Home

Hoos ka daawo khudbado goos goos ah shirkii Oslo ee qalbi dhagax lagu taageerayey

Hoos ka daawo khudbado goos goos ah shirkii Oslo ee qalbi dhagax lagu taageerayey
 
 

Hoos ka daawo Qayb kamida Khudbadihii Shirkii Norway ee Qalbi dhagax lagu taageeray

Hoos ka daawo Qayb kamida Khudbadihii Shirkii Norway ee Qalbi dhagax lagu taageeray
 
 

Daawo: Shirkii Xuquuqul Isaanka Oo Lagu Soo Bandhigay Tacadiyada Ka Dhacy Ogaadeniy.

Daawo: Shirkii Xuquuqul Isaanka Oo Lagu Soo Bandhigay Tacadiyada Ka Dhacy Ogaadeniy.

Shirkii xuquuqda insaanka ee ka socday Geneva ayaa waxaa laga soo jeediyay Qudbado isku xigay hadaba waxaad hoos ka daawataan mid kamida qudbadihii oo uu […]

 
 

Shirkii Xuquuqal Insaanka Looga Hadlaayay Ee Geneva Ka Socday oo Maalintii 2 aad Galay.

Shirkii Xuquuqal Insaanka Looga Hadlaayay Ee Geneva Ka Socday oo Maalintii 2 aad Galay.

Waxaa maanta maalintii labaad galay shir maalintii shalay ka furmay Ganeva oo looga hadlaayay arimaha xuquuqul insaanka gabood falada iyo tacadiyada lagu hayo dadka laga […]

 
 

Daawo: Ururada Aan Dawliga Ahayn ee Niarobi oo Dhaliilay Habkii Loo Dhiibay Qalbi-Dhagax.

Daawo: Ururada Aan Dawliga Ahayn ee Niarobi oo Dhaliilay Habkii Loo Dhiibay Qalbi-Dhagax.

Ururada aan dawliga ahayn ayaa waxay dhaleecayn dusha ooga tuureen kooxdii ka danbaysay falkii khayaanada qaran ahaa ee loogu gacan galiyay abdikariim sheekh muuse gumaysiga […]

 
 

Daawo: Buraanbur Marwo Ayaan Ali Haydar u Qaaday Farmaajo.

Daawo: Buraanbur Marwo Ayaan Ali Haydar u Qaaday Farmaajo.

Ayaan Cali haydar oo kamida Gabdhaha Somalida Ogadenya ayaa aragtideeda ku aadan dhiibista Abdikariin Sheekh Muuse Waxay ku Cabirtay buraan bur. Hadaba Hoos ka daawo.

 
 

Daawo: Hees Wadani Ah “Ma Gabraa Iga Kiin Xiga” Aadan Shinbiro Lays.

Daawo: Hees Wadani Ah “Ma Gabraa Iga Kiin Xiga” Aadan Shinbiro Lays.

Waxaan idiin soo xulay hees cusub oo wadani ah taasoo inoogu luuqay naayo Fanaan Aadan shinbiro lays heestaas oo la dhaho, ‘Ma Garbraa Iga Kiin […]

 
 

Bandhig Faneed Lagu Marti Qaaday OYSU Germany oo Lagu Qabtay Magaalada Würzburg.

Bandhig Faneed Lagu Marti Qaaday OYSU Germany oo Lagu Qabtay Magaalada Würzburg.

Waxaa maanta bandhig faneed balaadhan oo lagu marti qaaday ururka dhalin yarada iyo ardayda Somalida Ogadenya (OYSU) ee wadanka Germalka lagu qabtay magaalada Würzburg bandhigan […]

 
 

Daawo: Jaaliyada Somaliyeed Ee Wadanka Australia oo Cambaaraysay Falkii Lagu Dhiibay Qalbi-Dhagax.

Daawo: Jaaliyada Somaliyeed Ee Wadanka Australia oo Cambaaraysay Falkii Lagu Dhiibay Qalbi-Dhagax.

Jaaliyada Somaliyeed ee wadanka Australia ayaa waxay canbaarayn kulul dusha ooga tuurtay kooxdii ku kacday khayaanada qaran ee dhiibtay Abdikariim Sheekh Muuse oo ahaa muwaadin […]

 
 

Daawo: Full Mudaaharaadkii Balaadhnaa Ee Lagaga Soo Horjeeday Dhiibitaankii Abdikarim Sheekh Muuse Ee Ka Dhacay Swedan.

Daawo: Full Mudaaharaadkii Balaadhnaa Ee Lagaga Soo Horjeeday Dhiibitaankii Abdikarim Sheekh Muuse Ee Ka Dhacay Swedan.
 
 

Daawo: Ogaysiis Shacab Waynaha Somaliyeed Ee Ku Dhaqan Wadanka koonfur Afrika.

Daawo: Ogaysiis Shacab Waynaha Somaliyeed Ee Ku Dhaqan Wadanka koonfur Afrika.

Waxaan la Ogaysiinayaa dhamaan shacab wanaha somaliyeed ee ku dhaqan wadanka Koonfur Afrika in la qaban doono mudaaharaad balaadhan oo lagaga soo hor jeedo dhiibistii […]

 
 

Daawo: Barnaamij yadii Kala Duwanaa Ee Ilays tv iyo Qodobo Xiiso Badan oo Lagusoo Qaatay.

Daawo: Barnaamij yadii Kala Duwanaa Ee Ilays tv iyo Qodobo Xiiso Badan oo Lagusoo Qaatay.

 

 
 

Daawo: Mudaaharaad Lagaga Soo Horjeedo Dhiibitaankii Abdikariim oo Ka Socda Swedan Stocholm.

Daawo: Mudaaharaad Lagaga Soo Horjeedo Dhiibitaankii Abdikariim oo Ka Socda Swedan Stocholm.

Waxaa ka socda caasimada wadan swedan magaalada stocholm mudaaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo muwaadinkii somaliga ahaa Halgame Abdikariim Sheekh Muuse (Qalbi-Dhagax) ee loo gacan […]

 
 

Dhagayso: Hogaanka Warfaafinta JWXO oo Bixiyay Waraysi Dheer oo Xaasaasi ah.

Dhagayso: Hogaanka Warfaafinta JWXO oo Bixiyay Waraysi Dheer oo  Xaasaasi ah.

  Warbaahinta caalamiga ah ee BNN oo fadhigeedu yahay wadanka Maraykanka ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya layeelatay Gudoomiyaha Hogaanka Warfaafinta JWXO Mudane Xasan Macalim. Waraysiga […]

 
 

Ogaysiis: Jaaliyada Somaliyeed Ee Wadanka England Uk Banaanbax Loogasoo Horjeedo Dhiibitaanka Qalbi-Dhagax.

Ogaysiis: Jaaliyada Somaliyeed Ee Wadanka England Uk Banaanbax Loogasoo Horjeedo Dhiibitaanka Qalbi-Dhagax.

Waxaan dhamaan ogaysiinaynaa shacabka Waynaha somaliyeed ee ku dhaqan wadanka Uk gaar ahaana magaalada London in la qaban doono mudaaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo […]

 
 

Daawo: Odayaasha & Waxgaradka Somaliyeed Ee Ku Dhaqan Koonfur Afrika oo Baaq u diray Dawlada Somaliya.

Daawo: Odayaasha & Waxgaradka Somaliyeed Ee Ku Dhaqan Koonfur Afrika oo Baaq u diray Dawlada Somaliya.

Waxaa kulan isugu yimaaday odayaasha iyo waxgaradka somaliyeed ee ku dhaqan wadanka koonfur Afrika magaalada Johanesburg waxayna canbaarayn dusha ooga tuureen falkii foosha xumaa ee […]

 
 

Daawo: Barnaamij yadii ugu Danbeeyay Ee Ka Baxay Tv ga Ilays tv iyo Wararkii Ogadenya.

Daawo: Barnaamij yadii ugu Danbeeyay Ee Ka Baxay Tv ga Ilays tv iyo Wararkii Ogadenya.

Waxaad ku soo dhawaataan barnaamij yadii ugu danbeeyay ee ka baxa tv ga qaran Ogadenya ilays tv wararkii caalamka iyo Ogadenya. Hoos ka daawo.

 
 

Ogaysiis: Shacab Wayanaha Somaliyeed Ee Minnesota Wadanka Maraykanka.

Ogaysiis: Shacab Wayanaha Somaliyeed Ee Minnesota Wadanka Maraykanka.

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan shacab waynaha somaliyeed ee ku dhaqan wadanka maraykanka gaar ahaan Minnesota inuu dhici doono mudaaharaad lagaga soo horjeedo dhiibitaanka Cabdikarin Sheikh […]

 
 

Qalbi-Dhagax Muxuu u Gil gilay Quluubta Somalida BBC Ayaa Warbixin Ka Qortay.

Qalbi-Dhagax Muxuu u Gil gilay Quluubta Somalida BBC Ayaa Warbixin Ka Qortay.

Magaciisu waa Cabdikariim Sheekh Muuse, waxaana lagu naanaysaa Qalbi-Dhagax , taas oo malaha loogu bixiyey calool adeygiisa, balse toddobaadkan wuxuu ruxey quluubta Soomaalida intooda badan, […]

 
 

Jaaliyada Ogadenya Ee Victoria Wadanka Australia oo Bayaan Soo Saartay.

Jaaliyada Ogadenya Ee Victoria Wadanka Australia oo Bayaan Soo Saartay.

Jaaliyada Ogaadeeniya ee Victoria wadanka Australia ayaa bayaan ka soosaartay dhacdadii xanuunka badnayd ee taabatay dhamaan quluubta umada Soomaaliyeed. Jaaliayada Ogadenya ee Victoria Waxay cambaaraynaysaa […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay