Warar

Raabi – waan ilmeeyey markaan la kulmay dhalinyarada KA

Raabi – waan ilmeeyey markaan la kulmay dhalinyarada KA

Halgame Maxamad Raabi oo ka mid ah xubnaha jaaliyadda UK oo maalmahan socdaal ku marayay meela ka mid ah Bariga dhexe iyo Afrika ayaa kulamo […]

 
 

Dhiigyacabka Itobiya Zinawi muxuu u furay xeryaha qaxootiga Doolow

Dhiigyacabka Itobiya Zinawi muxuu u furay xeryaha qaxootiga Doolow

Waxay dadka aan aqoonin khiyaanada KT Meles aad ula yaaban yihiin xeryaha qaxootiga ee xadka Doolow uu ka furay ee boqolaalka Somalida ah ay ku […]

 
 

SHIRKII OYSU EE NORTH AMERICA IYO MAALINTII 3AAD

SHIRKII OYSU EE NORTH AMERICA IYO MAALINTII 3AAD

Shir waynihii ururka midowga dhalinyarada & ardayda Ogadenia (OYSU) oo bilowday maalintii jimcaha ahayd ee July 22 2011 ayaa wuxuu kasocdaa maalintii sadexaad Magaalada Denver […]

 
 

Daawo Dhaanto si casri ah loo tumayo xafladii Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadeniya (UDhaArO) ee North America)

 
 

ILAYS TV oo hawada soo gali doona galabta Arbacada ah ee 27ka July 2011

ILAYS TV oo hawada soo gali doona galabta Arbacada ah ee 27ka July 2011

Waxaa dhamaan Bulshaweynta Soomaliyeed ee ku xidhnaa barnaamijka Ilays, loogu bishaareynayna in hawada uu dib u soo gali doono Ilaystv maalinta Arbacada ah ee bishu […]

 
 

Cabdi fataax iyo Suldaan Wali waa la cunay Cabdi ileyna kawaankuu saaranyahay

Cabdi fataax  iyo Suldaan Wali waa la cunay Cabdi ileyna kawaankuu saaranyahay

Warar aan ka helnay ilo-xogogaal ah oo xafiiska Cabdi iley ku sugan ayaa noo soo tabiyay goor dhaweyd in laga qaaday dhamaan xilalkii ay u […]

 
 

Ma dhabba inay Itobiya been ka gaddo dawladda Shiinaha?

Ma dhabba inay Itobiya been ka gaddo dawladda Shiinaha?

Itobiya waxay xoogga saartey intii ka dambaysay dagaalkii Cobolle inay caalamka ka gado Laba arimood .. waxaadna moodaa inay u suurtagashay inay ka qariso caalamka […]

 
 

war degdeg ah – Dagaalo lagu naafeyay cadawga oo ka dhacay degmada Dhagaxbuur

war degdeg ah – Dagaalo lagu naafeyay cadawga oo ka dhacay degmada Dhagaxbuur

Habeen hore oo ku beegnayd 22ka July 2011 ayay CWXO waxay weerar culus oo habeenimo mir ah ku qaadeen magaalo madaxda gobolka Jarareed ee Dhagbuur. […]

 
 

Shirweyinhii OYSU-Waqooyiga Amerika oo si rasmi ah uga furmay Denver Colarodo

Shirweyinhii OYSU-Waqooyiga Amerika oo si rasmi ah uga furmay Denver Colarodo

Waxaa State-ka Denvar Colardo ku sii qulqulaya si aan kala go’lahayn taageerayaasha iyo xubnaha ururka OYSU ee qaarada North America, halkaasoo maalinta jimcaah ah uu […]

 
 

Abaaro iyo Gaajo mar kale ku habsaday Itobiya –

Abaaro iyo Gaajo mar kale ku habsaday Itobiya –

Maqaal xiisa leh oo taariikhi ah oo wargayska caalamiga ah ee Times – uu qoray Dec. 21, 1987 cinwaankiisu ahaa – Famine, Hunger stalks Ethiopia […]

 
 

Aamusnaanta waa dhibka ugu wayn ee hadda jira

Aamusnaanta waa dhibka ugu wayn ee hadda jira

Wargaysyada ka soo baxa dalka Sweden ayaa aad wax uga qorahayay labadii saxafi ee u dhashay dalka Sweden ee la qabtay iyagoo u sii socda […]

 
 

Warsaxafaadeedka ay JWXO ka soo saartey abaaraha iyo cunaqabataynta saaran dalka Ogadenya

Warsaxafaadeedka ay JWXO ka soo saartey abaaraha iyo cunaqabataynta saaran dalka Ogadenya

20ka July 2011-07-20 Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya ayaa ku tilmaantay abaaraha ka jira dalka inuu yahay midkii ugu xumaa ee soo mara dadka nool samankan, […]

 
 

Halkan kadaawo Muuqaalkii Riwaayadii “Qaabkii Beenta ahaa haku Quusto Gumetyste”

Halkan kadaawo Muuqaalkii Riwaayadii “Qaabkii Beenta ahaa haku Quusto Gumetyste”

Q2aad hoos ka daawo – Dhalinyarada Reer Minnesota oo tustay aduunka iyo dabaqoodhiga doolka ah  awooda ummadda Ogadeniya. “Qaabkii Beenta ahaa haku Quusto Gumetyste” Q2aad

 
 

Sawiradii laga soo duubay Riwaayadii loogu magacdaray “Qabkii Beenta ahaa haku Quusto Gumetyste”

Sawiradii laga soo duubay Riwaayadii loogu magacdaray “Qabkii Beenta ahaa haku Quusto Gumetyste”

Halkan ka daawo sawiradii laga duubay riwaayaddii ay dhigeen Ururka dhalinyarada ardayda Ogadeniya oo ay ka soo qabgaleen Fanaaninta qaranka  Somaliya oo ay ka mid […]

 
 

Sawirada banaabixii Jaaliyada S.Ogaadeenya ee Sweden.

Sawirada banaabixii Jaaliyada S.Ogaadeenya ee Sweden.

Maalinimadii shalay oy taariikhduu ahayd 16-7-2011 ayaa waxaa kormeer ku yimid dalka Sweden magaala madaxda Stockholm prof Mohamed Hassan oo ah aqoon yahan udhashay Oromiya oo kasoo […]

 
 

Wacdarihii ka dhacay Minnesota kama sheekayn karo qof aan goobjoog ahayn

Wacdarihii ka dhacay Minnesota kama sheekayn karo qof aan goobjoog ahayn

Riwaayadii loogu magacdaray “Qabkii Beenta ahaa haku Quusto Gumetyste” ayaa lagu daawaday habeenkii Sabtida ahayd masraxa weyn ee Mineapolis Convention Center. Riwaayaddan oo Ururka Midowga […]

 
 

Shir warbixineed lagu qabtay xarunta jaaliyada Denmark ee Copenhagen

Shir warbixineed lagu qabtay xarunta jaaliyada Denmark ee Copenhagen

Jaaliyadda Ogadenya ee Denmark ayaa maanta 17-07-2011 isugu timid shir warbixineed oo ay gudoomiyaha jaaliyada Mudane xasan macalin iyo Dr.Ducaale kaga warbixinayeen shirweynihii jaaliyada Ogadenya […]

 
 

Shirweyne xogwaran ah oo lagu qaban doono London

Shirweyne xogwaran ah oo lagu qaban doono London

Waxaa loogu baaqayaa dadweynaha daggan UK inay ka soo qayb galaan shirweyne lagu qaban doono magaalada London oy u dhanyihiin ururada ka soo horjeeda gumaysiga […]

 
 

Jaaliyada Ogadeniya UK iyo Haayadaha Xuquuqul Insaanka oo la kulmay Dowlada UK

Jaaliyada Ogadeniya UK iyo Haayadaha Xuquuqul Insaanka oo la kulmay Dowlada UK

Guriga Baarlamaanka ee Wadanka UK (UK House Of Parlieament) ayaa saaka saacadu markay ahayd abbarihi 10:30 aroornimo waxa kulan looga hadlayo xadgudubyada dowlada Etiopia ka […]

 
 

Jaaliyadda Ogaden ee dagan dalka Switzerland oo heegan u taagnayd

Jaaliyadda Ogaden ee dagan dalka Switzerland oo heegan u taagnayd

Labadii maalmood ee dhagaysiga lagaga hadlayay xadgudubka Itobiya ay ku ahayso xuquuqul insaanka shucuubta ayay Jaaliyadda Switzerland ka hor dhigtay madasha uu ka socday shirka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay