Home

Ilays Tv 04 March 2016 “Barnaamijyo kala Duwan iyo Suugaan Halgameed + Warar….

Ilays Tv 04 March 2016 “Barnaamijyo kala Duwan iyo Suugaan Halgameed + Warar….

Fogaan arag baahiyaha kaliya ee soo bandhiga xogaha kusaabsan Ogaadeeniya ee ay qariso xukuumada Ethiopia iyo guud ahaan waxa hadda la isku yihdhaahdo Ethiopia….

 
 

Ilays Tv “Ogaden Massacre Day Oo laga Xusay Magaalada Nairobi” Daawo

Ilays Tv “Ogaden Massacre Day Oo laga Xusay Magaalada Nairobi” Daawo

Xuska Munaasabada boroordiiqda iyo xusuusta dadkii ay xukuumada wayaanuhu ku laysay Ogaadeeniya oo lagu qabtay caasimada dalka kenya ee Nairobi.

 
 

Xuska Baroordiiqda Maalinta Xasuuqa Ogaadeeniya Oo Maanta lagu Qabtay Nairobi + Sawiro

Xuska Baroordiiqda Maalinta Xasuuqa Ogaadeeniya Oo Maanta lagu Qabtay Nairobi + Sawiro

Xaflad baroordiiq ah oo lagu xusayay xasuuqa ka dhacaya Ogaadeeniya ayaa galabta lagu qabtay magaalada Nairobi ee xarunta dalka kenya, Xafladan oo ay soo qaban […]

 
 

Ilays Tv 27 Feb 2016 “Dhacdooyin iyo Muuqaalo Xanuun Badan”

Ilays Tv 27 Feb 2016 “Dhacdooyin iyo Muuqaalo Xanuun Badan”

Muqaal Arag baahiyaha madaxa banaan ee Ilays Tv ayaa soo bandhigay muuqaalo xanuun badan oo ay kasoo diyaariyeen dad kamid ah shacabka dulman ee Ogaadeeniya […]

 
 

Ilays Tv 23 Feb 2016 “Xogihii Ugu Dambeeyey Ogaadeeniya iyo Jahwareerka ka jira Ethiopia

Ilays Tv 23 Feb 2016 “Xogihii Ugu Dambeeyey Ogaadeeniya iyo Jahwareerka ka jira Ethiopia
 
 

Daawo: Ilays Tv “Xogo iyo Waraysi Xiisabadan Xeer-ilaaliyaha Guud ee Jabahada ONLF”…iyo Qodobo Kale..

Daawo: Ilays Tv “Xogo iyo Waraysi Xiisabadan Xeer-ilaaliyaha Guud ee Jabahada ONLF”…iyo Qodobo Kale..

Ilays Tv ayaa muuqaalkii maanta kabaxay waxa uu ahaa mid si gaar ah xiiso u leh waxaana lagu waraystay Xeer-ilaaliyaha guud ee jabhada ONLF ee udagaalanta […]

 
 

Daawo: Ilays Tv 11 Feb 2016 “Muuqaalkii Maanta Baxay Oo aad ku Daawan Doonto”…

Daawo: Ilays Tv 11 Feb 2016 “Muuqaalkii Maanta Baxay Oo aad ku Daawan Doonto”…

Ilays Tv oo ah fogaan arag baahiye soo qufa xogaha iyo warbixinada ay qariso xukuumada gumayisga Ethiopia ayaa muuqaalkan waxaad ku daawan tootnaa…

 
 

Video ” Mudaaharaad Balaadhan Oo lagagasoo Horjeedo Xukuumada Gumaysiga Ethiopia Oo ka Dhacay Washingtown..

Video ” Mudaaharaad Balaadhan Oo lagagasoo Horjeedo Xukuumada Gumaysiga Ethiopia Oo ka Dhacay Washingtown..
 
 

Daawo: Ilasy Tv 08 Feb 2016 “Muuqaalkii Maanta Baxay”

Daawo: Ilasy Tv 08 Feb 2016 “Muuqaalkii Maanta Baxay”

Ilays Tv oo ah xog baahiye madaxbanaan ayaa soo bandhiga xogaha kusoobsan Ogaadeeniya iyo Ethiopia iyo guud ahaan geeska Africa kuwaasi oo intabadan warbaahinta qaar […]

 
 

HAU Seminaar/Aqoon Isweydaarsi looqabtay Jaaliyada Ogadeniya ee UK

HAU Seminaar/Aqoon Isweydaarsi looqabtay Jaaliyada Ogadeniya ee UK

Maalinimadii Sabtida 19/12/2015 waxaa Magaalada London lagu qabtay Seminaar/Aqoon isweydaarsi ah oo Hoggaanka Arrimaha Ururku u qabtay Gudoomiyaasha Hoggaamada Jaaliyada Ogadeniya ee UK. Seminaarkan oo kamida […]

 
 

Daawo Qeyb kamida Shirkii Somaliweyn ee London Hadalkii Feysal Abroone

Daawo Qeyb kamida Shirkii Somaliweyn ee London Hadalkii Feysal Abroone

Shirkii Marxalada Geeska Afrika iyo Midnimada Somaliyeed Qudbad kamid ah oo uu jeediyay  Taariikhyahanka, kamidka ah Madaxda Ururka Aayo Soor Somaliweyn islamarkaasna ah Xubin kamida […]

 
 

Siminaar loo qabtay Ururka Haweenka London-UK

Siminaar loo qabtay Ururka Haweenka London-UK

Siminaar u socday Ururka Haweenka ee Jaaliyada Ogadeniya ee London-UK ayaa guul kusoo dhamaaday Fiidnimadii Sabtida 21-11-2015. Siminaarkan oo uu soo aggaasimay Hoggaanka Arrimaha Ururka […]

 
 

Daawo Prof Yusuf Cadami oo ka hadlaya Dhaqan Guurka Gumeysigu Wado

Daawo Prof Yusuf Cadami oo ka hadlaya Dhaqan Guurka Gumeysigu Wado

Somalida Ethiopia Maxay tahay! Waa erey bixin cusub oo lagu dhaqan guurinayo dhaqanka iyo hidaha Somalida Ogaden. Waxuuna Sheekh Yusuf Cadami ka hadlay Soomalidu sida […]

 
 

Daawo Riyaale Xaamud “Soomalida Ogadenya Maxay Af Axmaarka u baran waayeen? – Arintaas Ugaaska Ciise oo ka hadlay Waxuu yiri!

Daawo Riyaale Xaamud “Soomalida Ogadenya Maxay Af Axmaarka u baran waayeen? – Arintaas Ugaaska Ciise oo ka hadlay Waxuu yiri!

Muuqaalkan Waxaad ku daawan Doontaan Riyaale Xaamud oo kawaramaya tabaha gumeysiga mar uu Mudanuhu kusugnaa Dalka UK. Somalida Ogadeniya Af-ka gumeysiga mabartaan waxaana sabab u […]

 
 

Halkan ka daawo Diyaar Garowga Shirka Riyaale Xaamud iyo Jaaliyada London Maqal iyo Muuqaal

Halkan ka daawo Diyaar Garowga Shirka Riyaale Xaamud iyo Jaaliyada London Maqal iyo Muuqaal

Magaalada london waxaa kasocda Diyaar garowgii Shirka Riyaale Xaamud iyo Jaaliyada Somalida Ogaden ee London, shirkan oo loogu magac daray Geeska Africa iyo Midnimada Soomaliyeed. […]

 
 

Socdaalka Xildhibaan Riyaale Xaamud iyo Shirkadhacaya London Sabtida

Socdaalka Xildhibaan Riyaale Xaamud iyo Shirkadhacaya London Sabtida

Hoos Ka fiirso Ogeysiinta Shirka Xildhibaan Riyaale Xaamud ayaa maalinimadii Khamiista kasoo dagay Gadiga Dayuuradaha ee Magaalada London. Xildhibaanka ayaa shir ka dhici doona magaalada […]

 
 

Jaaliyada Ogadenia ee Victoria Wadanka Australia oo Kulankii Billaha Ahaa Iskugu Timid.

Jaaliyada Ogadenia ee Victoria  Wadanka Australia oo Kulankii Billaha Ahaa Iskugu Timid.

Jaaliyada Somalida Ogadenya ee Victoria wadanka Australia ayaa maanta ooy taariikhdu ahayd 18/10/2015 iskugu timid shirkeedii billaha ahaa kaasoo lagaga wada arinsaday wixii Jaaliyada uqabsoomay […]

 
 

Jaaliyada Ogadenia ee Australia Gobolka Victoriya oo Maanta Munasabadii Ciida Hal meel kuwada ciiday

Jaaliyada Ogadenia ee Australia Gobolka Victoriya oo Maanta Munasabadii Ciida Hal meel kuwada ciiday

Jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya ee Wadankaas Australia Gobolkiisa Victoriya ayaa Munaasabada Ciidul Adxa maanta isugu timid Xaflad si heer sare ah loo soo Agaasimay. Halkaas oo […]

 
 

Daawo Xafladii Sanadguurada ONLF ee London

Daawo Xafladii Sanadguurada ONLF ee London

Xafladii Sanad Guurada JWXO ee lagu qabtay London, Waxaa kasoo qeyb galay Mucaaradka Ethiopia sida Jabhada Oromada, Gambella, Benshangul, Sidamada iyo Jaaliyada Somaliyeed ee UK. […]

 
 

Daawo Madaxda ONLF iyo Ururada Bulshada Ogadeniya ee UK oo ka qeybgalay Kulamo geeska Africa.

Daawo Madaxda ONLF iyo Ururada Bulshada Ogadeniya ee UK oo ka qeybgalay Kulamo geeska Africa.
 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay