Warar Aduunka

Dagaal Ganacsi oo Mareykanka & Shiinaha U Billowday.

Dagaal Ganacsi oo Mareykanka & Shiinaha U Billowday.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa canshuur 25% ah kusoo rogay in ka badan 800 oo ah badaceedo ay China soo saarto. Canshuurtan ayaa dhaqan gashay […]

 
 

Xabsigii Mandela uu Ku Xidhnaa oo Habeenkii Lagu Seexdo $250,000.

Xabsigii Mandela uu Ku Xidhnaa oo Habeenkii Lagu Seexdo $250,000.

Waxaa dalka Koonfur Afrika lagu qabtay carwo lagu kireynayo xabsigii uu mudada dheer ku xirnaa madaxweynihii hore ee dalkaas Nelson Mandela, waxaana habeenkii lagu seexanayaa […]

 
 

Iiraan oo Ku Hanjabtay Inay Carqaladayn Doonto Shidaalka Khaliijka.

Iiraan oo Ku Hanjabtay Inay Carqaladayn Doonto Shidaalka Khaliijka.

Maalin kadib markii Madaxweynaha Iran Xasan Rowxani uu sheegay in dalkiisa uu carqaladeyn doono dhamaan ganacsiga shidaalka ee dalalka Bariga Dhexe hadii Maraykanka faraha lasoo […]

 
 

Ra’iisul Wasaarihii Hore ee Malaysiya oo Maxkamad Lasoo Taagay.

Ra’iisul Wasaarihii Hore ee Malaysiya oo Maxkamad Lasoo Taagay.

Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Malaysia Najib Razak, ayaa shalay si rasmi ah loogu soo oogay dacwado lala xiriira fadeexad musuq-maasuq oo balaayin dollar ah. […]

 
 

Ciidanka Israa’iil oo Rasaas Ku Furay Haween Falastiiniyiin Ah.

Ciidanka Israa’iil oo Rasaas Ku Furay Haween Falastiiniyiin Ah.

Ciidamada Israel ayaa rasaas ooda uga qaaday kumanaan haween ah oo ka qeyb qaadanayey mudaharaadka ka socda Marinka Gaza. Kumanaan haweenka Falastiiniyiin ah oo ku […]

 
 

Masuqii Malaysiga oo Galaaftay Ra’iisul Wasaarihii Hore.

Masuqii Malaysiga oo Galaaftay Ra’iisul Wasaarihii Hore.

Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Malaysia Najib Razak, ayaa shalay la xidhay ayada oo lagu tuhun sanyahay fadeexad musuq-maasuq oo balaayin dollar lagu lunsaday inuu […]

 
 

Trump oo Digniin Culus U Diray Ururka Ganacsiga Aduunka ee WTO.

Trump oo Digniin Culus U Diray Ururka Ganacsiga Aduunka ee WTO.

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Maraykanku aanu hadda qorshaynaynin inuu talaabo ka qaado Ururka Ganacsiga Adduunka ee loosoo gaabiyo (WTO), haseyeeshee, uu […]

 
 

Khasaare Ka Dhashay Banaanbaxyo Ka Dhan Ah Dawlada Iran.

Khasaare Ka Dhashay Banaanbaxyo Ka Dhan Ah Dawlada Iran.

Warbaahinta dowlada Iiraan ayaa waxaa ay shaaca ka qaaday in tiro dad ah ay ku dhaawacmeen dibad baxyo balaadhan oo labadii maalmood ee lasoo dhaafay […]

 
 

Qarax Khasaare Gaystay oo Ka Dhacay Afqaanistaan.

Qarax Khasaare Gaystay oo Ka Dhacay Afqaanistaan.

Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhimatay qaar kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay magaalada Jalalabad ee bariga dalka Afqaanistaan. Qaraxan oo ka […]

 
 

Madaxda Midawga Africa oo Muritania Shir Uga Furmay.

Madaxda Midawga Africa oo Muritania Shir Uga Furmay.

Madaxda Qaaradda Afrika ayaa shalay shir uga furmay magaalada Nuwaaqshoot (Nowkot) ee dalka Mauritaniya, waxaana lagu wadaa in ay ka arrinsadaan arrimo ay ka mid […]

 
 

Qaxooti Badan oo Ku Nool Masar oo Dib u Dejin Loogu Sameynayo Portugal.

Qaxooti Badan oo Ku Nool Masar oo Dib u Dejin Loogu Sameynayo Portugal.

Dowladda Portugal, ayaa ka qaadeysa dalka Masar afar boqol (400) oo ka mid ah qaxooti ku nool dalkaas oo dib u dejin ka helay Portugal […]

 
 

Sacuudiga & Urdun oo Dacwad ERDOGAN Ka Dhan Ah u Gudbiyay Israa’iil.

Sacuudiga & Urdun oo Dacwad ERDOGAN Ka Dhan Ah u Gudbiyay Israa’iil.

Sacuudiga, Urdun (Jordan) iyo Maamulka Falastiiniyiinta ayaa uga digay Israel in saameynta Turkiga ee Bariga Qudus ay sii ballaaraneyso, sida uu shaaciyey waregyska Haaretz ee […]

 
 

Danjireyaal Maraykan Ah oo Shaqadii Katagay, Ogow Sababta!

Danjireyaal Maraykan Ah oo Shaqadii Katagay, Ogow Sababta!

Sida ay kusoo waramayaan ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay Danjiraha Maraykanka u fadhiya dalka Estonia James D Melville ayaa shaaciyay in uu xilkaas ka tagayo, taasna […]

 
 

Soomaali Laga Soo Masaafuriyay Maraykanka oo Muqdisho Soo Gaadhay.

Soomaali Laga Soo Masaafuriyay Maraykanka oo Muqdisho Soo Gaadhay.

Mas’uuliyiinta dawladda Soomaaliya ayaa idaacadda saxaafada u xaqiijiyey in dad ka badan 80 qof oo laga soo masaafuriyey dalka Maraykanka ay shalay kasoo dageen garoonka […]

 
 

Midawga Yurub oo Heshiis Ka Gaadhay Arimaha Qaxootiga.

Midawga Yurub oo Heshiis Ka Gaadhay Arimaha Qaxootiga.

Hogaamiyayaasha Midowga Yurub (EU) ayaa shalay heshiis ka gaadhay arimaha dadka usoo tahriibaya ee qaaradda Yurub kusoo qulqulaya. Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in […]

 
 

Grace Mugabe oo Lagu Eedeeyay Qaraxii Zimbabwe.

Grace Mugabe oo Lagu Eedeeyay Qaraxii Zimbabwe.

Kaddib Qaraxii uu ka badbaaday madaxweynaha dalka Zimbabwe Emmerson Mnangagwa, ayuu ku eedeeyay in Qaraxaasi ay ka danbeysay sida uu hadalka u dhigay Grace Mugabe […]

 
 

Diyaaradaha Israa’iil oo Duqeeyay Magaalada Dimishiq ee Dalka Suuriya.

Diyaaradaha Israa’iil oo Duqeeyay Magaalada Dimishiq ee Dalka Suuriya.

Warbaahinta dalka Suuriya ayaa sheegtay in laba gantaal oo Israel ay soo tuurtay ay ku dhaceen bartilmaameedyo ku yaalla meel u dhow garoonka diyaaradaha caalamiga […]

 
 

Maxkamadda Sare oo Taageertay Amarkii Socdaalka ee Trump.

Maxkamadda Sare oo Taageertay Amarkii Socdaalka ee Trump.

Maxkamadd sare ee Mareykanka ayaa shalay taageertay amarkii madaxweyne Trump uu dalka kaga mamnuucay inay soo galaan dadka kasoo jeeda shan dal oo muslim ah. […]

 
 

Erdogan oo Markale Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtinimada.

Erdogan oo Markale Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtinimada.

Tayyib Erdogan, Madaxwaynaha Turkiga iyo xisbigiisa ayaa guul weyn ka gaadhay doorashadii guud ee Axadii ka dhacday dalkaasi oo markii ugu horaysay shacabka halmar u […]

 
 

Madaxda Yurub oo Isku Khilaafsan Qaabilaada Qaxootiga.

Madaxda Yurub oo Isku Khilaafsan Qaabilaada Qaxootiga.

Madaxda 16 dal oo kamid ah Midowga Yurub (EU) oo Axadii ku kulmay magaalada Brussels ayaa ku heshiin waayey xal u helida Qaabilaada Qaxootiga badan […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay