Home

Daawo: Hees Wadani Ah Loo Qaaday Halgame Halyey Abdi Kariim Sheekh Muuse “Qalbi-Dhagax”.

Daawo: Hees Wadani Ah Loo Qaaday Halgame Halyey Abdi Kariim Sheekh Muuse “Qalbi-Dhagax”.

 

 
 

Daawo: Xildhibaan Zakariye Mohamud Haaji oo Si Adag Uga Hadlay Dhiibista Abdikariim Shekh Muuse.

Daawo: Xildhibaan Zakariye Mohamud Haaji oo Si Adag Uga Hadlay Dhiibista Abdikariim Shekh Muuse.

Xildhibaan zakariye Mohamud haaji oo kamida xildhibaanada somaliyeed ee wadaniyiinta ah ayaa si adag uga hadlay muwaadinkii somaliga ahaa ee gacanta gumaysiga la galiyay xildhibaanka […]

 
 

Daawo: Gudoomiyaha JWXO oo Ku Eedeeyay Farmaajo Dhiibista Abdikariim Shekh Muuse.

Daawo: Gudoomiyaha JWXO oo Ku Eedeeyay Farmaajo Dhiibista Abdikariim Shekh Muuse.

Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya Halgame Admiral Mohamed Omar Osmaan ayaa ku eedeeyay Dawlada somaliya ee horjoogaha ka yahay Farmaajo inay dhiibtay sargaal sare oo […]

 
 

Daawo: Xoghayaha Golaha Dhexe Ee Jwxo oo Waraysi Siiyay Kalsan tv Kuna Eedeyay Dawalda Somaliya Inay Dhiibtay QalbiDhagax.

Daawo: Xoghayaha Golaha Dhexe Ee Jwxo oo Waraysi Siiyay Kalsan tv Kuna Eedeyay Dawalda Somaliya Inay Dhiibtay QalbiDhagax.

Xoghayaha Golaha dhexe ee JWXO Mudane Halgame Xaaji Maxamed (diirane )oo waraysi siiyay tvga Kalsan ayaa ku eedeeyay dawlada somaliya inay dhiibeen sargaal sare oo […]

 
 

Daawo: Gabay Cusub “Dhasalaalaq” oo Hada Loo Tiriyay Farmaajo.

Daawo: Gabay Cusub “Dhasalaalaq” oo Hada Loo Tiriyay Farmaajo.

Gabay cusub ayaa oo hada loo tiriyay Farmaajo waxaa tiriyay Abwaan Cabdisalaan Malaw. Hoos ka daawo.

 
 

Daawo:Tv ga Qaranka Ogadenya Ilays Tv iyo Wararkii Ogadenya & Caalamka oo Dhan.

Daawo:Tv ga Qaranka Ogadenya Ilays Tv iyo Wararkii Ogadenya & Caalamka oo Dhan.

Daawadayaal waxaad kusoo dhawaataan barnaamij yadii kala duwanaa ee ilays tv iyo wararkii ugu danbeeyay. Hoos ka daawada.

 
 

Faah Faahin: Xafladii Lagu Xusay Sanad Guuradii 33 aad Ee Jwxo Ee Lagu Qabtay Qaahira.

Faah Faahin: Xafladii  Lagu Xusay Sanad Guuradii 33 aad Ee Jwxo Ee Lagu Qabtay Qaahira.

Sida aan warki hordhaca ahaa idiin ku sheeg nay Jaaliyada Ogaadeniya  ee Magaalada Qaahira ee wadanka Massar ayaa waxay qabteen xaflad lagu maamuusayo sanad guuradii 33aad […]

 
 

Wasiirka Beeraha & Waraabka Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa dalka Masar.

Wasiirka Beeraha & Waraabka Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa dalka Masar.

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka ee Soomaaliya Mudane Siciid Xuseen Ciid oo safar shaqo ku jooga dalka Masar, ayaa kulan la qaatey dhigiisa Dalka Masar, ayagoo […]

 
 

1,000 oo ku dhimatay daadadkii ku dhuftay Magaalladda Freetown ee dalka Sierra Leone.

1,000 oo ku dhimatay daadadkii ku dhuftay Magaalladda Freetown ee dalka Sierra Leone.

kabadan 1,000 qof ayaa ku dhimatay daadad iyo dhiiqo kusoo rogmay Magaalladda Freetown, ee caasimadda dalka Sierra Leone, sida afhayeen u hadlay madaxweynaha uu sheegay. […]

 
 

Jaaliyada Ogadenya Ee Massar oo Qabatay Xaflad Lagu Xusaayay Sanad Guuradii 33 aad Ee Jwxo.

Jaaliyada Ogadenya Ee Massar oo Qabatay Xaflad Lagu Xusaayay Sanad Guuradii 33 aad Ee Jwxo.

Jaaliyada Ogadenya ee ku dhaqan magaalada Qaahira ee caasimada wadanka Masar ayaa waxay qabteen Xaflad balaadhan oo lagu xusaayay sanad guuradii 33 aad ee kasoo […]

 
 

Daawo: khudbad uu ka Jeediyey Shirkii Ururka Dhalinyarada Ee Swedan Mudane Mujaahid Sheikh Ibrahim.

Daawo: khudbad uu ka Jeediyey Shirkii Ururka Dhalinyarada Ee Swedan Mudane Mujaahid Sheikh Ibrahim.
 
 

Go’aamadii Kasoo Baxay Shirkii Midawga Dhalinyarada & Ardayda Somalida Ogadenya.

Go’aamadii Kasoo Baxay Shirkii Midawga Dhalinyarada & Ardayda Somalida Ogadenya.

GO,AANADA KA SOO BAXAY SHIRKII MIDOWGA DHALINYARADA IYO ARDEYDA SOMALIDA OGADENYA Waxaa dalka Swedan kulan ku yeeshay midowga dhalinyarada iyo ardeyda Somalida Ogadenia intii u […]

 
 

Daawo: Wararkii Qubanaha Ee Ilays tv & Qodobo Xiiso Badan oo Lagusoo Qaatay.

Daawo: Wararkii Qubanaha Ee Ilays tv & Qodobo Xiiso Badan oo Lagusoo Qaatay.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan barnaamij yadii kala duwanaa ee ilays tv iyo qodobo xiiso badan oo lagusoo qaatay. Wararkii qubanaha ahaa hoos ka daawo. ONA.

 
 

Jaaliyada Ogadenya ee West Australia Magaalada Perth oo Qabatay Sanad Guuradii 33 aad Ee JWXO.

Jaaliyada Ogadenya ee West Australia Magaalada Perth oo Qabatay Sanad Guuradii 33 aad Ee JWXO.

Maanta oo ah maalin sabti ah Taariikhdna ku beegan tahay 26 August 2017, waxaa Magaalada Perth ee galbeedka Australia, ay Jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee Magaalada […]

 
 

Hooska daawo video hordhac ah oo kamida Shirkii Midawga Dhalinyarada iyo Ardayda S.Ogadeniya OYSU.

 
 

Hordhac: Gudoomiyaha JWXO oo Shirkii Maamulka Qaarada Europe Ee OYSU ka Furay Swedan.

Hordhac: Gudoomiyaha JWXO oo Shirkii Maamulka Qaarada Europe Ee OYSU ka Furay Swedan.

Waxaa si rasmi ah ufurmay shirkii mamulka ururka dhalinyarada iyo ardeyda somalida Ogadenia . Waxaana shirka saacad ka hor furay gudoomiyaha jabhada wadaniga xoreynta ogadenia […]

 
 

Daawo: Khudbadii u Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Ka Jeediyay Xafladii Sanad Guurada Ee Swizerland.

Daawo: Khudbadii u Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Ka Jeediyay Xafladii Sanad Guurada Ee Swizerland.

Waxad hoos ka daawataan khudbadii u Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Soomaalida Ogaadenya (OYSU) Mudane Shaafi Sheekh Abdi  oo ka jeediyay xafladii lagu xusaayay sanad […]

 
 

Daawo: Khudbadii u General Cabdullahi Mukhtar ka soo jeediyay Shirwaynihii Jaaliyadaha.

Daawo: Khudbadii u General Cabdullahi Mukhtar ka soo jeediyay Shirwaynihii Jaaliyadaha.

Lataliyaha Gudoomiyaha JWXO Mudane General Abdulahi Mukhtaar ayaa wuxuu khudbadii ka jeediyay shir waynihii jaaliyaadka Ogadenya oo dhawaan lagu soo gaba gabeeyay magaalada Frankfort ee […]

 
 

Jaaliyada Ogadenya Ee Swizerland oo Qabatay Xaflad Lagu Xusayo Sanad Guuradii 33 aad Ee Jwxo.

Jaaliyada Ogadenya Ee Swizerland oo Qabatay Xaflad Lagu Xusayo Sanad Guuradii 33 aad Ee Jwxo.

Jaaliyada Ogadenya ee wadanka Swizerland ayaa waxay qabatay xaflad balaadhan oo lagu xusaayo sanad guuradii 33 aad ee kasoo wareegtay aas aaski jabhada wadaniga xoraynta […]

 
 

Daawo: Abwaan Farah Kaariye oo Maanso Kusoo Bandhigay Xafladii Lagu Xusaayay Sanad Guuradii 33 Aad Jwxo.

Daawo: Abwaan Farah Kaariye oo Maanso Kusoo Bandhigay Xafladii Lagu Xusaayay Sanad Guuradii 33 Aad Jwxo.

 

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay