Afrika

Kenya oo Jartay Xidhiidhkii Diblomaasiyadeed ee Soomaaliya.

Kenya oo Jartay Xidhiidhkii Diblomaasiyadeed ee Soomaaliya.

Dowlada Kenya ayaa jartay cilaaqaadkii diblomaasiyadeed ee kala dhexeeya dowlada Soomaaliya kadib markii ay u yeertay safiirkeedii u fadhiya Soomaaliya kuna amartay Safiirka Soomaaliya u fadhiyay dalkeeda in uu iskaga baxo Kenya. Talaabadan ay dowlada kenya […]

 
 

Doonyo Ku Degay Xeebaha Jabuuti & Dad Ku Dintay.

Doonyo Ku Degay Xeebaha Jabuuti & Dad Ku Dintay.

Ugu yaraan 28 qof ayaa ku dhintay 2 doonyood oo shalay ku degay xeebaha dalka Jabuuti, kuwaasi oo siday Tahriibayaal ka badan 100 qof. Ciidamada […]

 
 

Dabley Hubeysan oo Weerar Ka Fuliyay Duleedka Gaarisa.

Dabley Hubeysan oo Weerar Ka Fuliyay Duleedka Gaarisa.

Ciidamada Amniga ee dalka Kenya waxay sheegeen in xalay dabley hubeysan ay rasaas ku fureen goob ay dhismo ka waday shirkad Shiinees ah. Taliyaha booliska […]

 
 

Muran Ka Taagan Natiijada Doorashadii Madaxtinimada ee DR Congo.

Muran Ka Taagan Natiijada Doorashadii Madaxtinimada ee DR Congo.

Maxkamada Dastuurka ee dalka Congo ayaa shalay oo Axad ahayd ku dhawaaqday in guusha doorashada Madaxweynaha ay raacday hogaamiyaha xisbiga ugu weyn Mucaaridka  Felix Tshisekedi […]

 
 

Weerarkii Nairobi & Sida uu Soomaaliya Kenya U Saameeyay.

Weerarkii Nairobi & Sida uu Soomaaliya Kenya U Saameeyay.

Markii ay soo shaac baxday in dabley hubaysan ay weerar ku qaadeen dhismaha Dusit D2 ee xaafada Westland ee Nairobi, ayaa Soomaali badan oo ku […]

 
 

Kacdoontii Dalka Suudan Ka Socday oo Cirka Isku Shareeray.

Kacdoontii Dalka Suudan Ka Socday oo Cirka Isku Shareeray.

Dalka Suudaan waxaa ka socdaa dibadbaxyo looga soo horjeedo dowladda, xalay agagaarka isbitaal ku yaalla Khartuum ka dhacay bannaanbaxyo lagu codsanayo inuu xilka ka dego […]

 
 

Dadkii Ku Dhintay Weerarkii Nairobi oo Tiradoodu Korodhay.

Dadkii Ku Dhintay Weerarkii Nairobi oo Tiradoodu Korodhay.

Sida ay qoreen qaar ka mid ah warbaahinta dalka Kenya, waxaa sare u kacday tirada khasaaraha dhimasho ee ka dhashey weerarkii lagu qaaday hotelka Dusit […]

 
 

Ciidamada Kenya oo Sheegay Inay Dileen 7 Katirsan Al-Shabaab.

Ciidamada Kenya oo Sheegay Inay Dileen 7 Katirsan Al-Shabaab.

Howlgal ay qaadeen ciidamada difaaca ee dalka Kenya ee KDF ayay ku sheegteen in ay ku dileen 7 xubnood oo kamid ah dhaqdhaqaa Alshabaab. Wargeyska […]

 
 

Mucaaridka Congo oo Saluugay Doorashadii Dalka Ka Dhacday.

Mucaaridka Congo oo Saluugay Doorashadii Dalka Ka Dhacday.

Musharraxiinta mucaaradka ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo ayaa ka cabanaya wax isdaba marin ballaadhan oo ay sheegeen inay hadhaysay doorashadii madaxtinnimo ee shalay ka dhacday dalkaasi. […]

 
 

Shirkii Heritage ee Djibouti Kasocday oo Lasoo Geba Gabeeyey.

Shirkii Heritage ee Djibouti Kasocday oo Lasoo Geba Gabeeyey.

Magaalada Djibouti waxaa shalay lagu soo geba gabeeyey Madasha Aragti-wadaagga Soomaalida, oo uu soo qaban-qaabiyay machadka daraasaadka siyaasadda ee Heritage. Madashan ayaa waxaa ka soo […]

 
 

Boko Xaraan oo 15 Caruur Ah Ku Afduubay Dalka Nigeria.

Boko Xaraan oo 15 Caruur Ah Ku Afduubay Dalka Nigeria.

Masuliin ku sugan dalka Nigeria waxay sheegayaan in ururka Booko Xaraam ay afduubteen 15 carruur ah kaddib markii ay weerar ku qaadeen tuulooyin dhowr ah […]

 
 

CIA oo Bin Salmaan Ku Eedeeysay Dilka Wariye Khaashuqji.

CIA oo Bin Salmaan Ku Eedeeysay Dilka Wariye Khaashuqji.

Hay’ada Sirdoonka Maraykanka ee CIA ayaa shalay u gudbisay Trump, xogta ay hay’adaasi ka diyaarisay dilkii Suxufi Jamal Khashoggi ee ka dhacay Qunsuliyada Sacuudiga ku […]

 
 

Madaxda Midawga Africa oo Addis Ababa Shir Uga Furmay.

Madaxda Midawga Africa oo Addis Ababa Shir Uga Furmay.

Magaalada Addis Ababa ee caasimada Itoobiya waxaa ka furmay shir ay yeelanayaan madaxda wadamada Afrika kaas oo looga hadlayo arimo badan oo ku saabsan iskaashiga […]

 
 

Cudurka Ebola oo Fara Ba’an Ku Haya Shacabka Congo.

Cudurka Ebola oo Fara Ba’an Ku Haya Shacabka Congo.

Tan iyo wakhtigan xaadirka inta la ogyahay tirada dadka u dhintay cudurka Ebola ee ka dillaacay bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo waxay gaadhayaan 200 qof. […]

 
 

Koox Ardey Ah oo Lagu Afduubay Dalka Cameroon.

Koox Ardey Ah oo Lagu Afduubay Dalka Cameroon.

Koox ardey ah ayaa laga cabsi qabaa in laga afduubtay Iskuul ku yaalla galbeedka dalka Cameroon. Sida ay ku soo waramayaan warbaahinta caalamiga ah 79 […]

 
 

Boko-Xaram oo Dishay Gabadh Gargaarka Ka Shaqaynaysay.

Boko-Xaram oo Dishay Gabadh Gargaarka Ka Shaqaynaysay.

Ururka Boko Xaraam ayaa dilay gabadh gargaarka ka shaqaynaysay oo ay afduub u haysteen tan iyo bishii Maarso, sida ay xaqiijisay dawladda Nigeria. Bishii Sebtembar […]

 
 

Wasiirada Arimaha Dibada ee Djabuuti, Itoobiya & Eritrea oo Kulmay.

Wasiirada Arimaha Dibada ee Djabuuti, Itoobiya & Eritrea oo Kulmay.

Kulan sadex-geesood ah ayaa ku dhex maray magaalada New York ee dalka Maraykankanka Wasiirada Arimaha Dibbadda ee dalalka Jabuuti, Itoobiya iyo Eritrea oo kawada qaybgalay […]

 
 

Dad Ku Halaagsamay Doon Tanzania Ku Degtay.

Dad Ku Halaagsamay Doon Tanzania Ku Degtay.

Ugu yaraan 44 qof ayaa qarraqmay kadib markii doon ay kula degtay harada Lake Victoria ee dalka Tanzania gelinkii dambe ee Khamiistii shalay ahayd. Masuuliinta […]

 
 

Madaxda Jabuuti & Eritrea oo Jiddeh Ku Kulmay.

Madaxda Jabuuti & Eritrea oo Jiddeh Ku Kulmay.

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa shalay la kulmay madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerki kadib kulan ka dhacay magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sucuudiga. Madaxweynayaasha […]

 
 

Weerar Ismiidaamin Ah oo Lagu Qaaday Hay’ada Batroolka Liibiya.

Weerar Ismiidaamin Ah oo Lagu Qaaday Hay’ada Batroolka Liibiya.

Koox hubeysan ayaa Isniintii weerar ku qaaday xarunta dhexe ee hay’ada Batroolka ee wadanka Liibiya oo ku taal badhtamaha caasimada dalkaasi ee Tripoli. Weerarkan ayaa […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay