Warar

Deg Deg: Waftigii JWXO oo Hada Wardheer Gaadhay.

Deg Deg: Waftigii JWXO oo Hada Wardheer Gaadhay.

Waxaa hada Dagmada Wardheer ee Xarunta Gobolka Doollo gaadhay Waftigii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ee kujiray socdaalka Hayaanka Guusha. Dadka shacabka ah ee Gobonimada […]

 
 

Odayaasha Tuulada Caado & Madaxda JWXO oo Kulmay.

Odayaasha Tuulada Caado & Madaxda JWXO oo Kulmay.

Waxaa saaka subixii hore kulan muhiim ah yeeshay Odayaasha Dhaqanka ee Tuulada Caado ee Gobolka Doollo iyo madaxda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO. Waftiga JWXO […]

 
 

Waftigii JWXO oo Dagmada Daratoole Lagusoo Dhaweeyay.

Waftigii JWXO oo Dagmada Daratoole Lagusoo Dhaweeyay.

Waxaa Dagmada Daratoole siwayn Loogusoo Dhaweeyay Madaxda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ee kujiray socdaalka barakaysan ee Hayaanka Guusha. Waftigan oo saaka kasoo ambabaxay Dagmada […]

 
 

Deg Deg: Waftigii JWXO oo Caado Lagusoo Dhaweeyay.

Deg Deg: Waftigii JWXO oo Caado Lagusoo Dhaweeyay.

Waxaa hada Tuulada Caado ee Gobolka Doollo siwayn loogu soodhaweeyay Waftigii JWXO ee kujiray socdaalka Hayaanka Guusha oo ah mid siwayn looga dareemay gayiga Ogadenia. […]

 
 

Waftigii JWXO oo Tuulada Xirsi-macaf Lagusoo Dhaweeyay.

Waftigii JWXO oo Tuulada Xirsi-macaf Lagusoo Dhaweeyay.

Waftigii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ee kujiray socdaalka Hayaanka Guusha ayaa si aan kala hadh lahayn loogu soodhaweeyay Tuulada Xirsi-macaf oo Dagmada Danood ee […]

 
 

Shirkii Wadatashiga Ee Adiss Ababa oo Maanta Soo Idlaaday & JWXO oo Ka Qayb gashay.

Shirkii Wadatashiga Ee Adiss Ababa oo Maanta Soo Idlaaday & JWXO oo Ka Qayb gashay.

waxaa Maanta soo gaba gaboobay shir wadatashi ah oo magaalada Adiss Ababa ka bilawday Maalintii shalay ahayd shirkan ayaa waxaa lagu marti qaaday madaxda JWXO, […]

 
 

Madaxda JWXO oo Ka Qayb gashay Dood Kusaabsan Xeerka Doorashada & Qaabka diwaan Galinta.

Madaxda JWXO oo Ka Qayb gashay Dood Kusaabsan Xeerka Doorashada & Qaabka diwaan Galinta.

waxaa magaalada Adis Ababa Lagu qobtay dood ku saabsan xeerka doorashada iyo qaabka diwaan galinta oo wax la rabo in laga badalo maadaama nidaamkii hore […]

 
 

Laba Qarax Xoogan oo is xig-xigay oo Muqdisho kadhacay:

Laba Qarax Xoogan oo is xig-xigay oo Muqdisho kadhacay:

Daqiiqado kahor qiyaastii waxaa jugta Qarax wayn laga maqlay qaybo badan oo kamid ah Magaalada Muqdisho. Qaraxan oo loo adeegsaday gaadhi walxaha qarxa laga soo […]

 
 

Shir wadatashi ah oo Ka Dhacay Addis Ababa & Madaxda JWXO oo Ka Qaybgashay.

Shir wadatashi ah oo Ka Dhacay Addis Ababa & Madaxda JWXO oo Ka Qaybgashay.

waxaa magaalada Adiss ababa ka bilawday shir wadatashi ah oo ay kasoo qayb galeen ergooyin fara badan oo meelo badan ka kala timaaday waxaana lagu […]

 
 

Odayaasha Tuulada Babaase & Madaxda JWXO oo Kulmay.

Odayaasha Tuulada Babaase & Madaxda JWXO oo Kulmay.

Waxaa Tuulada Babaase ee Gobolka Doollo kulan muhiim ah kuyeeshay Odayaasha Dhaqanka ee Tuulada iyo madaxda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO. Madaxda JWXO ayaa odayaasha […]

 
 

Deg Deg: Waftigii JWXO oo Dagmada Danood Siwayn Loogusoo Dhaweeyay.

Deg Deg: Waftigii JWXO oo Dagmada Danood Siwayn Loogusoo Dhaweeyay.

Waftigii JWXO ee kujiray Socdaalka barakaysan ee Hayaanka Guusha, ayaa soogaadhay Dagmada Danood ee Gobolka Doollo, waxaana waftiga soodhaweeyay kumanaan shacab ah oo kamid ah […]

 
 

Waftigii JWXO oo Lagusoo dhaweeyay Tuulada Qoriile.

Waftigii JWXO oo Lagusoo dhaweeyay Tuulada Qoriile.

Waftigii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ee Socdaalka kumarayay Gobolada wadanka Ogadenia ayaa saaka soogaadhay Tuulada Qoriile oo katirsan Dagmada Danood. Dadka shacabka ah ee […]

 
 

Inaalilaahi Wa inaa ilayhi raajicuun Halgame Mohumed Qonbor oo Shil Gaadhi Ku Geeriyooday.

Inaalilaahi Wa inaa ilayhi raajicuun Halgame Mohumed Qonbor oo Shil Gaadhi Ku Geeriyooday.

inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhamaan shacbiga soomaaliyeed ee Ogaadeniya Geerida ku timaaday Halgame muxumed Qonbor oo kamid ahaa […]

 
 

Deg Deg: Waftigii JWXO oo Hada Babaase Lagusoo Dhaweeyay.

Deg Deg: Waftigii JWXO oo Hada Babaase Lagusoo Dhaweeyay.

Waxaa hada Tuulada Babaase ee Gobolka Doollo soogaadhay Waftigii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ee socdaalka kumarayay Gobolada wadanka Ogadenia. Shacabka Tuulada Babaase ayaa si […]

 
 

Ugaas Muxumed Xirsi oo Siwayn Usoo Dhaweeyay Waftigii JWXO.

Ugaas Muxumed Xirsi oo Siwayn Usoo Dhaweeyay Waftigii JWXO.

Ugaas Muxumed Xirsi Dhuux ayaa Dagmada Marsin ee Gobolka Qoraxay, sidiiran ugu soodhaweeyay Waftigii JWXO ee uu Hogaaminayay Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO Admiral […]

 
 

Waftigii JWXO oo Sidiiran Loogu Soo Dhaweeyay Degmada Marsin.

Waftigii JWXO oo Sidiiran Loogu Soo Dhaweeyay Degmada Marsin.

Waxaa hada soo gaadhay degmada Marsin oo ka tirsan gobolka Qoraxay waftigii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya (JWXO) ee safarka ku marayay dhamaan gobolada iyo dagmooyinka […]

 
 

Ra’iisulwasaaraha Britain & Xildhibaanno Qoorta Iskula Jira.

Ra’iisulwasaaraha Britain & Xildhibaanno Qoorta Iskula Jira.

Ra’iisulwasaaraha Britain Theresa May ayaa Baarlamaanka dalka ku eedaysay in aysan wakhtigii loogu talagalay ku qabanaynin qorshaha ka bixitaanka Britain ee Midawga Yurub. Iyada oo […]

 
 

Amnesty oo Sheegtay In Maraykanku Dad Rayid Ah Ku Laayay Soomaaliya.

Amnesty oo Sheegtay In Maraykanku Dad Rayid Ah Ku Laayay Soomaaliya.

Hay’adda xuquuqda aadanah u dooddo ee Amnesty International ayaa sheegtay in tirada duqeynmaha dhinaca cirka ah ee uu Mareykanka ka fuliyay Soomaaliya ay aad u […]

 
 

Deg Deg: Waftigii JWXO oo Lagusoo Dhaweeyay Dagmada Dig.

Deg Deg: Waftigii JWXO oo Lagusoo Dhaweeyay Dagmada Dig.

waxaa hada soo gaadhay dagmada Dig oo ka tirsan gobolka Jarar waftigii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya (JWXO) ee safarka ku maraayay dhamaanba gobolada iyo dagmooyinka […]

 
 

Waftgii JWXO oo Gunagado Si Diiran Loogusoo Dhaweeyay.

Waftgii JWXO oo Gunagado Si Diiran Loogusoo Dhaweeyay.

Waftigii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ayaa si heer sare ah loogu soodhaweeyay Dagmada Gunagado ee Gobolka Jarar. Dadwaynaha Dagmada Gunagado oo aad ufaraxsan ayaa […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay