Warar

Madaxda JWXO & Gudiga Unugta JWXO ee Birqod oo Kulmay.

Madaxda JWXO & Gudiga Unugta JWXO ee Birqod oo Kulmay.

Waxaa kulan muhiim ah galay Gudiga Unugta JWXO ee Dagmada Birqod iyo Madaxda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO. Kulankan oo ahaa salaan iyo howl qaybsi […]

 
 

Xafladii Madaxda JWXO Lagusoo Dhawaynayay oo Birqod Kusoo Dhamaatay.

Xafladii Madaxda JWXO Lagusoo Dhawaynayay oo Birqod Kusoo Dhamaatay.

Waxaa hada si nabad ah kusoo dhamaaday xafladii ay shacabka Dagmada Birqod kusoo dhawaynayeen madaxda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO. Waftiga JWXO oo uu horkacayay […]

 
 

Deg Deg: Xaflad Lagusoo Dhawaynayo Madaxda JWXO oo Hada Birqod Kasocota.

Deg Deg: Xaflad Lagusoo Dhawaynayo Madaxda JWXO oo Hada Birqod Kasocota.

Waxaa hada Dagmada Birqod ee Gobolka Jarar Kasocota qabanqaabada xaflad balaadhan oo lagusoo Dhawaynayo Madaxda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO. Xafladan oo aad looga Soo […]

 
 

Xoghayaha Guud ee JWXO oo soo Gaadhay Magaalada Adis Ababa.

Xoghayaha Guud ee JWXO oo soo Gaadhay Magaalada Adis Ababa.

Xoghayaha Guud ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya (JWXO) Naftiihure Abdirahman Sheekh Mahdi Maadeey¬†ayaa soo gaadhay Magaalada Adiss Ababa. Xoghayaha Guud ee JWXO ayaa wuxuu joogi […]

 
 

Madaxda JWXO oo Shir Muhiim Ah Lagalay Odayaasha Birqod.

Madaxda JWXO oo Shir Muhiim Ah Lagalay Odayaasha Birqod.

Waxaa hada Dagmada Birqod ee Gobolka Jarar kasocda Shir balaadhan oo ay madaxda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO kula hadlayaan Odayaasha Dhaqanka ee Dagmada Birqod. […]

 
 

Deg Deg: Madaxda JWXO oo Dumarka Dagmada Birqod Shir Uqabtay.

Deg Deg: Madaxda JWXO oo Dumarka Dagmada Birqod Shir Uqabtay.

Waxaa hada Dagmada Birqod ee Gobolka Jarar kasocda kulan balaadhan oo Madaxda JWXO ay uqabteen Gabdhaha ama dumarka Gobonimada jecel ee ree Birqod. Kulankan oo […]

 
 

Deg Deg: Waftigii JWXO oo Hada Soogaadhay Birqod.

Deg Deg: Waftigii JWXO oo Hada Soogaadhay Birqod.

Waxaa hada Dagmada Birqod ee Gobolka Jarar soogaadhay Waftigii JWXO ee socdaalka barakaysan kumarayay Gobolada wadanka Ogadenia. Dadka shacabka ah ee Dagmada Birqod kudhaqan oo […]

 
 

Madaxda JWXO oo Booqatay Halgame Xaaji Saleeye Abuunle.

Madaxda JWXO oo Booqatay Halgame Xaaji Saleeye Abuunle.

Waftigii JWXO ee uu Hogaaminayay Gudoomiyaha Jabhada Admiral Maxamed Cumar Cismaan ayaa saaka gurigiisa kubooqday Halgame Xaaji Saleeye Abuunle oo ah Aabaha Naftii Hure Al-shihiid […]

 
 

Deg Deg: Xafladii Lagusoo Dhawaynayay JWXO oo Hada Bilaabatay.

Deg Deg: Xafladii Lagusoo Dhawaynayay JWXO oo Hada Bilaabatay.

waxaa hada ka furmay xaflad balaadhan oo lagu dhawaynaayo madaxda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya JWXO Magaalada Garbo, waxaana kaso qayb galay dadwayne aad u fara […]

 
 

Waftigii JWXO Ee Gobolka Doollo oo Wardheer Shir Kuqabtay.

Waftigii JWXO Ee Gobolka Doollo oo Wardheer Shir Kuqabtay.

Wafti balaadhan oo kasocda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO oo indhawaalaba kusugnaa Gobolka Doollo ayaa Shir wayn kuqabtay Dagmada Wardheer ee Xarunta Gobolka Doollo. Waftigan […]

 
 

Golaha Shuurada ururka Culumada Ogadeniya oo Kulankoodii Usoo Dhamaaday.

Golaha Shuurada ururka Culumada Ogadeniya oo Kulankoodii Usoo Dhamaaday.

Waxaa tariikhdu markay ahayd 13/3/2019 xerada Qaxootiga ee IFO ee dalka kiinya kafurmay shirkii golaha sharuuda ee ururka culimada somalida ogadeniya loona soo gabiyo (UCSO) […]

 
 

Madaxda JWXO oo Booqatay Qabrigii Al-shihiid Sayid Cabdiwali.

Madaxda JWXO oo Booqatay Qabrigii Al-shihiid Sayid Cabdiwali.

Waftigii JWXO ee kujiray Socdaalka barakaysan ee Hayaanka Guusha ayaa booqasho kutagay qabrigii Al-shihiid Sayid Cabdiwali Sh Cali oo kamid ah saraakiishii ugu magaca iyo […]

 
 

Shacabka Dagmada Garbo oo Caano Geel Kusoo Dhaweeyay Madaxda JWXO.

Shacabka Dagmada Garbo oo Caano Geel Kusoo Dhaweeyay Madaxda JWXO.

Shacabka Soomaalida Ogadenia ee kudhaqan Dagmada Garbo ayaa si heer sare ah usoo dhaweeyay Madaxda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ee socdaalka Hayaanka Guusha kujira. […]

 
 

Deg Deg: Waftigii JWXO oo Hada Garbo Soogalay.

Deg Deg: Waftigii JWXO oo Hada Garbo Soogalay.

Waxaa hada Dagmada Garbo ee Gobolka Nogob soogaadhay Waftigii JWXO ee kujiray socdaalka barakaysan ee Hayaanka Guusha. Shacabka Gobonimo doonnimada kucaan baxay ee ree Garbo […]

 
 

Aakharo umbaad Isku Arkaysaan Ayaan Islahas!

Aakharo umbaad Isku Arkaysaan Ayaan Islahas!

Hadalkaa waxaa yidhi markuu dibada uga soo baxay xabsiguu ku xidhnaa 13ka sano halgame Cabdulaahi Muxumad oo loo yaqaanay Xassan uu arkay madaxdii ururka oo […]

 
 

Faah Faahin Weerarkii Masaajida New Zealand ee Khasaaraha Badan Gaystay.

Faah Faahin Weerarkii Masaajida New Zealand ee Khasaaraha Badan Gaystay.

Weerar argagaxiso oo lagu qaaday Jimcihii labo masaajid oo ku yaal magaalada Christchurch ee dalka New Zealand ayaa lagu dilay ugu yaraan 49 qof oo […]

 
 

Shacabka Dagmada Dhuxun oo Siwayn Usoo Dhaweeyay Madaxda JWXO.

Shacabka Dagmada Dhuxun oo Siwayn Usoo Dhaweeyay Madaxda JWXO.

Waftigii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ee socdaalka Hayaanka Guusha kujira ayaa saaka siwayn loogu soodhaweeyay Dagmada Dhuxun ee Gobolka Nogob. Dadka shacabka ah ee […]

 
 

Deg Deg: Waftigii JWXO oo Hada Soogaadhay Dagmada Dhuxun.

Deg Deg: Waftigii JWXO oo Hada Soogaadhay Dagmada Dhuxun.

Waxaa hada Dagmada Dhuxun ee Gobolka Nogob soogaadhay Waftigii JWXO ee uu hogaaminayay Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO, Admiral Maxamed Cumar Cismaan. Waftigan oo […]

 
 

Deg Deg: Labo Masjid oo New Zealand Kuyaala oo La Weeraray.

Deg Deg: Labo Masjid oo New Zealand Kuyaala oo La Weeraray.

Weerar lagu qaaday laba masjid oo ku yaalla dalka New Zealand, kuwaas oo lagu dilay ugu yaraan 49 qof, ayaa argagax, carro iyo lama filaan […]

 
 

Baarlamaanka UK oo u Codeeyey Dib U Dhigista Ka-bixitaanka EU-da.

Baarlamaanka UK oo u Codeeyey Dib U Dhigista Ka-bixitaanka EU-da.

Baarlamaanka UK ayaa u codeeyey in muddo sadex bilood ah dib loo dhigo qorshaha uu dalkaasi uga baxayo Midowga Yurub. Xildhibaano gaaraya 412 ayaa u […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay