Warar

Waxaa la Wadaagi Karaa Dheefta Xoriyadda, Dhibka xoriyadda loomarose lama Wadaagi karo

Waxaa la Wadaagi Karaa Dheefta Xoriyadda, Dhibka xoriyadda loomarose lama Wadaagi karo

Waxaan horey idiinku soo bandhignay maqaalkii ay ka qoreen Kooxda Karamardha (Karamardha Group) wadahadlkii fashilmay. Waxaan qoraalkaa ku xusnay in aan si gaar ah uga […]

 
 

Dad shacab ah oo ku biirooday ceel ay ka qodanayeen wabiyar oo katirsan Qabridahar

Dad shacab ah oo ku biirooday ceel ay ka qodanayeen wabiyar oo katirsan Qabridahar

2 nin oo ku dhintay  Ceelasha xoolaha lagawaraabsado. #Wararka naga soo gaadhaya magaalada Qabridahar ee Xarunta Gobolk Qoraxay ayaa sheegaya kadib markii ay Askarta gumaysiga […]

 
 

7ba urur oo JWXO ay ka mid tahay oo isugu yimid shir wada-tashi

7ba urur oo JWXO ay ka mid tahay oo isugu yimid shir wada-tashi

Horaantii todobaadkan waxaa shir wada tashi ah isugu yimid 6 urur oo ka mida ururada  la dagaalama Xukuumada dhiig miiratada ah ee Gumaysiga Itoobiya iyo […]

 
 

Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadenia oo lagu qabtay xerada Dhagaxlay

Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadenia oo lagu qabtay xerada Dhagaxlay

Maanta oo ay taariikhdu ku beegnayd 03-03-2013 waxaa xerada Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab laga xusay Maalinta Xasuuqa Ogadenia oo ah maalin shacabka S.Ogadenia ayka xusaan […]

 
 

Ogeysiis Shirkii Jaaliyadaha Scandenevianka- 9/03/2013 Sweden Goteborg

Ogeysiis Shirkii Jaaliyadaha Scandenevianka- 9/03/2013 Sweden Goteborg

Ogaysiis: Waxaa  dhamaan la ogaysiinayaa jaaliyadaha rer Ogadenia ee Skandenevianka in 9/3-2013 dhici doono shirkii jaaliyadaha Skandanevianka abaaraha 1:00pm duhurnimo, Shirku waxuu ka dhici doonaa […]

 
 

Maamulka guud ee jaaliyaada S/Ogadenia ee Sweden oo shir wada tashi ah la yeshay hawl-wadeenada unugyada jaaliyadaha.

Maamulka guud ee jaaliyaada S/Ogadenia ee Sweden oo shir wada tashi ah la yeshay hawl-wadeenada unugyada  jaaliyadaha.

Waxaa kulan xog waran iyo kobcin hawl shaqeed  ah ku yeeshay magaalda Eskilstuna ee gobalka Södermanland qaar ka mid hawl wadeenada unugyada Jaaliyada Sweden ay […]

 
 

Warbixintii ugu dambaysay een ka helnay xarunta dhexe oo faafaahin dheeraad ah ka bixiyay …

Warbixintii ugu dambaysay een ka helnay xarunta dhexe oo faafaahin dheeraad ah ka bixiyay …

Wararka nagasoo gaadhaya Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo ka dhacay Ogaadeeniya oo askarta gumaysiga Ethiopia lagu jabiyey. Dagaaladaasi ayaa waxay u dhaceen sidan […]

 
 

Ogaysiis – Shirweynihii Jaaliyadda JOKA

Ogaysiis – Shirweynihii Jaaliyadda JOKA

 Waxaa la ogaysiinayaa    dhamaan Xubnaha Jaaliyada  Ogadeniya  ee Koonfur Africa  in la gaadhay  wakhtigii  uu dhici jiray Shirweynihii Jaaliya Ogadeniya ee Koonfur Africa. Waxaa lagu […]

 
 

Weerar xoogan oo lagu qaaday Kaam-Daawadiid oo cadawga lagu jabiyay

Weerar xoogan oo lagu qaaday Kaam-Daawadiid oo cadawga lagu jabiyay

Wararka naga soo gaadhay wadanka Ogaadeeniya gaar ahaan Xarunt Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo ka dhacay deegaano kamid ah Dalka Ogaadeenia dagaaladaasi oo khasaare […]

 
 

Jigjiga Nin Dal dheer Jooga Daawashada ku deeqday kii Daganaana Darxumo ku deeqday

Jigjiga Nin Dal dheer Jooga Daawashada ku deeqday kii Daganaana Darxumo ku deeqday

Waxaa Qoray Xarbi Aden: Af-Soomaaliga qoraalkiisa oo dhawaa & Xadaarada Soomaalida ee dhanka Saxaafada oo aan durugsanayn iyadoo ay jirto, waxii ka danbeeyay1999 waxaa saaxada […]

 
 

Dhaanta cusub oo lagu mataaneyn doono dhaantadii -Jecliyaayee jamaal dhulka hooyo jecliyaa –

Dhaanta cusub oo lagu mataaneyn doono dhaantadii -Jecliyaayee jamaal dhulka hooyo jecliyaa –

Waxaan la soconay in dhaantadii – Jecliyaayee jamaalka dhulka hooyo jecliyaa – jecliyaayee xornimo aan ku joogo – inay noqotay dhaanto qaran oo dhamaan munaasabadaha […]

 
 

Maalinta Xasuuqa Ogaadeeniya oo laga xusay magaalada Johannesburg iyo Dalka Qatar

Maalinta Xasuuqa Ogaadeeniya oo laga xusay magaalada Johannesburg iyo Dalka Qatar

Waxaa si wayn looga xusay magaalada Johannesburg -Maalinta Xasuuqa Ogaadeeniya (Ogaden Massacre Day) – oo ku aadan 22/02/13, maalintaas oo ah maalintii ay kooxda Wayaanaha […]

 
 

Ogeysiis: Shirki Xubnaha Jaaliyada Ogadeniya ee Gobalka Minneapolis oo dhacaya 02/March 2013 1PM

Ogeysiis: Shirki Xubnaha Jaaliyada Ogadeniya ee Gobalka Minneapolis oo dhacaya 02/March 2013 1PM

OGAAYSIS OGAAYSIS MUHIIM AH!!! WAXA DHAMAAN XUBNAHA GOBOLKA MINNEAPOLIS SIDA TWIN CITIES , ROCHESTAR, STCLOUD ,WILLMAR, FARIBULT DHAMAANTOOD LA FARAYAA IN AAY KA SOO QAYB […]

 
 

Nairobi – Xuska Maalinta xasuuqa shacabaka ogadeniya

Nairobi – Xuska Maalinta xasuuqa shacabaka ogadeniya

Maanta oo talada ah 26 FEB 2013 ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Nairobi caasimada dalka Kenya munaasabad loogu baroordiiqayey Xuska Maalinta xasuuqa shacabaka ogadeniya. Munaasabadan […]

 
 

Maxaad kala socotaa xabsiga loo yaqaano Jeel Ogaadeen – By Cabdulaahi Xuseen

Maxaad kala socotaa xabsiga loo yaqaano Jeel Ogaadeen – By Cabdulaahi Xuseen

 Jeelka loo yaqaano Jeel Ogaadeen ee ku yaala magaalada Jigjiga dhinaceeda bari, waa jeel dhismo ahaan loogu tallo galay inuu qaado ugu badnaan ilaa 300 […]

 
 

Qadiyadda S/Ogadenia oo dalka Sweden aad looga xiiseeyo iyo jaaliyadda oo dalkaa ku xididaysatay

Qadiyadda S/Ogadenia oo dalka Sweden aad looga xiiseeyo iyo jaaliyadda oo dalkaa ku xididaysatay

Maqaal : Tan iyo markii suxufiyintii reer Sweden lagu qabtay gudaha Ogadenia sanadkii 2011 waxaa wadanka Sweden si wayn u dhex gashay qadiyada S/Ogadenia oo […]

 
 

Wafdi uu hogaaminayo HAD oo ka qaybgalay shirweynaha 1aad ee ururka SORTU

Wafdi uu hogaaminayo HAD oo ka qaybgalay shirweynaha 1aad ee ururka SORTU

Wafdi uu hogaaminayo Hogaanka Arimaha Dibadda JWXO ayaa lagu caasumay shirweyne lagu yagleeley SORTU oo ah urur cusub oo loo samayay inuu u halgamo shacabka […]

 
 

Tuulada Boodhley oo dad badan laga taxaabay aan la ogayn meel la geeyay

Tuulada Boodhley oo dad badan laga taxaabay aan la ogayn meel la geeyay

Wararka aan ka helayno ehelada dadka shacabka ah ayaa waxay noo xaqiijiyeen in ciidamada Gumaysigu ay 23-2-203 dad shacab ah ka xasuuqeen Tuulada Boodhley oo 30 […]

 
 

Junedin Sado oo ka soo baxsaday Itobiya soona galay dalka Kenya

Junedin Sado oo ka soo baxsaday Itobiya soona galay dalka Kenya

Waxaa la xaqiijiyay inuu Mr. Junadin Sado, oo ahaa nin meela kala duwan masuuliyad ka soo qabtay uu soo galay dalka Kenya, magangalyo siyasadeedna weydiistay. […]

 
 

Dagaala xoogan oo aagga Galaalshe ka dhacay 19-20kii bishan oo cadawga si weyn loogu jabiyay

Dagaala xoogan oo aagga Galaalshe ka dhacay 19-20kii bishan oo cadawga si weyn loogu jabiyay

Wararka naga soo gaadhay Ogaadeeniya ayaa sheegay dagaalo xoogan oo into badan ka dhacey Deegaanka Galaalshe iyo Deegaanada ku hareeraysan in cadawga uu ka soo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay