OGADEN NATIONAL LIBERATION FRONT (ONLF). Declaration of ONLF 4th Congress The Ogaden National Liberation Front held its 4th congress in Godey, Shabeelle region of the Somali […]
Koox hubeysan ayaa laba dhakhtar oo u dhashay dalka Cuba ka afduubtay xuduudda Kenya ay la wadaagto Soomaaliya, xilli ay shaqo u socdeen, waxayna sidoo […]
Ra’iisulwasaaraha Britain Theresa May ayaa Baarlamaanka dalka ku eedaysay in aysan wakhtigii loogu talagalay ku qabanaynin qorshaha ka bixitaanka Britain ee Midawga Yurub. Iyada oo […]
Baarlamaanka UK ayaa u codeeyey in muddo sadex bilood ah dib loo dhigo qorshaha uu dalkaasi uga baxayo Midowga Yurub. Xildhibaano gaaraya 412 ayaa u […]
Qaar ka mid ah dalalka reer Galbeedka ayaa soo saaray amar ay hawada dalalkooda uga mamnuucayaan inay ku duusho diyaaradda ay soo saarto shirkadda Boeing […]
Golaha Wakiilada ee dalka UK oo xalay u codeeyey heshiiska ay soo diyaarisay Raysalwasaare Theresa May ee ka bixitaanka EU-da ayaa cod aqlabiyad ah ku […]
Shirkada Air China ayaa joojisay isticmaalka diyaaradaha Boeing 737 MAX8 oo ah nooca dayuuradii Ethiopian Airlines ee Axadii shalay soo dhacday oo ay ku dhinteen […]
Boqolaal ka tirsan dagaal yahanka Daacish ee ka dagaalamayey Suuriya ayaa isu dhiibay xoogaga Kurdida ee SDF oo hada ku hareeraysan tuuladii ugu danbeysay ee […]
Ciidanka Kenya ee ku sugan gobolka Gedo ee Soomaaliya ayaa shalay faarujiyay mid kamid ah saldhigyadii ugu muhiimsanaa ee ay ka degenaayeen gobolkaasi. Ciidamadan ku […]
Waxaa lasoo gaba-gabeeyey natiijo la’aan wadahadalkii u socday Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un oo shirkooda ka socday magaalada Hanoi […]
Madaxweynaha Nigeria ee xilka haya Mahamadu Buhari ayaa markii labaad ku guuleystay Doorashada Madaxweynaha ee Sabtidii lasoo dhaafay, isagoo helay in ka badan 56% cododka. […]
Wasiirada Arrimaha Dibada ee dalka Kenya Monica Juma oo xalay shir jaraa’iid ku qabatay magaalada Nairobi ayaa sheegtay in ay ka sugayaan dowlada Federaalka Soomaaliya […]
Ilhaan Cumar, Alexandria Ocasio-Cortez, iyo Rashida Tlaib waxaa lagu soo doortay doorashadii xilliga dhexe ee Mareykanka ka dhacday bishii Novemberee sannadkii hore ee 2018. Dabcan […]