Warar Aduunka

Shirkii Dalalka G7 oo Fashil Kusoo Dhamaaday.

Shirkii Dalalka G7 oo Fashil Kusoo Dhamaaday.

Shirkii dalalka Hodanka ah ee ku horumaray wershadaha ee loogu yeedho G7 ee ka dhacay magaalada Charlevoix ee dalka Canada ayaa jahawareer ku so dhamaadey. […]

 
 

Austria oo Xidhay Masaajid & Imaamyo Latarxiiley.

Austria oo Xidhay Masaajid & Imaamyo Latarxiiley.

Dalka Austria oo ka tirsan Midowga Yurub (EU) ayaa albaabada u laabey ugu yaraan todoba masaajid oo muslimiinta dalkaasi ku cibaadeysan jireen, waxaana ay dalkeeda […]

 
 

Wadamada G7 oo Aad Isugu Khilaafay Arimaha Ganacsiga.

Flags of all members G7, 3D rendering

Kala qaybsanaanta u dhaxeysa Donald Trump iyo hogaamiyeasha kale ee G7-ka ayaa cirka isku sii shareertay. Trump ayaa si lama filaan ah ugu dhawaaqay in […]

 
 

Turkiga & Maraykanka oo Heshiis Ka Gaadhay Xaalada Mibij.

Turkiga & Maraykanka oo Heshiis Ka Gaadhay Xaalada Mibij.

Maleeshiyaadka Kurdida Siiriya ee loo yaqaan YPG ayaa shaaciyey inay isaga bixi doonaan magaalada Manbij ee bariga dalkaasi Siiriya. Xoogaga YPG oo gacan ka helaya […]

 
 

Mareykanka oo Howlgal Ka Fuliyay Bariga Soomaaliya.

Mareykanka oo Howlgal Ka Fuliyay Bariga Soomaaliya.

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ayada oo la shaqeyneysa dowladda federaalka Soomaaliya ay duqeyn ka dhan ah Al-Shabaab ka fulisay meel 26 mile u jirta […]

 
 

Shacabka Ree Kashmiir oo Kacdoon Hindiya Ka Dhan Ah Bilaabay.

Shacabka Ree Kashmiir oo Kacdoon Hindiya Ka Dhan Ah Bilaabay.

Kocdoon looga soo horjeeda maamulka Hindiya ee kashmiir ayaa sii xoogaystay kadib markii mid ka mid ah laba dibedbaxayaal ah oo gaari jiiray uu dhintay. […]

 
 

Maraykanka oo VITO u Adeegsaday Qaraar Falastiin Ku Saabsan.

Maraykanka oo VITO u Adeegsaday Qaraar Falastiin Ku Saabsan.

Dowladda Maraykanka ayaa shalay is-hortaagtay qaraar ay dowladda Kuwait u gudbisay golaha amniga ee Qaramada Midoobay (QM) kaasi oo lagu dalbanayay in lagu bad-baadiyo shacabka […]

 
 

Daawo: Tvga Qaranka Ogaadeniya ilays tv & Wararkii Xiisaha Badnaa.

Daawo: Tvga Qaranka Ogaadeniya ilays tv & Wararkii Xiisaha Badnaa.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan qodobadii kala duwanaa ee lagu soo qaatay tvga qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo warbixino xiiso badan. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Hay’ada ICRC oo Dhakhaatiir Caafimaad U Diraysa Qaza.

Hay’ada ICRC oo Dhakhaatiir Caafimaad U Diraysa Qaza.

Hay’adda Laanqayrta Cas ee caalamiga ah (ICRC) ayaa Arbacadi ku dhawaaqday in ay magaalada Gaza ee dhulka Falastiin u direyso koox dhaqaatiir dhinaca qalliinka ah, […]

 
 

Pakistan iyo India oo Heshiis Ku Gaadhay Dhaqan Galinta Xabad Joojintii 2003.

Pakistan iyo India oo Heshiis Ku Gaadhay Dhaqan Galinta Xabad Joojintii 2003.

India iyo Pakistan ayaa maanta isku raacay in la dhaqan-geliyo heshiiskii xabad joojinta 2003 ee laga gaaray gobolka Kashmir, taasi oo soo geba gebeeneysa bilo […]

 
 

Dagaal-Yahanka Falastiiniyiinta oo Gantaalo Ku Weeraray Israa’iil.

Dagaal-Yahanka Falastiiniyiinta oo Gantaalo Ku Weeraray Israa’iil.

Koox Falastiiniyiin ah oo ku sugan Qaza ayaa dhowr madaafic ku weeraray Israa’iil dhacdadaasi oo noqotay weerarkii ugu waynaa sanado badan ka hor dhaca. Waxaa […]

 
 

Midowga Yurub oo shaaca ka qaaday halis Soomaaliya uga soo socota khaliijka.

Midowga Yurub oo shaaca ka qaaday halis Soomaaliya uga soo socota khaliijka.

Midowga Yurub (EU) ayaa ka digay in xiisadda dibloomaasiyeed ee dalalka Khaliijka ay carqalad ku tahay dadaallada nabadeed ee dalka Soomaaliya. Ergeyga gaarka ah ee […]

 
 

Hogaaminta Laba Kuuriya oo Kulan Lama Filaan Ah Yeeshay.

Hogaaminta Laba Kuuriya oo Kulan Lama Filaan Ah Yeeshay.

Madaxda labada kuuriya ayaa shalay oo sabti ahayd kulan aan horey loo shaacinin ku yeeshay xuduuda u dhaxeysa labadaasi wadan. Kim Jong-un iyo Moon Jae-in […]

 
 

Trump oo Baajiyay Kulankii uu La Yeelan Lahaa Kim Jong-Un.

Trump oo Baajiyay Kulankii uu La Yeelan Lahaa Kim Jong-Un.

Donald Trump ayaa baajiyey shirkii heerkiisu sareeyey ee uu la qaadan lahaa taariikhda markii u horeysey Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-Un 12 June 2018, kaas […]

 
 

Maxkamadda ICC oo Laga Dalbaday In Ay Baadho Xasuuqii Gaza

Maxkamadda ICC oo Laga Dalbaday In Ay Baadho Xasuuqii Gaza

Wasiirka arrimaha dibedda ee falastiin Riyad al-Malki ayaa maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada ee Hague ka dalbaday in ay baadhitaan ku sameyso waxa uu ku […]

 
 

Dalkii 3aad oo Safaaradiisa Ka Furtay Magaalada Al-Qudus.

Dalkii 3aad oo Safaaradiisa Ka Furtay Magaalada Al-Qudus.

Dalka Paraguay ayaa shalay safaarad ka furtay magaalada Qudus, wuxuuna noqday dalkii saddexaad ee qaada tallaabadan siyaasadeed ee xasaasiga ah. Madaxweyne Horacio Cartes ayaa xafladdii […]

 
 

Sacuudiga & Imaaraadka oo Ku Lug Yeeshay Fadeexadii Doorashada Maraykanka 2016 kii.

Sacuudiga & Imaaraadka oo Ku Lug Yeeshay Fadeexadii Doorashada Maraykanka 2016 kii.

Donlad Trump Jr oo ah wiilka ugu wayn caruurta uu dhalay Trump ayaa bishii Agoosto 2016 la kulmey ergay ka socotay dalalka Imaraadka carabta iyo […]

 
 

Daacish oo Laga Daad-Guraynayo Duleedka Dimishiq.

Daacish oo Laga Daad-Guraynayo Duleedka Dimishiq.

Hay’ad la socota arrimaha dalka Syria ayaa sheegeysa in falaagada kooxda Daacish laga soo daadgureeynayo goobtii u dambeysay ee uu dagaalku ka dhacay ee magaalada […]

 
 

EU oo Sheegtay Inay Iska Difaaci Doonaan Xayiraada Maraykanka.

EU oo Sheegtay Inay Iska Difaaci Doonaan Xayiraada Maraykanka.

Midowga Yurub (EU) oo soo gaba gabeeyey kulan ay ku lahaayeen magaalada Sofia ee dalka Bulgaria ayaa sheegay inay iska difaaci doonaan cunaqabateynta Maraykanku (USA) […]

 
 

QM oo Ku Baaqday In Gudi Loo Saaro Xasuuqii Qaza.

QM oo Ku Baaqday In Gudi Loo Saaro Xasuuqii Qaza.

Madaxa hay’ada Xaquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay (QM) ayaa sheegay in xasuuqii ka dhacay deegaanka Gaza ee Falastiin, Isniintii lasoo dhaafay ay ahayd dambiyo ka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay