Warar Aduunka

Hay’ada Amnest International oo Midawga Yurub Ku Dhaliishay Arimaha Qaxootiga.

Migrants queue to continue their journey north at a newly built registration and transit center near Gevgelija, Macedonia August 23, 2015. More than 5,000 migrants crossed into Serbia on Sunday, resuming a journey to western Europe after an overwhelmed Macedonia gave up its attempts to stem the flow of mainly Syrian refugees by force. Macedonia laid on buses and trains to carry them north after days of havoc caused by the closure of its southern frontier by security forces, who used stun grenades and tear gas in an attempt to keep them out. REUTERS/Ognen Teofilovski  - RTX1PBJB

Amnesty International ayaa ku eedaysay masuuliinta Yurub inaysan u midaysnayn arrinta ku saabsan heshiiska muhaajiriinta dib loogu celinayo dalka Turkiga. Hay’addan u doodda xuquuqda aadanaha ayaa […]

 
 

Qarax Is-miidaamin Ah oo Kadhacay Magaalada Istanbuul ee Wadanka Turkiga.

Qarax Is-miidaamin Ah oo Kadhacay Magaalada Istanbuul ee Wadanka Turkiga.

Qof ayaa isku qarxiyay goob mashquul badan oo laga dukaamaysto oo ku taala magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, waxa qaraxan kudhintay ugu yaraan afar qof, […]

 
 

Daawo: Mudaaharaadkii Canada K Dhacay ee Gumaysiga Lagaga Soo Horjeeday.

Daawo: Mudaaharaadkii Canada K Dhacay ee Gumaysiga Lagaga Soo Horjeeday.

Jaaliyaadka Oromiya iyo Somalida Ogadenya ee ku dhaqan wadanka Canada ayaa banaanbax balaadhan oo lagaga soo horjeedo Taliska Woyaanaha ku qabtay Gobolka Alberta ee dalka […]

 
 

Midawga Yurub & Turkiga oo Kawada Hadlay Arimaha Qaxootiga.

Midawga Yurub & Turkiga oo Kawada Hadlay Arimaha Qaxootiga.

Madaxda Midowga Yurub ayaa la kulmaya Ra’iisul wasaaraha wadanka Turkiga, waxay isku dayayaan inay dhamaystiraan heshiis, looga golleeyahay in lagu soo afjaro dhibaatooyinka muhaajiriinta ku qulqulaya […]

 
 

Booliska Belgium oo Gacanta Kudhigay Saalax C/salaam oo Lagu Eedeeyay Weerarkii Paris.

Booliska Belgium oo Gacanta Kudhigay Saalax C/salaam oo Lagu Eedeeyay Weerarkii Paris.

Ciidanka Booliiska magaalada Brussels ee dalka Belgiun ayaa sheegay in ay xidheen mid kamid ah raggii lagu tuhunsanaa inay soo maleegeen ama ka dambeeyeen weerarkii […]

 
 

Ciidamada Cirka ee Turkiga oo Duqeeyay Saldhigyada Kooxda PKK ee Kurdida.

Ciidamada Cirka ee Turkiga oo Duqeeyay Saldhigyada Kooxda PKK ee Kurdida.

Milatariga Turkiga ayaa sheegay in diyaaradahooda dagaalka ay fuliyeen 18 duqeymo ooy ku bartilmaameedsanayaan mintidiinta Kurdish-ka ee Woqooyiga Ciraq. Weeraradan ka dhanka ah kooxda PKK, […]

 
 

Qaramada Midoobay oo Kahadashay Go’aanka Ruushka.

Qaramada Midoobay oo Kahadashay Go’aanka Ruushka.

Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha dalka Suuriya Staffan de Mistura, waxa uu sheegayaa in wadahadallada dalkaasi ay hadda weji cusub iyo […]

 
 

Tahriibayaasha Kasoo Kicitimay Wadanka Liibiya oo Kordhay.

Migrants sit in a boat during a rescue operation by the Italian navy off the coast of Sicily on Nov. 28. Italy is looking to revamp the way it handles the hundreds of thousands of migrants who arrive annually.

Ciidamada Ilaalada Badda ee Midowga Yurub ee ilaalinayaa badda Medhiterraniyaanka, ayaa sheegay inay bateen dadka doomaha kaga imaanaya wadanka Libya ee imaanaya wadanka Taliyaaniga. Labadii […]

 
 

Booliska Belgium oo Weeraray Koox Lagu Tuhmayo Inay Kamid Ahaayeen Weerarkii Paris.

epa05213151 Security forces take position during a police operation in Forest, Brussels, Belgium, 15 March 2016. According to reports, police have stormed a flat where a suspected Islamist was hiding following a manhunt. The police operation took place after shots were fired in Brussels during an anti-terror raid linked to the 13 November Paris Attacks. At least two officers were slightly injured, police said. The French Interior Minister confirmed that French Police were taking part in the operation alongside their Belgian colleagues.  EPA/OLIVIER HOSLET

Afar Boolis ah ayaa ku dhaawacmey, kadib markii Boolisku weerar ku qaadeen goob ay isku qarinayeen kuwii ka dambeeyey weerarkii magaalada Paris bishii November 2015. […]

 
 

Khasaarihii Ka Dhashay Qarixii Anqara oo Gaadhay 37 Dhimasho Ah.

The wreckage of a bus and a car are pictured at the scene of a blast in Ankara on March 13, 2016.
At least 27 people were killed and 75 others wounded in a blast in the heart of the Turkish capital Ankara, local media reported, speaking of an attack. Ambulances rushed to the scene of the explosion on Kizilay square, a key hub in the city, and television pictures showed burnt-out vehicles including a bus.
 / AFP PHOTO / EROL UCEM

Waxaa la xaqiijiyay in tirada dhimashada ee Qaraxii Axadii ka dhacay caasimada wadanka Turkiga ee Anqara ay gaadhayso 37 qof, halka dhaawaca uu ahaa 125 […]

 
 

Baaq: Jaaliyada Somalia Ogadeniya ee Washington Seattle oo Baaq Diraysa.

Baaq: Jaaliyada Somalia Ogadeniya ee Washington Seattle oo Baaq Diraysa.

Jaaliyada Somalia Ogadeniya ee Washington Seattle  B A A Q: Jahliyada Somalida Ogadeniya ee Wshington State, Seattle waxay halkan cambaarayn kulul uga soo jeedinaysaa isbahaysiga xaaranta […]

 
 

Mudaharaad Balaadhan oo Jaaliyadaha Ogadenya & Oromiya Ay Si Wadajir Ah Ugu Qabteen Edmonton.

Mudaharaad Balaadhan oo Jaaliyadaha Ogadenya & Oromiya Ay Si Wadajir Ah Ugu Qabteen Edmonton.

Jaaliyada soomaalida ogaadeeniya ee magaalada Edmonton iyo oromada ayaa mudaharaad aad u balaadhan ku qabtay badhatamaha magaalada gaar ahaan aqalka baarlamaanka shacabka ee laga maamulo […]

 
 

Mudaharaad lagaga soo horjeedo gumaadka lagu hayo shacabka Ogadenia iyo Oromia oo si wada jir ah lagu qabtay Sweden ,Stockholm

Mudaharaad lagaga soo horjeedo gumaadka lagu hayo shacabka Ogadenia iyo Oromia oo si wada jir ah lagu qabtay Sweden ,Stockholm

Mudaraadkan oo lagaga soo horjeedo gumaadka uu ku hayo gumaysiga cawaanka ah ee Ethiopa , shacabwaynaha Ogadenia iyo Oromia laguna muujinayay sida dal iyo dibada […]

 
 

Shirkii Isbahaygsiga PAFD Ee hormuudka ka tahay. ONLF ee Sweden Stockholm oo jawi wanaagsan ku soo dhamaaday.

Shirkii Isbahaygsiga PAFD Ee hormuudka ka tahay. ONLF ee Sweden Stockholm oo jawi wanaagsan ku soo dhamaaday.

Shirka ayaa sidii caadada inoo aheed ku furmay ayadaha qura anka kariimka ah Sh xaashi amin oo soo jeediyaay ayadaha qura anka ayaa ku dheeraday […]

 
 

Daawo: Murashax Donald Trump oo Laga Arbushay Xaflad uu Ku Dhigan Lahaa Chicago.

Supporters of Republican presidential candidate Donald Trump (left) face off with protesters after a rally on the campus of the University of Illinois-Chicago was cancelled due to security concerns on Friday in Chicago.

Murashaxa Xisbiga Jamhuuriga ee u tartamaya Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa  laga kharibay xafladii uu damacsanaa inuu ku qabto magaalada Chicago ee xarunta gobalka Illinois […]

 
 

Dawlada Suuriya oo Shaaca Kaqaaday Inay Kaqayb Galayso Shirka Geneva.

Dawlada Suuriya oo Shaaca Kaqaaday Inay Kaqayb Galayso Shirka Geneva.

Wasiirka Arrimha Dibadda ee Suuriya Walid Mucallim ayaa sheegay in dowladdiisa ay ka qayb galayso shirka nabadda ee Geneva ka dhacaya, wafuudda dowladda mataleysana ay […]

 
 

Shirki isbahaysiga ururka Peoples Alliance for Freedom and Democracy (PAFD) OO Minneapolis lagu qabtay

Shirki isbahaysiga ururka Peoples Alliance for Freedom and Democracy (PAFD) OO Minneapolis lagu qabtay

Waxaa manta Gobolka Minnesota lagu qabtay Shir baladhan oo ay isugu yimiden jaaliyada tagera Jabhadaha xornima doonka ah ee ladagalaama Gumaysiga Ethiopia ee kumidoobay ururka […]

 
 

Banaanbax Balaadhan oo Berlin Kadhacay.

Banaanbax Balaadhan oo Berlin Kadhacay.

Waxaa maanta si wada jir ah u qabtay banaanbax balaadhan Jaaliyadaha Oromiya iyo Somalida Ogaadeenya ee ku dhaqan Caasimada Jarmalka ee Barlin. Banaanbaxan ooy shacabka qoomiyadaha Oromiya […]

 
 

Daawo: Jaaliyada Sacuudiga Carabiya oo Kulantay Baaqna U Diraysa Dawlada Jabuuti.

Daawo: Jaaliyada Sacuudiga Carabiya oo Kulantay Baaqna U Diraysa Dawlada Jabuuti.

Jaaliyada Somalida Ogadenya ee ku dhaqan Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa kulan muhiim ah iskugu timid. Hawl-wadeenka Jaaliyada ayaa baaq muhiim ah waxay u dirayaan Maamulka […]

 
 

Wiil Somaliyed oo Maraykanka Lagu Dhaawacay & Xiisad Ka Dhalatay.

Wiil Somaliyed oo Maraykanka Lagu Dhaawacay & Xiisad Ka Dhalatay.

Waxaa maalmihii lasoo dhaafay xiisad ay ka dhex oognayd dad ka cabanaya dhaawac halis ah ooy Ciidanka Booliska magaalada Salt-Lake ee Gobolka UTAH ee dalka Maraykanka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay