Afrika

Doorashada Ku Celiska Ah ee Kenya oo La Codsaday In Dib Loo Dhigo.

Doorashada Ku Celiska Ah ee Kenya oo La Codsaday In Dib Loo Dhigo.

Maxkamadda ugu sarreysa dalka Kenya ayaa lagu wadaa inay maanta go’aan ka gaadho in doorashada madaxtinnimada ee ku celiska ah ee la qorsheynayo khamiista dib […]

 
 

Qaraxyo Khasaare Gaystay oo Ka Dhacay Dalka Nigeria.

Qaraxyo Khasaare Gaystay oo Ka Dhacay Dalka Nigeria.

Wararka ka laga helayo dalka Nigeria ayaa sheegaya in dad isku soo xidhay waxyaabaha qarxa ay ku dileen in ka badan tobannaan qof laba weerar […]

 
 

Xiisadii Siyaasadeed ee Ka Dhalatay Doorashada Kenya oo Taagan.

Xiisadii Siyaasadeed ee Ka Dhalatay Doorashada Kenya oo Taagan.

Waxaa weli qeybo kamid ah dalka Kenya ka socda mudaharaadka ay dhigayaan taageerayaasha mucaaridka ee NASA oo hogaamiyahooda Raila Odinga uu sheegay inuusan ka qeyb […]

 
 

Shacabka Liberia oo Madaxwayne Cusub Dooranaya.

Shacabka Liberia oo Madaxwayne Cusub Dooranaya.

Codbixiyeyaasha dalka Liberia ayaa shalay codadkooda ka dhiibtay doorashada madaxweynaha ee dalkaas, oo astaan u noqon doonta markii ugu horeysay ee si dimuqraadi ah xukunka […]

 
 

Ku Celinta Doorashada Kenya oo Xiligeedii Dhacaysa.

Ku Celinta Doorashada Kenya oo Xiligeedii Dhacaysa.

Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Kenya Githu Muigai ayaa sheegay in doorashada ku celiska ah ee la filayo in ay ka dhacdo dalkaasi dhammaadka bisha […]

 
 

Uhuru oo ku Gooddiyay in Haddii Ladoorto Odinga Xilka Laga Xayuubin Doono.

Uhuru oo ku Gooddiyay in Haddii Ladoorto Odinga Xilka Laga Xayuubin Doono.

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in haddii Raila Odinga uu ku soo baxo doorashada ku celiska ah ee 17 bisha Oktoobar, in xisbigiisu […]

 
 

Tahriibayaal Ku Dhinta Xadka Liibiya & Masar.

Tahriibayaal Ku Dhinta Xadka Liibiya & Masar.

Ciidamada Liibiya ayaa helay meydadka 16 qof, kuwaas oo ku geeriyooday saxahara Liibiya meel aad ugu dhaw xuduudka Libya la wadaago dalka Masar. Dadka meydadkooda […]

 
 

Kooxda Al-Shabaab oo 3 Qof Ku Dishay Dalka Kenya.

Kooxda Al-Shabaab oo 3 Qof Ku Dishay Dalka Kenya.

Dableey hubaysan oo looga shakisan yahay in ay ka tirsanyihiin kooxda Al-Shabaab ayaa la sheegayaa in ay habeen hore weerar ku qaadeen tuulada Maleli oo […]

 
 

Raila Odinga oo Maxkamadda Kenya Dacwad Kafuraya.

Raila Odinga oo Maxkamadda Kenya Dacwad Kafuraya.

Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa sheegay shalay inuu maxkamad aadi doono, isagoo ka doodaya natiijada doorashaddii 8-dii bishan looga guuleystay ee dalkaasi ka dhacday […]

 
 

Boko Xaram oo Qaraxyo Ka Gaystay Wadanka Nigeria.

Boko Xaram oo Qaraxyo Ka Gaystay Wadanka Nigeria.

Kooxda Xagjirka ah ee Boko Xaram oo ka dagaalanta waqooyiga dalka Nigeria ayaa shalay sadex weerar oo ismiidaamin ah ku dilay in ka badan 60 […]

 
 

300 oo Qof oo Daadad Ay Ku Dileen Dalka Sierra Leone

300 oo Qof oo Daadad Ay Ku Dileen Dalka Sierra Leone

Ugu yaraan 300 oo qof ayaa la xaqiijiyey inay geeriyoodeen, maalin kadib markii caasimadda dalka Sierra Leone ee Freetown ay dabooleen daadad culus iyo dhiiqo, […]

 
 

Madaxwayne Uhuru Kenyata oo Shacabka Baaq U Diray.

Uhuru Kenyatta, addresses the crowd after he was declared the winner in the presidentail race at the Centre in Bomas, Nairobi, Kenya, Friday, Aug.11, 2017. (AP Photo/ Sayyid Abdul Azim)

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ugu baaqay mucaaradka inay ka fogaadaan dibadbaxyada rabshadaha wata, islamarkaana diidmo kasta oo ay ka qabaan natiijada doorashadii dalkaas ka […]

 
 

Xaalada Dalka Kenya Doorashadii Madaxtinimada Kadib.

Xaalada Dalka Kenya Doorashadii Madaxtinimada Kadib.

Waxaa si tartiib ah caadi ugu soo laabanaya noolasha deegaannada uu ku xooggan yahay mucaaradka Kenya, gaar ahaan xaafado ka tirsan Kisumu iyo Nairobi, ka […]

 
 

Raila Odinga oo Markii Ugu Horaysay Taageerayaashii Lahadlay.

Raila Odinga oo Markii Ugu Horaysay Taageerayaashii Lahadlay.

Hogaamiyaha Isbaheysiga Mucaaridka Kenya ee NASA, Raila Odinga ayaa shalay Axadii markii ugu horeysay lagu arkay fagaraayashaa dadka isugu yimaado tan iyo jimcihii lasoo dhaafay […]

 
 

Xiisad Ka Taagan Dalka Kenya Doorashadii Kadib.

Xiisad Ka Taagan Dalka Kenya Doorashadii Kadib.

Dalka Kenya ayaa waxa ka taagan xiisad ka dib markii madaxweynaha xilka haya, Uhuru Kenyatta, loogu dhawaaqay in uu yahay ninka ku guulaystay doorashadii lagu […]

 
 

Uhuru Kenta oo Ku Guulaystay Doorashii Madaxtinimada Kenya.

Uhuru Kenta oo Ku Guulaystay Doorashii Madaxtinimada Kenya.

Guddiga doorashada ee dalka Kenya ayaa ku dhawaaqay in madaxweyne Uhuru Kenyatta uu mar kale ku guulaystay doorashadii aadka looga war sugayay ee dhacay Talaadadii. […]

 
 

Tahriibayaal Soomali & Itoobiyaan Ah oo Ku Haligmay Xeebaha Dalka Yemen.

Tahriibayaal Soomali & Itoobiyaan Ah oo Ku Haligmay Xeebaha Dalka Yemen.

Hay’adda socdaalka ee caalamiga ah ee magaceeda loosoo gaabiyo IOM ayaa sheegtey in dooni sidey dad tahriib ah oo ka badan 100 qof ay ku […]

 
 

Jacob Zuma oo Qarka U Istaagay Waayitaanka Kalsoonida Baarlamaanka.

Jacob Zuma oo Qarka U Istaagay Waayitaanka Kalsoonida Baarlamaanka.

Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa ka badbaaday codka kalsoonida oo ay u qaadeen baarlamaanka dalkaasi oo kulan ku yeeshey magaalada Cape Town. Codbixintan […]

 
 

Gurigii Madaxwayne-Kuxigeenka Kenya oo Dab Laqabadsiiyay.

Gurigii Madaxwayne-Kuxigeenka Kenya oo Dab Laqabadsiiyay.

Wararka naga soo gaadhaya dalka Kenya ayaa tibaaxaya in rag hubeysan oo aan haybtooda lagaranaynin ay weerar ku qaadeen guriga Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya […]

 
 

Boko-Xaraam oo Xasuuqday Saraakiil Shidaal Qodaysay.

Boko-Xaraam oo Xasuuqday Saraakiil Shidaal Qodaysay.

Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa weerar ay kooxda Boko-Xaraam la beegsatay kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen aqoonyahano ka socday Wasaarada iyo Hay’ada […]