Warar

Jaaliyada S.Ogadenia ee Prth oo munaasabada ciida meel kuwada ciiday.

Jaaliyada S.Ogadenia ee Prth oo munaasabada ciida meel kuwada ciiday.

Jaaliyada S.Ogadenia ee Prth oo munaasabada ciida meel kuwada ciiday. Sida lawada ogyahay ayaa waxaa 26\10\12  laga ciiday  dhamaan wadamada dadka islaamka ahi kunoolyhiin. Hadaba waxaa si […]

 
 

”Baro taariikhdaada si aad u Ogaato waxa aad tahay” – Dr.Mohamud Ugaas

”Baro taariikhdaada si aad u Ogaato waxa aad tahay” – Dr.Mohamud Ugaas

Waxaa dhawaan lagu qabtay magaalada madaxda dalka Kenya kulan balaadhan oo ay soo xaadireen dadweyn badan oo isugu jiray Odayaal dhaqmeedyo, Dhalinyaro, Hooyooyin, Culimaa’udiin, Siyaasiyiin […]

 
 

CJWXO oo Saaka Weeraray Duleedka Magaalada Qabridahare Woyaane kusugna

CJWXO oo Saaka Weeraray Duleedka Magaalada Qabridahare Woyaane kusugna

War deg deg ah oo hadda nagasoo gaadhay Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya (JWXO) ayaa sheegaya weerar saaka ay ku qaadeen cutub katirsan […]

 
 

Jaaliyada Ogadeniya ee Victoriya oo Munasabada Ciida meel kuwada ciiday

Jaaliyada Ogadeniya ee Victoriya oo Munasabada Ciida meel kuwada ciiday

Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee Victoriya ayaa Munaasabada Ciida maanta isugu timid Xaflad BBQ. Halkaas oo dhamaan xubnaha jaaliyada iyo caruurtaba la keenay. Waxaa xafladaas lagu […]

 
 

Itoobiya waxaa la gudboon inay Riya Maalmeedka joojiso ONLF-na ay barato

Itoobiya waxaa la gudboon inay Riya Maalmeedka joojiso ONLF-na ay barato

Itobiya waxay iska dhaahdicisay shalay waxay ku guulaystay inay maanta iyo barriba ku guulaysan karto, sidaa daraadeed ayay kharash iyo waqti badanba ku bixisaa waxay […]

 
 

Dagaalo meela kala duwan ka dhacay oo cadawga lagu naafeeyay & CJWXO muuqaalo cusub.

Dagaalo meela kala duwan ka dhacay oo cadawga lagu naafeeyay & CJWXO muuqaalo cusub.

Wararka naga soo gaadhaya Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo lagu qaaday askarta gumaysiga Ethiopia ee jooga Ogaadeeniya dagaaladaasi ayaa waxa ay u dhaceen: […]

 
 

Heestii ONLF baa guusha Dhalisay Codkii Jig Jiga Girl Daawasho Wacan

Heestii ONLF baa guusha Dhalisay Codkii Jig Jiga Girl Daawasho Wacan

Dhalintii Gadoode Gaashaanka Boobtee Dagta Qoriga galise Ugu galey godkoodi Gayigii Xoreeyo Ku shahiiday gaalada Gayigii Xorweeye JWXO hanatay Guushi Calankuna garwaaqsaday Galad Eebe Weeye […]

 
 

CIID MUBARAK-Kasoo Qeyb Gal Xaflada Ciida Ogaden Community Australia- Melbourn

CIID MUBARAK-Kasoo Qeyb Gal Xaflada Ciida Ogaden Community Australia- Melbourn
 
 

Jaaliyadda Qaxootiga Sanca oo dhambaal ku taageeray go’aankii JWXO iyo dhambaalkii Jaaliyadda guunka ah ee Jermalka

Jaaliyadda Qaxootiga Sanca oo dhambaal ku taageeray go’aankii JWXO iyo dhambaalkii Jaaliyadda guunka ah ee Jermalka

Dhambaaladii jaaliyadaha ay ku taageerayeen go’aankii uu qaatay wafdigii JWXO uga qaybgalay shirkii wadahadalka ayaa weli soo gaadhaya shabakadda. Waxaa ka mid ah goobaha aan […]

 
 

Dagaal aad u xoogan oo saakay ka dhacay Deegaanka Wacays Qodle ee Gobolka Jarar

Dagaal aad u xoogan oo saakay ka dhacay Deegaanka Wacays Qodle ee Gobolka Jarar

Isniin (ONA) War goordhawayd nagasoo gaadhay xarunta dhexe ee JWXO ayaa sheegaya in askarta gumaysiga Ethiopia ka bilaabeen olole cusub gobolka Jarar deegaano kamid ah […]

 
 

Maamulka Dhalinyarada OYSU Finland oo ka qeyb qaatay Siminaar ka dhacay Helisinki

Maamulka Dhalinyarada OYSU Finland oo ka qeyb qaatay Siminaar ka dhacay Helisinki

Midowga Dhalinyarada iyo Ardeyda Ogadeniya ee wadanka Finland ayaa ka qeyb galay Seminaar loogu talo galay dhalinyarada ku dhaqan dalka Finland. Siminaarkan oo oo socday […]

 
 

Jaaliyada Ogadeniya ee Finland iyo Ururada bulshada sida OYSU Finland oo hambalyo u diray JWXO

Jaaliyada Ogadeniya ee Finland iyo Ururada bulshada sida OYSU Finland oo hambalyo u diray JWXO

jaaliyadda Ogaadeenya ee Finland iyo urur hoosaadyadeeda Bulshada sida dhallinyarada OYSU  Finland iyo Ururka Haweenka Finland waxay taageero buuxda u dirayaan Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogadeeniya […]

 
 

Jaaliyada Ogadeniya ee Victoriya oo taagertay go’aanki JWXO ee ku adana wadahadlka

Jaaliyada Ogadeniya ee Victoriya oo taagertay go’aanki JWXO ee ku adana wadahadlka

jaaliyada Victoria  waxay  si wayn  usoo dhawaynaysaa  taageero  buuxdana ay siinaysaa  go’aankii geesinimada  lahaa ee jwxo kaqaadatay  wadahadalkii  udhaxeeyay  O N L F iyo  Ethiopia […]

 
 

Cabdi Iley Wuxuu ka mid ahaa Mashaariicdii Gumaysiga een Hirgalin

Cabdi Iley Wuxuu ka mid ahaa Mashaariicdii Gumaysiga een Hirgalin

Inkastoo Cabdi Iley shaqsi ahaantiisa uu ahaa mujrim waalid iyo waayeel midna uusan agtiisa ixtiraam ku lahayn, hadana xumaan iyo wanaag midkii lagu sheegaba wuxuu qayb […]

 
 

Tartanka jagadii Cabdi Iley uu baneeyay oo dadka shacabka ah lagu dhibaateynayo

Tartanka jagadii Cabdi Iley uu baneeyay oo dadka shacabka ah lagu dhibaateynayo

Dhagaxbuur – Dad farabadan ayaa xabsiga loo taxaabay ilaa shalay magaalada Dhagaxbuur, dadkaa oo qaarkood la la’yahay meel loola kacay. Arintan ayaa waxay noo sheegeen […]

 
 

Jaaliyada Ogadeniya Melbourn oo u furtay tababaro ururada bulshada

Jaaliyada Ogadeniya Melbourn oo u furtay tababaro ururada bulshada

Hoos ka daawo Sawiraanta; Maanta oo bishu tahay 21 October 2012 waxeey Jaaliyada Soomaalida Ogadeniya waxay u soqabanqaabisay ururyada bulshada Jaaliyada sida Ururka hawaanka,ururka midowga dhalinyarada […]

 
 

Shirkii caadiga ahaa ee Gudiga Fulinta ee JWXO

Shirkii caadiga ahaa ee Gudiga Fulinta ee JWXO

Guddiga Fulinta Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogadenya (JWXO) ayaa Kulan Sabtidii 19ka Oktobar 2012 isugu yimid Khadka-teleefoonka-kulanada. Kulanka oo muddo dheer qaatay ayuu Guddigu ku qiimeynayey […]

 
 

Is-bahaysi u dhigma midka ka jira USA ma u hirgali karaa shucuubta Geeska Afrika

Is-bahaysi u dhigma midka ka jira USA ma u hirgali karaa shucuubta Geeska Afrika

Waxaan arkaynaa qaaradaha caalamka oo isugu imanaya isbahaysiyo iyo xidhiidho iskaashi oo qaarkood gaadha heer Federaal sida Midowga Yurub ama Kon-Fideraal sida Is-bahaysiga dawladaha Khaliijka […]

 
 

Jaaliyadaha S.Ogadenya oo taageeray go’aankii wafdiga JWXO wadahadalka uga qaybgalay

Jaaliyadaha S.Ogadenya oo taageeray go’aankii wafdiga JWXO wadahadalka uga qaybgalay

Waxaa si isdaba joog ah ugu soo dhacaya galka Warfaafinta taageero ay jaaliyadaha kasoo kala dirayaan dunida dacaladeeda. Fariimihii ugu dambeeyay ayaan ka kala helnay; […]

 
 

Jaaliyaadka Ogadeniya ee Koonfurta Afrika oo hambalyo iyo Taagero u diraya Jabhada ONLF

Jaaliyaadka Ogadeniya ee Koonfurta Afrika oo hambalyo iyo Taagero u diraya Jabhada ONLF

Shir ay isugu yimaadeen xubnaha jaaliyada ogaadeeniya ee Koonfur Afrika oo xarunta jaaliyada ee magaalada Uitenhage lagu qabtay shirka oo ku soo aaday xili xaasaasi […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay