Warar Aduunka

Labo Sarkaal oo Khaliiji Ah oo Dalka Yemen Lagu Dilay & Wadahadal Geneva Kabilaabmay.

Labo Sarkaal oo Khaliiji Ah oo Dalka Yemen Lagu Dilay & Wadahadal Geneva Kabilaabmay.

Sarkaal Sare oo u dhashay Boqortooyada Sacuudi Carabiya  iyo Sarkaal kamid ahaa ciidamada Isku Taga Imaaraadka Carabta ayaa lagu dilay dagaal ka dhacay dalka Yemen. Arrintan […]

 
 

Xisbiga Cunsuriga Ah ee Faransiiska oo Ku Guul Daraystay Doorashii Axadii Dalka Kadhacday.

Xisbiga Cunsuriga Ah ee Faransiiska oo Ku Guul Daraystay Doorashii Axadii Dalka Kadhacday.

Xisbiga xagjirka ah ee layidhaahdo Front National ee dalka Faransiiska ayaa guuldarro wayn ka raacday wejigii labaad ee doorashooyinka gobolada dalka Faransiiska,  ee dhacdey maalintii […]

 
 

Maraykanka oo Shaaciyay Inuu Adkayn Doono Dal-ku-gallada Lagu Tago Wadankiisa.

Maraykanka oo Shaaciyay Inuu Adkayn Doono Dal-ku-gallada Lagu Tago Wadankiisa.

Kaddib, weerarkii Paris iyo California ka kala dhacay ee dhimashada badan sababay ayaa keenay in madaxda Maraykanka ay soo jeediyaan laba hab oo dadka u […]

 
 

Xukumada Dalka Ciraaq oo Ugu Baaqday Turkiga Ineey Ciidankoda Waqooyiga Ciraaq Kala Baxaan.

Xukumada Dalka Ciraaq oo Ugu Baaqday Turkiga Ineey Ciidankoda Waqooyiga Ciraaq Kala Baxaan.

Bayaan kasoo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Ciraaq Xaydar Al-Cabbaadi ayaa lagu sheegay in taangiyada dagaalka iyo hubka lidka diyaaradaha ah ee dalka Turkigu ay soo […]

 
 

Weerar Tooriyayn Ah oo Goob Tareemada Laga Raaco oo Kutaala London Kadhacay.

Weerar Tooriyayn Ah oo Goob Tareemada Laga Raaco oo Kutaala London Kadhacay.

Warar ONA soo gaadhay ayaa sheegaya fal tooriyayn ah oo ka dhacday goob tareemada laga raaco oo ku taala magaalada London ayaa booliska Ingiriisku ay […]

 
 

Kooxda Boko-Xaraam oo Qarax Ismiidaamin Ah Ku Dilay 30 Qof Dalka Chat.

Kooxda Boko-Xaraam oo Qarax Ismiidaamin Ah Ku Dilay 30 Qof Dalka Chat.

Kooxda Boko Xaram ee mayalka adag ayaa weerar ku qaaday jasiirada Kouloukoua oo kutaala Harada u dhaxeysa dalalka Chad, Nigeria, Niger iyo Cameroon, waxaana ku […]

 
 

Maraykanka oo Weerarkii California Kadhacay Argagixiso La Xidhiidhiyay.

Maraykanka oo Weerarkii California Kadhacay Argagixiso La Xidhiidhiyay.

Ciidanka Amaanka ee Maraykanka wuxuu sheegayaa inay hadda weerarkii arbacadii lagu qaaday California uu ahaa mid “argagixiso”. 14 qof ayaa ku dhimatay weerarkaasi oo kadhacay magaalada […]

 
 

14 Qof oo Lagu Dilay Gobolka California ee Dalka Maraykanka.

14 Qof oo Lagu Dilay Gobolka California ee Dalka Maraykanka.

Ugu yaraan 14 qof ayaa ku dhintay 17 kalena way ku dhaawacmeen weerar ka dhacay goob ay ka socotay xaflad magaalada San Bernardino ee gobalka […]

 
 

Maxkamadii Baadhitaanka Kuwaday Dambiyada Rwanda oo Lasoo Gaba Gabeeyay.

Maxkamadii Baadhitaanka Kuwaday Dambiyada Rwanda oo Lasoo Gaba Gabeeyay.

Maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada Rwanda (ICTR) ayaa qabatay xaflado rasmi ahaan loogu maamuusayo xidhitaanka howl galladeeda kaddib in ka badan 20-sano. Maxkamadda oo ku […]

 
 

Taliyihii Booliiska ee Magaalada Chicago oo Xilka Laga Xayuubiyay.

Taliyihii Booliiska ee Magaalada Chicago oo Xilka Laga Xayuubiyay.

Taliyaha Booliiska ee magaalada Chicago Garry F. McCarthy ayaa xilka iskaga degay kadib eedeynta sii xoogaysanaysa iyo xiisadii ka dhalatay dilkii wiil madow ooy booliiska […]

 
 

Faransiiska & Ruushka oo Ku Heshiiyay Ladagaalanka Kooxda ISIS (Daacish).

Faransiiska & Ruushka oo Ku Heshiiyay Ladagaalanka Kooxda ISIS (Daacish).

Madaxwayne François Hollande ee dalka Faransiiska ayaa Khamiistii shalay booqasho ku tagay magaalada Moscow ee caasimada wadanka Ruushka. Hollande oo la kulmay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin […]

 
 

Yurub & Africa oo Shir Tahriibka Kusaabsan Uga Furmay Magaalada Valletta ee Jasiirada Malta.

Yurub & Africa oo Shir Tahriibka Kusaabsan Uga Furmay Magaalada Valletta ee Jasiirada Malta.

Waxaa magaalada Valletta ee Jasiirada Malta ka furmay shir labo bari socon doono ooy kasoo qaybgaleen wufuud kala duwan oo kasocda qaaradaha Yurub & Africa. […]

 
 

Saraakiil Maraykan ah oo Dalka Urdun Lagu Dilay.

Saraakiil Maraykan ah oo Dalka Urdun Lagu Dilay.

Labo Sarkaal oo katirsan ciidamada Maraykanka ayaa lagu dilay xero lagu tababaro Booliiska dalka urdun oo kutaala magaalada Cammaan ee caasimada wadanka Urdun (Jordan). Weerarkan […]

 
 

Xisbiga Cadaalada & Horumarka ee Dalka Turkiga oo Doorashadii Ku Guulaystay.

ANKARA, TURKEY - MARCH 31:  Supporters of the ruling Justice and Development Party wave flags as they listen to the speech of Turkey's Prime Minister Recep Tayyip Erdogan (not seen) outside the party's headquarters in Ankara, Turkey on March 31, 2014. According to early unofficial results, the ruling Justice and Development Party received 47 percent of the votes, with nearly 43 percent of ballot boxes having been opened across the country. (Photo by Mahmut Serdar Alakus/Anadolu Agency/Getty Images)

Xisbiga talada dalka Turkiga haya ee la yidhaahdo Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka ayaa guul aad u balaadhan kasoo hoyiyay doorashadii baarlamaanka ee dalkaas ka dhacday […]

 
 

Midawga Yurub & Turkiga oo Kuheshiiyay Qurshe Kusaabsan Qaxootiga Yurub Kusoo Qulqulaya.

Turkey's President Tayyip Erdogan talks to the media before a meeting with European Commission President Jean-Claude Juncker (not pictured) at the EU Commission headquarters in Brussels, Belgium, October 5, 2015. REUTERS/Francois Lenoir

Wadanka Turkiga iyo Midowga Yurub ayaa ku dhawaaqay heshiis qorshe wax looga qabanayo qaxootiga imanaya Qaarada Yurub, kuwaasoo in badan oo kamid ah ay xeebaha […]

 
 

Markii Ugu Horaysay Taariikhda oo Calanka Falastiin Laga Taagay Xaraunta Qaramada Midoobay ee New York.

Markii Ugu Horaysay Taariikhda oo Calanka Falastiin Laga Taagay Xaraunta Qaramada Midoobay ee New York.

Calanka Shacabka Falastiin ayaa markii ugu horaysay taariikhda laga taagay xarunta Qaramada Midoobay eey ku leedahay magaalada New York ee dalka Maraykanka. Arintan waxaa soo dhaweeyay […]

 
 

Amid symbolic opening of Cuban embassy, points of friction remain

Amid symbolic opening of Cuban embassy, points of friction remain

By Henry Gass, Staff writer JULY 20, 2015 Save for later Ramon Espinosa/AP View Caption About video ads View Caption US relations with Cuba resumed […]

 
 

Burundi rejects U.N. mediator after critical report about elections

Burundi rejects U.N. mediator after critical report about elections

  By Clement Manirabarusha BUJUMBURA (Reuters) – Burundi on Sunday rejected a second U.N. diplomat named to help resolve the country’s political crisis, saying a […]

 
 

IMF: Greece Needs a Comprehensive Debt Restructuring by the Eurozone

IMF: Greece Needs a Comprehensive Debt Restructuring by the Eurozone

By IAN TALLEY Updated July 2, 2015 11:22 a.m. ET WASHINGTON—Greece needs a comprehensive debt restructuring by the eurozone and additional bailout cash totaling above […]

 
 

Liberia investigating animal link after Ebola re-emerges

Liberia investigating animal link after Ebola re-emerges

  Liberia confirmed a third Ebola case on Thursday, nearly two months after it was declared Ebola free, and officials said they were investigating whether […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay