Warar

Qadiyada Ogadeniya oo looga hadlay Munaasabadi kulanka Turkida UK

Qadiyada Ogadeniya oo looga hadlay Munaasabadi kulanka Turkida UK

Jaaliyada Ogadeniya ee wadanka UK ayaa maanta ka qeyb gashay Munaasabad ay soo qaban qaabisay Jaaliyada Turkida ee ku dhaqan wadanka UK. Munaasabadan oo Jaaliyada […]

 
 

Daawo Qunsuulka Ethiopia iyo Jawaasiis la caydhsanayo magaalada Oslo Norwey

Daawo Qunsuulka  Ethiopia iyo Jawaasiis  la caydhsanayo magaalada Oslo Norwey

Safiirka gumeysiga Ethiopia u fadhiya wadamada Scandenevianka ayaa damcay innuu shir ku qabto magaalada Oslo ee wadanka Norwey, halkaas ayaa waxaa shirkii isasoo xaadiriyay 300 […]

 
 

John Kerry oo booqan doona Itobiya, kala hadli doona Shirweynaha AU Xuquuqda Aadanaha

John Kerry oo booqan doona Itobiya, kala hadli doona Shirweynaha AU Xuquuqda Aadanaha

Xoghayaha Arimaha Dibadda Mareykanka ayaa sheegay inuu ka qaybgali doono xuska sanadguurada Midowga Afrika oo lagu qabanayo Xarunta MA ee Adisababa. Dawladda Mareykanka ayaa doonaysa […]

 
 

Shirwaynihii faraca Muftaaxul Xoriya oo lagu qabtay xerada Ifo

Shirwaynihii faraca Muftaaxul Xoriya oo lagu qabtay xerada Ifo

Maalinnimadii ay taariikhdu kubeegnayd 19/04/2013 waxaa xerada ifo ee deegaanka Dhadhaab lagu qabtay shirwaynihii faraca Muftaaxul xoriya ee ka howlgala xerada Ifo. Shirkan oo ah […]

 
 

Ururka OYSU-Norway oo kulan muhiim ah yeeshay.

Ururka OYSU-Norway oo kulan muhiim ah yeeshay.

Oslo:Waxaa caasimaddaOsloee dalka Norway, caawa fiidkii lagu soo gabagabeeyey, kulan si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay yeesheen Ururka Dhalinyaradda iyo Ardayda Ogadeenya (OYSU-Norway), laguna […]

 
 

Hay’adda Daryeelka Hooyooyinka iyo Dhalaanka Ogaden (OMCR) oo ka qaybgalay shirweynaha haweenka Muslimiinta

Hay’adda Daryeelka Hooyooyinka iyo Dhalaanka Ogaden (OMCR) oo ka qaybgalay shirweynaha haweenka Muslimiinta

Hay’adda Daryeelka Hooyooyinka iyo Dhalaanka Ogaden ee magaceeda loosoo gaabiyo OMCR (Ogaden Mother and Child Relief) ayaa maalmihii Sabtida iyo Axada ee ay tariikhdu ahayd […]

 
 

Wafti kasocda Jaaliyada Ogadeniya ee Manchester oo kaqeybgalay Barnaamijka OYSU Open Day London

Wafti kasocda Jaaliyada Ogadeniya ee Manchester oo kaqeybgalay Barnaamijka OYSU Open Day London

Wafti kasocda Jaaliyada Ogadeniya ee magaalada Manchester ayaa maanta booqasho kusoo maray xafiiska Jaaliyada Ogadeniya ee magaalada London halkaas oo ay u yimaadeen howl shaqo. […]

 
 

Shirwaynihii ururka OYSU fariciisa Midnimo oo Dhagaxley kadhacay

Shirwaynihii ururka OYSU fariciisa Midnimo oo Dhagaxley kadhacay

Maanta oo ay taariikhdu kubeegnayd 19/04/2013 waxaa xerada Dhagaxley ee deegaanka Dhadhaabkadhacay shirwaynihii ururka OYSU fariciisa Dhagaxley shirwaynahan oo dhaca sanadkiiba hal 1 mar ayaa […]

 
 

Jaaliyadda Yemen oo shir isugu yimid ay ku doorteen maamul cusub

Jaaliyadda Yemen oo shir isugu yimid ay ku doorteen maamul cusub

Jaaliyada  dalka Yemen ayaa isugu yimid shir ay ku doorateen maamul cusub. Waxaa shirka ka soo qayb galey bulshada qaybaheeda kala duwan sida uruka OYSU, […]

 
 

Dagaaladi U danbeeyay ee gudaha Ogadeniya ka dhaca

Dagaaladi U danbeeyay ee gudaha Ogadeniya ka dhaca

Wararka nagasoo gaadhaya Dalka Ogaadeeniya gaar ahaan Xarunta dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo xoogan oo ka dhacay qaybo kamid ah wadanka Ogaadeeniya ee ay […]

 
 

Safiirka Wayaanaha oo Wajigabax kala kulmay shir ay ku qabteen magaalada Houston

Safiirka Wayaanaha oo Wajigabax kala kulmay shir ay ku qabteen magaalada Houston

Gabdha muslimiin ah oo xijaabkoodii ququrxda badnaa ku labisan ayaa ka yaabiyay Wayaanaha iyo qofkasta oo ka soo qaybgalay shirkii Houston lagu qabtay maalintii Axdda […]

 
 

Jaaliyada Ogadeniya ee UK oo ka qeybgalaya Munasabad balaadhan oo kadhacaysa London

Jaaliyada Ogadeniya ee UK oo ka qeybgalaya Munasabad balaadhan oo kadhacaysa London

Jaaliyada Ogadeniya ee wadanka UK ayaa ka qeybgali doona Maalinimada Axada kulanweyn oo jaaliyada kasoo jeeda wadanka Turkidu isugu imaan doonaan magaalada London. Jaaliyada Ogaden […]

 
 

Dhalinyarada OYSU ee San Diego iyo Los Angeles oo iska kaashaday Socdka ka hortagga Xasuuqa

Dhalinyarada OYSU ee San Diego iyo Los Angeles oo iska kaashaday Socdka ka hortagga Xasuuqa

Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya OYSU ee San Diego iyo Los Angeles ayaa si wadair ah waxay uga qaybgaleen Snadguuradii 2aad ee Socodka loogu talagalay […]

 
 

Dowladaha Deeqda Bixiya ee UK iyo USA oo lagu eedeyay inay indhaha ka qabsadeen balaayooyinka ay Dowlada Ethiopia kawado dalkaas

Dowladaha Deeqda Bixiya ee UK iyo USA oo lagu eedeyay inay indhaha ka qabsadeen balaayooyinka ay Dowlada Ethiopia kawado dalkaas

Ururka Survival ayaa dhaleeceyn usoo jeediyay haayadaha dowliga ah ee mucaawamada siiya Ethiopia oo ay ku sheegeen inay indhaha ka xidheen musiibooyinka iyo halaaga dowlada […]

 
 

OYSU iyo Jaaliyadda San Diego oo kaqayb-galay sannad-guuradii 2aad ee -Walk to End Genocide Los Angeles

OYSU iyo Jaaliyadda San Diego oo kaqayb-galay sannad-guuradii 2aad ee -Walk to End Genocide Los Angeles

San Diego, California: Sannadguuradii 2aad ee munaasabadda Walk to End Genocide ayaa waxaa lagu qabtay magaaladaLos Angeles maalintii axadda ee 14 bisha April 2013. Toddobaadkii hore ayaa isla […]

 
 

Safar dheer iyo Xeedhada salkeeda. Sawirka Jig-jiga iyo Nolasha taala .. Qore / Daahsoone (Undercover)

Safar dheer iyo Xeedhada salkeeda. Sawirka Jig-jiga iyo Nolasha taala .. Qore / Daahsoone (Undercover)

Waxaan ka helnay warbixintan oy wehliyaan sawiro iyo filmo muhiim ah oo ka xogwaramaya xaqiiqada dhabta ah ee ka jirta magaalada Jigjiga muwaadin socdaal ku […]

 
 

OYSU Open Day oo ka dhacay wadanka UK

OYSU Open Day oo ka dhacay wadanka UK

Ururka dhalinyarada OYSU London ayaa olole xoogan oo dhinaca abaabulka ah ka bilaabay wadanka UK. Abaabulkan oo qaab cilmiyaysan oo casri ah ku socda ayaa […]

 
 

Q3xaad Taariikh Halganeedka CWXO – iyo Q2aad ee Dagaalkii CirJiidh

Q3xaad Taariikh Halganeedka CWXO – iyo Q2aad ee Dagaalkii CirJiidh

Wacan oo wanaagsan akhyaarta qiimaha iyo qaayaha lehoow; waa markale iyo barnaamijkeenii Taariikh halgameedka CWXO. Barnaamijkeenan oo ah qaybtii 3aad, waxaan ku dhex jirnaa Hawlgalkii Cirjiidh oo […]

 
 

Top Secret: safaarada gumeysiga Ethiopia ee London warqado laga helay

Top Secret: safaarada gumeysiga Ethiopia ee London warqado laga helay

Gumeysiga Ethiopia ayaa wada qorsheyaal dhicisoobay balse horaa loo yiri dacawo meel ay macal ugu baratay ayay macaluul ugu baqtida. Gumeysiga Ethiopia ayaa u bartay […]

 
 

Q2aad – Axmad Nashaad waa Nin Khatar ah oo Hadaf leh

Q2aad – Axmad Nashaad waa Nin Khatar ah oo Hadaf leh

Waxaan ku soo gabagabaynay Qaybtii 1aad ee maqaalkan in mawqifkii uu qaatay Axmad nashaad ee ahaa inuusan xabad dambe ku ridin Itobiya, ka dib markuu […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay