Warar Aduunka

Ruushka & Maraykanka oo Ka Heshiiyay Arimaha Suuriya.

Ruushka & Maraykanka oo Ka Heshiiyay Arimaha Suuriya.

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Maraykanka, John Kerry, ayaa sheegaya inay isku raaceen Ruushka dedajinta sidii kala guur siyaasadeed looga gaadhi lahaa dalka Suuriya. Waxa uu hadalkaasi […]

 
 

Wasiirada Arimaha Gudaha & Cadaalada ee Yurub oo Kashiray Argagixisada.

Wasiirada Arimaha Gudaha & Cadaalada ee Yurub oo Kashiray Argagixisada.

Weerarkii Brussels kabacdi, wasiirada arrimaha gudaha iyo cadaalada ee waddamada Yurub ayaa shir deg deg ah ku qabtay magaalada Brussels. Waxay ka hadleen sidii looga […]

 
 

Wadanka Ruushka oo Shaaciyay Inay Wali Cutubyo Ciidan Ay Suuriya Ka Joogaan.

Wadanka Ruushka oo Shaaciyay Inay Wali Cutubyo Ciidan Ay Suuriya Ka Joogaan.

Wadanka Ruushka ayaa horaantii bishan sheegay in intii badnayd ciidamadooda ay kala baxeen wadanka Suuriya kadib markii ay guteen hawshooda, sida uu sheegay Madaxweyne Vladimir […]

 
 

Dawlada Ciraaq oo Ciidamo Badan Soo Dhoobtay Duleedka Magaalada Musil.

Dawlada Ciraaq oo Ciidamo Badan Soo Dhoobtay Duleedka Magaalada Musil.

Magaalada Musil ayey gacanta ku dhigtay Kooxda Daacish sanadkii 2014, magaaladaasi ooy ku dhaqan yihiin dad gaaraya 2 milyan oo qof ayaa ah magaalada ugu […]

 
 

Madaxda Maraykanka & Cuba oo Wali Ku Kala Argti Duwan Arimo Muhiim Ah.

Madaxda Maraykanka & Cuba oo Wali Ku Kala Argti Duwan Arimo Muhiim Ah.

Kala qaybsanaanta dhanka aragtiyada ee u dhaxeysa mareykanka iyo Cuba ayaa si weyn u soo shaac baxday kaddib markii ay kulmeen hoggaamiyeyaasha labadani dal. Arrimaha ay […]

 
 

Qaraxo Caasimada Belgium ee Brussels Kadhacay & Khasaare Kadhashay.

Qaraxo Caasimada Belgium ee Brussels Kadhacay & Khasaare Kadhashay.

Magaalada Brussels ayaa laba weerar oo qorsheysan lagu qaadey garoonka diyaaradaha ee magaalada Brussels xarunta dalka Biljimka iyo weliba Midowga Yurub, weerarka hore ayaa la […]

 
 

Wadanka Ruushka Ayaa Kadigay Hadii Xabad-joojinta Suuriya La Ixtiraami Waayo.

Wadanka Ruushka Ayaa Kadigay Hadii Xabad-joojinta Suuriya La Ixtiraami Waayo.

Wadanka Ruushka ayaa sheegay inay xoog u adeegsan doonaan dhinacyada jabiya xabad joojinta Suuriya, hadii uusan Maraykanka ogolaan wixii lagu heshiiyay. Wasaarada Gaashaandhiga ee Ruushka […]

 
 

Giriiga & Turkiga oo Kawada Hadlaya Arimaha Qaxootiga.

Giriiga & Turkiga oo Kawada Hadlaya Arimaha Qaxootiga.

Masuuliyiinta Turkiga iyo Gariiga ayaa qabanaya wadahadalo, sidii loo hirgalin lahaa heshiis cusub oo dadka magangaliyo doonka ah loogu celinayo wadanka Turkiga. Dadka ayaa doonyo […]

 
 

Daawo:Shirkii ururka isbahaygsiga PAFD Ee Sweden Marwo Ruqiya Abdi

Daawo:Shirkii ururka isbahaygsiga PAFD Ee Sweden Marwo Ruqiya Abdi
 
 

Barack Obama oo Booqasho Taariikhi Ah Kutagay Wadanka Cuba.

Barack Obama oo Booqasho Taariikhi Ah Kutagay Wadanka Cuba.

Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa shalay safar saddex cisho qaadanaya uga bilaabmay magaalada Havana ee dalka Cuba. Madaxweyne Obama ayaa noqonaya madaxweynihii ugu horreyey ee isagoo […]

 
 

Wadanka Turkiga oo Dalbanaya Taageero Caalami Ah Inay Beesha Calaamka Kahesho.

Wadanka Turkiga oo Dalbanaya Taageero Caalami Ah Inay Beesha Calaamka Kahesho.

Wasaarada Arimaha Dibada ee Turkiga ayaa sheegtay inay codsanayaan taageero kaga timaada dalalka Midawga Yuub iyo qeybaha kalee caalamka oo lagula dagaallamo “argagixisada.” Wasiirka Arimaha Dibbada […]

 
 

Dawlada Faransiiska oo Adkaysay Amaanka Xadka Ay Belgium ka Lawadaagto.

Dawlada Faransiiska oo Adkaysay Amaanka Xadka Ay Belgium ka Lawadaagto.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Faransiiska ayaa lagu wadaa in ay kordhiso ammaanka xadka uu dalkaasi la wadaago dalka Belgiumka. Arrintani waxay daba joogtaa qabashada ninka […]

 
 

Hay’ada Amnest International oo Midawga Yurub Ku Dhaliishay Arimaha Qaxootiga.

Migrants queue to continue their journey north at a newly built registration and transit center near Gevgelija, Macedonia August 23, 2015. More than 5,000 migrants crossed into Serbia on Sunday, resuming a journey to western Europe after an overwhelmed Macedonia gave up its attempts to stem the flow of mainly Syrian refugees by force. Macedonia laid on buses and trains to carry them north after days of havoc caused by the closure of its southern frontier by security forces, who used stun grenades and tear gas in an attempt to keep them out. REUTERS/Ognen Teofilovski  - RTX1PBJB

Amnesty International ayaa ku eedaysay masuuliinta Yurub inaysan u midaysnayn arrinta ku saabsan heshiiska muhaajiriinta dib loogu celinayo dalka Turkiga. Hay’addan u doodda xuquuqda aadanaha ayaa […]

 
 

Qarax Is-miidaamin Ah oo Kadhacay Magaalada Istanbuul ee Wadanka Turkiga.

Qarax Is-miidaamin Ah oo Kadhacay Magaalada Istanbuul ee Wadanka Turkiga.

Qof ayaa isku qarxiyay goob mashquul badan oo laga dukaamaysto oo ku taala magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, waxa qaraxan kudhintay ugu yaraan afar qof, […]

 
 

Daawo: Mudaaharaadkii Canada K Dhacay ee Gumaysiga Lagaga Soo Horjeeday.

Daawo: Mudaaharaadkii Canada K Dhacay ee Gumaysiga Lagaga Soo Horjeeday.

Jaaliyaadka Oromiya iyo Somalida Ogadenya ee ku dhaqan wadanka Canada ayaa banaanbax balaadhan oo lagaga soo horjeedo Taliska Woyaanaha ku qabtay Gobolka Alberta ee dalka […]

 
 

Midawga Yurub & Turkiga oo Kawada Hadlay Arimaha Qaxootiga.

Midawga Yurub & Turkiga oo Kawada Hadlay Arimaha Qaxootiga.

Madaxda Midowga Yurub ayaa la kulmaya Ra’iisul wasaaraha wadanka Turkiga, waxay isku dayayaan inay dhamaystiraan heshiis, looga golleeyahay in lagu soo afjaro dhibaatooyinka muhaajiriinta ku qulqulaya […]

 
 

Booliska Belgium oo Gacanta Kudhigay Saalax C/salaam oo Lagu Eedeeyay Weerarkii Paris.

Booliska Belgium oo Gacanta Kudhigay Saalax C/salaam oo Lagu Eedeeyay Weerarkii Paris.

Ciidanka Booliiska magaalada Brussels ee dalka Belgiun ayaa sheegay in ay xidheen mid kamid ah raggii lagu tuhunsanaa inay soo maleegeen ama ka dambeeyeen weerarkii […]

 
 

Ciidamada Cirka ee Turkiga oo Duqeeyay Saldhigyada Kooxda PKK ee Kurdida.

Ciidamada Cirka ee Turkiga oo Duqeeyay Saldhigyada Kooxda PKK ee Kurdida.

Milatariga Turkiga ayaa sheegay in diyaaradahooda dagaalka ay fuliyeen 18 duqeymo ooy ku bartilmaameedsanayaan mintidiinta Kurdish-ka ee Woqooyiga Ciraq. Weeraradan ka dhanka ah kooxda PKK, […]

 
 

Qaramada Midoobay oo Kahadashay Go’aanka Ruushka.

Qaramada Midoobay oo Kahadashay Go’aanka Ruushka.

Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha dalka Suuriya Staffan de Mistura, waxa uu sheegayaa in wadahadallada dalkaasi ay hadda weji cusub iyo […]

 
 

Tahriibayaasha Kasoo Kicitimay Wadanka Liibiya oo Kordhay.

Migrants sit in a boat during a rescue operation by the Italian navy off the coast of Sicily on Nov. 28. Italy is looking to revamp the way it handles the hundreds of thousands of migrants who arrive annually.

Ciidamada Ilaalada Badda ee Midowga Yurub ee ilaalinayaa badda Medhiterraniyaanka, ayaa sheegay inay bateen dadka doomaha kaga imaanaya wadanka Libya ee imaanaya wadanka Taliyaaniga. Labadii […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay