Warar Aduunka

OBAMA oo Laga codsaday innuusan Booqan Dalka Ethiopia

OBAMA oo Laga codsaday innuusan Booqan Dalka Ethiopia

Kumanaan qof oo kusugan dalka USA ayaa warqad cabasho ah u diray Madaxweynaha Dalka Mareykanka iyaga oo ka codsanaya innuu joojiyo socdaalkiisii uu qorsheystay innuu […]

 
 

Horseed Ayni oo Muxaadarooyin luqada Ingiriiska ah ku baxaya u Jeediyay Da’yarta Somaliyeed ee USA Halkan ka daawo.

Horseed Ayni oo Muxaadarooyin luqada Ingiriiska ah ku baxaya u Jeediyay Da’yarta Somaliyeed ee USA Halkan ka daawo.

Divine Directions (Episode One) Divine Directions (Episode Two) Divine Directions (Episode Three) Divine Directions (Episode Four)

 
 

UNHCR:Tirada Dadka Qaxaya Wey Korortay

UNHCR:Tirada Dadka Qaxaya Wey Korortay

Hey’adda Qaxootiga ee Qaramada Midoobay, UNHCR, ayaa sheegtay in dad aad u tira badan ay dunida uga barakaceen guryahoodda dagaalo, gacan ka hadal, iyo xad […]

 
 

500 Oo Dhalinyaro African ah oo la keenay Maraykanka.

500 Oo Dhalinyaro African ah oo la keenay Maraykanka.

500 oo dhalinyaro ah oo laga kala keeney dalalka qaradda Africa ayaa dhawaan soo gaadhay dalkan Mareykanka. Dhalinyaradan ayaa loogu yeedhaa hogaamiyayaasha dhalinta Africa. 4 […]

 
 

27 Qof oo ku Dhintay Weerarka Tunisia

27 Qof oo ku Dhintay Weerarka Tunisia

Masuuliyiinta Tunisia ayaa sheegay in ugu yaraan 27 qof lagu dilay weerar argagixiso oo lagu qaaday hotel saaran badda Mediterreanean-ka. Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha […]

 
 

Rabshado Xalay Ka dhacay Dalka Brundi

Rabshado Xalay Ka dhacay Dalka Brundi

ugu yaraan laba qof ayaa ku dhimatay rabshado xalay ka dhacay caasimadda dalka Burundi ee Bujumbura, iyadoo ay sii kordhayaan xiisadaha ka dhashay doorashada soo […]

 
 

Obama oo Dhawaan Ethiopia Booqanaya

Obama oo Dhawaan Ethiopia Booqanaya

Madaweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa u safri doona dalka Ethiopia bisha soo socota, taasoo ka dhigeysa madaxweynihii ugu horeeyay oo Mareykan ah oo isagoo xafiiska […]

 
 

In ka badan 500 oo qof ayaa ku dhaawacantay dab ka dhacay Taywan

In ka badan 500 oo qof ayaa ku dhaawacantay dab ka dhacay Taywan

In ka badan 500 oo qof ayaa ku dhaawacantay markii uu dab ka dhex kacay dad isugu soo baxay xaflad lagu qabanayay fagaare loo damaashaad […]

 
 

Dawladda kenya oo sheegtay in ay xidheen labo nin oo ka tirsan Al-shabaab

Dawladda kenya oo sheegtay in ay xidheen labo nin oo ka tirsan Al-shabaab

Dawlada Kenya ayaa sheegtay in ay qabatay Laba nin oo ka tirsan kooxda Al-shabaab oo looga shakinsan yahay in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab. Afhayeen […]

 
 

Dawladda Burundi oo sheegtay in Al-shabaab ay ka dileen ilaa 50 Askari

Dawladda Burundi oo sheegtay in Al-shabaab ay ka dileen ilaa 50 Askari

Maalinimadii Jimcaha ee ay bishu ahay July 26, 2015 waxaa weerar ku qaaday magaaladda leego oo ka tirsan gobalka Sh.hoose xooxo ka tirsan Al-shabaab waxayna […]

 
 

Wadanka Kuwait ayaa sheegtay in uu Sacuudiyaan ahaa ninkii ka dambeeyay qaraxii jimcihii ka dhacay masaajidka Shiicada.

Wadanka Kuwait ayaa sheegtay in uu Sacuudiyaan ahaa ninkii ka dambeeyay qaraxii jimcihii ka dhacay masaajidka Shiicada.

Dawladda Kuwait ayaa sheegtay in uu Sacuudiyaan ahaa ninkii ka dambeeyay qaraxii jimcihii ka dhacay masaajidka Shiicada. Wasaaradda arrimaha guduha ayaa ninkaasi magaciisa ku sheegtay […]

 
 

Wadanka Sucuudiga oo sheegay in gantaal lagu soo riday uu ku dhintay hal ruux midkalena uu ky dhaawacmay

Wadanka Sucuudiga oo sheegay in gantaal lagu soo riday uu ku dhintay hal ruux midkalena uu ky dhaawacmay

Wadanka Sacuud Carabiya ayaa sheegay in gantaal lagaga soo riday dhanka Yemen oo ku dhacay xadkooda uu kaga dhintay hal askari mid kalana uu ku […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay