Warar Aduunka

TV ga CNN oo Dacwad Ka Dhan Ah Trump Kusoo Oogay.

TV ga CNN oo Dacwad Ka Dhan Ah Trump Kusoo Oogay.

TV ga caalamiga ah ee CNN ayaa dacwad ku oogay maamulka Trump ka dib markii Aqalka Cad ruqsaddii kala noqday mid ka mid ah wariyeyaashiisa […]

 
 

Duqaymo Ka Dhacay marinka Gaza & Xamaas oo Gantaalo Ku Riday Israa’iil.

Duqaymo Ka Dhacay marinka Gaza & Xamaas oo Gantaalo Ku Riday Israa’iil.

Duqeyntii ugu danbeysay ayaa timid kadib markii Dagaal yahanka Xamaas gantaalo ku tuurtay dhulka Israel maamusho taasi oo ay uga jawaabayeen weerarkii komaandooska Israel habeenkii […]

 
 

Ciidamada Israel oo Weerar Ka Gaystay Gudaha Marinka Gaza.

Ciidamada Israel oo Weerar Ka Gaystay Gudaha Marinka Gaza.

Koox ka tirsan ciidamada khaaska ah ee Israel oo watay gaadiid ayaa la sheegay in ay gudaha u galeen 3km marinka Gaza iyagoo weerarkooda la […]

 
 

Cudurka Ebola oo Fara Ba’an Ku Haya Shacabka Congo.

Cudurka Ebola oo Fara Ba’an Ku Haya Shacabka Congo.

Tan iyo wakhtigan xaadirka inta la ogyahay tirada dadka u dhintay cudurka Ebola ee ka dillaacay bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo waxay gaadhayaan 200 qof. […]

 
 

Xuska Sanadguuradii 100aad ee Dagaalkii 1aad ee Dunnida oo Ka Dhacay Paris, France

Xuska Sanadguuradii 100aad ee Dagaalkii 1aad ee Dunnida oo Ka Dhacay Paris, France

In ka badan 70 hogaamiye caalamka ka kala yimid ayaa shalay Axadii ka qeyb galay xuska 100aad ee kasoo wareegtay xiligii lagu dhawaaqay xabad joojintii […]

 
 

Edogan oo Maraykanka & Dalal Kale La Wadaagay Codad Ku Saabsan Dilkii Khashoggi.

Edogan oo Maraykanka & Dalal Kale La Wadaagay Codad Ku Saabsan Dilkii Khashoggi.

Madaxweynaha Turkiga ayaa sheegay codad duuban oo caddeyn u ah dilka Khaashuqji loo geystay in uu la wadaagay Mareykanka, Ingiriiska, Sacuudiga, Jarmalka, Faransiiska, Ingiriiska iyo […]

 
 

Turkiga oo Joojiyey Baadi-goobkii Maydka Suxufi Jamal Khashoggi.

Turkiga oo Joojiyey Baadi-goobkii Maydka Suxufi Jamal Khashoggi.

Ciidanka Amniga ee Turkiga ayaa sheegay inay soo gaba-gabeeyeen baadi-goobkii ay ugu jireen inay helaan meydka suxufi Jamal Khashoggi oo bishii hore lagu dhex dilay […]

 
 

Askari Hore oo Maraykanka 12 Qof Ku Dilay Kadibna Isagu Isdilay.

Askari Hore oo Maraykanka 12 Qof Ku Dilay Kadibna Isagu Isdilay.

Weerarkan ayaa shalay ka dhacay magaalada Thousand Oaks ee gobalka California, waxaana geystay nin horey uga soo mid ahaan jiray askarta ciidamada Marineska ee dalka […]

 
 

Dagaalyahanka Xuutiyiinta oo Goobo Muhiim Ah Laga Qabsaday.

Dagaalyahanka Xuutiyiinta oo Goobo Muhiim Ah Laga Qabsaday.

Isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraatiga oo ay gacan siinayaan ciidamada taageersan dowlada Yemen ayaa sheegay inay guulo ka gaadheen dagaalka xoogan ee ka socda nawaaxiga magaalada […]

 
 

Xeer-Ilaaliyihii Guud ee Maraykanka oo Xilkii Iska Casilay.

Xeer-Ilaaliyihii Guud ee Maraykanka oo Xilkii Iska Casilay.

Xeer illaaliyaha guud ee dalka Maraykanka Jeff Sessions ayaa shalay xilka iska casilay kadib markii uu sidaa uu ka codsaday Madaxweynihii horey usoo magacaabay ee […]

 
 

QM Oo Sheegtay In Daacish Ay Ka Tageen Xabaal Wadareedyo Badan.

QM Oo Sheegtay In Daacish Ay Ka Tageen Xabaal Wadareedyo Badan.

In kabadan 200 xabaal wadareedyo ah oo ay ku aasan yihiin kumanaan qof ayaa laga helay deeganno ay maamuli jireen kooxdii Daacish gudaha dalka Ciraaq. […]

 
 

Doorashada Xilliga Dhexe ee Maraykayka oo Shalay Dhacday.

Doorashada Xilliga Dhexe ee Maraykayka oo Shalay Dhacday.

Shacabka Mareykanka oo aad u kala qeybsan ayaa shalay codeyay si ay u doortaan xubno cusub oo aqalka congress-ka ah. Natiijada doorashada ayaa beddeli doonta […]

 
 

Maraykanka oo Dhaqan Galiyay Cunaqabataynta Dalka Iiran.

Maraykanka oo Dhaqan Galiyay Cunaqabataynta Dalka Iiran.

Shalay oo ku beegnayd 5ta bisha November ayey dowlada Maraykanka bilowday dhaqan-gelinta cunaqabateynta dhaqaale oo ay kusoo rogeen wadanka Iran. Cunaqabateyntan oo daba-socota burburintii Maraykanka […]

 
 

Koox Ardey Ah oo Lagu Afduubay Dalka Cameroon.

Koox Ardey Ah oo Lagu Afduubay Dalka Cameroon.

Koox ardey ah ayaa laga cabsi qabaa in laga afduubtay Iskuul ku yaalla galbeedka dalka Cameroon. Sida ay ku soo waramayaan warbaahinta caalamiga ah 79 […]

 
 

Maraykanka oo Weerar Dhanka Cirka Ah Ka Fuliyay Soomaaliya.

Maraykanka oo Weerar Dhanka Cirka Ah Ka Fuliyay Soomaaliya.

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in iyaga oo kaashanaya dowladda Soomaaliya ay weerar diyaarado loo adeegsaday ay ka fuliyeen gudaha dalka Soomaaliya. War qoraal ah oo […]

 
 

Dagaal Ka Dhacay Magaalada Xudeydah ee Dalka Yamen.

Dagaal Ka Dhacay Magaalada Xudeydah ee Dalka Yamen.

Ila wareedyo dhanka caafimaadka ah oo ka imanaya magaalada Xudeydah ee dalka Yemen ayaa sheegaya in dad toboneeyo dhan oo ka tirsan Xuutiyiinta lagu dilay […]

 
 

Ciidanka Dalka Masar Ayaa Sheegay In Ay Dileen 19 Ka Tirsan Daacish.

Ciidanka Dalka Masar Ayaa Sheegay In Ay Dileen 19 Ka Tirsan Daacish.

Ciidamada dalka Masar ayaa sheegay in ay dileen 19 kamid ah islaamyiinta mayalka adag, kuwaas oo lagu tuhunsan yahay in ay dileen 7 qof oo […]

 
 

Erdogan oo Sacuudiga Ku Eedeeyay Dilkii Khashoggi.

Erdogan oo Sacuudiga Ku Eedeeyay Dilkii Khashoggi.

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa markii ugu horraysay waxaa uu dowladda Sucuudiga si toos ah ugu eedeeyay dilka weriye Jamaal Khaashuqji. Hasayeeshee isagoo hoosta […]

 
 

Sarkaal Maraykan Ah oo Lagu Dilay Dalka Afghanistan.

Sarkaal Maraykan Ah oo Lagu Dilay Dalka Afghanistan.

Hawgalka uu hoggaamiyo isbahaysiga NATO ee ku sugan dalka Afghanistan ayaa sheegaya in hal askari oo Maraykan ah lagu dilay mid kalena lagu dhaawacay weerar […]

 
 

Gabdhaha Muslimka Ah & Doorashada Maraykanka.

Gabdhaha Muslimka Ah & Doorashada Maraykanka.

Ugu yaraan laba gabdhood oo muslimiin ah ayaa la filayaa in markii ugu horraysay loo doorto Aqalka Congress-ka Maraykanka. Labadaas gabdhood ayaa kala ah, gabadh […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay