Deg Deg: Militaiga Zimbabwe oo Talada Dalka Lawareegay.
Ciidamada Militariga ee dalka Zimbabwe ayaa xalay saqdii dhexe iyo Saaka oo Arbaca ah la wareegay Telefishinka dowlada ZPC iyo qaar kamid ah Xarumaha dowlada. […]
Ciidamada Militariga ee dalka Zimbabwe ayaa xalay saqdii dhexe iyo Saaka oo Arbaca ah la wareegay Telefishinka dowlada ZPC iyo qaar kamid ah Xarumaha dowlada. […]
Robert Mugabe, Madaxweynaha dalka Zimbabwe ayaa Isniintii xilka ka qaaday Madaxweyne ku-xigeenkiisii Emmerson Mnangagwa oo ay horey u ahaan jireen saxiibo soo wada halgamay. Xidhiidhka labada […]
Kulan Jimcihii Shalay ahaa ay isugu yimaadeen qaar kamid ah Xildhibaanada iyo Guddoomiyayaasha deegaanada xeebta saaran ee Kenya ayaa looga hadlay qorshe ismaamul madax banaan […]
Guddiga doorashada ee Kenya ayaa ku dhawaaqay in Uhuru Kenyatta la doortay ka dib doorashadii ku celiska ahayd ee dhacday 26-kii bishan. Uhuru Kenyatta ayaa […]
Madaxa guddida doorashooyinka Kenya, Wafula Chebukati, ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay halka ay marayso tirinta codadkii laga dhiibtay doorashadii madaxtinimada ee ku celiska ahayd. […]
Uhuru Kenyatta, Madaxwaynaha xilka haya ayaa muuqata inuu si weyn ugu guuleysan doono codbixintii kuceliska ahayd ee doorashada Madaxweynaha Kenya, kadib markii mucaaridka uu qaadacay […]
Hoggaamiyaha Isbaheysiga mucaaradka Kenya ee NASA Raila Odinga ayaa u sheegay taageerayaashiisa mar uu kula hadlayay Uhuru Park in ay guryahooda ku ekaadaan oo aysan […]
Maxkamadda ugu sarreysa dalka Kenya ayaa lagu wadaa inay maanta go’aan ka gaadho in doorashada madaxtinnimada ee ku celiska ah ee la qorsheynayo khamiista dib […]
Wararka ka laga helayo dalka Nigeria ayaa sheegaya in dad isku soo xidhay waxyaabaha qarxa ay ku dileen in ka badan tobannaan qof laba weerar […]
Waxaa weli qeybo kamid ah dalka Kenya ka socda mudaharaadka ay dhigayaan taageerayaasha mucaaridka ee NASA oo hogaamiyahooda Raila Odinga uu sheegay inuusan ka qeyb […]
Codbixiyeyaasha dalka Liberia ayaa shalay codadkooda ka dhiibtay doorashada madaxweynaha ee dalkaas, oo astaan u noqon doonta markii ugu horeysay ee si dimuqraadi ah xukunka […]
Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Kenya Githu Muigai ayaa sheegay in doorashada ku celiska ah ee la filayo in ay ka dhacdo dalkaasi dhammaadka bisha […]
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in haddii Raila Odinga uu ku soo baxo doorashada ku celiska ah ee 17 bisha Oktoobar, in xisbigiisu […]
Ciidamada Liibiya ayaa helay meydadka 16 qof, kuwaas oo ku geeriyooday saxahara Liibiya meel aad ugu dhaw xuduudka Libya la wadaago dalka Masar. Dadka meydadkooda […]
Dableey hubaysan oo looga shakisan yahay in ay ka tirsanyihiin kooxda Al-Shabaab ayaa la sheegayaa in ay habeen hore weerar ku qaadeen tuulada Maleli oo […]
Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa sheegay shalay inuu maxkamad aadi doono, isagoo ka doodaya natiijada doorashaddii 8-dii bishan looga guuleystay ee dalkaasi ka dhacday […]
Kooxda Xagjirka ah ee Boko Xaram oo ka dagaalanta waqooyiga dalka Nigeria ayaa shalay sadex weerar oo ismiidaamin ah ku dilay in ka badan 60 […]
Ugu yaraan 300 oo qof ayaa la xaqiijiyey inay geeriyoodeen, maalin kadib markii caasimadda dalka Sierra Leone ee Freetown ay dabooleen daadad culus iyo dhiiqo, […]
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ugu baaqay mucaaradka inay ka fogaadaan dibadbaxyada rabshadaha wata, islamarkaana diidmo kasta oo ay ka qabaan natiijada doorashadii dalkaas ka […]
Waxaa si tartiib ah caadi ugu soo laabanaya noolasha deegaannada uu ku xooggan yahay mucaaradka Kenya, gaar ahaan xaafado ka tirsan Kisumu iyo Nairobi, ka […]
Copyright © 2019 Ogaden News Agency (ONA). All rights reserved. Wakaaladda Wararka Ogadeniya (WWO)