Warar Aduunka

Maxkamada Caalamiga Ah oo Dhagaysatay Kiiska Dacwada Badda Somaliya & Kenya.

Maxkamada Caalamiga Ah oo Dhagaysatay Kiiska Dacwada Badda Somaliya & Kenya.

Xukamada Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ayaa dhegaysanaya dacwadda muranka badda ee Soomaaliya iyo Kenya oo si rasmi ah Soomaaliya ugu gudbisey Maxkamadda bishii 8aad […]

 
 

Qarax Ka Dhacay Magaalada New York ee Dalka Maraykanka oo Khasaare Gaystay.

Police and firefighters work near the scene of an apparent explosion in Manhattan's Chelsea neighborhood, in New York, Saturday, Sept. 17, 2016. A law enforcement official tells The Associated Press that an explosion in the Chelsea neighborhood appears to have come from a construction toolbox in front of a building. The official spoke on condition of anonymity because the person wasn't authorized to speak about an ongoing investigation. More than two dozen people have sustained minor injuries in the explosion on West 23rd Street.(AP Photo/Andres Kudacki)

Qarax wayn oo ka dhacay deegaanka loo yaqaano Manhattan oo kamid ah magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaay ku dhaawacmeen ku dhawaad 29 qof. […]

 
 

Ra’iisul-wasaaraha Ingiriiska oo Xaqiijisay Xilliga uu Kabixitaanka UK Midawga Yurub Bilaabmi Doono.

Ra’iisul-wasaaraha Ingiriiska oo Xaqiijisay Xilliga uu Kabixitaanka UK Midawga Yurub Bilaabmi Doono.

Ra’iisul-wasaaraha Britian Theresa May ayaa sheegtey in geediga Britain uga baxayso Midowga Yurub uu bilaabanayo sanadka dambe bisha Feberaayo (2aad), sida laga soo xiganayo, guddoomiyaha […]

 
 

Daawo: Anthony Byrne oo Walaac Kamuujiyay Xaalada Murugsan ee Itoobiya.

Daawo: Anthony Byrne oo Walaac Kamuujiyay Xaalada Murugsan ee Itoobiya.

Xildhibaan kamid ah Baarlamaanka dalka Australia oo lagu magacaabo Anthony Byrne ayaa ka hadlay kacdoonka ka socda Itoobiya ee lagaga soo horjeedo taliska TPLF iyo […]

 
 

HRW oo UNHCR & Dalka Kenya Ku Dhaliishay Qorshaha Dib U Celinta Qaxootiga.

HRW oo UNHCR & Dalka Kenya Ku Dhaliishay Qorshaha Dib U Celinta Qaxootiga.

Qorshaha dib u celinta qaxootiga Soomalida ah ee ku jira xeryaha Dhadhaab ma yeelanin hannaanka caalamiga ah ee qeexaya inay iskood u noqdaan qaxootigu, sidaasi […]

 
 

Gudomiyaha HAD oo Khudbad Kajeediyay Kulankii QM ee Geneva Kadhacay.

Gudomiyaha HAD oo Khudbad Kajeediyay Kulankii QM ee Geneva Kadhacay.

Mudane Cabdiraxman Sheekh Mahdi (Maadeey) ayaa khudbad dhaxalgal ah ka jeediyay kulankii 33aad ee Qay’da Qaramada Midoobay u qaabilsan Xuquuqul Insaanka (Human Rights Council) oo […]

 
 

Obama oo Bilaabay Inuu U Ololeeyo Murashaxada Xisbiga Dimuqraadiga Mrs.Clinton.

Obama oo Bilaabay Inuu U Ololeeyo Murashaxada Xisbiga Dimuqraadiga Mrs.Clinton.

Barack Obama, Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa bilaabay inuu ka qeybqaato ololaha lagu taageerayo Murashaxada Xisbiga Dimuquraadiga Hillary Clinton oo todobaadkan xanuunsatay. Mr. Obama ayaa ka […]

 
 

Dagaal Culus oo Ciidanka Turkiga & Daacish Dhex-maray oo Khasaare Gaystay.

Dagaal Culus oo Ciidanka Turkiga & Daacish Dhex-maray oo Khasaare Gaystay.

Ciidanka Turkiga ayaa sheegay in khasaaro ciidankooda kasoo gaadhay dagaalo ay la galeen xoogaga Daacish ee ku sugan waqooyiga dalka Suuriya. Dagaalkan ayaa ka dhacay duleedka koonfureed […]

 
 

Hillary Clinton oo Sheegtay Inaysan Booqan Doonin Dalka Mexico.

Hillary Clinton oo Sheegtay Inaysan Booqan Doonin Dalka Mexico.

Musharaxa madaxweynaha Mareykanka ee xisbiga Dimuqraadiga Hillary Clinton ayaa sheegtay inaysan booqan doonin dalka Mexico ka hor doorashada bisha November. Musharaxa la tartamaya ee xisbiga […]

 
 

Shirkii Wadamada G20 oo Ka Furmay Hanjuu ee Dalka Shiinaha.

Shirkii Wadamada G20 oo Ka Furmay Hanjuu ee Dalka Shiinaha.

Madaxda waddamada ugu dhaqaalaha badan ee caalamka ayaa magaalada Hanjuu ee dalka Shiinaha u jooga shirkooda sanad laha ah ee loo yaqaano Wadamada G20. Waxaa ugu muhiimsan ee […]

 
 

Afhayeenkii Ururka Daacish oo Duqayn Dhanka Cirka Ah Lagu Dilay.

Afhayeenkii Ururka Daacish oo Duqayn Dhanka Cirka Ah Lagu Dilay.

Wararka kasoo baxaya dalka Suuriya ayaa sheegaya in duqeyn dhanka cirka ah lagu dilay afhayeenkii kooxda Daacish (ISIS) ee ka dagaalanta wadamada Ciraaq iyo Suuriya […]

 
 

Dalka Jarmalka oo Qaabilaya Qaxootigii Ugu Badnaa Taariikhda Casriga Ah.

Dalka Jarmalka oo Qaabilaya Qaxootigii Ugu Badnaa Taariikhda Casriga Ah.

Wadanka Jarmalka ayaa lagu wadaa in ay qaabilaan qaxooti gaadhaya 300.000 kun oo qof, oo ah qaybtii 2aad sanadkan 2016. Sanadkii hore 2015 ayaa Jarmalku […]

 
 

Murashaxiinta Madaxtinimada Maraykanka oo Cunsurinimo Isku Eedeeyay.

Murashaxiinta Madaxtinimada Maraykanka oo Cunsurinimo Isku Eedeeyay.

Donald Trump Murashaxa Madaxweyne ee xisbiga Jamhuuriga Maraykanka ayaa eedeyn cunsurinimo ah kala dul dhacay murashaxada kasoo horjeeda ee Xisbiga Dimuquraadiga Hillary Clinton. Trump oo […]

 
 

Dhul-Gariir Culus oo Ku Dhuftay Badhtamaha Wadanka Taliyaaniga.

Dhul-Gariir Culus oo Ku Dhuftay Badhtamaha Wadanka Taliyaaniga.

Dhulgariir xooggan ayaa ruxay bartamaha dalka Talyaaniga, kaasi oo sababay khasaare xooggan islamarkaana dilay ugu yaraan 120 qof sida ay sheegayaan warar hor dhac oo saxaafadu […]

 
 

Isbahaysiga La Dagaalamaya Xuutiyiinta oo Duqaymo La Beegsaday Shacabka.

Isbahaysiga La Dagaalamaya Xuutiyiinta oo Duqaymo La Beegsaday Shacabka.

Sida ay wararku sheegayaa kummanaan kun qof oo muddaaharadayaal ah ayaa isugu soo baxay caasimadda wadanka Yemen ee Sanca iyagoo kuwaasoo ka cabanayay duqaymaha ay […]

 
 

Heshiiskii Turkiga & Israa’iil oo Baarlamaanka Turkigu Ansixiyay.

Heshiiskii Turkiga & Israa’iil oo Baarlamaanka Turkigu Ansixiyay.

Golaha Baarlamaanka Turkiga ayaa ansixiyay heshiis ay xukuumadda Turkiga lagashay dawlada Israa’iil, kaasoo lagu soo afjarayo khilaafka dhanka diblomaasiyadda ah oo socday mudo gaadhaysa 6-sanadood. Xukuumada Anqara ayaa ka […]

 
 

Daawo qayb kamid ah mudaharaadki jaaliyadda Sweden

Daawo qayb kamid ah mudaharaadki jaaliyadda Sweden

Mudaharaad lagaga soo horjeedo gumaysigana daalan wakhtigiisu dhamaaday ee tigreega ayaaa lagu qabtay caasimada wadanka Sweden banaanbaxan waxaaa soo abaabulay jaaliyaddaha Ogadenia /oromia iyo ahmaaro […]

 
 

Daawo soo dhaweyntii Gudoomiyaha Jabhadda wadaniga xoreynta ogadenia ee Sweden

Daawo soo dhaweyntii Gudoomiyaha Jabhadda wadaniga xoreynta ogadenia ee Sweden

Waxaa wadanka Sweden soo dhaweyn wayn lagu sameeyay  Gudoomiyaha Jabhadda ONLF  soo dhaweynta waxaa ka  qayb qaatay xildhibaanada jabhhada masuuliyiinta jaliyaadda iyo xubno kale muuqaalka […]

 
 

Donal Trump oo Isbadel Ku Sameeyay Ololihiisa Doorashada.

Donal Trump oo Isbadel Ku Sameeyay Ololihiisa Doorashada.

Donald Trump, Musharaxa madaxtinimada Mareykanka ee xisbiga Jamhuuriga ayaa is-baddel ku sameeyey ololihiisa doorasho, wax kayar mudo 3-bilood ah ka hor inta aysan shacabka Mareykanka u dareerin […]

 
 

Qarax Kadhacay Xarunta Booliska ee Magaalada Diyar-Baker ee Dalka Turkiga.

An ambulance helicopter takes off from the blast scene where two officers and one civilian were killed when a car bomb exploded outside a police station near Turkey's southeastern city of Diyarbakir, Turkey August 15, 2016. REUTERS/Ihlas News Agency via REUTERS  TURKEY OUT ATTENTION EDITORS - THIS PICTURE WAS PROVIDED BY A THIRD PARTY. FOR EDITORIAL USE ONLY. NO RESALES. NO ARCHIVE. TURKEY OUT. NO COMMERCIAL OR EDITORIAL SALES IN TURKEY.

Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay qarax lala beegsaday Saldhig Boolis oo kuyaala magaalada Diyarbakir oo ku taala Koonfur-Bari wadankaasi Turkiga. Weerarkan ayaa dadka ku […]