Warar Aduunka

Daawo: Donald Trump oo Somalidu Inay Maraykanka Halis Ku Yihiin Sheegay.

Daawo: Donald Trump oo Somalidu Inay Maraykanka Halis Ku Yihiin Sheegay.

Donald Trump oo la hadlayey taageerayaashiisa ayaa sheegay in dadka Soomaalida ah iyo qaxootiga kale ee kasoo jeeda (Wadamada Argagaixisada) sida uu hadalka u dhigay ay […]

 
 

Jaliyada S.Ogadenia Ee Sucuudiga Oo Kulan Muhiim Ah Yeeshay.

Jaliyada S.Ogadenia Ee Sucuudiga Oo Kulan Muhiim Ah Yeeshay.

Maanta oo Jimce ahayd taariikhduna ay ku beegnayd 5/8/16 waxaa magaalada Riyaad ee Caasimada Wadanka Boqortooyada Sucuudiga ka qabsoomay shirkii Jaaliyada S.ogadenia ee wadanka sucuudiga […]

 
 

Daawo: Khilaafka U Dhexeeya Xisbiga Jamhuuriga ee Maraykanka oo Meel Sare Gaadhay.

Daawo: Khilaafka U Dhexeeya Xisbiga Jamhuuriga ee Maraykanka oo Meel Sare Gaadhay.

Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Jamhuuriga Maraykanka Donald Trump ayaa xiisad horleh ka dhex abuuray xisbigiisa kadib markii uu cambaareyn adag kala kulmay qaar kamid ah […]

 
 

Nin Somali Ah oo Weerar Ka Gaystay Badhtamaha Magaalada London.

Nin Somali Ah oo Weerar Ka Gaystay Badhtamaha Magaalada London.

Sida ay sheegayso warbaahinta dalka Britain nin Somali ah ayaa laxidhay iyadoo lagu tuhunsan yahay inuu dilay qof dumar ah shan kalena uu dhaawacay, kadib […]

 
 

Deg Deg: Lix Dublomaasi oo Kamid Ahaa Gumaysiga Itoobiya oo Goostay.

Deg Deg: Lix Dublomaasi oo Kamid Ahaa Gumaysiga Itoobiya oo Goostay.

Warar goor dhawayd soo gaadhay ONA ayaa sheegayaan inay goosteen lix dumlamasiyiin sar sare ahaa oo u shaqaynayay xukuumada Gumaysiga Itoobiya. Duplomaasiyiintan ayaa waxay ka […]

 
 

Daawo: Diyaarad Ay Leedahay Shirkada Diyaaradaha ee Emirates oo Dab Qabsaday.

Daawo: Diyaarad Ay Leedahay Shirkada Diyaaradaha ee Emirates oo Dab Qabsaday.

Diyaarad ay leedahay shirkadda diyaaradaha ee Emirates ayaa si deg-deg ah ugu degtey garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Dubai ee dalka Isku-Taga Imaaraadka Carabta (UAE) […]

 
 

Afgambigii Dhicisoobay Kabacdi Wafti Kasocda Midawga Yurub oo Booqday Turkiga.

Afgambigii Dhicisoobay Kabacdi Wafti Kasocda Midawga Yurub oo Booqday Turkiga.

Afgambigii dhicisoobay kabacdi dowladda Turkigu ayaa ku dhawaaqday 3-bilood oo xukun deg degga ah, talaabadaas oo si toos ah u joojisay ku dhaqanka heshiiskii xuquuqda […]

 
 

Wadanka Ruushka oo Diyaarad Lagaga Soo Diray Dalka Suuriya.

Wadanka Ruushka oo Diyaarad Lagaga Soo Diray Dalka Suuriya.

Wadanka Ruushka ayaa sheegay in mid kamid ah diyaaradahooda qumaatiga u kaca oo ay isticmaalayeen Ciidamada Ruushka ee ku sugan dalka Suuriya in toogasho lagu soo […]

 
 

Ururka Taliban ee Dalka Afganistan Ka Dagaalama oo Weerar Ku Qaaday Dhisme Ay Ajaanibtu Ku Badanyihiin.

Ururka Taliban ee Dalka Afganistan Ka Dagaalama oo Weerar Ku Qaaday Dhisme Ay Ajaanibtu Ku Badanyihiin.

Dhisme ay ku badanyihiin Dadka Ajaanibta ah ee ku sugan Dalka Afgaanistaan ayaa lagu qaaday weerar qaraxyo ah oo dhaliyay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu […]

 
 

Dawlada Faransiiska oo Sheegtay Inay Xidhay Masaajido Badan.

Dawlada Faransiiska oo Sheegtay Inay Xidhay Masaajido Badan.

Sida ay sheegtay Wakaalada Wararka ee AFP, Wasiirka Ariimaha Gudaha ee dalka Faransiiska Bernard Cazeneuve ayaa sheegay in xukuumaddu ay xidhay ilaa labaatan Masjid bilihii u […]

 
 

Daawo: Turkida Jarmalka oo Banaanbax Balaadhan oo Erdogan Lagu Taageerayo Ka Dhigay Magaalada Cologne.

Daawo: Turkida Jarmalka oo Banaanbax Balaadhan oo Erdogan Lagu Taageerayo Ka Dhigay Magaalada Cologne.

Shacab aad u tiro badan oo Turkida ku nool dalka Jarmalka ah ayaa banaanbax lagu taageerayo Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan ku qabtay magaalada Cologne. Banaanbaxan ayaa ahaa […]

 
 

Daawo: Baarlamanka Tuunis oo Kalsoonidii Kala Laabtay Xukuumada.

Daawo: Baarlamanka Tuunis oo Kalsoonidii Kala Laabtay Xukuumada.

Ra’iisul-Wasaaraha dalka Tuuniisiya Xabiib Essid ayaa waayey codka kalsoonida ee Baarlamaanka dalkaasi u qaadey maalintii Sabtida. Baarlamaanka Tuurniisiya oo ka kooban 217 Xildhibaan ayaa 118 kamid ah […]

 
 

Doland Trump oo Lagu Dhaliilay Jawaab uu Kabixiyay Waalid Muslim Ah oo Wiilkoodii Dalka Ciraaq Kudhintay.

Doland Trump oo Lagu Dhaliilay Jawaab uu Kabixiyay Waalid Muslim Ah oo Wiilkoodii Dalka Ciraaq Kudhintay.

Doland Trump ayaa dhaliil kala kulmay xisbigiisa Jamhuuriga iyo xisbiga kale ee uu loolanka kala dhaxeeyo ee Dimuquraadiga kaddib markii uu ku jeesjeesay hooyada askari […]

 
 

Koox Hackers Ah oo Weerar Ku Qaadey Ol-olaha Doorashada Hillary Clinton.

Koox Hackers Ah oo Weerar Ku Qaadey Ol-olaha Doorashada Hillary Clinton.

Koox budhcad ah (Hackers) ah ayaa u dhacay oo heley barnaamijka qiimeynta macluumaadka ee ol-olaha Doorashada Musharax Hillary Clinton isticmaalayeen, sidaas waxaa maalintii shalay sheegay […]

 
 

Muhaajir Muslim Ah oo Khudbad Qiiro Badan Ka Jeediyay Shirkii Xisbiga Dimuqraadiga ee Maraykanka.

Muhaajir Muslim Ah oo Khudbad Qiiro Badan Ka Jeediyay Shirkii Xisbiga Dimuqraadiga ee Maraykanka.

Nin muhaajir muslim ah ayaa shirkii Dimoqraadiga ee magaalada Philadelphia lagu soo geba gebeeyey ka jeediyey khudbad dad badan ay ugu yeedheen inay ahayd tii […]

 
 

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo Ka Hadlay Arimaha Somaliya.

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo Ka Hadlay Arimaha Somaliya.

Xarunta Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay uu ku leeyahay magaalada New York ayaa waxaa ka dhacay shir looga hadlayay xasiloonida iyo nabadgaliyada dalal dhowr ah […]

 
 

Wadanka Taliyaaniga oo Bilaabay Olole Lagaga Hortagayo Tahriibka.

Wadanka Taliyaaniga oo Bilaabay Olole Lagaga Hortagayo Tahriibka.

Xukkumada Talyaaniga ayaa bilawday olole ay uga hortagayso dadka ka soo haajiraya waqooyiga iyo galbeedka Afrika ee isku dayaya inay doon ku imaadaan badda si […]

 
 

Daawo: Madaxweyne Barack Obama oo Si Wayn U Taageeray Hillary Clinton.

Daawo: Madaxweyne Barack Obama oo Si Wayn U Taageeray Hillary Clinton.

Madaxweyne Barack Obama ayaa khudbad qiiro leh oo lagu taageerayo murashaxa xisbiga Dimuquraadiga Mrs. Hillary Clinton kasoo jeediyey shirweynaha xisbigaasi ee ka socda magaalada Philadelphia. […]

 
 

Xisbiga Dimuqraadiga Maraykanka oo Si Rasmi Ah U Xushay Hillary Clinton Inay Doorashada Uga Qaybgasho.

Xisbiga Dimuqraadiga Maraykanka oo Si Rasmi Ah U Xushay Hillary Clinton Inay Doorashada Uga Qaybgasho.

Xisbiga Dimuqraaddiga, ayaa si rasmi ah u magacaabay in xog-hayihii hore ee Arrimaha Dibadda Hillary Clinton ay noqoto musharaxa madaxtinnimo ee xisbigaasi u matali doona […]

 
 

Daawo: Madaxweyne Kuxigeenkii Koonfurta Sudan oo Markale Xilka Laga Qaaday.

Daawo: Madaxweyne Kuxigeenkii Koonfurta Sudan oo Markale Xilka Laga Qaaday.

Madaxweyne kuxigeenka dalka Suudaanta Koonfureed ahaana hogaamiyaha Mucaaridka Riek Machar ayaa xilkii uu hayey laga xayuubiyey kadib markii lawaayey meel uu ku sugan yahay. Riek […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay