Warar Aduunka

Wadanka Suuriya oo Gargaar Banii’aadminimo La Gaadhsiinayo.

Wadanka Suuriya oo Gargaar Banii’aadminimo La Gaadhsiinayo.

Qaramada Midoobeey (QM) waxay sheegeysaa in diyaaradeheeda ay ballaadhinayaan gaadhsiinta gargaarka ee dadka ku go’doonsan magaalooyiin kala duwan oo wadanka Suuriya katirsan.  QM iyo hay’adaha […]

 
 

Xuskii maalinta xasuuq shacabka Somalida ogadenia ee Sweden oo faahfahsan

Xuskii maalinta xasuuq shacabka Somalida ogadenia ee Sweden oo faahfahsan

maanta oo ay taariikhdu tahay 2016.02.27, waxaa xafiiska jaaliyada somalida Ogadeeniya ee wadanka Sweden gaar ahaan caasimadiisa lagu qabtay xuskii maalinta xasuuqa Ogadenya oo ah […]

 
 

Wasiirada G-20 oo Ku Heshiin Waayay Xal Uhelista Hoos Udhaca Dhaqaalaha Aduunka.

Wasiirada G-20 oo Ku Heshiin Waayay Xal Uhelista Hoos Udhaca Dhaqaalaha Aduunka.

Wasiirada maaliyadda iyo madaxda bangiyada dhexe ee wadammada uu dhaqaalahoodu horumaray ee ku jira kooxda G-20 ayaa si xooggan ugu kala ra’yi duwan sida loola […]

 
 

Dalka Suuriya oo Xabad-Joojintii Ugu Horaysay Ay Ka Hir-Gashay.

Dalka Suuriya oo Xabad-Joojintii Ugu Horaysay Ay Ka Hir-Gashay.

Wadanka Suuriya ayay ka dhaqangashay xabbad joojintii ugu weynayd ee ugu horreysay oo ku meel gaadh ah oo halkaasi ka dhacda shantii sano ee uu […]

 
 

Masar oo Sheegtay In Diyaaradii Ruushka Lariday.

Masar oo Sheegtay In Diyaaradii Ruushka Lariday.

Madaxwaynaha Masar Cabdulfataax Al-Siisii ayaa markii ugu horaysay sheegay in diyaaradii Ruushka ee ku dhacday gacanka Siinay ay soo rideen kooxda Muslimiinta mayalka adag ee […]

 
 

Weerar Kadhacay Gobolka Michigan ee Dalka Maraykanka oo 7-Qof Ay Ku Dhinteen.

Weerar Kadhacay Gobolka Michigan ee Dalka Maraykanka oo 7-Qof Ay Ku Dhinteen.

Weerar ka dhacay magaalada Kalamazoo ee gobalka Michigan ee dalka Maraykanka ayaa lagu dilay ugu yaraan 7 qof oo rayid ah kadib markii uu nin […]

 
 

Xabad-Joojin Lafilayo Inay Ka Dhaqan Gasho Wadanka Suuriya.

Xabad-Joojin Lafilayo Inay Ka Dhaqan Gasho Wadanka Suuriya.

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa sheegaya inuu aaminsan yahay in heshiis hordhac ah laga gaadhay xal u raadinta colaadda dalka Suuriya. John Kerry ayaa hadalkaasi […]

 
 

Wadamada Midowga Yurub (EU) & Britain oo Heshiis Gaadhay.

epa05171139 British Prime Minister David Cameron  (2-R) attends a heads of state dinner on the second day of an extraordinary two-day EU summit at EU headquarters in Brussels, Belgium, 19 February 2016. EU leaders were set to try to thrash out an agreement with Britain on reforms, amid hopes that they can seal a deal which will convince the country to stay in their bloc. Fears are rife that Britons might vote to leave the European Union in a referendum that Prime Minister David Cameron has promised to hold by the end of 2017, but that is widely expected this year already. The turmoil over Brexit - the buzzword for Britain's possible departure from the EU after more than 40 years of half-hearted membership - comes at a time when the bloc is already struggling with a severe migration crisis and enduring economic woes.  EPA/OLIVIER HOSLET / POOL

Kadib wada hadal qaatay muddo laba maalmood ah, ayaa ugu dambayntii dalalka kujira Midowga Yurub iyo Britaiin wada gaadheen heshiis. Britain waxay kamid tahay dalalka […]

 
 

Wadanka Turkiga oo Ku Eedeeyay Kurdiyiinta Suuriya Inay Qarixii Anqara Gaysteen.

Wadanka Turkiga oo Ku Eedeeyay Kurdiyiinta Suuriya Inay Qarixii Anqara Gaysteen.

Raysul-wasaaraha dalka Turkiga Ahmed Daa’uud Ooglo, ayaa sheegay in sagaal qof la xidhay iyadoo lala xidhiidhinnayo qaraxii Arbacadii ka dhacay magaalo madaxda, dalka Turkiga ee […]

 
 

Wadanka Ingiriiska oo Laga Wado Inuu Heshiis Dhexmaro Midawga Yurub.

Wadanka Ingiriiska oo Laga Wado Inuu Heshiis Dhexmaro Midawga Yurub.

Ra’iisal wasaaraha Ingiriiska, David Cameron, ayaa isku diyaarinaya shir muhiim ah oo ka dhacaya magaalada Brussels ee caasimada wadanka Belgium, isagoo rajaynaya inuu heshiis lagalo […]

 
 

Qarax Ka Dhacay Magaalada Anqara ee Dalka Turkiga Ooy 5-Qof Ku Dhinteen.

Qarax Ka Dhacay Magaalada Anqara ee Dalka Turkiga Ooy 5-Qof Ku Dhinteen.

Qarax wayn ayaa magaalo madaxda wadanka Turkiga ee Anqara ku dilay shan qof, toban kalena way ku dhaawacmeen siduu sheegay Gudoomiyaha magaalada oo lagu magacaabo Mehmet […]

 
 

50 Qof oo Ku Dhimatay Weerar Lagu Qaaday Isbitaal Kuyaala Wadanka Suuriya.

50 Qof oo Ku Dhimatay Weerar Lagu Qaaday Isbitaal Kuyaala Wadanka Suuriya.

Qaramada Midoobay ayaa cambaaraysay Isniintii dhowr weerar cirka ah oo lagu qaaday isbitaalo iyo iskuulo waqooyiga Suuriya iyadoo sheegtay inay dishay ku dhawaad konton qof. […]

 
 

Daawo: Ilays Tv “Xogo iyo Waraysi Xiisabadan Xeer-ilaaliyaha Guud ee Jabahada ONLF”…iyo Qodobo Kale..

Daawo: Ilays Tv “Xogo iyo Waraysi Xiisabadan Xeer-ilaaliyaha Guud ee Jabahada ONLF”…iyo Qodobo Kale..

Ilays Tv ayaa muuqaalkii maanta kabaxay waxa uu ahaa mid si gaar ah xiiso u leh waxaana lagu waraystay Xeer-ilaaliyaha guud ee jabhada ONLF ee udagaalanta […]

 
 

UN: Kumannaan Ayaa Ku Dhimatay Xasilooni Daridda Afghanistan Kajirta.

UN: Kumannaan Ayaa Ku Dhimatay Xasilooni Daridda Afghanistan Kajirta.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in tirada shacabka ku waxyeeloobay colaadda Afghanistan ee sanadkii 2015-ka ay gaadhay heerkii ugu sareeyay. Tiradaasi ayaa boqolkiiba 4 ka sareysa tii […]

 
 

Ruushka oo Kadigay Dagaal Caalami Ah Hadii Ciidamo Kale Suuriya Lakeeno.

Ruushka oo Kadigay Dagaal Caalami Ah Hadii Ciidamo Kale Suuriya Lakeeno.

Raysalwasaaraha Ruushkha Dmitry Medvedev ayaa kadigay in ciidamo ka socda dalalka Carabta loodiro wadanka Suuriya, tilaabadaasi oo uu sheegay inay keeni karto dagaal Caalami ah […]

 
 

Turkiga: “Dulqaadkii Waa Naga Sii Dhamaanayaa”.

Turkish President Recep Tayyip Erdogan addresses a meeting of local administrators at his palace in Ankara, Turkey, Wedesday, Feb. 10, 2016. Erdogan has ratcheted up his criticism of the United States for not recognizing Syrian Kurdish forces as "terrorists," saying Washington's lack of knowledge of the groups operating in the region had led to bloodshed. Turkey considers the Kurdish Democratic Union Party, or PYD, which are affiliated with Turkey's own Kurdish rebels as a terrorist group.(Yasin Bulbul/Presidential Press Service, Pool via AP)

Hogaamiyaha Turkiga Tayip Erdogan ayaa sheegey in Turkiga dulqaadkii kasii dhamaanayo, marka la’eego dhibaatada ka dhalatay dagaalka Suuriya. Wuxuu ka digay in malaayiin qaxootiga Suuriya […]

 
 

Isbahaysiga NATO oo Ilaalin Doona Badda Aegean ee Turkiga & Giriiga U Dhaxaysa.

Isbahaysiga NATO oo Ilaalin Doona Badda Aegean ee Turkiga & Giriiga U Dhaxaysa.

Isbahaysiga NATO ayaa diyaar u ah inay ilaaliso badda Aegean si loo joojiyo kooxaha sharci darada dadka doonyaha ugu soo qaada Turkiga ee keenaya Giriiga, […]

 
 

Qax Hor Leh oo Dalka Suuriya Ka Bilowday.

Qax Hor Leh oo Dalka Suuriya Ka Bilowday.

Ahmet Davutoglu, Ra’iisul wasaaraha dalka Turkiga, ayaa waxa uu sheegay in 15 kun oo qof ay hadda iskugu tageen xuduudda dalkaasi, kuwaasoo ka soo qaxaya […]

 
 

12 Wadan oo Heshiis Ganacsi Ku Gaadhay Dalka New-zealand.

12 Wadan oo Heshiis Ganacsi Ku Gaadhay Dalka New-zealand.

Heshiis lamagac baxay TPP (The Trans-Pacific Partnership) oo ka mid ah heshiisyada gananacsiga ee ugu wayn ayay ku saxiixeen laba iyo toban waddan dalka New […]

 
 

Xarun Lagu Sameeyo Korontada Qoraxda Laga Dhaliyo oo Marrocco Laga Furay.

Xarun Lagu Sameeyo Korontada Qoraxda Laga Dhaliyo oo Marrocco Laga Furay.

Xarun lagu sameeyo korontada qoraxda ee adduunka ugu wayn ayaa si rasmi ah looga furay wadanka Maqrib (Morocco). Munaasabada furitaanka Xruntan ayaa waxaa xadhiga ka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay