Warar Aduunka

QM oo Ka Digtay In Xaalada Bukaanka Qaza Ay Halis Lasoo Daristay.

QM oo Ka Digtay In Xaalada Bukaanka Qaza Ay Halis Lasoo Daristay.

Qaramada Midoobey (QM) ayaa sheegeysa in bukaanka ku jira isbitallada ku yaala marinka Qasa ee dhulka Falastiin ee go’doonsan ay halis geli karaan haddii Israa’iil […]

 
 

Israa’iil oo Duqayn Ku Dishay 4 Qof oo Falastiiniyiin Ah.

Israa’iil oo Duqayn Ku Dishay 4 Qof oo Falastiiniyiin Ah.

Ilaa inta la xaqiijiyay afar Falastiiniyiin ah ayaa geeriyootay kadib markii ciidanka Israa’iil jimcihii ay weeraro kala gooni gooni ah ku qaadeen aaga militirigu ka […]

 
 

Turkiga & Holand oo Ku Heshiiyay Soo Celinta Xidhiidhkii Siyaasadeed.

Turkiga & Holand oo Ku Heshiiyay Soo Celinta Xidhiidhkii Siyaasadeed.

Dowladaha Turkey-ga iyo Netherlands ayaa ku heshiiyay in ay dib u soo celiyaan xidhiidhkii wanaagsanaa ee u dhaxeeyay ee labada Dowladood kadib khilaaf soo kala […]

 
 

Sacuudiga oo Shan Markab oo Kuwa Dagaalka Ah Ka Iibsanaya Spain.

Sacuudiga oo Shan Markab oo Kuwa Dagaalka Ah Ka Iibsanaya Spain.

Boqortooyada sacuudiga ayaa heshiis milatari waxaa ay la saxiixatay dowlada Spain kaasi oo ay kaga iibsaneyso shan markab oo nooca dagaalka ah sida ay shaacisay […]

 
 

Turkiga oo Qaaday Xaaladii Deg Degga Ahayd ee Dalkaas Saarneyd.

epa00964835 Turkish army troops march during the ceremony before deploying to Kabul, Afghanistan for their duty on ISAF 'International Security Assitance Force' in Ankara, Turkey on Friday 23 March 2007.  EPA/STR

Dowlada Turkiaga ayaa qaaday xaaladii deg degga aheyd ee dalkaasi la saaray laba sano ka hor markii uu fashilmay afganbigii la doonayay in xilka looga […]

 
 

Maxkamada Danbiyada Caalamiga Ah Ee ICC oo Dalbatay Wada Shaqayn Buuxda.

Maxkamada Danbiyada Caalamiga Ah Ee ICC oo Dalbatay Wada Shaqayn Buuxda.

Maxkamada danbiyada dagaalka caalamiga ah ee loosoo gaabiyo ICC ayaa 20 jirsatay taasi oo laga joogo maalintii la aas aasay maxkamadan. Wadamada Caalamka ee qeybta […]

 
 

Baarlamaanka Dalka Masar oo Ansxiiyay Xeerar Cusub.

Baarlamaanka Dalka Masar oo Ansxiiyay Xeerar Cusub.

Baarlamaanka dalka Masar ayaa ansixiyay dhowr qodob oo sharci ah oo uu ku jiro xeer u ogolaanaya dadka ajnabiga ah in ay heli karaan jinsiyadda […]

 
 

Israa’iil oo Weerartay Marinka Qaza ee Falastiin.

Israa’iil oo Weerartay Marinka Qaza ee Falastiin.

Benjamin Netanyahu, Ra’isal wasaaraha Israa’iil, ayaa sheegay in ciidamada Israa’iil weerarkii ugu cuslaa tan iyo dagaalkii sanadkii 2014-tii ku qaadeen goobo ay mitidiinta Xamaas ku […]

 
 

Malta & Taliyaaniga oo Isku Khilaafsan Dooni Tahriibayaal Sida.

Malta & Taliyaaniga oo Isku Khilaafsan Dooni Tahriibayaal Sida.

Dawlada Talyaaniga iyo Malta ayaa muran cusubi ka dhex aloosmay, kaas oo ay isku maan dhaafsanyihiin dalka ay tahay masuuliyadiisa in uu qaabilo muhaajiriinta saaran […]

 
 

Trump oo Ambassador Yamamato U Magacaabay Danjiraha Maraykanka ee Somalia.

Trump oo Ambassador Yamamato U Magacaabay Danjiraha Maraykanka ee Somalia.

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa Ambassador Donald Yukio Yamamoto waxa uu usoo magacaabay safiirka cusub ee Mareykanka u jooga Soomaaliya. Ambassador Yamamoto ayaa horey […]

 
 

Qarax Ismiidaamin Ah oo Afqaanistaan Ka Dhacay.

Afghan security forces inspect the site of a Taliban-claimed deadly suicide attack in Kabul, Afghanistan, Tuesday, April 19, 2016. Armed militants in Afghanistan have staged a coordinated assault on a key government security agency in the capital Tuesday morning, killing many and wounding more than 320 people. (AP Photo/Rahmat Gul)

Ugu yaraan 10 qof ayaa lagu dilay, afar kalena waa lagu dhaawacay weerar ismiidaamin ah oo shalay ka dhacay bariga dalka Afghanistan. Qofka ismiidaamiyey ayaa […]

 
 

Britain oo Xoghaye Cusub oo Arimaha Dibada Yeelatay.

Britain oo Xoghaye Cusub oo Arimaha Dibada Yeelatay.

Xoghayihii caafimmaadka ee dalka Britain ninka lagu magacaabo, Jeremy Hunt ayaa loo magacaabay xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Britain, kadib markii uu xilkaasi iska casilay […]

 
 

Boris Johnson Xoghayihii Arimaha Dibada ee Britain oo Iscasilay.

Boris Johnson Xoghayihii Arimaha Dibada ee Britain oo Iscasilay.

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee dalka Britain Boris Johnson  ayaa iscasilay iyadoo arrintana ay dhabar jab ku noqonayso dowlada ay madaxda ka tahay Theresa May iyadoo […]

 
 

Dawlada Turkiga oo Dad Badan Shaqadii Ka Caydhisay.

Dawlada Turkiga oo Dad Badan Shaqadii Ka Caydhisay.

Dawladda Turkiga ayaa shaqada ka eriday sideed iyo toban kun oo qof oo isugu jira askar, saraakiil booliis, macallimiin iyo qaar ka tirsan shaqaalaha rayidka […]

 
 

Midowga Yurub oo Eedayn Culus Usoo Jeediyay Soomaaliya.

Midowga Yurub oo Eedayn Culus Usoo Jeediyay Soomaaliya.

Dowladda Soomaaliya ayaa lagu eedeynayaa in ay ku xad gudubtay Xuquuqda Aadanaha, islamarkaana mudaddii ay jirtay  geysatay Xadgudubyo badan oo ka dhan ah Xuuquuqda Aadanaha. […]

 
 

Ra’iisal wasaarihii Hore ee Pakistan oo 10 Sano Lagu Xkumay.

Ra’iisal wasaarihii Hore ee Pakistan oo 10 Sano Lagu Xkumay.

Maxkamad ku taalla dalka Pakistan ayaa toban sano oo xabsi ah ku xukuntay ra’iisal wasaarihii hore ee dalkaasi Nawaz Sharif, kaddib markii ay ku heshay […]

 
 

Dagaal Ganacsi oo Mareykanka & Shiinaha U Billowday.

Dagaal Ganacsi oo Mareykanka & Shiinaha U Billowday.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa canshuur 25% ah kusoo rogay in ka badan 800 oo ah badaceedo ay China soo saarto. Canshuurtan ayaa dhaqan gashay […]

 
 

Xabsigii Mandela uu Ku Xidhnaa oo Habeenkii Lagu Seexdo $250,000.

Xabsigii Mandela uu Ku Xidhnaa oo Habeenkii Lagu Seexdo $250,000.

Waxaa dalka Koonfur Afrika lagu qabtay carwo lagu kireynayo xabsigii uu mudada dheer ku xirnaa madaxweynihii hore ee dalkaas Nelson Mandela, waxaana habeenkii lagu seexanayaa […]

 
 

Iiraan oo Ku Hanjabtay Inay Carqaladayn Doonto Shidaalka Khaliijka.

Iiraan oo Ku Hanjabtay Inay Carqaladayn Doonto Shidaalka Khaliijka.

Maalin kadib markii Madaxweynaha Iran Xasan Rowxani uu sheegay in dalkiisa uu carqaladeyn doono dhamaan ganacsiga shidaalka ee dalalka Bariga Dhexe hadii Maraykanka faraha lasoo […]

 
 

Ra’iisul Wasaarihii Hore ee Malaysiya oo Maxkamad Lasoo Taagay.

Ra’iisul Wasaarihii Hore ee Malaysiya oo Maxkamad Lasoo Taagay.

Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Malaysia Najib Razak, ayaa shalay si rasmi ah loogu soo oogay dacwado lala xiriira fadeexad musuq-maasuq oo balaayin dollar ah. […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay