Home

Diyaarad Rakaab ooy Lahayd Shirka Fly-Bubai Ayaa Ruushka Ku Burburtay.

Diyaarad Rakaab ooy Lahayd Shirka Fly-Bubai Ayaa Ruushka Ku Burburtay.

Diyaarad kasoo duushay magaalada Dubai ee Isutagga Imaaradka Carabta, ayaa burburtay xilli ay doonaysay inay ku degto garoon diyaaradeed oo ku yaalla magaalo katirsan dalka Ruushka, […]

 
 

Ogaysii: Shirweynihii 10aad Jaaliyaadka Soomaalida Ogaadeeniya ee Pacifiga

Ogaysii: Shirweynihii 10aad Jaaliyaadka Soomaalida Ogaadeeniya ee Pacifiga

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan umada Soomaaliyeed ee kunool wadanka Australia gaar ahaan gobolka Western Australia iyo nawaa xigiisa in uu jiro shirwaynihii jaaliyaadka Soomaalida Ogaadeeniya […]

 
 

Ilays Tv 16 March 2016 “Barnaamijyo Xiiso Gaaraleh iyo Suugaan Halgameed”…

Ilays Tv 16 March 2016 “Barnaamijyo Xiiso Gaaraleh iyo Suugaan Halgameed”…
 
 

Shirkii Isbahaygsiga PAFD Ee hormuudka ka tahay. ONLF ee Sweden Stockholm oo jawi wanaagsan ku soo dhamaaday.

Shirkii Isbahaygsiga PAFD Ee hormuudka ka tahay. ONLF ee Sweden Stockholm oo jawi wanaagsan ku soo dhamaaday.

Shirka ayaa sidii caadada inoo aheed ku furmay ayadaha qura anka kariimka ah Sh xaashi amin oo soo jeediyaay ayadaha qura anka ayaa ku dheeraday […]

 
 

Shirka Maalinta Xuska Haweenka Aduunka oo Nairobi Lagu Qabtay iyo Canbaareyn.

Shirka Maalinta Xuska Haweenka Aduunka oo Nairobi Lagu Qabtay iyo Canbaareyn.

Waxaa maanta magaalada Nairobi lagu qabtay xuska Maalinta haweenka Aduunka  , Munaasabadaasi waxaa soo abaabulay  Ururka  Haweenka Ogadenia ee Magiciisa loo soo gaabiyo(UHO), Shirkaasi oo ahaa […]

 
 

Jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee Australia oo Bayaan kasoo saartay Arinta Shidaalka Ogadenia

Jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee Australia oo Bayaan kasoo saartay Arinta Shidaalka Ogadenia

jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya ee Australia iyo wax garadka  umada soomaaliyeed ayaa sida wada jir ah   waxay usoo  saareen bayaan ay ku Canbaarey nayaan Boobka […]

 
 

Ilays Tv 10 March 2016 ” Shidaalka Ogaadeeniya iyo Heshiiskii China,Ethiopia iyo Djabouti”…

Ilays Tv 10 March 2016 ” Shidaalka Ogaadeeniya iyo Heshiiskii China,Ethiopia iyo Djabouti”…
 
 

Ilays Tv 07 March 2016 “Waraysi Xasaasi ah Hoggaanka Arimaha Dibada ONLF” iyo Warar kala Duwan…

Ilays Tv 07 March 2016 “Waraysi Xasaasi ah Hoggaanka Arimaha Dibada ONLF” iyo Warar kala Duwan…
 
 

Askarta Wayaanaha Oo Dad iyo Duunyo ku Xidhxidhay Deegaano Kamid ah Gobollada Doollo iyo Nogob

News word of red three-dimensional letters.

Ciidamada gumaysiga Ethiopia ee jooga Ogaadeeniya ayaa marka lagaga itaal roonaado goobaha dagaalka ee ay isaga hor yimadaan iyaga iyo Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya waxay […]

 
 

Deg Deg: Dagaal Xoogan Oo Saaka Dhexmaray Shacab Oromo ah Iyo Maleeshiyaadka Liyuu Police-ka

Deg Deg: Dagaal Xoogan Oo Saaka Dhexmaray Shacab Oromo ah Iyo Maleeshiyaadka Liyuu Police-ka

War deg deg ah oo hadda kusoo gaadhay Wakaalada Wararka Ogaadeeniya (ONA) ayaa sheegaya dagaal xoogan oo dhexmaray shacab hubaysan oo kamid ah shacabka Oromiya […]

 
 

Dagaal ku Dhexmaray Ciidanka ONLF iyo Kuwa Gamaysiga Ethiopia Duleedka Shilaabo

Dagaal ku Dhexmaray Ciidanka ONLF iyo Kuwa Gamaysiga Ethiopia Duleedka Shilaabo

Wararka kasoo gaadhaya Wakaalada Wararka Ogaadeeniya (ONA) xarunta dhexe ee ONLF ayaa sheegaya dagaal xoogan oo ku dhex maray Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya iyo askar […]

 
 

Ilays Tv 04 March 2016 “Barnaamijyo kala Duwan iyo Suugaan Halgameed + Warar….

Ilays Tv 04 March 2016 “Barnaamijyo kala Duwan iyo Suugaan Halgameed + Warar….

Fogaan arag baahiyaha kaliya ee soo bandhiga xogaha kusaabsan Ogaadeeniya ee ay qariso xukuumada Ethiopia iyo guud ahaan waxa hadda la isku yihdhaahdo Ethiopia….

 
 

Ilays Tv “Ogaden Massacre Day Oo laga Xusay Magaalada Nairobi” Daawo

Ilays Tv “Ogaden Massacre Day Oo laga Xusay Magaalada Nairobi” Daawo

Xuska Munaasabada boroordiiqda iyo xusuusta dadkii ay xukuumada wayaanuhu ku laysay Ogaadeeniya oo lagu qabtay caasimada dalka kenya ee Nairobi.

 
 

Xuska Baroordiiqda Maalinta Xasuuqa Ogaadeeniya Oo Maanta lagu Qabtay Nairobi + Sawiro

Xuska Baroordiiqda Maalinta Xasuuqa Ogaadeeniya Oo Maanta lagu Qabtay Nairobi + Sawiro

Xaflad baroordiiq ah oo lagu xusayay xasuuqa ka dhacaya Ogaadeeniya ayaa galabta lagu qabtay magaalada Nairobi ee xarunta dalka kenya, Xafladan oo ay soo qaban […]

 
 

Ilays Tv 27 Feb 2016 “Dhacdooyin iyo Muuqaalo Xanuun Badan”

Ilays Tv 27 Feb 2016 “Dhacdooyin iyo Muuqaalo Xanuun Badan”

Muqaal Arag baahiyaha madaxa banaan ee Ilays Tv ayaa soo bandhigay muuqaalo xanuun badan oo ay kasoo diyaariyeen dad kamid ah shacabka dulman ee Ogaadeeniya […]

 
 

Ilays Tv 23 Feb 2016 “Xogihii Ugu Dambeeyey Ogaadeeniya iyo Jahwareerka ka jira Ethiopia

Ilays Tv 23 Feb 2016 “Xogihii Ugu Dambeeyey Ogaadeeniya iyo Jahwareerka ka jira Ethiopia
 
 

Daawo: Ilays Tv “Xogo iyo Waraysi Xiisabadan Xeer-ilaaliyaha Guud ee Jabahada ONLF”…iyo Qodobo Kale..

Daawo: Ilays Tv “Xogo iyo Waraysi Xiisabadan Xeer-ilaaliyaha Guud ee Jabahada ONLF”…iyo Qodobo Kale..

Ilays Tv ayaa muuqaalkii maanta kabaxay waxa uu ahaa mid si gaar ah xiiso u leh waxaana lagu waraystay Xeer-ilaaliyaha guud ee jabhada ONLF ee udagaalanta […]

 
 

Daawo: Ilays Tv 11 Feb 2016 “Muuqaalkii Maanta Baxay Oo aad ku Daawan Doonto”…

Daawo: Ilays Tv 11 Feb 2016 “Muuqaalkii Maanta Baxay Oo aad ku Daawan Doonto”…

Ilays Tv oo ah fogaan arag baahiye soo qufa xogaha iyo warbixinada ay qariso xukuumada gumayisga Ethiopia ayaa muuqaalkan waxaad ku daawan tootnaa…

 
 

Video ” Mudaaharaad Balaadhan Oo lagagasoo Horjeedo Xukuumada Gumaysiga Ethiopia Oo ka Dhacay Washingtown..

Video ” Mudaaharaad Balaadhan Oo lagagasoo Horjeedo Xukuumada Gumaysiga Ethiopia Oo ka Dhacay Washingtown..
 
 

Daawo: Ilasy Tv 08 Feb 2016 “Muuqaalkii Maanta Baxay”

Daawo: Ilasy Tv 08 Feb 2016 “Muuqaalkii Maanta Baxay”

Ilays Tv oo ah xog baahiye madaxbanaan ayaa soo bandhiga xogaha kusoobsan Ogaadeeniya iyo Ethiopia iyo guud ahaan geeska Africa kuwaasi oo intabadan warbaahinta qaar […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay