Warar Aduunka

Xisbiga Dimuqraadiga Maraykanka oo Si Rasmi Ah U Xushay Hillary Clinton Inay Doorashada Uga Qaybgasho.

Xisbiga Dimuqraadiga Maraykanka oo Si Rasmi Ah U Xushay Hillary Clinton Inay Doorashada Uga Qaybgasho.

Xisbiga Dimuqraaddiga, ayaa si rasmi ah u magacaabay in xog-hayihii hore ee Arrimaha Dibadda Hillary Clinton ay noqoto musharaxa madaxtinnimo ee xisbigaasi u matali doona […]

 
 

Daawo: Madaxweyne Kuxigeenkii Koonfurta Sudan oo Markale Xilka Laga Qaaday.

Daawo: Madaxweyne Kuxigeenkii Koonfurta Sudan oo Markale Xilka Laga Qaaday.

Madaxweyne kuxigeenka dalka Suudaanta Koonfureed ahaana hogaamiyaha Mucaaridka Riek Machar ayaa xilkii uu hayey laga xayuubiyey kadib markii lawaayey meel uu ku sugan yahay. Riek […]

 
 

Booliska Faransiiska Ayaa Toogtay Labo Nin oo Dad Ku Qafaashay Kaniisad Ku Taala Magaalada Rouen.

Booliska Faransiiska Ayaa Toogtay Labo Nin oo Dad Ku Qafaashay Kaniisad Ku Taala Magaalada Rouen.

Ciidanka Amaanka ee ka hawlgala Waqooyiga Dalka Faransiiska waxa ay toogteen laba qof oo hubeysnaa oo dhowr qof ku qafaashay Kaniisad ku taalla magaalada Rouen. Wararka waxa […]

 
 

Daawo:Sheekh Hassan oo wareysigaga hadlay falkii xumaa ee gudaha soomaaliya madaxda jabhadda lagu gaystay

Daawo:Sheekh Hassan oo wareysigaga hadlay falkii xumaa ee gudaha soomaaliya madaxda jabhadda lagu gaystay

Sheekh Hassan oo wareysigaga hadlay falkii xumaa ee gudaha soomaaliya madaxda jabhadda lagu gaystay sheikh ayaa baaq u jeediyay shacabwaynaha soomaaliyeed gaar ahaan shacabka reer […]

 
 

Jaaliyada Somalida Ogadenya ee Minnesota oo Shir Muhiim Ah U Qabsoomay.

Jaaliyada Somalida Ogadenya ee Minnesota oo Shir Muhiim Ah U Qabsoomay.

Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 23-07-2016 shir aan caadi ahayn isugu yimid dhamaan Jaaliyada Somalida Ogadenya ee ku dhaqan magaalada Minnesota, halkaasoo lagaga hadlay waxyaabaha soo […]

 
 

Gudomiyihii Xisbiga Dimuqraadiga Maraykanka oo Iscasishay.

Gudomiyihii Xisbiga Dimuqraadiga Maraykanka oo Iscasishay.

Debbie Wasserman Schultz, Guddoomiyaha Gudiga Xisbiga Dimuquraadiga ee dalka Maraykanka ayaa ku dhawaaqday inay xilka iska casishay kadib markii Shabakada Wikileaks shaacisay Emailo laga xaday […]

 
 

Daawo:Marwo Ayaan ali haydar buranburkeedii dhinacyada badan tabanayay oo dhamaystiran

Daawo:Marwo Ayaan ali haydar buranburkeedii dhinacyada badan tabanayay oo dhamaystiran

Marwo Ayaan ali haydar buranburkeedii dhinacyada badan tabanayay oo dhamaystiran suugaantan ayaan waxay kaga hadashay arimihii ka dhacay dhanka xadka soomaaliye aan la wadaagno falkaas […]

 
 

Daawo:Marwo Cibaado oo wareysi kaga hadashay falkii xuma ee gudaha soomaaliya

Daawo:Marwo Cibaado oo wareysi kaga hadashay falkii xuma ee gudaha soomaaliya

Marwo Cibaado oo wareysi kaga hadashay falkii xuma ee gudaha soomaaliya mamulada gacan ku rimiska ugu gaysteen madaxda jabhadda ONLF BY Heegan Sweden ONA

 
 

Daawo: Gudoomiyaha Jaaliyaada Sweden Mudane Abdirahman bashir oo fariin adag u diray Soomali ismoodka

Daawo: Gudoomiyaha Jaaliyaada Sweden Mudane Abdirahman bashir oo fariin adag u diray Soomali ismoodka

Gudoomiyaha Jaaliyaada Sweden Mudane Abdirahman bashir oo fariin adag u diray Soomali ismoodka dhanka kalena baaq u diray shacabka ogadenia uguna baaqay halgan iyo inay […]

 
 

Madaxda Wadamada G20 oo Walaac Ka Muujiyay Ka Bixida UK ee Midawga Yurub.

Madaxda Wadamada G20 oo Walaac Ka Muujiyay Ka Bixida UK ee Midawga Yurub.

Cod bixintii ay Britain u qaaday in ay isaga baxdo Midawga Yurub (EU) ayaa sare u qaaday halista haysata dhaqaalaha caalamka, madaxda dhaqaalaha ayaa sidaas […]

 
 

Daawo: Marwo Ayaan Cali Xaydar oo Fariin Culus U Didiraysa Maamullada Somaliya (Q1).

Daawo: Marwo Ayaan Cali Xaydar oo Fariin Culus U Didiraysa Maamullada Somaliya (Q1).

Marwo Ayaan Cali Xaydar oo fariin suugaameed u dirtay mamullada soomaalida ee gumaysiga Itoobiya u adeega suugaantan oo isugu jirta baaq iyo cambaeerayn iyo talo […]

 
 

Daawo: Wareysi Muhiim Ah oo Lala Yeeshay Xildhibaan Riyaale Xaamud Axmed.

Daawo: Wareysi Muhiim Ah oo Lala Yeeshay Xildhibaan Riyaale Xaamud Axmed.

Xildhibaan Riyaale xaamud ahmed ayaaa baaaq iyo cambaareyn isugu jira u diray shacabka soomaaliyeed  iyo shacabka Somalida Ogadenia uguna baaqaya halgan iyo adkaysi buuxa. Dhanka […]

 
 

Faah Faahin Kusaabsan Weerarkii Ka Dhacay Magaalada Munich ee Dalka Jarmalka.

Faah Faahin Kusaabsan Weerarkii Ka Dhacay Magaalada Munich ee Dalka Jarmalka.

Booliska gobolka Bavarian ee dalka Jarmalka ayaa sheegay in wiilkii 18 jirka ahaa ee weeraray goobta laga dukaamaysto isla markaana ku dilay sagaalka qof, inaanay […]

 
 

Qarax Ismiidaamin Ah oo Dalka Afgaanistaan Ka Dhacay ooy Ku Dhinteen 80 Qof.

Qarax Ismiidaamin Ah oo Dalka Afgaanistaan Ka Dhacay ooy Ku Dhinteen 80 Qof.

Waaxaha caafimaadka ee dalka Afghanistan ayaa sheegay in bambaano lagu qarxiyay dad ku dibed baxayay caasimadda dalka Afqaanistaan ee Kabul ay ku dhinteen ugu yaraan […]

 
 

Daawo: Hillary Clinton oo Magacawday Ku Xigeenkeeda Doorashada Maraykanka.

Daawo: Hillary Clinton oo Magacawday Ku Xigeenkeeda Doorashada Maraykanka.

Murashaxada xilka Madaxweynaha ee xisbiga Dimuqraadiga Maraykanka Hillary Clinton ayaa ku dhawaaqday qofka ay u xulatay inuu u noqdo Madaxweyne kuxigeen hadii ay xilka ku […]

 
 

Jaaliyada Sweden oo Shir Iskugu Timid Kuna Cambaareeyay Dilkii Madaxda JWXO.

Jaaliyada Sweden oo Shir Iskugu Timid Kuna Cambaareeyay Dilkii Madaxda JWXO.

Waxaa maanta ooy taariikhdu tahay 23/7/2016, shir deg deg ah isugu yimid xubnaha jaaliyada sweden iyaga oo ka jawaabaya dhacdadii foosha xumayd ee ay kula […]

 
 

Cadaymo Muujinaya In Dhaqaalaha Dalka Britain (UK) uu Hoos U Dhacay.

Cadaymo Muujinaya In Dhaqaalaha Dalka Britain (UK) uu Hoos U Dhacay.

Daraasaad muhiim u ah dhaqaalaha dalka Britain (UK) ayaa lagu ogaaday in uu jiro hoos u dhac laxidhiidha dhaqaalaha dalkaasi tan iyo markii shacabku Ingiriisku […]

 
 

Maxkamada Kutaala Dalka Giriiga oo Xukuntay Saraakiil Turki Ah oo Diyaarad Lasoo Goostay.

Maxkamada Kutaala Dalka Giriiga oo Xukuntay Saraakiil Turki Ah oo Diyaarad Lasoo Goostay.

Waxay Maxkamada dalka Giriiga Khamiistii xukun kuriday 8 sarkaal oo ka tirsanaa Ciidanka Qaranka dalka Turkiga kuwaasoo Sabtidii lasoo dhaafay ula baxsaday diyaarad nooca qumaatiga kuca […]

 
 

Deg Deg: Weerar Ka Dhacay Magaalada Munich ee Dalka Jarmalka.

Deg Deg: Weerar Ka Dhacay Magaalada Munich ee Dalka Jarmalka.

Sida ay saxaafada caalamku qoraysi magaalada Munich ee dalka Germany ayaa weerar ka dhacay xarun ganacsi oo weyn shacabkuna aad uga adeegto. Illaa iyo hada wax […]

 
 

Senator Ted Cruz oo Diiday Inuu Taageero Donald Trump oo U Sharaxan Doorashada November ee Maraykanka.

Senator Ted Cruz oo Diiday Inuu Taageero Donald Trump oo U Sharaxan Doorashada November ee Maraykanka.

Senator Ted Cruz ayaa diiday inuu taageero Donald Trump oo xisbiga Jamhuurigu ay u doorteen inu noqdo musharraxooda doorashada madaxtinimada ee bisha November dhici doonta. […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay