Afrika

Robert Mugabe oo Loo Qabtay Inuu Isniinta Xilka Ka Dego.

Robert Mugabe oo Loo Qabtay Inuu Isniinta Xilka Ka Dego.

Xisbiga talada haya ee Zimbabwe ee Zanu-PF ayaa Robert Mugabe u sheegay in ugu dambeyn maanta oo Isniin ah uu banneeyo xilka madaxweynaha dalka. Waxayna […]

 
 

Falastiiniyiinta oo Ku Hanjabay Inay Maraykanka Xidhiidhka U Jarayaan.

Falastiiniyiinta oo Ku Hanjabay Inay Maraykanka Xidhiidhka U Jarayaan.

Ururka Xoraynta Falastiiniyiinta ee loo yaqaano PLO, ayaa digniin ku bixiyay in uu xidhiidhka u jarayo dalka Maraykanka, haddii ay ku dhaqaaqdo tallaabada ay ku […]

 
 

Mudaaharaad Balaadhan oo Zimbabwe Ka Dhacay.

Mudaaharaad Balaadhan oo Zimbabwe Ka Dhacay.

Kumanaan taageerayaal ah oo xamaasadeysan ayaa socod ku Maray jidadka magaalada haraare, Caasimadda dalka Zimbabwe halkaa oo dibad bax ay ku dalbanayeen in Madaxweyne Robert […]

 
 

Xaalada Siyaasadeed ee Zimbabwe oo Wali Qasan.

AN armed soldier patrols a street in Harare, Wednesday, Nov. 15, 2017. In the wake of the military takeover in Zimbabwe, the national police force has recalled all officers on leave. (AP Photo)

Shacabka Zimbabwe ayaa rajo ka qaba in xal deg deg ah laga gaadho qalalaasaha siyaasadeed ee uu dalkooda ku jiro, xilli ay mucaaradka, ururada bulshada […]

 
 

Shacabka Zimbabwe oo Iswaydiinaya Mustaqbalka Mugabe.

Shacabka Zimbabwe oo Iswaydiinaya Mustaqbalka Mugabe.

Shacabka Zimbabwe ayaa ka warsugaya tallaabda xigta ee ay qaadi doonaan ciidanka la wareegay awoodda dalkaasi. Madaxweyne Robert Mugabe ayaa ku jira xabsi-guri, balse xaaskiisa […]

 
 

Madaxwaynihii Zimbabwi oo Xabsi-Guri Laga Dhigay.

Madaxwaynihii Zimbabwi oo Xabsi-Guri Laga Dhigay.

Ciidanka ayaa la wareegay awoodda dalka Zimbabwe, balse madaxweyne Robert Mugabe oo wadooda dalkaasi hayay tan iyo 1980 ayaa la sheegay inuu badqabo. Madaxweynaha dalka […]

 
 

Deg Deg: Militaiga Zimbabwe oo Talada Dalka Lawareegay.

Deg Deg: Militaiga Zimbabwe oo Talada Dalka Lawareegay.

Ciidamada Militariga ee dalka Zimbabwe ayaa xalay saqdii dhexe iyo Saaka oo Arbaca ah la wareegay Telefishinka dowlada ZPC iyo qaar kamid ah Xarumaha dowlada.¬† […]

 
 

Madaxwayne Mugabe oo Ku-xigeenkiisii Xilka Ka Xayuubiyay.

Madaxwayne Mugabe oo Ku-xigeenkiisii Xilka Ka Xayuubiyay.

Robert Mugabe,¬†Madaxweynaha dalka Zimbabwe ayaa Isniintii xilka ka qaaday Madaxweyne ku-xigeenkiisii Emmerson Mnangagwa oo ay horey u ahaan jireen saxiibo soo wada halgamay. Xidhiidhka labada […]

 
 

Mucaaridka Kenya ee Mombasa oo Doonaya Inay Gooni Isu Taagaan.

Mucaaridka Kenya ee Mombasa oo Doonaya Inay Gooni Isu Taagaan.

Kulan Jimcihii Shalay ahaa ay isugu yimaadeen qaar kamid ah Xildhibaanada iyo Guddoomiyayaasha deegaanada xeebta saaran ee Kenya ayaa looga hadlay qorshe ismaamul madax banaan […]

 
 

Uhuru Kenyata oo Ku Guulaystay Doorashada Kenya.

Uhuru Kenyata oo Ku Guulaystay Doorashada Kenya.

Guddiga doorashada ee Kenya ayaa ku dhawaaqay in Uhuru Kenyatta la doortay ka dib doorashadii ku celiska ahayd ee dhacday 26-kii bishan. Uhuru Kenyatta ayaa […]

 
 

Gudiga Doorashada Kenya oo Ka Warbixiyay Xaalada Doorashada.

Gudiga Doorashada Kenya oo Ka Warbixiyay Xaalada Doorashada.

Madaxa guddida doorashooyinka Kenya, Wafula Chebukati, ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay halka ay marayso tirinta codadkii laga dhiibtay doorashadii madaxtinimada ee ku celiska ahayd. […]

 
 

Kenya & Doorashadii Madaxtinimada oo Rabshado Hadheeyay.

Kenya & Doorashadii Madaxtinimada oo Rabshado Hadheeyay.

Uhuru Kenyatta, Madaxwaynaha xilka haya ayaa muuqata inuu si weyn ugu guuleysan doono codbixintii kuceliska ahayd ee doorashada Madaxweynaha Kenya, kadib markii mucaaridka uu qaadacay […]

 
 

Odinga oo Ku Baaqay Inaan Maanta La Codaynin.

Odinga oo Ku Baaqay Inaan Maanta La Codaynin.

Hoggaamiyaha Isbaheysiga mucaaradka Kenya ee NASA Raila Odinga ayaa u sheegay taageerayaashiisa mar uu kula hadlayay Uhuru Park in ay guryahooda ku ekaadaan oo aysan […]

 
 

Doorashada Ku Celiska Ah ee Kenya oo La Codsaday In Dib Loo Dhigo.

Doorashada Ku Celiska Ah ee Kenya oo La Codsaday In Dib Loo Dhigo.

Maxkamadda ugu sarreysa dalka Kenya ayaa lagu wadaa inay maanta go’aan ka gaadho in doorashada madaxtinnimada ee ku celiska ah ee la qorsheynayo khamiista dib […]

 
 

Qaraxyo Khasaare Gaystay oo Ka Dhacay Dalka Nigeria.

Qaraxyo Khasaare Gaystay oo Ka Dhacay Dalka Nigeria.

Wararka ka laga helayo dalka Nigeria ayaa sheegaya in dad isku soo xidhay waxyaabaha qarxa ay ku dileen in ka badan tobannaan qof laba weerar […]

 
 

Xiisadii Siyaasadeed ee Ka Dhalatay Doorashada Kenya oo Taagan.

Xiisadii Siyaasadeed ee Ka Dhalatay Doorashada Kenya oo Taagan.

Waxaa weli qeybo kamid ah dalka Kenya ka socda mudaharaadka ay dhigayaan taageerayaasha mucaaridka ee NASA oo hogaamiyahooda Raila Odinga uu sheegay inuusan ka qeyb […]

 
 

Shacabka Liberia oo Madaxwayne Cusub Dooranaya.

Shacabka Liberia oo Madaxwayne Cusub Dooranaya.

Codbixiyeyaasha dalka Liberia ayaa shalay codadkooda ka dhiibtay doorashada madaxweynaha ee dalkaas, oo astaan u noqon doonta markii ugu horeysay ee si dimuqraadi ah xukunka […]

 
 

Ku Celinta Doorashada Kenya oo Xiligeedii Dhacaysa.

Ku Celinta Doorashada Kenya oo Xiligeedii Dhacaysa.

Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Kenya Githu Muigai ayaa sheegay in doorashada ku celiska ah ee la filayo in ay ka dhacdo dalkaasi dhammaadka bisha […]

 
 

Uhuru oo ku Gooddiyay in Haddii Ladoorto Odinga Xilka Laga Xayuubin Doono.

Uhuru oo ku Gooddiyay in Haddii Ladoorto Odinga Xilka Laga Xayuubin Doono.

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in haddii Raila Odinga uu ku soo baxo doorashada ku celiska ah ee 17 bisha Oktoobar, in xisbigiisu […]

 
 

Tahriibayaal Ku Dhinta Xadka Liibiya & Masar.

Tahriibayaal Ku Dhinta Xadka Liibiya & Masar.

Ciidamada Liibiya ayaa helay meydadka 16 qof, kuwaas oo ku geeriyooday saxahara Liibiya meel aad ugu dhaw xuduudka Libya la wadaago dalka Masar. Dadka meydadkooda […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay