Warar

Madaxa Arimaha Siyaasadda xisbiga gumaysi kalkaalka oo fara cidi leh ku baxsaday

Madaxa Arimaha Siyaasadda xisbiga gumaysi kalkaalka oo fara cidi leh ku baxsaday

Jigjiga – War dagdag ah oo hadda naga soo gaadhay xubna ku dhex jira maamulka Cabdi iley ayaa naloogu sheegay inuu si mucjisa ah kaga […]

 
 

Baaq cambaareyn ah uu soo saaray Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya

Baaq cambaareyn ah uu soo saaray Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya

Ururuka dhalinyarada Ogaden Youth & Students Union (OYSU) wuxuu aad u canbaaraynayaa dilkii fulaynimada ahaa ee loogu gaystay magaalada Nairobi mudane Cabdi Cabdulaahi Muhumed Sayid […]

 
 

Bayaan saxaafadeed – Dilkii fulaynimada ahaa ee Halyay Cabdi Cabdulaahi Sayid (Allaha U Naxariistee)

Bayaan saxaafadeed – Dilkii fulaynimada ahaa ee Halyay Cabdi Cabdulaahi Sayid (Allaha U Naxariistee)

Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya (ONLF) waxay si aad ah u cambareynayaan dilkii fulaynimada ahaa ee loogu gaystay magaalada nairobi dhexdeeda Mudane Cabdiraxman Cabdulaahi Muxumad -Sayid- […]

 
 

Tacsi Marxuum Abdi Abdulaahi

Tacsi Marxuum Abdi Abdulaahi

Tacsi. Maamulka iyo shaqaalaha Wakaaladda Wararka Ogadeniya waxay tacsi u dirayaan qoyskii iyo eheladdii uu ka shihiiday Marxuum Abdi Abdullahi Sayid oo gacan ka gardaran […]

 
 

Xeradii cadawga ee Anano/Dagmada Awaare oo cagta la mariyay shalay

Xeradii cadawga ee Anano/Dagmada Awaare oo cagta la mariyay shalay

Waxaa shalay oo tariikhdu ahayd 20-06-2011 Dagaal culusi uu ka dhacay magaalada Ananu ee degmada Awaare, dagaalkaas oo bilowaday 3dii galabnimo. Dagaalkan oo ahaa mid […]

 
 

Maamul cusub oy jaaliyada S.Ogaadeeniya ee Koonfur Afrika faraca Cape Town dooratay

Maamul cusub oy jaaliyada S.Ogaadeeniya ee Koonfur Afrika faraca  Cape Town dooratay

Waxaa xalay shir balaadhan isugu yimid xubnaha jaaliyada gaar ahaan faraca western cape shirkan oo bilawday abaarihii 7 fiidnimo oo saacaday afrikada koonfureed ayaa socday […]

 
 

HOGAANKA ARIMAHA DIBADA EE JWXO OO SHIR KUQABTAY SAN DIEGO, CA

HOGAANKA ARIMAHA DIBADA EE JWXO OO SHIR KUQABTAY SAN DIEGO, CA

waxaa maanta si rasmi ah ufarmey shir ay soo qaban qaabiyeen jaaliyada Ogadenia ee ku dhaqan magaalada San Diego ee cariga maraykanka. waxaa lagu soo […]

 
 

Maalinta Qaxootiga Aduunka oo meela badan oo caalamka laga xusay

Maalinta Qaxootiga Aduunka oo meela badan oo caalamka laga xusay

Waxaa dacalada aduunka aad looga hadal hayaa xuska maalintan, sababtoo ah wuxuu caalamka qiray doorka ay ku leeyihiin qaxootiga horumarka wadama badan oo caalamka ka […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeenya Switzerland oo xustay maalinta qaxootiga aduunka

Jaaliyada Ogaadeenya Switzerland oo xustay maalinta qaxootiga aduunka

Jaaliyada Ogaadeenya switzerland oo kaashaneeysa jaaliyada Soomaaliyeed ee isla wadankan ayaa si wada jir ah uga qeeyb galay shalay 18ka bishan Juun xuska maalinta qaxootiga […]

 
 

Waa waqtigii la fashilin lahaa Liyu-boliiska ay safaaradaha qoranayaan

Waa waqtigii la fashilin lahaa Liyu-boliiska ay safaaradaha qoranayaan

Gumaysiga oo doonaya inuu ka helo jaaliyadaha dhexdooda jawaasiis iyo qowlaysato damiirlaawe-yaal ah ayaa kulano qarsoodi ah kolba ugu yeedha koox la soo magacaabay. Safaarada […]

 
 

Soo baxsadkii maxaysatada Cabdi ilay ee Hawaarinta

Soo baxsadkii maxaysatada Cabdi ilay ee Hawaarinta

Waxaa sii kordhaya ciidanka baxsadka ah ee ka tirsanaa maxaysatadii Cabdi iley oo iyagoo kooxo ah isu-soo dhiibaya CWXO. Warar aan goordhoweyd ka helnay xarunta […]

 
 

20ka June waa Maalinta Qaxootiga Caalamka – World Refugee Day –

20ka June waa Maalinta Qaxootiga Caalamka – World Refugee Day –

Waxaa meela badan oo caalamka ka mid ah laga xusaa 20ka June ee sanad walba Maalinta Qaxootiga Afrika. Haya’adda Lagu dhanyahay ee QM (UN-General Assembly) […]

 
 

Dr. M. Ismaaciil oo ka waramaya Xidhiidhka Somalida Ogadeniya iyo Somaliweyn.

Dr. M. Ismaaciil oo ka waramaya Xidhiidhka Somalida Ogadeniya iyo Somaliweyn.

Gudoomiye Ku xigeenka Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadeniya (JWXO) Dr Maxamed Ismaaciil ayaa waxa uu siiyay wareysi Barnaamijka Ilays ee ka baxa TV-ga Somali Channel. Wareysigaas […]

 
 

Cadowga oo soo baneeyay xeryihii uu ku lahaa Deg iyo Yoocaale

Cadowga oo soo baneeyay xeryihii uu ku lahaa Deg iyo Yoocaale

War aan ka helnay goor dhaweyd Xarunta Dhexe ee CWXO waxay noo sheegen in ay ciidamadii cadowga ee ku jiray xeryaha ciidanka uu ku lahaa […]

 
 

Shiinaha oo lagu cadeeyay inuu ka dambeeya tashwiishka lagu furay warbaahinta xorta ah.

Shiinaha oo lagu cadeeyay inuu ka dambeeya tashwiishka lagu furay warbaahinta xorta ah.

In mudda ahba waxay wadeen gumaysiga Itobiya iskuday lagu tashwiishinayo idaacadaha iyo TV yada kasoo horjeeda gumaysiga itoobiya taasoo aanay ka nabad galin idaacadaha halganka […]

 
 

Ogaysiis – Shir Weyne Lagu Qabanayo San Diego

Ogaysiis – Shir Weyne Lagu Qabanayo San Diego

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan dad weynaha kunool magaalada San Diego iyo nawaaxigeed iyo inta taageerta halganka xaqa’ah ee umadda Soomaalida Ogadenia, Iney imanayaan haddi alle […]

 
 

Saraakiil iyo ciidankii maleesiyada Cabdi iley oo ku soo biiraya CWXO

Saraakiil iyo ciidankii maleesiyada Cabdi iley oo ku soo biiraya CWXO

Waxaa ku soo biiray CWXO Ciidmo kala duwan oo ka tirsanaa maleesiyadii Hawaarin ay dadweynaha ula baxeen kuwaasoo ka soo kala galay aaggag kala duwan, […]

 
 

Heshiis dacaayad loogu talagalay oon ahayn mid dhaqaale

Heshiis dacaayad loogu talagalay oon ahayn mid dhaqaale

Dawladda Itobiya waxay aad isugu dhabar jabisay oy geed walba u fuushay inay shirakda caalami ah gaar ahaan kuwa reer Galbeedka soo dhex galiso shidaalka […]

 
 

Wareysi aad u qiimi badan oo shabakadda SM ay la yeelatay Gudoomiyaha OYSU ee Bariga Afrika

Wareysi aad u qiimi badan oo shabakadda SM ay la yeelatay Gudoomiyaha OYSU ee Bariga Afrika

Shabakadda Somalimidnimo ayaa wareysi aad u qiimi badan oo dhinacyo badan taabanaya la yeelannay halgame Axmed Muxumed Nuur oo loo yaqaano Axmed Bidhic ahn guddoomiyaha […]

 
 

Dhagar qabe Meles oo dhuumasho ku tagay Koonfur Afrika

Dhagar qabe Meles oo dhuumasho ku tagay Koonfur Afrika

Waxay wararka nugu soo gaadhayaan inuu maagalada Pretoria ee ah casimadda dalka Koonfur Afrika uu si dhuumasho ah ku tagay dhiigyaba Meles Zinawi taasoo ka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay