Gaajada Ogadenya waxaa sabab u ah

Maalinta Cuntada Aduunka (World Food Day) – Dr. Maxamuud Ugaas: Gaajada Ogadenya waxaa sabab u ah

16ka Oktoobar ayay haya’adda caalamka u qaabilsan Cuntada iyo Beeraha ee loo yaqaano FAO (Food and Agricultural Organization) u aqoonsatay 1979 inuu yahay maalin caalamka […]

 
 

OYSU/South africa oo Qabatay Shirweyne aan loo kala hadhin oo Gudoomiye JWXO uu Kala Qeyb Galay

OYSU/South africa oo Qabatay Shirweyne aan loo kala hadhin oo Gudoomiye JWXO uu Kala Qeyb Galay

Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Somalida Ogadeniya ee marka lasooo gaabiyo looyaqano OYSU Ayaa wadanka South Africa gaar ahaan gobolka (PE) waxay ku qabteen shirweyne aanay […]

 
 

Shacab u xidhnaa cadawga oo laga sii daayay Wacays-qodle oo ka tirsan gobolka Dhagaxbuur

Shacab u xidhnaa cadawga oo laga sii daayay Wacays-qodle oo ka tirsan gobolka Dhagaxbuur

Wararka nagasoo gaadhaya Xarunta dhexe ee JWXO ayaa sheegaya Howlagalo qorshaysan oo ay qaadeen Cutubyo katirsan NH/CWXO kaasi oo ay kusoo furteen maxaabiis farabadan. 13/10/2012 […]

 
 

Muwaadin u dhashay Ogadeniya oo lagu Dilay xerada Qaxootiga Ifo maanta.

Muwaadin u dhashay Ogadeniya oo lagu Dilay xerada Qaxootiga Ifo maanta.

Saacado kahor ayaa waxaa lagu toogtay xerada Qaxootiga Ifo Muwaadin udhashay wadanka Ogaadeeniya oo lagu magacaabo Ducaysane Ninkan oo ahaa nin oday ah kana mid […]

 
 

Bangiga Aduunka ayaa qayb ka ah dhibaatada haysata shacabka Itobiya

Bangiga Aduunka ayaa qayb ka ah dhibaatada haysata shacabka Itobiya

Maqaal aad u qota dheer ayuu qoraa lagu magacaabo Jessica Evans kaga warbixisay siyaabaha uu Bangiga Aduunka uga qayb-qaadanayo dhibaatada ay ciidamada Itobiya ku hayaan […]

 
 

Cabdulaahi Cali oo Sweden ka tagay, Shariif Hure oo Norwey ka tagay maxay kala kulmeen socdaalkoodii

Cabdulaahi Cali oo Sweden ka tagay, Shariif Hure oo Norwey ka tagay maxay kala kulmeen socdaalkoodii

Waraka aan ka helayno Ogaadenya gaar ahaan magaalada Wardheer ee xarunta u ah gobolka Doollo ayaa sheegaya in waayahan danbe uu socday olole lagu dhibayay […]

 
 

Arimhii ugu dambeeyay iyo xaaladda gacan-ku-dhiigle Cabdi iley

Arimhii ugu dambeeyay iyo xaaladda gacan-ku-dhiigle Cabdi iley

Warar aad u tirabadan aadna u xiisa leh ayaa la’isla dhex marayaa magaalooyinka waaweyn ee dalka oo saacad hadaad dhigto teleefoonka aad maqli war ka […]

 
 

Shirkii Xubnaha Jaaliyadda S. Ogadenia ee Norway oo Guul ku dhamaaday

Shirkii Xubnaha Jaaliyadda S. Ogadenia ee Norway oo Guul ku dhamaaday

Oslo- Waxaa caawa fiidkii kulankoodii bilaha ahaa ku yeeshay magaaladda Oslo ee xarunta u ah wadanka Norway, xubnaha Jaaliyadda Soomaalida Ogadenia. Shirka Jaaliyadda ayaa sida […]

 
 

Jigjiga – Adeegyadii oo iswada taagay iyo kooxda Cabdi iley oo is-abaabulaya

Jigjiga – Adeegyadii oo iswada taagay iyo kooxda Cabdi iley oo is-abaabulaya

Geeridii Meles Zanawi iyo intii lagu jiray tacsidiisa ayaa waxaa lala kala cararay hantidii tiilay bangiyada gaar ahaan miisanyadii loogu talagalay waxan ay ugu yeedhaan […]

 
 

Hawgal lagu horjoogsanayo dhibaatada shacabka dagan Aftin iyo weerara kale oo cadawga lagu naafeeyey

Hawgal lagu horjoogsanayo dhibaatada shacabka dagan Aftin iyo weerara kale oo cadawga lagu naafeeyey

Jimce: War goor dhawayd naga soo gaadhay Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya in saakay (12 Okt 2012) ay Askarta gumaysiga Itobiya ee joogtay Deegaanka […]

 
 

Maxaa laga helayaa ogaanshaha gacan-ku-dhiiglaha !

Maxaa laga helayaa ogaanshaha gacan-ku-dhiiglaha !

Inta aanan ka jawaabin su’aashaa aan ku horeyno sababta loo soo bandhigay hadda qirashada gacan-ku-dhiiglihii dilay Dr. Doolaal iyadoo laga yaabo in la’iskaba iloobay hadda […]

 
 

OGAYSIIS OGAYSIIS MUHIIM AH

OGAYSIIS  OGAYSIIS  MUHIIM  AH

Waxaan la ogaysiinyaa dhamaan bulshada Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Koonfur Afrika  gaar ahaan gobolka Eastern Cape siiba Port Elizabeth iyo nawaaxigeeda  in uu jiro […]

 
 

Hawaarin ka goosatay Gobolka Jig Jiga oo Isu dhiibay Ciidamada ONLF

Hawaarin ka goosatay Gobolka Jig Jiga oo Isu dhiibay Ciidamada ONLF

Wararka naga soogaadhaya gudha Ogaadeeniya ayaa sheegaya in shalayto  (09 October 2012) ay ka goosteen dabaqoodhigii Hawaarinta ee daganaa magaalada Buladari. Magalada Buladari oo kamid […]

 
 

Jaaliyad Cusub: Malta oo kusoo biirtay Jaaliyadaha Somalida Ogadeniya.

Jaaliyad Cusub: Malta oo kusoo biirtay Jaaliyadaha Somalida Ogadeniya.

Malta ayaa waxaa looga dhawaqay oo tiirasha loogu taagay Jaaliyad Cusub oo ka shaqeysa Danaha Shacabka Somalida Ogadeniya. Goobkasta oo Somalida Ogadeniya ay tagaaan ayay […]

 
 

Daawo Muuqaladi Kulankii Hoggaanka Arrimaha Dibada ONLF uu layeeshay Jaaliyada Sweden

Daawo Muuqaladi Kulankii Hoggaanka Arrimaha Dibada ONLF uu layeeshay Jaaliyada Sweden
 
 

Xisbiga EPRDF ee xukuma Itobiya oo kala dhaqaaqay

Xisbiga EPRDF ee xukuma Itobiya oo kala dhaqaaqay

Tan iyo intii shaaca laga qaaday inuu dhintay KT Meles Zanawi oo ahaa ninka isku haya 4ta xisbi eek u midoobay EPRDF, waxaa kolba soo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay