OGADEN NATIONAL LIBERATION FRONT (ONLF). Declaration of ONLF 4th Congress The Ogaden National Liberation Front held its 4th congress in Godey, Shabeelle region of the Somali […]
Koox hubeysan ayaa laba dhakhtar oo u dhashay dalka Cuba ka afduubtay xuduudda Kenya ay la wadaagto Soomaaliya, xilli ay shaqo u socdeen, waxayna sidoo […]
Ciidanka Kenya ee ku sugan gobolka Gedo ee Soomaaliya ayaa shalay faarujiyay mid kamid ah saldhigyadii ugu muhiimsanaa ee ay ka degenaayeen gobolkaasi. Ciidamadan ku […]
Madaxweynaha Nigeria ee xilka haya Mahamadu Buhari ayaa markii labaad ku guuleystay Doorashada Madaxweynaha ee Sabtidii lasoo dhaafay, isagoo helay in ka badan 56% cododka. […]
Wasiirada Arrimaha Dibada ee dalka Kenya Monica Juma oo xalay shir jaraa’iid ku qabatay magaalada Nairobi ayaa sheegtay in ay ka sugayaan dowlada Federaalka Soomaaliya […]
Iyadoo weli aanan xal laga gaadhin khilaafka diblumaasiyadeed ee u dhaxeeyay dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxa soo baxaysa dood ku aadan ganacsiga qaadka ay […]
Xili ay taagan tahay xiisadda diblomaasiyadeed ee u dhaxeysa dalalka Kenya iyo Soomaaliya ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in dowlada Kenya ay shuruudo ku […]
Dowlada Kenya ayaa jartay cilaaqaadkii diblomaasiyadeed ee kala dhexeeya dowlada Soomaaliya kadib markii ay u yeertay safiirkeedii u fadhiya Soomaaliya kuna amartay Safiirka Soomaaliya u fadhiyay dalkeeda in uu iskaga baxo Kenya. Talaabadan ay dowlada kenya […]
Ciidamada Amniga ee dalka Kenya waxay sheegeen in xalay dabley hubeysan ay rasaas ku fureen goob ay dhismo ka waday shirkad Shiinees ah. Taliyaha booliska […]
Dalka Suudaan waxaa ka socdaa dibadbaxyo looga soo horjeedo dowladda, xalay agagaarka isbitaal ku yaalla Khartuum ka dhacay bannaanbaxyo lagu codsanayo inuu xilka ka dego […]
Sida ay qoreen qaar ka mid ah warbaahinta dalka Kenya, waxaa sare u kacday tirada khasaaraha dhimasho ee ka dhashey weerarkii lagu qaaday hotelka Dusit […]
Magaalada Djibouti waxaa shalay lagu soo geba gabeeyey Madasha Aragti-wadaagga Soomaalida, oo uu soo qaban-qaabiyay machadka daraasaadka siyaasadda ee Heritage. Madashan ayaa waxaa ka soo […]