Warar Aduunka

Deg Deg: Militaiga Zimbabwe oo Talada Dalka Lawareegay.

Deg Deg: Militaiga Zimbabwe oo Talada Dalka Lawareegay.

Ciidamada Militariga ee dalka Zimbabwe ayaa xalay saqdii dhexe iyo Saaka oo Arbaca ah la wareegay Telefishinka dowlada ZPC iyo qaar kamid ah Xarumaha dowlada.¬† […]

 
 

Maraykanka oo Sheegay Inay Dileen 40 Al-Shabaab Ah.

Maraykanka oo Sheegay Inay Dileen 40 Al-Shabaab Ah.

War ka soo baxay Taliska sare ee Wasaarada Gaashaandhigga Maraykanka ee loo yaqaano Pentagon ayaa faah-faahin looga bixiyay duqaymo todobaadkii u danbeeyey ay ka fuliyeen […]

 
 

Dhulgariir Culus oo Ku Dhuftay Dalalka Ciiraaq & Iiraan.

Dhulgariir Culus oo Ku Dhuftay Dalalka Ciiraaq & Iiraan.

Dhulgariir axaddii ku dhuftay xuduudda u dhaxaysa dalalka Ciraaq iyo Iiran ayaa dilay in ka badan 300 oo qof, ayada oo 2,500 qof kale ay […]

 
 

Tahriibayaal Laga soo Badbaadiyay Badda Mediterranean.

Tahriibayaal Laga soo Badbaadiyay Badda Mediterranean.

Ciidamada ilaalada xeebaha dalka Spain ayaa sheegay in ay soo badbaadiyeen in ka badan 250 qof oo ay caruur ku jiraan, kuwaasi oo isku dayayay […]

 
 

Daacish oo Dib U Qabsatay Magaalada Al-Bukamal ee Dalka Suuriya.

Daacish oo Dib U Qabsatay Magaalada Al-Bukamal ee Dalka Suuriya.

Wararka naga soo gaadhaya dalka Suuriya ayaa sheegaya in kooxda Daacish ay dib ula wareegtay gacan ku heynta qeybo badan oo kamid ah magaalada al-Bukamal […]

 
 

Hamid Karzai oo Maraykanka Ku Eedeeyay Samaynta Daacishta Afqanistan.

Hamid Karzai oo Maraykanka Ku Eedeeyay Samaynta Daacishta Afqanistan.

Hamid Karzai, Madaxweynihii hore ee dalkaasi Afghanistan ayaa waraysi uu siiyay Talafeeshinka Aljazeera ku sheegay in dowlada Maraykanka ay wax ka ogeyd kooxda Daacish ee […]

 
 

Madaxwaynaha Faransiiska oo Booqasho Kadis Ah Sacuudiga Kutagay.

Madaxwaynaha Faransiiska oo Booqasho Kadis Ah Sacuudiga Kutagay.

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in uu carrabka ku adkayn doono ahmiyadda degenaanshaha wadanka Lebanon isagoo billaabay booqasho aan horay loo sii qorshaynin oo […]

 
 

Maraykanka oo Masuuliin Shabaab Ah Duqayn Ku Dilay.

Maraykanka oo Masuuliin Shabaab Ah Duqayn Ku Dilay.

Ciidanka Mareykanka ayaa sheegay in tiro ka mid ah maleeshiyada ururka al-Shabaab ee Soomaaliya ay ku dileen duqayn ay khamiistii lasoo dhaafay ka fuliyeen meel […]

 
 

Wasiirad Katirsan Xukuumada UK oo Fadeexad Siyaasadeed Lasoo Daristay.

Wasiirad Katirsan Xukuumada UK oo Fadeexad Siyaasadeed Lasoo Daristay.

Wasiirada Horumarinta Caalamiga ee dalka UK Ms. Priti Patel ayaa laga cabsi qabaa inay xilkeeda ku weydo kulamo qarsood ah oo ay la yeelatay Madaxda […]

 
 

Trump oo Hanjabaad Kulul U Diray Waqooyiga Kuuriya.

Trump oo Hanjabaad Kulul U Diray Waqooyiga Kuuriya.

Donald Trump Madaxweynaha Mareykanka oo khudbad ka jeediyay baarlamaanka dalka Kuuriyada Koonfureed ayaa ugu baaqay hoggaamiyaha Kuuriyada Woqooyi in uu ka laabto hammigiisa ah inuu […]

 
 

Sacuudiga & Musuqmaasuq Ladagaalanka Kasocda.

Sacuudiga & Musuqmaasuq Ladagaalanka Kasocda.

Xadhiga loo gaystay qaar badan oo kamid ah xubnaha boqortooyada hogaanka u haysa boqortooyada Sacuudiga, wasiirrada iyo ganacsatada waa hawlgal billaw ah oo meesha lagaga […]

 
 

Madaxwayne Mugabe oo Ku-xigeenkiisii Xilka Ka Xayuubiyay.

Madaxwayne Mugabe oo Ku-xigeenkiisii Xilka Ka Xayuubiyay.

Robert Mugabe,¬†Madaxweynaha dalka Zimbabwe ayaa Isniintii xilka ka qaaday Madaxweyne ku-xigeenkiisii Emmerson Mnangagwa oo ay horey u ahaan jireen saxiibo soo wada halgamay. Xidhiidhka labada […]

 
 

26 Qof oo Lagu Dilay Kaniisad Ku Taala Gobolka Texas ee Maraykanka.

Mourners participate in a candlelight vigil held for the victims of a fatal shooting at the First Baptist Church of Sutherland Springs, Sunday, Nov. 5, 2017, in Sutherland Springs, Texas. (AP Photo/Darren Abate)

Nin ayaa rasaas ku furay dad ku sugnaa kaniisad ku taalla meel ku dhow magaalada San Antonio ee gobolka Texas axaddii, halkaasi oo uu ku […]

 
 

Hantida Boqoradda Ingiriiska oo Si Qarsoodi Ah Dibadda Loogu Maalgaliyay.

Hantida Boqoradda Ingiriiska oo Si Qarsoodi Ah Dibadda Loogu Maalgaliyay.

Warqado badan oo sir ah ayaa la dusiyay, waxayna shaaca ka qaadayaan sida dadka awoodda leh iyo hantiileyaasha ay si sir ah ugu maalgashadaan mashaariic […]

 
 

Hogaamiyihii Catalonia oo Booliska Belgium Isu Soo Dhiibay.

Hogaamiyihii Catalonia oo Booliska Belgium Isu Soo Dhiibay.

Dacwad oogayaasha dalka Belgium ayaa xaqiijiyay in hogaamiyihii shaqada laga caydhiyay ee Gobolka Catalonia , Carles Puigdemont, iyo 4 xubnood oo horey uga tirsanaa golihiisa […]

 
 

Shaqaalaha Maraykanka oo Lagu Amray Inay Soomaaliya Iskaga Baxaan.

Shaqaalaha Maraykanka oo Lagu Amray Inay Soomaaliya Iskaga Baxaan.

Dowladda Maraykanka ayaa ku amartay shaqaalaha aan muhiimka ahayn ee u dhashay Maraykanka inay si deg deg ah uga baxaan magaaladda muqdisho. Warkan ayaa lagu […]

 
 

Garsoorka Spain oo Dalbaday In Lasoo Xidho Hoogaamiyihii Catalonia.

Garsoorka Spain oo Dalbaday In Lasoo Xidho Hoogaamiyihii Catalonia.

Garsoore Spanish ah ayaa soo saaray waaran lagaga codsanayo dalalka Midowga Yurub (EU) in ay soo qabtaan hogaamiyihii xilka laga xayuubiyey ee gobolka Catalonia, Carles […]

 
 

Ra’iisul-Wasaarihii Libnaan oo Iscasilay Kadib Cabsi Lasoo Daristay.

Ra’iisul-Wasaarihii Libnaan oo Iscasilay Kadib Cabsi Lasoo Daristay.

Rai’sul wasaarihii dalka Lubnaan Sacad Al-Xariri ayaa ku dhawaaqay in uu iscaslay taasi oo noqotay tillaabo lama filaan ah. Al-Xariiri ayaa sheegay in uu u […]

 
 

Mucaaridka Kenya ee Mombasa oo Doonaya Inay Gooni Isu Taagaan.

Mucaaridka Kenya ee Mombasa oo Doonaya Inay Gooni Isu Taagaan.

Kulan Jimcihii Shalay ahaa ay isugu yimaadeen qaar kamid ah Xildhibaanada iyo Guddoomiyayaasha deegaanada xeebta saaran ee Kenya ayaa looga hadlay qorshe ismaamul madax banaan […]

 
 

Xubno Kamid Ah Madaxdii Catalonia oo La Maxkamadeeyay.

Xubno Kamid Ah Madaxdii Catalonia oo La Maxkamadeeyay.

Masuuliin kamid ah hogaamiyayaasha gobolka Catalonia ee dalka Spain, ayaa shalay kasoo muuqday laba maxkamad oo ku taalla magaalada Madrid, si ay uga jawaabaan eedeymo […]