Warar

Somali Sat TV oo ka hadlaya Shirsaxafadeedkii Jaliyada Somalida Ogadeniya ee Dacwada ICC

Somali Sat TV oo ka hadlaya Shirsaxafadeedkii Jaliyada Somalida Ogadeniya ee Dacwada ICC

Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee wadanka Koonfur Afrika ayaa sida horey ONA idiinkuso gudbisay dacwad ka furtay maxakamada sare ee Koonfur Afrika. Hadaba hoos waxa aad […]

 
 

Xasuuqii Gunagado – Radio Xoriyo

Xasuuqii Gunagado – Radio Xoriyo

Halkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa waraysi ay Radioxoriyo la yeelatay goobjooge xaadir ku ahaa magaalada Gunagado markay ciidamada gumaysiga itoobiya ku xasuuqayeen dadka shacabka ah,hadana […]

 
 

Shir saxaafadeedkii ay qabatay jaaliyadda S.Ogadenya ee Koonfur Afrika

Shir saxaafadeedkii ay qabatay jaaliyadda S.Ogadenya ee Koonfur Afrika

Waxaad halkan ka daawan doontaan qayb ka mid ah shirkii jaraa’id ee lagu qabtay dalka Koonfur Afrika halkaasoo lagu soo bandhigay dhibaatooyinka ciidamada Itobiya ay […]

 
 

Abdirashiid Duulane, iyo Wayaane la socday oo markale ku fashilmay Denmark

Abdirashiid Duulane, iyo Wayaane la socday oo markale ku fashilmay Denmark

Cabdirashiid Duulane waxaa lagu xasuustaa dhalinyaradii uu ka ururiyay gobolada Ogadenya say difaac ugu noqdaan ciidamadii Wayaanaha dagaalkii ka qarxay aaga Badame sanadkii May 2000, […]

 
 

Dhalinta Ogadeniya ee Manchester oo Qabanaya Xuska Xasuuqa Febraayo 18/02/2012

Dhalinta Ogadeniya ee Manchester oo Qabanaya Xuska Xasuuqa Febraayo 18/02/2012

Dhamaan Jaaliyada Greater Manchester ee wadanka UK waxa la oggeysinaya inay kaso qeyb galaan kulan lagu xusayo Xasuuqa Febraayo oo Ururka Dhalinta OYSU ay soo […]

 
 

Xasuuqa Gunagado Iyo ONLF oo Bayaan kasoo saartay ay caalamka kaga codsanayso in fiiro gaar ahaaned loo yeesho Ogadeniya.

Xasuuqa Gunagado Iyo ONLF oo Bayaan kasoo saartay ay caalamka kaga codsanayso in fiiro gaar ahaaned loo yeesho Ogadeniya.

Magaalada gunagado ayaa waxa lagu gumaaday dad aad u badan oo kor udhaafaya 16 qof iyada oo inkabadan 20 meeyo  kamid ah shacabka gunagadona dhaawacyo halis […]

 
 

Shir saxafadeedkii jaaliyada S.Ogadeniya oo si fiican u qabsoomay oo caalamka lagula hadla hayo

Shir saxafadeedkii  jaaliyada  S.Ogadeniya  oo si fiican u qabsoomay oo caalamka lagula hadla hayo

  Waxaa shalay hoolka  saxaafada  ee smail Atony lagu qabtay shir-saxaafadeed oo aad loo sugayay shirkaasoo lagaga hadlayay xaalada Ogadenia iyo tacadiyada ciidamada iyo xukuumada […]

 
 

“Dacwada Qaxootiga Somalida Ogadeniya Waxay Koonfur Afrika galisay Furinta Hore” Daily Maverick Journal

“Dacwada Qaxootiga Somalida Ogadeniya Waxay  Koonfur Afrika galisay Furinta Hore” Daily Maverick Journal

Journalka kasoo baxa South Afrika ee Dailymaverick ayaa lagu soo daawacay Dacwada ay jaaliyada Somalida Ogadeniya ay kusoo oogtay wadanka Ethiopia ee ka furantay Maxkamada […]

 
 

Dacwada Lagu oogay Ethiopia Maxay Tahay? Faah Faahin Dheraad ah iyo Qaabka ay Warbaahintu uga qeybqadatay

Dacwada Lagu oogay Ethiopia Maxay Tahay? Faah Faahin Dheraad ah iyo Qaabka ay Warbaahintu uga qeybqadatay

Radiyo Xoriyo oo faahfaahin dheeraad ah weydiisay Cumar Jigjiga oo ah Masuulka Warfaafinta Ogadeniya ee Wadanka South Afrika.  Ayaa kawarbixiyay Qaabkii loo gudbiyay Dacwada lagu […]

 
 

Idaacada VOA oo Wareysatay Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee South Afrika oo ka xogwaramaya Dacwada lagu oogay Ethiopia.

Idaacada VOA oo Wareysatay Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee South Afrika oo ka xogwaramaya Dacwada lagu oogay Ethiopia.

Hakan Hoose ka dhageyso VOA oo ka warbixinaysa wareysanaysana Maxamed Badal Cabdullaahi Xoghayaha Jaaliyada Somalida Ogadeniya oo dacwad ku oogtay dowlada Ethiopia. Waxa Dacwadan lagu […]

 
 

Dacwad ka furanaty dalka Koonfur Afrika

Dacwad ka furanaty dalka Koonfur Afrika

Bishan horaanteedii ayaa dacwad lagu soo oogay 11 nin oo ka tirsan taliska Ethiopia ee dhiigyacabka ah kuwaasoo isugu jira madax ciidan iyo kuwo siyaasadeed. […]

 
 

Weeraro Ciidanka ONLF ku Qaaday Kuwa Cadowga ah oo uu kaga Dilay in kabadan 30 Askari oo Ethiopian ah.

Weeraro Ciidanka ONLF ku Qaaday Kuwa Cadowga ah oo uu kaga Dilay in kabadan 30 Askari oo Ethiopian ah.

Waxa Wakaalada Wararka Ogadeniya (ONA) soo gaadhay daggaalo horey u dhacay oo khasaaraha cadowga la gaadhsiyay aan hadda helnay tafaasiishooda. kuwaas oo dhacay dhamaadki bishii […]

 
 

FILIM- Daawo Banaanbaxi Sweden Looga Soo Horjeeday Ethiopia iyo Shirkadaha Shidaalka ee Qodotada ah.

FILIM- Daawo Banaanbaxi Sweden Looga Soo Horjeeday Ethiopia iyo Shirkadaha Shidaalka ee Qodotada ah.

Daawo Filimkan oo kamid ah muuqaaladi Banaanbaxi dhowaan ka dhacay wadanka Sweden.

 
 

Warsaxafadeed – Somaalida Ogadenya oo dacweynaysa Itobiya

Warsaxafadeed – Somaalida Ogadenya oo dacweynaysa Itobiya

Qareeno ka socda Jaaliyadda Somalida Ogadenya ee dalka Koonfu Afrika ayaa u gudbinaya dacwad iyagoo cuskanaya Mucaahadada Rooma 27aad – 2007 ee Hirgalinta Qaanuunka Maxkamada […]

 
 

OGEYSIIS – Shirkii jaaliyadda S.Ogadenya ee dalka Finland

OGEYSIIS – Shirkii jaaliyadda S.Ogadenya ee dalka Finland

Waxaa dhamaan jaaliyadda S.Ogadenya ee ku nool wadanka Finland la ogeysiinayaa in maalinta Sabtida ah ee taariikhdu ay tahay 18-02-2012 uu dhici doono shir-weynaha jaaliyadda. […]

 
 

Gundiid – Yurub ood Mooddo inay Usoo jeedsatay Kaligii Taliye Zenawi

Gundiid – Yurub ood Mooddo inay Usoo jeedsatay Kaligii Taliye Zenawi

Shabakadda Gundiid oo arimaha Geeska Afrika gaar ahaan Somaliya iyo Itobiya aad wax uga qorta ayaa diyaarisay maqaalkan xiisa leh oo ah baadhitaan ka xogwaramaya xaaladaha […]

 
 

Dhalinyarada OYSU ee Koonfur Afrika oo shirkoodii sanadlaha ahaa ku qabsaday Cape Town

Dhalinyarada OYSU ee Koonfur Afrika oo shirkoodii sanadlaha ahaa ku qabsaday Cape Town

Shir ay soo qaban qabiyeen ururka dhalin yarda OYSU ayaa lagu qabtay magaladaCape Townee dalka Koonfur Afrika. Shirkan oo ahaa shir sanadeedkii ururka Dhalinyarada iyo […]

 
 

Hawl wadeenada waddanka Sweden qaar ka mid ah oo shir ku qabsaday magalada Hallstahammar.

Hawl wadeenada waddanka Sweden qaar ka mid ah oo shir ku qabsaday magalada Hallstahammar.

  Shir ay isugu yimaadeen  sabtidii shalay oo ay tariikhdu ku beegnayd 11 kii Feb 2012 hawl wadeenada unugyada jaaliyaadka magaalooyinka dariska ah ee Skilstuna, […]

 
 

Ciidamada Tigreega oo Boob ka geystay Ogadeniya iyo Dad shacab ah oo lagu xidhay meelo kamid ah Ogadeniya

Ciidamada Tigreega oo Boob ka geystay Ogadeniya iyo Dad shacab ah oo lagu xidhay meelo kamid ah Ogadeniya

Ciidamada Woyanaha ayaa caan ku noqday cadaadinta shacabka Somalida Ogadeniya, iyaga oo u geysta boob iyo jidh dil. Waxa ciidamada Woyanaha amar lagu siiyay inay […]

 
 

Weerar iyo Kamiin joogto ah oo CJWXO ku hayaan Ciidamada Woyanaha.

Weerar iyo Kamiin joogto ah oo CJWXO ku hayaan Ciidamada Woyanaha.

Ciidanka jwxo  waxa uu  weerar iyo kamiino joogto ah ku qaaday ciidanka cadawga, kuwaas oo uu ku gaadhsiiyay khasaare kala duwan Dagaaladan oo isugu jiray  Weerar, Mir, Dhabbagal, […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay