Warsaaxafadeed ay ka soo saartey JWXO shaqaalihii haya’adda WFP
Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya ayaa waxay shaaca ka qaaday in labadii nin ee u shqaynayay wakaaladda Cuntada ee WFP lagu wareejiyay oo gacanta loo galiyay […]
Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya ayaa waxay shaaca ka qaaday in labadii nin ee u shqaynayay wakaaladda Cuntada ee WFP lagu wareejiyay oo gacanta loo galiyay […]
/ Warar /
Waxaa goor dhaweyd naga soo gaadhay jaaliyadda qiimaha badan ee Koonfur Afrika –JOKA- shil naxdin leh oy ku dhinteen laba xubin oo ka tirsanaa ururka […]
Warar aad u faahfaahsan oon ka helnay ilo-wareedyo ka ag-dhow xafiiska gacan-ku-dhiigle Cabdi Iley ayaa ka waramaya in maalintii shalay ahady uu soo gaadhay magaalada […]
/ Warar / 5 comments
Waxaa lagu qabtay caasimada Oslo ee dalka Norway, bandhig-faneed noociisa aanu horey uga dhicin dalkaas oo ay soo diyaariyeen Jaaliyada Soomaalida Ogadeenya, halkaasoo lagu soo […]
Magaalada London waxaa ka dhacay shir aad u balaadhan oy kasoo qaybgaleen dad farabadan oo ah Shacabka Somali weyn ee ku dhaqan magalada London. Dadweynaha […]
/ Warar /
Hogaanka arimaha dibada ee JWXO Mudane Abdirahmaan Sheikh Mahdi, ayaa maanta soo gaba-gaboobay shirar goos-goos ah oo uu layeeshey qaybaha kala dumawan ee bulshada Somalida-Ogadenia, […]
/ Warar /
Wuxuu caalamka xusay shalay oy taariikhdu ahayd 24kii June maalinta Caalamaiga ee lagu taageero dadka jidh dilka loo gaysto (International Day in Support of Victims […]
/ Warar /
•Wuxuu Maamulka JOKA canbaraynayaa falka fulaynimada iyo waxshinimada ah ee xadgudubka ku ah sharafta iyo dariswanaaga u yaala dawladaha xorta ah, ee ay fulisay Jabhada […]
/ Warar /
War dagdag ah oon goordhoweyd naga soo gaadhay Qaabta Duufaan ee CWXO waxaay ku sheegeen in shalay aroornimadii uu dagaal xoogan ka dhacay meesha loo […]
Warar aan ka helnay dad la xidhiidhay iyo qaar kale oo hawlo ay kaga xidhnaanyeen safaaradda gumaysiga uu ku leeyahay dalka Kuwai ayaa xaqiijinaya in […]
/ Warar / 3 comments
Warar aad u muhiim ah oo naga soo gaadhay Jigjiga ayaa muujinayaa niyad jabka haysta gacan ku-dhiigle Cabdi ilay ka dib markii looga yeedhay maalintii […]
/ Warar / 2 comments
Mudadaii yareyd uu barnaamijka Ileys hawada ku jiray wuxuu ka kasbaday dunida daafaheeda daawadaal badanoo u oomanaa inay la socdaan laba arimood. 1- Halganka ka […]
/ Warar / 2 comments
Alle ha u naxariistee marxuum Cabdiraxamaan Cabdulaahi Muxumed waxa uu dhashay sanadihii kontameyadii waxa uuna ku dhashay degmada birqod oo ka tirsan gobolka Jarar isla […]
/ Warar / 7 comments
Wararka aan ka helayno magalada Wardheer ayaa sheegaya in maxaysatada Cabdi iley ee hawaarin ay xasuug (Wareysiyo laga soo duubay qaxootiga Dadaab hoos ka fiiri) […]
/ Warar /
Jigjiga – War dagdag ah oo hadda naga soo gaadhay xubna ku dhex jira maamulka Cabdi iley ayaa naloogu sheegay inuu si mucjisa ah kaga […]
/ Warar /
Ururuka dhalinyarada Ogaden Youth & Students Union (OYSU) wuxuu aad u canbaaraynayaa dilkii fulaynimada ahaa ee loogu gaystay magaalada Nairobi mudane Cabdi Cabdulaahi Muhumed Sayid […]
Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya (ONLF) waxay si aad ah u cambareynayaan dilkii fulaynimada ahaa ee loogu gaystay magaalada nairobi dhexdeeda Mudane Cabdiraxman Cabdulaahi Muxumad -Sayid- […]
/ Warar / 17 comments
Tacsi. Maamulka iyo shaqaalaha Wakaaladda Wararka Ogadeniya waxay tacsi u dirayaan qoyskii iyo eheladdii uu ka shihiiday Marxuum Abdi Abdullahi Sayid oo gacan ka gardaran […]
/ Warar / 52 comments
Waxaa shalay oo tariikhdu ahayd 20-06-2011 Dagaal culusi uu ka dhacay magaalada Ananu ee degmada Awaare, dagaalkaas oo bilowaday 3dii galabnimo. Dagaalkan oo ahaa mid […]
/ Warar /
Waxaa xalay shir balaadhan isugu yimid xubnaha jaaliyada gaar ahaan faraca western cape shirkan oo bilawday abaarihii 7 fiidnimo oo saacaday afrikada koonfureed ayaa socday […]
/ Warar /
Copyright © 2021 Ogaden News Agency (ONA). All rights reserved. Wakaaladda Wararka Ogadeniya (WWO)