Afrika

Xiisad Ka Taagan Dalka Kenya Doorashadii Kadib.

Xiisad Ka Taagan Dalka Kenya Doorashadii Kadib.

Dalka Kenya ayaa waxa ka taagan xiisad ka dib markii madaxweynaha xilka haya, Uhuru Kenyatta, loogu dhawaaqay in uu yahay ninka ku guulaystay doorashadii lagu […]

 
 

Uhuru Kenta oo Ku Guulaystay Doorashii Madaxtinimada Kenya.

Uhuru Kenta oo Ku Guulaystay Doorashii Madaxtinimada Kenya.

Guddiga doorashada ee dalka Kenya ayaa ku dhawaaqay in madaxweyne Uhuru Kenyatta uu mar kale ku guulaystay doorashadii aadka looga war sugayay ee dhacay Talaadadii. […]

 
 

Tahriibayaal Soomali & Itoobiyaan Ah oo Ku Haligmay Xeebaha Dalka Yemen.

Tahriibayaal Soomali & Itoobiyaan Ah oo Ku Haligmay Xeebaha Dalka Yemen.

Hay’adda socdaalka ee caalamiga ah ee magaceeda loosoo gaabiyo IOM ayaa sheegtey in dooni sidey dad tahriib ah oo ka badan 100 qof ay ku […]

 
 

Jacob Zuma oo Qarka U Istaagay Waayitaanka Kalsoonida Baarlamaanka.

Jacob Zuma oo Qarka U Istaagay Waayitaanka Kalsoonida Baarlamaanka.

Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa ka badbaaday codka kalsoonida oo ay u qaadeen baarlamaanka dalkaasi oo kulan ku yeeshey magaalada Cape Town. Codbixintan […]

 
 

Gurigii Madaxwayne-Kuxigeenka Kenya oo Dab Laqabadsiiyay.

Gurigii Madaxwayne-Kuxigeenka Kenya oo Dab Laqabadsiiyay.

Wararka naga soo gaadhaya dalka Kenya ayaa tibaaxaya in rag hubeysan oo aan haybtooda lagaranaynin ay weerar ku qaadeen guriga Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya […]

 
 

Boko-Xaraam oo Xasuuqday Saraakiil Shidaal Qodaysay.

Boko-Xaraam oo Xasuuqday Saraakiil Shidaal Qodaysay.

Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa weerar ay kooxda Boko-Xaraam la beegsatay kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen aqoonyahano ka socday Wasaarada iyo Hay’ada […]

 
 

Kenya oo Soomaaliya U Tababaraysa Kalkaaliyeyaal Caafimaad.

Kenya oo Soomaaliya U Tababaraysa Kalkaaliyeyaal Caafimaad.

Dowlada Kenya ayaa sheegtay inay sii dar dar gelin doonto heshiiskii iskaashiga ahaa oo ay la gashay dalka Soomaaliya, iyagoo shaaciyey in dhawaan la bilaabi […]

 
 

Soomaaliya & AMISOM oo Kawada Hadlaya Amniga Qaranka.

Soomaaliya & AMISOM oo Kawada Hadlaya Amniga Qaranka.

Kulan wadajir ah oo ay leeyihiin saraakiisha sar sare ee howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya ee AMISOM iyo dowladda Federaalka ayaa shalay ka furmay magaalada […]

 
 

Qarax Khasaare Dhimasho Leh Gaystay oo Kenya Kadhacay.

Qarax Khasaare Dhimasho Leh Gaystay oo Kenya Kadhacay.

Ugu yaraan afar qof oo shacab ah ayaa ku geeriyootay, 11 kalena way ku dhaawacmeen kadib markii baabuurkii  ay saarnaayeen ay ku qaraxday miino lagu […]

 
 

Dawlada Eritrea oo Sheegtay Inaysan Qadar Xidhiidhka Ujaraynin.

Dawlada Eritrea oo Sheegtay Inaysan Qadar Xidhiidhka Ujaraynin.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Eritrea ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in dalalka Sucuudiga iyo Imaaraatku ay ka codsadeen in Dawladda Eritrea ay […]

 
 

Kenya oo Xadhiga Ka Jartay Khad Tareen oo Casri Ah.

Kenya oo Xadhiga Ka Jartay Khad Tareen oo Casri Ah.

Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa shalay si rasmi ah xadhigga uga jaray tareen casri ah oo uu ku baxay kharash ka badan saddex bilyan oo […]

 
 

Afar Qof oo Ku Dhintay Qarax Miino oo Kenya Ka Dhacay.

Afar Qof oo Ku Dhintay Qarax Miino oo Kenya Ka Dhacay.

Warbaahinta Kenya ayaa sheegaysa in degmada Libooy ee xuduuda Soomaaliya iyo Kenya in ilaa Afar qof oo rayid ah ay  dhinteen  kadib markii baabuur ay […]

 
 

Médecins Sans Frontières has collected some data on the number of people affected by Cholera in the ogaden region.

Médecins Sans Frontières has collected some data on the number of people affected by Cholera in the ogaden region.

Médecins Sans Frontières has collected some data on the number of people affected by Cholera in the ogaden region. We are receiving information from inside […]

 
 

Hay’ada IOM oo Sheegtay In Liibaya Dadka Lagu Kala Iibsado.

Hay’ada IOM oo Sheegtay In Liibaya Dadka Lagu Kala Iibsado.

Warar xasaasi ah oo laga helayo dalka Liibiya ayaa sheegaya in muhaajiriin u dhalatay qaarada Afrika lagu kala iibsanayo wax lagu tilmaamay suuqyada addoonsiga casriga […]

 
 

Is-Fahan La’aan Ka Dhalatay Dil Toogasho Ah oo Islii ee Nairobi Ka Dhacay.

Is-Fahan La’aan Ka Dhalatay Dil Toogasho Ah oo Islii ee Nairobi Ka Dhacay.

Ururka ay ku bahoobeen qareenada dalka Kenya ayaa waxa ay muujiyeen sida ay uga xun yihiin muuqaal lagu baahiyay baraha bulshada kaasi oo muujinaya askari […]

 
 

Daawo: Wariye Adeola Fayehun oo Ka Hadashay Dadkii Ku Dhinta Qashin-Qubkii Addis Ababa.

Daawo: Wariye Adeola Fayehun oo Ka Hadashay Dadkii Ku Dhinta Qashin-Qubkii Addis Ababa.

Suxufiyad caan ah oo u dhalatay dalka Nigeria laguna magacaabo Adeola Fayehun ayaa warbixin aad u xiisa badan ka diyaarisay dadkii masaakiinta ahaa ee ku […]

 
 

Dooni ay la socdeen Tahriibayaal Afrikanka ah oo ku Dagtay Xeebaha Liibiya.

Dooni ay la socdeen Tahriibayaal Afrikanka ah  oo ku Dagtay Xeebaha Liibiya.

Sida ay sheegayaan warar la xaqiijiyay waxaa ku degtay dooni ay la socdeen in ka badan labo boqol 200 oo tariibayaal ah oo marayay xeebaha […]

 
 

Laba qarax oo xoogan oo ka dhacay magaalada Muqdisho Ee Caasimada Wadanka Soomaaliya.

Laba qarax oo xoogan oo ka dhacay magaalada Muqdisho Ee Caasimada Wadanka Soomaaliya.

Laba qarax oo xoogan ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kuwaasi oo in badan laga maqlay degmooyinka gobolka Banaadir, qaraxa koobaad ayaa ka […]

 
 

Madaxda Kenya & Soomaaliya oo Heshiis Cusub Isla Ogolaaday.

Madaxda Kenya & Soomaaliya oo Heshiis Cusub Isla Ogolaaday.

Madaxweynayaasha Somalia iyo Kenya, Maxamed Cabdullhi Farmaajo iyo Uhurro Kenyatta ayaa maanta kullan ku yeeshay magaalada Nairobi, iyagoo kulankooda ka dib kala saxiixday heshiis dhowr […]

 
 

Madaxwayne Farmaajo oo Qaabilay Gudomiyaha Midawga Africa.

Madaxwayne Farmaajo oo Qaabilay Gudomiyaha Midawga Africa.

Mudane Maxamad Cabdullahi Farmaajo madaxweynaha Soomaaliya ayaa madaxtooyada ku qaabilay guddoomiyaha Midowga Afrika (AU) Moussa Faki Maxamad, kadib markii uu booqasho ku yimid magaalada Muqdisho […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay